Madaxwayneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah soo gaadhay Galabta Madaxwayneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland oo ka Qayb gelaya shirka arimaha Doorashooyinka.
“Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo galabta lagu soo dhwoeeyay Muqdisho ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasi oo uu shaaciyey Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.” Ayaa lagu yidhi War kasoo baxay Madaxtooyadda PL.
Magaalada Muqdisho waxaa horay ugu sugnaa Qaar kamid ah Madaxda kale ee maamulada, Waxaa sidoo kale halkaasi ka socda Kulamo Xal loogu raadinayo Xiisada u dhaxaysa Madaxda Sare ee dalka.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=51924
Maamuladii DARAFYADA
oo u soo martiyey HOGAAMIYE ROOBLE
– Allow hana dhigin
IRIR LA’AAN
iyo CAASIMADO la’aan
Ala ilaahay kuwan muu umada somaliyeed ka qabto waa labo shaydaan oo umadan inay ibtileeyan u nool shacabka daciifka ah ee somaliyeedna iskama qabanaya aduunwaynaha shacabka wax badala kooda xun ku kaca oo dhagax meesh kga saara bal labadan dayuus eega ee umada dhibay ,, somalida kuwan dabo socdo waa xoolo walaahi xoolabaha dagaalama marka lasoo hujuumo ee shacabka somaliyeed xataa xoolo waa ka sii hooseeyan subxaanalah
Eelaaygii Lafta Gareen uun baa haray asagana qasab iyo sandule baa farta loogu Yeeri…!
Waa ninkii yiri tagi maayi Shirka Rooble ee waxaan iska xaadarin Shirka ninkii Kursiga dhiiga leh igu fadhiisiyey Ex President Farmaajo.
Hobyo Godan
Wuu imaan doonaa EELAYGII
– Eelay iyo Daarood kama maarmaan
Goof Hiraab, just way soo kala horeyn.
–
Govern Deni Al Majeerteeniya oo waagii hore iska dhigi jiray in uu yahay ninka ugu Muhiimsan Governers ka kale xoogaana isi soo yara daahin jiray si lootabo Laakiin Sumcadiisa ayaa dhulka gashay kadib Dagaalkii Boosaaso ka dhacay.
Eelaaygii Lafta Gareen baa hada iska dhigaya ninka ugu Dambeeya si loo yiraahdo Waryaa naga maqan magaciisana loo sheeg sheego….. Ar maxaa MJ balo laga Bartay iyo isbuu buufin iyo gafuur gees loo qaloocsho.
Dadnimo iyo deeqsinimo intey
iska barbaaran may wadaan oo
Hal habeen soo seexiyaan Tuulo Daarood
Asbuucan ayaa la kala ogaan inuu
Daarood wada dhashey iyo inkale
Ugaarsiga ayey ku shirkoobeen
Dabshid
Waan ogahay wuu imanayaa waloow hadal ka dhacay maantana uu Shalay joogo.
Caqli xumo waxay joogtaa markay yiraahdaan meesha halaga saaro
Garbahaareey
Gaalkaycyo
Boosaaso
Beledweyne
Baraawe
Waa markii ama sifiican loo boobi lahaa ama sifiican loogu kala tagi lahaa
Tani doorasho uma eka waa mid buuq badan keenidoonta
Hadaan awooda laga wareejin maamul goboleedyada
Gedo Land
Sxb intaad iska dhaafto
Kaftanka iyo suuro Daarood
Haddii lagu kala tago
BAL BARXADDA U SHEEG
meeshu MAREEXAN AADI
Yes, xitaa Dhulos iyo Waroos
Waxay isaga laaban HARGEYSA
Majeerten horuu dhul u xaar xaartey
Eelay Baydhabo ayaa u qaraxday
Kaaraha Kuukuuyo
Mise Hawiye xisaabtamey
Keebuu Mareexan Saliga dhigan
( Waa haddii la kala tago sidaad u sheegtay)
Dabshid
Habartii madaxa dhukurnayd ee cabdulaahi yuusuf cayrisay maxasuusataa Kkkkkkkkkkkk jendai frazer
Habar ayadii oo kale ah laakiin cadaan ah ayaa timid
Waaba mid boqol iyo bun kusocotaa
Kaaraha kuukuuyo maxaa hawiye i ag dhigay
Midna ogow sxbkay @ Mr Gadoow
Anigu ma aaminsani KOOFUR
ayaa heshiin ilaa SOMALILAND MEEL LA SAARO
Separation or power sharing
– so the policy of HAG GROUP is
NIN WALBOW GOOFKAA
Nin walboow Jeebkaa.
