MUUQAAL: Boqor Buur madow oo Bixiyey Raali gelin “Anigu Shabaab Dawlad uma Aqaano” (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho Shir Jaraa’id ku Qabtay Boqor Cismaan Buur-madow, Wuxuuna Raaligelin Buuxda ka bixiyey Hadalkii uu sheegay in Alshabaab ay tahay Dawlad Beeshiisu leedahay, Wuxuu sidoo kale Cafis ka dalbaday dadkii ay dhibaato u gaysatay Kooxdaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Buur-madow ayaa tilmaamay inuu Hadalkaasi ahaa Kaftan uu ka jeediyey Kulan Beeleed, Wuxuuna xusay inuu Muqdisho u yimid inuu dadka isku soo dhoweeyo.
“Dhaqankayga waa Nabad iyo isku soo dhowayn, Anigu horaan u Cadeeyay Cidkasta oo dhiig daadisa ma taageersani, Shabaab wax naga dhexeeya iyo Fiker naga dhexeeya ma jiro, Mana Aaminsani waxay aaminsan yihiin” Ayuu yidhi Boqor Buurmadow.
“Hadalkayga guntiisa waxaa weeye ‘Dhamaan dadkii dhib loo gaysatay ama Qarax lagu sameeyay aad ayaan uga Xumahhay, Hadalkaygu ma ahayn inaan dhiiri gelinayo Alshabaab, Sidaas mana ahayn”. Ayuu yidhi Buur madow.
Shabaab anigu Dawlad uma aqaano, Waxaan ka xumahay Beelihii isoo dhoweeyay in la xumeeyo soo dhowayntoodii oo laga dhigo inaan dhibkoodii aan ku raaxaysanayo, Hadiiba la dhibsaday waxaan ka bixinayaa Raaligelin buuxda” Ayuu yidhi Buur-madow.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=50871
Waar daanyeerkan waa nijaas ka been sheegay xitaa hadalkii uu ku taageeray daanyeerta Alshabaab. Meesha haddii ay jirto Dawlad waa in la xidhaa nijaaskan. Dadwaynahana waa in ay ku yaacaan oo abaalkiisa siiyaan. Dhiigga shacabka Soomaaliyeed waan ku kaftamayay kulaa
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
ASC dhamaantiin, iyo suldaan Zubeer.
Waa beentiis daanyeerkaan hadalka beenta ah uu uu ku leeyahay eaan ka xumahay hadalkii aan dhahay. Waxuu ka xunyahay naagta iyo dadkii kale ee meesha uu hadalkii horre ee uu ku taageerayay argagaxiye Inna Godanne fadhiyay oo missanna ah madax iyo shaqaalo dowladda dhexe. Dadkaas oo isagga la qabba fikirkiisa uu ku taageero argagaxissada in lalla xisaabtammo ayuu ka xunyahay.
Sidda uu suldaan Zubeer sheegay, qofka ugu dhow meesha uu joogo daanyeerkaan oo eey argagaxissada alshabaab dilleen ehelkkiisa ayeey tahay in uu ka aargutto, oo uu dillo daanyeerkaan. Waase sidda dadka maskaxdooda fiyowdahay eey u fakirraan.
Wuuna la baxsan daanyeerkaan gafka iyo argagaxissada uu taageero. Waa wakiil alshabaab ninkaan, waxaan soo dirsadday Isaaqa reerkiisa ah iyo argagaxissada alshabaab si uu Koonfurta Somaliya iyo dowladda dhexe dhib u gaarsiiyo.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
King of Irir Samaale
You’re majesty
You’re highness
You’re Royalty
We the people of Somalia especially from the south accepted you’re apology …!
Now for those of you who are still blaming The King after his genuine heartfelt Sincere then you need to accept and move on..!!
Boqor Buur Madoow waakaa hadlay ninka ragaana waxaa lagu yaqaan marka uu Qaldamo ama hadal ka dhaco kama cabsado in uu yiraahdo qalad baan ku dhacay Ee raali iga ahaado.
Odayga ka hara oo ka xishooda haka daba yuusinee….!
