RW. Rooble oo Safar ugu baxay Imaraadka Carabta iyo Wararkii ugu dambeeyay
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku sii jeeda dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib martiqaad rasmi ah uu ka helay dowladda Imaaraadka Carabta.
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee Imaaraadka ayaa noqonaya kii u horreeyay oo Mas’uul heerkiisu sareeyo oo dowladda Federaalka Soomaaliya ka socda ku tago dalkaas, tan iyo sanadkii 2018, xilligaasoo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyr safar ku tagay, iyadoo dhowr todobaad kaddibna uu xiriirka labada dal uu xumaaday, dhacdadii Ciidamada Amniga kula wareegeen lacag mallaayin dollar ah oo u socotay Safaaradda Imaaraadka, is hor-taagna lagu sameeyay diyaarad Diblomaasiyiin Imaaraad la socdeen.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa horraantii bishan Imaaraadka Carabta ka raalli geliyay dhacdadaas, isagoo balanqaaday in dib loogu celin doono lacagta lagala wareegay April sanadkii 2018. Tallaabadaas ayaa irdaha u furtay inuu dib caadi ku soo laabto xiriirkii labada dal.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=52960
Maadaama Farmaajo iyo Dadka uu ku abtirsado yihiin Dawlad ku nool waxay Go’aan ku gaareen in ay dhaqaalaha iyo Beecmushtarka Beelwaynta Hawiye Dhulka la simaan waana sababta ugu wayn ee xiriirka Emaaraadka loo xumeeyey.
Raysal Wasaare Rooble iyo Dadka uu kasoo jeedo waa Dad Muruq maal ah Dhaqaalahooda iyo Beecmushtar koodana ku xiran yahay Emaaraadka 💯 % Marka sababtaa ayaa keentay in uu Raysal Wasaaraha uu soo celiyo livelihoods kii Dadkeena iyo deegaanadeena kala dhaxeeyey Emaaraadka.
UAE 🇦🇪 is number one ☝️ Important country in terms of Business and other Development in our country ! Once again good job PM Rooble 👏🏼 your efforts to Improve and fixed the damaged relations between the two countries.
DENI QURUX WAA KULA SOCONAA WALAALE WIIL QAAR MADOW INAANU TALAABO AY NAAN WAX KA OGAYN QAADI KARIN EE WAA INOO SANDUUQA DOORASHADA QARANKA INSHA ALAAH QALALAASE IYO FOWDO CIDAY DAN U TAHAY BAL AAN ARAGNO AABE WAA NIN KII AY TIRAAH DAA SOMALINA WAA WADA MAR KHAATI
Emaaraadka oo wado dhaqdhaqaaq Deblomaasiyadeed ayadoona casuumaad u Wada fidisay Wadamada Gobolka sida PM Ethiopia Abbiy Axmed , Madaxweynaha Masar SiSi, PM Rooble iyo labo Dawlad Goboleed Puntland iyo Jubaland …!
Meeshaas Dubai wax wayn oo u daran Qaswade Farmaajo ayaa kasoo socda !!
Ina bin zayied dabkuu ka shiday caalamka islaamka asna waa gaadhay, maalin dhaw filo ka yare hada Sirqo Biden u yeedhay oo tuuladiisa Dabku gaadhay…
Boholo xaqdaro ha qodin ku dhici doonteena mooyee, ama Israeliga u yeedh ama masriga u yeedh abu dhabi waa war zone..
Waxa ay samaynayaan FORGEIN AGENT gu wadaniyiintu indhahay ku hayaan sifiican ayayna ula socdaan dhaqdhaqaaqooda waxayna credite iyo taageero usiyaadinaysaa MCF. in dib loo doorto. Laguna aamino dalka masiirkiisa second term. Ilaa xidida loo siibo dadka daba ordaya shisheeyaha xasilooni madhawa. Sida hawayniidii nabe luud csw. Waa in xidada loo siibaa wakiilada shisheeye.
Yaabka meesha ka socda, Farmaajo iyo kooxdiisa Qadar usii ordayaan.
Rooble iyo group kale Emirates, beeso doon iga dheh.
Kuligood mid yuu kasoo noqon.
Land of puntland adigu meel ku sheeg dani calooley mise kuumo xisaabsaba caqli foorara iga dheh kenya+emirat = cadaw. Midda kale rooble baahane aan qaraab tagaa aniga,aan qaraabanaa ,aan bililiqeysanaa,aan baroomihaa,aan isbaareysahaa,aan leejeysanaa aan shaqysahaa xalaal iyo xaaraan xaa iga galay aniga beeso lee rabaa,beeso lee rabaa waa caqliga qaar madawbe. Beeso lee rabnaa annaga.