– Xassan Shiikh
ayaan kula taliney inuu ku koobnaado
From Galkacyo to Kismaayo Hawiye land
* dhaqanka Soomaalida,
ninka Baahan ayaa ugu Booto badan
* JAWAAB PLEASE
Lols @ habartii Cabdulaahi Yuusuf ceeyrisay!
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Cadaado
Kkkkkkkkkkkk waa runtay waa habartii madaxa xiirnayd ee gaabneeyd waa congo asalkeeda
Shiikh shariif ayadaa keentay
War habartu caadi ma ahayn
Dabshid
Hadaad runta doonayso koonfur waa heshiin kartaa hadii nidaamka qabiilka wax lagu qaybsanayo meesha laga saaro
Oo shacabka lasiiyo awooda taasina madhacayso
Gedo Land
Kkk
Habraha Gaalo
haddaan loo sheegin
Sida loo kala leeyahey
ama loo kala dego Soomaaliya
Xaniiyaha ma jiideen ragga Jaberti
* Dalalka ku hadlo Afsoomaaliga
Waa IRIRIA iyo in la soo degtay
Dabshid
kkk
Qaar badan oo ka mida maamul beeleed-yada Koonfur Soomaaliya marka ay maqlaan Koonfur Soomaaliya iyo Somaliland ayaa wada hadlaya wadnahaa istaaga!kkk
Waayo waxay ogyihiin hadii ay labadii dal ee 1960 midoobay heshiis galaan inay iyaguna maalintaa la aasayo oo soo called maamul goboleed koodii ay ku qadhaaban jireen hawada ka baxayo.
Markaa sxb nimanka haka nixin! Salacalee!kkk kkk kkk
Hobyo Godan
Boosaaso dagaal kama dhicin laakiin ragbaa magaalada hoobiyayaal u qaybiyey markii ay arkeen in meel walba ciidan laga dhigay biyihii iyo korantadii laga jaray dhaawicii dhiigbax xerada ay joogaan ugu dhinteen.Xalka kalaiya oo ay heleen wuxuu noqday inay magaalada afarteeda koone hoobiye u tuuraan si sacabku u qaxo.Hal taako walaahi baanay xeradooda ka dhaqaaqin raga lagu leeyahay way dagaalameen.Deni oo shacabka u naxaya, cadaadis beesha caalamka iyo waxgaradka dartiis ayuu tanaasulka u sameeyey.
Madaxweyne Rooble maanta waxaan arkay isagoo wasiiro kala bedelaya, ka Wasaarda gaashaandhiga laga wareejay isagoo gariiraya (bal wejigiisa fiiriya) ayuu
waraaqda xil wareejinta saxiixay!kkk
Aawey Farmaajo sawtuu laha Rooble shaqaan ka joojay!! Waxa cadaatay in waraagdii uu 3 beri ka hor uu saqdii dhexe soo saaray ay ahayd qasharkii ugu danbeeyay ee Farmaajo rido. Khalaas!!!!
¥ Hobyo
Aniga iyo fogaan 90 degree ayaan kalafognahay anigu ninkii dalka iyo dawladnimada dhisaya reerkuu doono ha ahaado waan taageerin farmaajo khalad ah oo uu ku dhaqaaqo mataageerayo haduu %70 wax hagaajiyo %30 wax khaldo dee waa bini aadam. Inta saxda ah ayaan taageein
Adigu waxaaad aaminsantahay in wax dawlad layiraahdo meesha laga saaro laguna kalatago in somaliland madax banaani hesho. In madaxtooyada lagu yaaco oo darbiyada looga daato in xamar khad cagaaran lagu soo celiyo
Sometimes waxaan iraahdaa ninkaan macaruur xifaaltanka baraha bulshada ku indhadilaacsadaybaa hadana markaad tidhi 1988 ayaan qori qaatay walina qorigii u ciilqabtid waxaan iraahdaa
What’s wrong.