Cali Neef,
Dhulka Afsoomaaliga lagaga hadlo NFD iyo qayb DDS ayaad ka degtaan, labada meelood-ba gabdhihiina gaal madow oo aan balagta laga jarin ayaa idinku dul wasa!!!
Markaa neefyahow calyadu ka da,aysaa Isaaq cantara-baqash aad hawada ku malmaluuqday waxba kaga qaadi maysidi, hadii in uun dhiig kugu jiro dadkaaga ka dulqaad bahdilaada. Hadii kale shut your fucking mouth!kkk kkk kkk
Lols,
Isaaqii oo dhan, kii shiiq sheeganayay iyo kii aalkuliista ahaa, iyo dadka sidda Maareeye, Faisal Watanabe waa wadda qeeyliyeen markii uu Ilaaheey kashifay. Sababtoo ahbwaa dad is og, iyagga iyo argagaxissada alshabaab.
Kuwa waxaa jirra caqli daanyeer leh oo Hawiye sheegta, iyo Isaaq ka dhex adeegto Hawiye iyo Koonfurta Somaliya oo doonaya in dadkaan laga adeegto, laha caqliga badiyay eeysan hurdadda ka kiccin, laakiin su’aasha ayaa waxeey tahay, for how long iyo illaa iyo intee ayyeey u shaqeeyn munaagaqnimadooda?
Faisal Dhurwaa waaba garriirayaa matka uu is leeyahay Hawiyaha daanyeerrada ah jambalaya u tuur. Daanyeer hellay dad kasii daanyeersan.
Dalmida.
God bless Somalia 🇸🇴
Laaleys:
Marar badan baan waxaan halkan Kalshaale ku arkay adigoo raba inaad u jawaabto qoraal uu soo qoray Suldaan Subeer oo aad caytamayso waliba aad si shaqsi ah u caayeyso, walina ma arag isagoo kuu jawaabyo, waxaana u fahmay inuusan rabin inuu kula caytamo.
Waxaad maanta si ula kaca u aflagaadeeysay gabdho kaa sharaf badan oodan geyin adoo IIDOOR ah, gabdhaha aad aflagaadeeysay maanta waa kuwii awoowyaashood ay kala dagaalamern Ingiriiska in awoowyadaa aysan gaalo noqon, adiga iyo kuwa lamida oo maanta aduunka joogana, in aan loogu yeerin John iyo Micheal, una caayi maayo adiga daraadaa gabdho kale, talo ayaanse ku siinayaa war ninka ladood hadii aad la doodi karto, hadii aadan doodi karinse jooji dhaqan xumada iyo cayda hada ka horna waan kuu sheegay.
Suldaan Subeer qabiil ma caayin ee nin buu kahadlay oo uu ka dhiibtay fikirkiisa, haddii aad markaa rabto inaad ninkaa ku difaacdo qaab qabiil ah, markaa aniga iyo adigana waan isbaraneeynaa.
Daaya boqor buurmadoow hadal raali galin ah wuu bixiyay sidaan ufahmay wuxuu yiri madaxweyne iyo reysalwasaare hadaan weynay dee beesha dir alshabaab bay xukuntaa dhaqan baan lakaftamayay ayuu yiri
Anigu kolleey waxaan u arkaa buurmadoow inuu jawaab degdeg ah kabixiyay hadalkii kasoo fakaday
Sargaalka
kkk
Cali neef ma adaa qareen kaa dhigtay oo xirada dhadhaab ku dhashay fartana aan halkaan ku baray!kkk kkk kkk
Waxaad ku waalateen beri ayaan Ingiriis la dagaalamay! 70 sano ka hor oo been khiyaali ah!kkk
Maanta xaqiiq aanad dafiri karin ayaan sida muraayada kuu hordhigayaa majnuun yahow;
Kaskazini-Mashariki waa gobolkii NFD oo Kenya magac cusub ula baxday, sanadka 2021. Kenyaan ayaa kugu gumaysta. DDS qayb ka mid ah oo aad degtaan Itoobiyaan ayaa 2021 kugu adoonsada! Waa xaqiiq!kkk kkk kkk
Cali neef u hiili ayaad is leedahay, laakiin ceebtiina ayaad sii baahinaysaa!
Orod gal iskuul aad wax ku barato jaahil fawqal jaahil!