Waa maalmihiisii ugu danbeeyay
Baarlamaanka marka ladhamaystiro oo ay gudoomiye iyo laba kuxigeen doortaan rooble baahane boorsadiisa ayuu qaadan maqaayadihii Nairobi kuyaalay ee markii hore laga keenay ayuu kulaaban
Waa shaqsi aad uliita maba fahansana macnaha dawladnimo waxaa kaaga sii daran wax amarkiisa qaata maba jiraan aaway ciidankii beledweyne ee uu yiri halasoo celiyo
Maxkamadii gobolka banaadir ayaa soo saartay in aan lacagtii imaaraatka lataaban karin
Meel walba waa kasoo xirantay
Waxa uu hada imaaraatka u aaday waa tuugsi uu leeyahay wax isiiya xiriirkiinii ayaan soo celiyay oo awalba ma xiriir baa go.naa labadii safaaradood waa sidoodiiye
Ninkaan nolol aad udhibadan buu kusoo koray
Siduu gacmaha uhoorsanayo ayaad kafahmaysaa
Muxuu ceeb soo jiiday intii uu joogay
Baarqab
Deni mandate Puntland loo doortay maamulka gobolka ayuu weli haystaa, intaas ku cayntaa waayo anigaba mayeeleen Farmaajo waqtigiisa 4 sano loo doortay madaxweynaha Somalia in la xagxagto.
Waa la dhaliili karaa laakiin Farmaajo kursiga ha baneeyo ma yeeleen mudadaas.
Dalkaan waxaa lagu badbaadin karaa in hogaanka dalka iyo kan gobolka si sharci ku yimaadaan oo doorasho la qabto marka waqtigooda dhamaado.
Hadda waxaad moodaa in xukun lagu rabo cadowga u shaqee oo lacag wax ku laaluushto raadso.
Farmaajo waa daanyeerka ugu weyn oo kursigii dalka ha helo ama yuu helin ee in doorashada qabto ahayd.
Waa hanti Somali ku aamintay Farmaajo in kursiga si xalaal lagula kala wareego, runtiina wuu la banjaray.
Xasan Sheik was a great man, ammaanadaas waa ilaaliyey, Sheik Shariif iyo Cabdulaahi Yusuf sidoo kale.
🤥
Kani damiir ma laha.Xildhibaanada Reer waqooyiga iyo Banaadirga ayuu dilaalaa kkkkk.Shaqo kale ma hayo.
Inuu iscasilo ayaaa quman,ileen wax u maamulo jiro.
Yaaba wax ka dhegaysta.
Misgiin,lacagle raadinsyaa
Dalmida
Hobyo Godan
Waan kugu raacsanahay in Emeritates naga dhaxeeyo ganacsi noo ah live live, Somalida oo ah business People.
Waxwalba Emeritates noo soo maraan aan ka iibino Africa.
Maxaa Qadar nooga yimaada oo ahayn in argagixiso caawiyaan iyo lacag nagu kala iibiyaan.
Puntland iyo Somaliland waa diideen in xiriirka u jaraan Emirates, waayo wado ganacsi kale ma u furna, xoolo nool iyo kalluun geynaa badeecaddana kala soo degnaa.
Maxaa Qadar iyo Turki ka keenaa ama u dhoofinaa???
Daanyeerta N&N waa kuwo dhunsan oo lacagta Qadar keliya arka. Where’s Somali intrests?🤔
Land of putland
Abtiyo Mj aan qabiil iskula jirin waa yaahuud maraykan la’a jirin 😂
Waxa arkay adigo leh deni qabiil kulama jiro ee putlanders baa kula jiraa
Oo kalay putland ma’a dawlad baa mise waa diverse State?
Abtiyo qatar wax ka baxsan inay shirkadaha gaska qooda kula shirkoowdo ma
ahaan agenta kale ma’a lahaan. Taasna waa rabnaa shirkaado dhaqale iyo tayo leh
ee hawshaan horay u qabtay inay hishis nala galaan . Hadiise ay soo dhafaan
alamtara barlamanka jooga waa iska celinaynaa
Emiraat waxay raban maaleeshiyo gaar ah oo hubaysan inay ciidanka qaranka ku
dhex sameystan . Dekedahenaa ku maalgashtan misaniayaad culus oo aan soo
mariin barlaamankenaa. Doonista dawladeena curiyaanshan nooh
Saas waayo diidmada waana ogahay innaad fahansan tahay MJ nimo lee deni madaxbarar ku rabtaa . Waa ku salaamoyaa abti mcn 🫂
War Dubai xirir wanagsan wax idinkuma siin jirine jamacada carabta ku jirtaan taas
baad ku hesheen qadariinta ganacsiga suuqa dahabka iyo basaborka somalia kii hore wali isticmaasho. Beenti iyo gaajaadii oo dhar gashaan 😝
Dubai ayaada iska diiday ixtiramkaas oo baadi goobaysaa dano kale iyo curiyaamin
Hawlo dheeraad ah
Sida Eth u jarataay dhulka somali galbeed ayaay rabtaa inay
Dekedenaa jaraato ciidamo abgaal iyo mj Isaaaq ah
Ku yeelato berbera bosaaso muqdisha
Waa diidnay waxay araagtay inay TPLF ku guulaysatay federal
Waa isku day dawladeed balse somali ma taqaano
Ninka la yidhaa Land of punt kkkk
Cadowgiisu waa Somaliga kale kkkk
Waa heer la gaadho.