Xaange
Ciidamada idin-ka falaagoobay inay fulay aan isku kalsoonay yihiin waxaan ogaaday maalintii ay buuraha ka soo guureen ee magaalada Boosaaso xaafada
dhexdood dhufays ka galeen! Waxay u badheedheen markaa in shacab aan waxba galabsan meesha ku dhinto!
Odayaasha arintan ku taageerayna waaba waaba mucjiso kale! Waxaan ku tuhmay inay tuunbo villa Wardhiiglay ay nuugaan!
Laalays
Ethiopia iyo Somalia waxay xalkoodu kusoo dhammaan doonaan nidaam confederation ah.Taa iga qor maanta.
Laalays
Hadda ka hor baa waxaa is qabtay C/laahi Yuusuf iyo Jaamac Cali Jaamac.Isimkii markaa bari ugu weynaa wuxuu ahaa Kingcong.
BBC ayaa laga waydiiey sababta reer bari C/laahi uga hor yimaadeen.Kulahaa C/laahi bisqintayadii ayuu faraha lasoo galay.Haatan Deni marka uu wiilasha ilma Diano damcay inuu hubka ka dhigo isimada reer bari waxay u arkayeen inuu bisqintooda faraha la galay oo wiilashaas reer boqor gar iyo gardaraba ay iyagu saxanyihiin.Wali gobolka bari waxaa ku dambeeyaa fikirkii kala saraynta beelaha,halka gobolada Mudug iyo Nugaal ay dadku u fikitaan in beeluhu simanyihiin.
Dabshid
Kkk soodhaweyntaas maguma filno lug baa idin laaban
Laalays
Kkk
Rag ayay Xisaabta iyo xaniiyahu ku YARAAN
Wiilka curadkaa markuu reerka
Dhinac uga baxo, wiilka kuxigo
Kama helo inuu marlabaad reerka
Ku soo laabto curadku.
– Maqnaashaha Somaliland
Waa qeyb ka mid ah,
Qalalaasaha Koofurta
Gaafaw
Nimankaan Majeerten muddo ayey
Nala joogeen oo waa kala yaqaaniin
Luuq Luuq yada xamar
Lkn Absame ayaa MUUFO BAREY
Gaafaw
Mid ogaaden ah ayaa hadda kahor
Yimid CEELGAABTA XAMAR
wuxuu waayey hal qof oo uu yaqaano
Ama Shaah u shubo
Intuu Dhagax fuuley kuye
WAR HOOY ABSAMOW aniga yaan
La i hareero marin,
KOLEY CAAWA IDINKAAN MARTI U AHEY
dadka dhan wuxuu mooda Wada Ogaadeen
Gaafow
Madaxwayne dambe oo Daarood ah Formaajo waa kii u dambeeyay kkk
Hadeed ku xigeenka ayaa laysku cidhiidh yayaa ,six mad kkk
Wax sidaad ah ayaa muuqda.
Maxaa talo ah?
Dalmida
BREAKING NEWS
Governor LAFTAGAREEN oo ka qeybgalahayo
Shirka Hogaamiye Rooble
Kana shalaayey Waraaqdii hore
* lang wiing my booraaw
beenkaag ogaadeey
* ilinteey Barootshee
biya haang dareertee
* Farmaajo bateey
bushy laang korteey
Isgoow badanga
Somalijecel
Kkk
Abti u fasir adigaa ah reer BAARDHEERE
– Sidii Haan biyaa
ayay ilintu iiga qaadatey
Kuye,
= daadatey
Mr bahal
Maxaa udiidayaya in daarood ah farmaajo kadanbeeyo
Adaa arki doona doorashada in hawiye nin daarood ah ugu wada shubaan
Dabshid
Waxaad isu badashay macalimuu
Wixii oo dhanba adaa noo sheegay
Dee noo sheeg qodobada looga hadlayo shirka
Gedo Land
Sxb
Doorashada in la dadajiyo
Maadaama ay dhaceen Abaaro
iyo qalalaaso, sida Garbahaarey, Boosaaso iyo Beledweyne
In hal magaalo lagu qabto
In LAHELOW SHIG SHIGAAYE ROOBLE
oo uu Governor Deni FOOX MINGIS
ka CUUDIYO
( Sacad iyo Majeerten ayaa laga
Soo gaarey MINGISKA).