Sixid
Cali neef ma adaa = Cali neef ma aduu
https://www.caasimada.net/midowga-musharaxiinta-mucaaradka-oo-qaadacay-doorashada-dalka-ka-socota/
Laalays:
Adiga waxaad ka hadlaysaa Amxaaro iyo Kenyaan baa wax gumeeysta, aniga adiga oo IIDOOR ah ayaan sanadkan 2021 ku gumeeystaa oo aad shacab ii tahay ka waran! Shalay baay aheyd markuu ina ilay Dawlad degaanka intuu ka gudbo maalin cad Hargeysa waxuu doono ka sameyn jiray oo Faysal Cali Waraabe meelaha uu ka calaali jiray kadibna raaligilinta ay ka bixin jireen Salaadiintiinu , ilaa iyo hadana waa sidii oo aniga shacabkeeygaad tahay ee iga xishoo ina gumeed yahow ina gumeedku dhalay.
Teeda kale adiga qofkii aad wada hadashaanba waxaad leedahay Af-Soomaaliga sida loo qoro halkan ayaad ku baratay, adiga kalsooni darada kaa haysata Af-Soomaaliga sida loo qoro waa maxay? Qofkii halkan ku bartay Af-Soomaaliga Sida loo qoro wuuba faa’iiday waxna wuu bartay, adiguse ilaa hada baad ku dhibantahay sida loo qoro Af-Soomaaliga, sababtoo ah ma taqaanid hab qoraalka iyo shuruucdiisa.
Sargaalka
Alla yaa cizag hadal qiimo badan ayaad ugu jawaagtay
Xitaa waxaan maqlay inuu buurmadoow kismaayo codsaday markay yiraahdeen hawiye iyo dir xaq kuma lihin jubaland
Axmed Maxamed islaan wuxuu yiri adeer meeshaada iga joog boqorkaygu qardhuu joogaa
Hadii kismaayo boqor imaanayo
Boqor burhaan baa welcome ah waa arin jirta
Sargaalka
Adiga labadaa nin baa wadahadlaye maxaa Ku soo dhexdhex galiyey .
Bilaa dhaqan baad tahee qabyaalad yaroo caantayna ayaad gambadh usoo qaadatay
Waxaas oo edebdara hawiyaa idiinku wacan.
Second coming of dhadhaab children is soon…
Ali zubeer
Walee waa anigii hore kuugu sheegay iska iimaanso xabashigaagaa Somali kuu soo socotaa oo kaa furfuraysaa ma jirto
Jibadan AAD dadka Ku baadhatid ee yaaaa somaliyaaà ay jooji because bahdilaad joogto ah ayey kuu noqotay yaa waaxid cagdheer bin xabashi
Sarkaal
kkk
Waar Isaaq dhulkooda ayay 30 sano ka hor ka sifeeyeen kudaafada aad ka dhalatay ee faqash!.kkk
Ma sheegi kartaa tuulo ka mida dhulka Somaliland oo adeerkaa Xaarmaajo/Afweyne xukumo? Noooooooooooooooooooooooo
Waar duliyahow Somaliland haku daba lumin ee adigu is bad baadi.
Kaahin,
Mujaahid salaan sare mujaahid.
Waa dukhsi kan magaca sarkaalka wata afka Laalays soo galay ee anaa rabaayad ka dhiganayee ii daa abti!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kaahin
Abti ayaad ii noqotay hadaad reer Xaaji tahay. Aniga Reer Axmed Cali ayaa i dhalay.kkk kkk kkk
Gedo Land:
Ugaas waxaad iga gudoontaa salaan gobeed, bacda salaan anaga iyo IIDOOR waan is naqaanaa sagaal nin
IIDOOR ah iyo hal nin ayaa isu dhigma.
Sagaal nin oo IIDOOR ah iyo hal nin oo Ogaadeen ah ayaa isu dhigma.
Laaleys iyo Kaahin.
waxaad moodaa inaad u xiisteen ragii aad caruurtiina habeenkii ku seexin jirteen, sida jeneral Gaani, jeneral Gabyow iyo jeneral Morgan.
Sanadkan aan ku jirno ee 2021 haduu Madaxweyne Farmaajo go’aan gaaro waxaa laydinku imaan karaa sedexda tuulo eed ka dagantihiin Soomaaliya ee Hargeysa Burco iyo Berbera, sidiinii ayaanad 30 sanoo kale aad dhihi doontaan Daarood baa na xasuuqay kkkkkkk.
Laangaabyahow naga xishooda 2021 ku doodayo Dir baan nahay, bal soo saxa abtirkiina iyo meeshaad gashaan ma Dir baa gashaan mise Yahuud sidaad horey ku andocateen?
Sargaalka
Walaahi awooda daarood waa absame iskaba daa absame
Jufo ogaadeen ah waa reer isaaq ayaaba ilaa barbara iska leh
Waa taariikh deegaan
Cagjar waxuu utagay hargaysa waa dekeda barbara
Yaa ka masuul reer isaaq
Waa in ay fahmaan iidoor in loo seeta dheeraynayo
War nimankaan laascaanood sidii looga aamusay waaba kibreen
Walaahi waa wax ay anaga naga arkeen
Heer waxay gaareen ay yiraahdaan
Daarood dhulkiisaan haysanaa
Laakiin wax yaab leh ayaa soo socda
Nimankaan iidoor cagjar udaa
Suldaan laalays
Waaryaa laalays ileen abtibaaban kuu noqday ….
Barasho wanaagsan Abti cagdheertan AAD buufinaysaa waabay iskeen bartay
Laakiin Cali zubeer waxaan Ku qadariyaa his persistence he never gives up ileen waa nin amxaar qarniyaal u xidhnaaye
Walaahay waa anigaa dhaartaye isaaq waa rag taariikhda dadka afka somaliga Ku hadla Ku suntan SAA cidwaliba waxay Ku waalatay idoor
Anagu Kuma hadaaqno yaa daarood because daaroodka dhabta ah waa dad aanu wada dhaqano isna dhalay
Waxaa ugu daran kuwa la qarameeyey sida yibirkan wata gedo oo uu nooga digay kalsame oo yidhi MAAha reerka uu sheegto
Iidoor ninka gumeeyay waa awoowgay sayid Maxamed cabdulle xasan
Gabay
Iidoor iyo ingiriis buu is raacshay
Ingiriis xagla weynoow Iidoorka uraayiyo
Xaaraanbaaaa ina dhextaalee waa inoo beritiyo xarbiweyne
Xarbiweyne waxaa daga kuwa ugu liita isaaqa waa habaryoonis iyo habarjeclo
Waligiin ma aragteen habar awal waa dumarka
Dhinacooda
Iidoor marduuf jaada helay
Waa majnuun falane
Markuu marqaamuu malaaigtiyo
Maxamed caayaaye
Rawaahu khaliif shiikh maxamuud aun
Gedo boy aka batty boy
Adigu matahid mareexaan waxaad tahay Ku faan midgaanimo cay maaha maxaa kuu diiday inaad reerkaad tahay sheegato
.
Walaahay waa anigaa dhaartaye wuxuu ahaa suldaan kalsame ninkii golaha Ka sheegay inaadan mareexaan ahayn loona caayin because this ed
Cunt use the name
Waxaa laga garanayaa kalsooni yarada yibirkan
À
Kaahin
Kalmada batty boy way kaaga dhagtaye ma walaashaa baa Jamaican waseen
Kalmadaa Jamaicanska England baa isticmaalee
Nacalatulaah odaygii kudhalay waa col.daarood ee raadi dad badan yaa aabayaashood soo helay
Kaahin:
Adigu waxba haku mashquulin Gedo Land iyo qabiilkiisa, hana isku dayin inaad laba nin oo ilma adeera oo waa kaftamay ka dhex kaluumeeysato ee adiga bal sheego abtirkaagu meeshuu galo Dir ama Yahuudii aad sheegateen waa dhaweyd, 2021 ayaa lagu muransanyahay meeshaad gashaan hadaa tihiin IIDOOR.
Kkkk waxaan ku qoslay odaygii madoobaa ee Buurmadaw ahaa ee iska caashaqay in loogu yeero Boqor ee lahaa Dir baan nahay oo lagu qasbay inuu raali galin bixiyo, inay afka dheer ka garaacaan bey aheyd.
Boqor kulahaa, war boqornimada kufsiga halaga daayo, maba laha muuqaal boqornimo ee waxuu leeyahay muuqaal ina gumeed, asaguna boqor ma aha aabihii iyo awoowgiina boqor kuma abtirsadaan.
Boqor Burhaan oo sagaal boqor ku abtirsado maxaan oogu yeedhnaa, hadduu ina gumeedkan IIDOOR dhaho boqor baan ahay?
Kaahin:
Waxaad halkan Kalshaale usoo gashaa inaad Daarood iyo Hawiye ukala rufiyaanto ood isku dirto, kaligaana ma aha ee waa dhaqanka IIDOORKA halkan soo gala iyo Fasal Cali Waraabe.
Waxaan arkaa adoo maalin walba halkan ukala rufiyaamaya Daarood iyo Hawiye oo isku dayaya inaad dhexdooda ka kaluumeeysato.
Waxaad maalin walba ku wardisaa nin kale magaciisa si uu kuugu camiro, IIMAAM DABSHID, IIMAAM DABSHID, IIMAAM DABSHID kkkkkk, war adiga isku kalsoonow oo isku day inaad xaniinyahaaga ku joogto xerada Kalshaale.
Waxaan oran lahaa War hooy daarod iyo isaaq iyo dhamaan Soomali meel Ay joogaan ba walee cid isu dhaanta majir to oo isu bedelaysa ninkii kufaana anaa Fulham anaa ficiis ee waa wada dhalanay oo waa ismudanahay ee dadnimo dugsada oo aniguba mar mar baan gashtaa oo ku kacaa markaan arko nin si xun U socda Ama U kaftamaya Markaas hadaan hal mar idhaahdo War kadaa oo cayda daa oo khadka xishoodka haka bixin ama Faan badan hadaan Arko Oo uu dhagaha xidho waxaan Arkaa Anoo Bakoorad qaaday oo reerkii iyo qoyskii Uu nagu waalay kula Dhex Dhacay markaas baan hadhoon Is arkaa anoo meel Aanan kutalo gelin anoo sii socda laandhere nimadu waa inaad wax badan Xeerisaa hadaad ba laan dhere nimo leedahay Ama lagu gu og yahay oo aan ilaa Sagxada lasii Socon hada ninka layiraahdo laaleeys Dumar caydood iyo reero caydood buu sooqoray loomana baahna hadaad Dumar iyo reero caydo ogoow waxaad caayeysaa waa Uun kuwaaga oo kale in lacaayo na waa ceeb iyo fool xumo oo raali kama Noqonay Sid Ee Gabdhaha iyo Haweenka somaliyed cay iyo Aflagado marna Mamudna saaxiib laaleysoow ha Unoqon iska faan faan hadaad Doonto Laakin meelo meelo aan lagaarin baa jira ee iska jir waa iga xasuusin waa lawada dhashay oo reer kaaga waxaan hubaa inaad meel uun kasoo gashid Dadka Aad markaa wada kaftamaysaan oo is kululaynay saan adoo iga raali ah odayada kale iyana sidaas iyo si lamid ah dhamaantiin dee kaftama oo isu booteeya laakiin dee inoo khafiifiya waana idin wada salaamaa
War maanta GOBTII Somaliyaa. (Daarood iyo Isaaq) isku jabtaye, dhib maleh
Qoodhi xero kuma heshiiso. Horta Laaleys ciisa Muuse miyaa iyagaa Hadalka heline.
DABO HOLOSHA HADAL AAN wAXTARIN HABAR AWALIBAA LEH. 😂 kaftan.com
War raga halay kala celiyo CADOW baan u haystaaye,
Hadaan idiin gar naqilahaa waxaan odhan lahaa labadiinuba waxaad tihiin dad goba, xaga wax bixinta, dhiiga, dadnimada, geesinimada,halganka, Laakiin Daarood na Dowladnimo, Dhul balaadhan iyo farobadni haloo daayo,
Isaaqna Ganacsi haloo daayo
Yaan arrimaha laysku qaldin, Nimanka sargaalka iyo Laaleysna hays gacan qaadeen.