Ibn Khaltuum,oo ka hadlay sida loo duloobo,1000 sano ka hor.
Dalmida
Hadda ka hor Ethopiya wuu jeclaa kk
Markay Deni soo eryeen ayuu nacay.
Marka aad cadowgaa walaal ka dhigayo,waad dhimatay.
Somalidu way dhimatay.
Dalmida
Ninkii gorgoradaha sorry macawista ama hoos guntiga u xidhay Uhuru si uu waxoogaa u siiyo uma daahayo in uu carabka UAE u gurguurto oo isu dulleeyo si uu waxoogaa uga soo daadsado…
Waligeen tanoo kale nama soo marin… Soomaali oo ahayd Race of Bride and honour oo caalamkoo dhan kii hore iyo kan danbeba u qiray halkaas ayuu sharafteedii dhigay baahane… Tuugsi qaawan… Intaa kuma uuna joogsanine wuxuu Threat ku yahay madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo qarannimada intaba… War ninkan maxaa dalka loogu eeganayaa?…
Mr Bahal
Haddaad aqli leedahay waxaad dhuuxi lahayd hadalkayga meesha u socdo= Nidaam iyo madax heshiis ku yimid oo sida adduunka aqliga leh shacabka madaxdooda keensadeen ayaga..
Whats wrong with that?
Mooryaanta adiga ku jirto waxaad rabtaan ninka adinka rabtaan in xoog noogu keentaan…. noway now even for 100 years.
Kama duwanidin warlords, diinlords. Xisbu Islaam, maxaakimta islamska, clan warlords, Alshabaab terrorister ayagoo diinta ku gabanaya ama qabiilkiisa isku dayey in Somalia xoog ku qabsadaan.. most of them are dead now.
Nooocaaga waa noo cusub yshat oo xoog wax ku raadinaya iyo fake wadaninimo.. I can tell; you too will go no where, waayo runta ayaa aakhirka la wajihin sida dalalka reer Galbeedka.
Power from the people for the people and by the people.
Trump baa quustay.🤭
Keliya waxaan nacay ummad hogaankooda si u doortaan aqoon, mooryaan adiga ku jirto boob cad u socdaan.
Runtiina adiga ayaa Mooryaan ah, maaha Xasan Sheik.
Mooryaan means Moron in English…
Google what ” Moron means” you are there.🦧
Kalsame
Wax alla wixii sameeyo Rooble waxaa masuul ka ah Farmaajo, waa shaqada koowaad ee madaxweynaha in soo xulo nin dowlada hogaamiya oo keena dowlad dalka hogaamisa.
Waxaad rabtaa in doqon ku sheegto Rooble ninkii keenay difaacdo.
Europe haddii wasiir aad keentay xitaa in dayn lagu leeyahay cadaato cidna ku aaminimayso dowladda madaxweyne u tahay.
Daanyeer aqli xun oo Rooble eedayn oo ninkii keenay eedaynayn.. 🦧
Ma dalkaan ayaa rajo leh!! Dad aqli kale lahayn; waa igu qabiil oo iskaga dabafaylin…..
Agoonta kacaanka waa dad caqli daanyeer leh, dadka u yeertay amabba fursadda eey ku dhuusdhuusaan siiyay ayaase kasii caqli daanyeersan.
Having said that, in agoonta kacaanka iyo yaryarka midgaanta ah caqli xun yahiin waxeey ku leeyahiin ninkaan isaggaba caqliga xun ee Rooble maxuu u tagay Imaaradka, laakiin ok ayeey latahay iyagfu in uu daanyeer Farmaajo tago Qatar, oo uu carabta Qatar dabadda ka dhunkaddo”. Waa kaas caqli daanyeernimadooda.
Sidoo kale, in eey cawaan yahiin Farmaajo iyo agoonta kacaanka, kaarkii Ethopia waa cadow ayeey dadka caqliga xun ku qaldeen 5 sanno kahor, kadibna Farmaajo sidda naag dhillo ah ayuu dhabta Abbi Ahmed ugu fadhiistay. Haddeer, waxeey isla iyagii rabbann dadka caqliga xun in eey ka dhaadhiciyaan Kenya ayaa cadowga Somaliya ah. Bulshit.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Farmaajo waqtigiisii wuu dhamaaday
—————————————————-
The Presidents Terms Is OVER?….
1)Madaxweynaha:2022 ee cusub waa jaalle:SICID DANI?..
2)Raisulwasaaraha CUSUB 2022 WAA JAALLE ROOBLE
———————————————————————————————
GUUL IYO GOBONIMO
DANI CODKA) UU HEYSTO MAANTA (123)(COD)
WAREEGA 3AAD -4AAD 5AAD -IYO MUCAARADKII OO LAGU DARRO
—————————————————————————————————-
FARMAAJO ISKA ILOOW-