– Madaxweyne FARMAAJO
oo Suulka laga saaro asagoo
Faraxsan.
Islaantan cabaadhyaha leh ayaa naga fadhiisya shaqo kale aan aheen pc gadaashiisa in ay ka bootayso malaha miyaa, waa foolxunadii oo qof ah oo south Africa kasoo qaaqlaysa iyada ayaan u nacay comment la akhriyo oo dhan nacalaa boqol jeer kugu yaala doqonay
Deni Dayuuradiisa Muqdisho ku yimi yaa daawaday magac far waaweyn ayaa ku xardhan.Waxaa ku qoran FREEDOMAIR hhhhhhhhhhhhhhhhh
Anagoo la yaaban Farmaajo
ayaa waxaa nooyimid ROOBLE
Habaar ayaa uga dhacey sida dadka
War loogu sheego
Kaaga darane markey dhahaan
Waraaq ka aqri ayey ka sii daraan
– Doqonu doqonbey raad sataa
ayaan maqli jirey
Xaange
Ma joogtey
Maxaa ka jiro in la qabtey
Fahad Yasiin oo baxsi u ah
ETHIOPIA Abyssinia
Dabshid
Hadii hal magaalo lagu soo koobo irumayso deni iyo farmaajo ayay doorashada kusoo koobmaysaa maxaa yeelay deni puntland 48 ayuu haystaa
Dhinaca jubaland kismaayo oo 27 ah ayuu kudarsanayaa 16 Garbahaareey markaa wuxuu isku haystaa 48 +42=90 iyo meelaha kale oo uu ka xariiftami doono
Farmaajo wuxuu haystaa eelaayga oo 79 + qoor qoor 30 kaba dhig + mahdi guuleed iyo reer banaadir ma aqaan guudlaawe
Marka midowga musharixiinta eey baa cunay
Laakiin uma malaynayo in wax laga badali doono
Dabshid
Labadaan hadal waa kadhinteen rooble iyo farmaajo
Iyo saaxiibkood ex foreign minister oo yiri
Reysalwasaarihii dalka waa kamaqan yahay dhuusamareeb buu jiraa Kkkkkkkkkkkk dhuusamareeb soomaaliya maaha miyaa waa dad lasoo soocay anigu ma aqaan cida soo soocday kooxdaan
Qof dhagool ah oo layiri tvga tag oo dadka wax usheeg
Gedo Land
Haddey sidaad sheegtay tahey
Maxaad u laheyd waa in laga
Dhigo labo magaalo
Haddii kale waala kala tagi.
Deni iyo Farmaajo ha soo baxeene
Xerta CBB la soo hadal
Qiyaali iga dheh
Mr bahal
Aahuno bahalaw waa runtaa walee igaadhsato iyadaa isboqnogoyneysaa
KKK
Kii Arimaha Dibadda
Asagoo SAARAN ayuu
Soo fadhiisan jirey
Kaasu wuu kasii liitay Rooble
Dabshid
Waree qutub iyo absame waa ilmo abti aka qaraabo sadex qarni kaqalee nooh
Hadad neceb tahay somaliyada cusub ha daawan yusan dhiig kar kugu dhicin
Hadaa tahay Qof jecel sharafta iyo karamada umada somaliyed nala daawo
Horumarka uu gaarey dalkeena
https://youtu.be/6YyvALkFFRw
Kkkkkkl
Siyasiyiinta USC waa maskin waa lagu danbabaya ina Deni iyo ina Madoobe oo
Kolkii hore ku gediyey isbahaysigii ayey manta iyagoo warmo wata oo cayaraya
Soo dhoweyen kkkkkkk War ama ina DENI raaca ama ina farmaajo raaca madama
Aad idinka isku raaci waydeen hal musharax horaa loo yiri hada tashan waydo
Waa laguu talin ama sida iidoor ka qol inta la idinku xiro la idin nacsiin somalinimada
Iyo dhaxalkii awowgiin
Jabhad kkkkkkkk
Dadkani waa dad rajo beelay oo ay kaga dhegtay Beesha caalamka.
Waxba ma oga.
Qudbadda Odaywaa iyo ujeedkeeda maba fahmi karaan.
Dalmida
Dabshid
Sheekadaa suuqa ayay ku jidhaa laakiin wali lama xaqiijin karo,waxa kaliya oo aan ogahay waa inuu safar u ahaa Qatar maalmo ka hor oo shandadihiisu u diyaarsanaayeen.Waxaa kale oo xaqiiqa ah in C/laahi Dheere gacantiisa ka baxay siro badana qarxiyey oo uu ku suganyahay talisaka Africom ee Djibouti,
waxan halkan ka salamaya
sxbkey marku rabo
caaya @GEDO LAND
sxb wad iga qoslisey
mida kale caawa wey joogta maskaxdadu
hadii aad aragtay
Habarta farmaajo
soo wacday ee
aad soo xasuusatay
jenday fareza
iyo maalin kii ey inta kursiga
yarka uga kacday c/yuusuf
ey iyado taagan
la hadleysey ee ey ku tidhi saacad kadib is casil yaman ayaan guri kaga kireyney
Wiil xeraale
Awoowe waxaan ku iri munaafaq baad tahay arintaas waa kaa xaal mariyay sababtaan kuu irina waxay ahayd intaad toban suaalood iwaydiisay oo aan kaaga jawaabay yaad qabiil iyo wax kale madaxa ii galisay
Wiil xeraale
Mideeda kale habartaan cad way kadaran tahay tii hore
Ee xiiranta ahayd
wiil xeraale
kkk
Anigana adaa iga sii qosliyay markaad qortartay;
“Gedoland, mida kale caawa wey joogta maskaxdadu”
Bal taariikhda dib u fiiri saaxiib Siyaad Bare & Farmaajo, dadku marka hore waxay moodeen in maskax doodu saaxi tahay, aakhirkiina dalkii iyo dadkii lagu aaminay waxay geliyeen dagaal 4 jiil/generations ay ku baaba,een mustqaqbal kooduna ku lumeen!
Kuwaas ayuu Gedoland difaacaa lana maskax yahay!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Dad aanan jeclayn inaan siyaasad kala doodo iyo xitaa wax kale oo taariikh ah yaa afka kula soo gali yaab
War anigu dad halkaan wax kusoo qora xitaa walaahi comments kooda ma aqriyo ilaa ay magacayga soo qoraan
Dad dhintay baa marmarsiiyo laga dhiganayaa si loogu jawaabo war anigu arimaha koonfur madhaafo
Kuwaasaa iquseeya cidii kabaxsan aan kala gadisano saaxiibayaal kamaba hadlo wixii koonfur kabaxsan
Marka dadkaan lahadlayoow aan kala qalayno
Waa ifahanteen baan umalayn
GEDO LAND
sxbkey marna icaaya
marna aan si wax u aragno ayaa tahay wana qaatay xaalka
waxan raba inaan kuu sheego
sababta aan su aalaha
badan kuu weydiiyo
walahi bilahi wax
kale maahan ee
waxa tahay ninka
ugu qalbiga fiican
oo ugu cuqdada
iyo calool ku qaad yar
hada hadii laga
xanajiyo
in yar kadib xala dhalay baa ka tahay mida kale waxa tahay nin runta iyo beentaba
iyo jabka iyo guusha
intaba qiran kara
oo og in waxani
maalin uu dhamanayan
marka xuman kulama
sheekeysto
su aalahana kuma weydiyo
walahi
GEDO LAND
marka sxb
sida ula soco
waxan su aalaha
kuu weydiiya
waa inaad geesi
tahay
bal eeg
KALSAME
iyo buuryaqab
colaada iyo
carada heysa
hadii ey awoodan
qof nafla ciida
ma dul socden
waar waxani
waa dhamaanayan
beri dadkuna
waa wada dhashay
waxad arkeysa
buuryaqab oo
hawiye caayaya
farmaajo dartis
iyo cali yare
iyo cali geedi
iyo cali jeele
iyo cumar finish
iyo cali guudlawe
iyo Qoor Qoor
iyo farxan qarole
iyo odawa yuusuf raage iyo
yaasin farey
iyo qaar kalo badan oo
farmaajo difacaya
oo caayaya
siyaasin hawiya
buuryaqab na qabiil buu doonaya inuu u caayo
isago xanaqsan weliba
kala maan iga dheh