|

Daawo: Wafdiga Madaxwayne Farmaajo iyo Sida Qatar loogu soo dhoweeyay

Doha  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaas soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyey Masuuliyiin Sarsare oo ay ka mid yihiin Wasiiru Dowlaha Xamad Al-kawari iyo Safiirkeenna inoo jooga dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Dalka Qatar waxaa uu kulan doceedyo la qaadan doonaa hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb-galaya Munaasabadda Furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Carabta oo lagu marti qaaday Madaxweynaha iyo Madaxda kale ee dalalka Carabta.

Booqashadan waxaa Madaxweynaha ku wehelinaya Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xamsa Siciid Xamsa iyo Guddoonka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Mudane Cabdiqani Saciid Carab.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=50839

Posted by on Nov 29 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo: Wafdiga Madaxwayne Farmaajo iyo Sida Qatar loogu soo dhoweeyay”

  1. Maamo Seynab ayaa ka naxdey inuu
    Depression kusii bato markey ayey
    Qatar Qatal ku soo maaweelin.

    Wuxu gunsanaa, hal habeen isku dayi
    Mahayo inuu Tuulo Daarood soo seexdo
    ilaa waqtigii uu Shiikh Shariif ka soo wadey
    Buffalo wuxuu la joogey Hawiye.

  2. Heerka uu musuq maasuq ka gaarey
    Waa ninkii Dhuusamareeb keenay in
    Xildhibaankii Mareexan lagu doorto
    QADKA TELEPHONE

    – Cambaro oo Balanbale joogto weycodaysay
    – Fara-qaroof oo Nairobi joogo WUU EMAIL codeeyey

    Codeynta ina Mire, waa casriga cusub ee musuq maasuqa
    Ninkii Kursiga VILLA XAMAR LAGU MAXLALEY

  3. Dawlada Mareykanka ayaa ka dambaysa safarkan waxaana Qadar loo sheegay in Ninkan waalan uu ka joojiyo qaska uu ku wado Doorashada hadii kale ay Mareykanka talaabo cad ka qaadi doonaan.

    Qadar waa masiibo Ummada loosoo diray laakiin marakan Qadar ma guulaysan Doonto mana laga yeelayo in ay mar labaad Dadka Muqdisho ka iibiso Ina gumeed Aan Dhul iyo Deegaan canshuur bixiya lahayn.

  4. Midawga mooryaanta aka Tigre Lovers…

    Doorasho qof iyo cod ah, ma rabno…

    Doorasho ergada la baallaariyay oo dadban, ma rabno….

    Doorasho dadban, haa iyo maya….

    Hadde maxaad rabtaan?… Farmaajo yuusan is sharrixin, waayo lama tartami karno….

    Shurun shuur iyo jafaajiriq, waad u fasaxan tihiin waxaad ku nafisaysaan, iska baroorta oo caytama, yay wax ka jari?….

    Dalkan Tigre Lovers-ka qabyaaladda ku gabbanaya waa laga xoraynayaa… Ma jirto Soomaali is haysata iyo qabiil mid kale neceb… Waxaa Probaganda Machine-kii tplf ooku salaysnaa qaybi oo xukun geeska afrika… Adinkuna camiilladii hawshaa fulin jiray oon ogaun halkuu xaal marayo waa la oghyahay in aad tihiin…. Halkan ka baroorta yaan mushaarka la idinka goosane…

  5. Eedo hoos u godan cabaad ama calaacal cidi kuu joojinmeyso ,tanna waxba kama badali karto il-jeex qaawan iyo mooryaan aan qadeyn,waa hore baa laga tashaday. Mar hore baan sameeyey ,ani mar jiraan sameeyey, sidee dareemee,xagee maroysaa,sidee dareemee,xagee maroysaa. Eedo hoos u godan aayar dhidhibso ina gumeed qaar madaw gudbe maalmihiisii.

  6. Boqortooyada somaliya

    Gunsanaaa yaa kkkkkk

    Walaahay summa walaahay waxaan garaadsadat iyadoo magaca Hawiye iyoJareerta isku si looga dido, Gabadh lasiiyo iska daaye.

    Hadeerto la joogo nin kastoo Hawiye ahi wuu ka XANAAQAA. Marka lagu dhaho Hawiyaad tahay. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

    Caruurta Farmaajo baan u naxaa ileen Huutuu baa Abti u ahe sow maaha.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented