Xildhibaan FIQI oo si kulul uga Hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Boqor Buur-madow
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Axmed Macalim FIQI ayaa si adag uga hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Boqor Cismaan Buur-madow oo sheegay in ‘Alshabaab ay tahay Dawlad ay leeyihiin Beesha Dir, Sidoo kalana u duceeyay Hogaamiyihii Kooxdaasi ee la dilay Axmed Cabdi Godane, Xili ay dad badan oo Soomaaliyeed dhibaato Ba’an kasoo gaadhay Kooxdaasi iyo Weerada ay fuliso.
“Boqor Buurmadow haddii uu ka samafalay dadkii Laascaanood sida aan wanaagsanayn looga soo tarxiilay, waxaa looga fadhiyaa in uu diyaariyo magdhowgii dadkii kumanaanka ahaa ee Godane iyo xarakadiisu ay laayeen!
Hadalka uu ka horsheegey dhibanayaashii Godane iyo xarakadiisa argagixisada ah ay ehelkoodii laayeen waxaa loo qaadan karaa ku digasho iyo in aysan boqorka u qiyaasnayn xajmiga kalimadaas ay leedahay iyo saamaynta xun ee ay ku reebeyso dadka ay dhibaataysay argagixisada iyo hogaamiyahooda uu naxariista u muujiyey.
Boqorku hadalkaas waa inuu cudurdaar ka bixiyaa, iskumana qalanto sida loo maamuusay iyo boogaha uu damqiyey! ” Ayuu yidhi FIQI.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=50831
Horta Ahmed Macallin Fiqi isagga ayaaba nijaas daanyeer ah oo ugu wacan in ninkaan Isaaq iyo cadow walba eey ka faa’iideeystaan Hawiye qaar madoobe. Daanyeer Ahmed Macallin Fiqi sow isagga maahan ninka suufiyadda daanyeerta ah la shaqeeyo kuwaas oo isbaaro u dhigtay wax walba oo nidaam laga dhisso Koonfurta Somaliya iyo Galmudug, iyagga oo u shaqeeynaya reerka ninkaan Isaaq iyo Majeerteen iyo cid walba oo beeso yar siisa? Areey aryaa beeso!
Waxaan maqli jirray “lax walba meesha eey is dhigto ayaa lagu qashaa”. Hadeer dadkaan Koonfurta Somaliya qaasatan Hawiye qaar madoobe waa pa dulleeyn, saa iyaga ayaa is dulleeyayre. Ninkaan Isaaq eaa u gaartay in uu sidaas u hadlo, walibba isaga oo jooga Xamar sababtoo daanyeerradda Hawiyaha sheegta lama xisaabtamaan kuwa dhibaateeyay, amabba qabiilkooda ha sheegtaan amabba qabiilo kale.
Odaygaan Isaaq waaba alshabaab. Hadalkaanna waa farriin eey argagaxissada alshabaab u soo dhiibbeen oo tijaabbo kale oo damiirka dadkaas qaarka madow lagu sameeynayo. Arreey, aryaa beeso.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Waxaan aad uga xumahay hadalkaas aan hubsiimadda lahayn ee aan odhankaro waa edebdaro iyo denbi laga galay dadkii ay argagixisadu xasuuqday iyo ehelkoodiiba.
Ninkaa odayga ah ee labaxay buur madow waa in sidda ugu dhakhsaha baddan uu xaal uga bixiyaa amaantii iyo ducadii uu akhriyey kuwii xasuuqay dadkii soomaaliyeed ee noocwalba lahaa.
Waa lagu dacwayn karaa oo maxkamad ayaa lagu gaynkaraa denbiilayaashaa dhiiga baddan daadiyey ee uu jacaylka u muujiyey.
Mr Fiqi isagu waa nin kaadhah baddan oo aan xishoon dadkiisana aan kanaxayn waa shakhsi loo,adeegsado duminta iyo kala kaxaynta dadkiisa.
Intaas fiqi udhaafi maayo.
Allah bless our beloved country.
Cajiiiiiiiiiiib
Boqor Buur madow hadalkiisa 3 Arrimood ooo reerka Isaaaq lagu xaman jirey baa ka muuuqda.
1- Fudayd
2- inay Al shabaab maal geliyaan.
3- iyo inay rabaan inaanay Koonfuri degin.
Waa nin degdeg badan, mana aha dhaqankii laga rabay Isim Soomaaliyeed runtii.
Odaygaan inuu qabiilada isku diro ayuu koonfurta uyimid
Kulahaa waxaan ugu tacsiyeeyay ilmo adeernimo hadeed dadkuu usheegayana ee hortaagan waa dadkii ina godane qaraxa kudhameeyay ee agoonta kawada dhigay
War waxaan nijaaskaa cayriya oo munaafaqa ah
Odaygu wuxuu rabaa inuu iska iibiyo ama Boqorada Carabta tuso inuu yahay Boqor run ah oo Somaliyeedkkkkkkk
Rag Carab ah oo Boqoro ah ayuu tartan kula jiraa lol..
Dvd yada ayuu sii qaadanaya oo Carabta ayuu kaga tuugsanayaaye u camira.Waa inuu tusaa sida loo soo dhaweeyay.kkkk
Dhaafa odayga,qori ma sito,qarax ma site.Dee ha Cheshire ka leexda.
Maryoolay kii dilay iyo dhacayayba way la joogaan.
Boqor Cismaan cidna duulasn kuma aha.
Dalmida
Boqorka waxaa casuumiya hawiye irir samaale maadaama isaaq dir irir samaale ay Ka wada tashanayaan sidii caasimadaha irir samaale laysugu soo dhawayn lahaa
Alshabaabna maadaama ay majority goodu yahay irir wadahadal loola geli lahaa
It’s a fact inamadii talabaan in super power kii dunidu markay u taagwaayeen heshiis la galeen xukunkiina loogu wareejiyey
For that reason dawlada dhalanaysa ayaa wadahadal la galaysa Al shabaab xamarna wayka xoroobi gumaadka dhaqaale iyo naf ee lagu hayo
Imaam dabshid mayla socotaa
Boqortooyo
Abti ilaahbaan Ku dhaartee waxaa tahay nin dhinac walba wax Ka eega.
You are not emotional your wisdom guides your judgement
Somalidu haday isku dayaan inuu qofba qofka kale fahmo AADbaa laysugu soo dhawaan lahaa
Anigu hada abtigay boqortooyo wuxuu doonayo waan fahansanahay waanan Ku qadarinayaa inkastoo aanu Kala aragti fognahay marka laga hadlayo midaynta Somali
It’s no-brainer if you are in a bad marriage to divorce
And that’s what happened in 1991 after 31 years of Union
Those who argue it’s better to stay together are not realistic because they are blind sighted of our history
Buurmadow waa daanyeer, waxay ahayd in ka xishooda almost 300 000 oo Somali Alshabaab ku dileen Koofur iyo Bari oo Ina Godane hogaaminayey.
Waa cadahay Alshabaab iyo Somaliland in wax ka dhaxeeyaan.
Puntland cadayn haysaa la qarinayo.
Buurmadow waa in dilaan dadka ehelkoodii dileen Alshabaab, asagaa qirtay in Ina adeerkiis yahay…!
Lax walba shilalka isdhigto ayaa lagu qalin….kuye
Godane oo Ina adeerkay ah ayaa idin dilay oo anaga halyey noo ah..
Aano qabiil Koofur lagama yaqaan miyaa??
I🤔 Like this.
Somalidu waa wada umul
Xamar iyo koomfur oo warlords Ka taliyaan ayaa inamadii maxaakiintu ladagaalameen kana sifeeyeen waxay xamar iyo koomfur Ka dhigeen caalamka meesha ugu nabdoon waxay gilgileen shakigii Somali Kala dhexyaalay maamulkoodu wuxuu noqday wixii qudhee midayn Kari lahaa Somali xitaa Somaliland way u hanqal taagaysay inay Ka noqoto gooni ISU taagii
BAL yaa odhan Kara intaasi waa been
Abdilahi Yusuf markuu amxaarka usoo kaxaystay duminta mabda’ii iyo maamulkii midayn lahaa Somali waar bahaa bahaada iska daaya ilamaa lala heshiiyo alshabaab in Aan xal imanayn waan ogahay mucjisooyinka iyo gumaadka alshabaab
Laakiin waxaa loo baahan yahay geesinimadii lagu wajihi lahaa
Boqor Buur Madoow
Hadalka kasoo yeeray hadaan labo u kala qaado..!
1. Runtii in uu Godane amaano waa hadal gef wayn ah maadaama Ina Godane Gumaaday Soomaali oo idil qaasatan Koofurta Soomaaliya marka Boqorka waxaa Looga fadhiyaa in uu taas raali galin iyo xaal ka baxsho.
2. Boqor Buur Madoow waxaa baryahan daba dhigtay CBB Cayayaanka Baraha Bulshada sababtoo ah Boqorka wuxuu diiday inuu dhiso taageerana Kambaynka Dib u Doorashada Farmaajo. Buur Madoow wuu diiday wuuna kasoo hor jeestay in Codka Dirta la siiyo Farmaajo sababtaana weeye waxa ay u buun buuninayaa Taageerayaasha Nabar iyo Naxdin.
Mida kale ogaada ma qaldame waa Ilaahay Allah.
Boqor Buur Madoow waa bini aadan……. Qof aan Qalad ka dhicina Aduunkan Kuma noola ee yaan lagu talax tegin Buurta…
Kkk war hawiye farmaajo waa kufsaday. Wax walbo farmaajo ku lug leh
Bosaaso farmaajo
Inu dhiso bui diiday 😂
Lacagta boorsoyinka uu ku sito soo tii farmaajo iyo guuleed keenen ma ahaan 😝
Ma qof baa qof dhisay kuso baxa. Ninki lacagta laga cunay baa hada mesha loga dhaqaaqi 😂
Walahi waa xariif xildhibanada dorashada madaxwayne 😂
Buurmadow hadalka waxa uu u yiri qalbi furnaan iyo kaftan
Ee umaleen mayo xuman iyo inu alshaydan uu hoosta ku wato
Maalin horenaa wuxu soo sharaxay abalka hg reer Somaliland 91
Inkasto hadalkisa hadii aan u raaco aan dhihi karo noguma adan hilin sidi aan idin kugu hilinay
Xaad dawlad hg or hawiye nolaa dhisi waydeen eed somaliweyn noga dhumateen
Soo idinka dhiiqadi nooga tagay isaaqo
Waar Daanyeer Buurmadow waa nijaas ka dhar tiran diinta iyo runta.
This fake Iidoor king ee qabyaaladda la bakhtiyay wuxuu maanta Xamar ka caddeeyay
In
Shabaab tahay xaraka direed oo jihaadi ah…….
In dhiigga Soomaaliyeed ee qubeen yahay mid dowlad direed lagu dhisahayo
in Daanyeer Godane ahaa halyeey mudan in loo tacsiyeeyo
Nuxurka hadalkaasi wuxuu si cad u sheegay in nijaasta shabaab tahay faraca mooryaanta SNM.
Tafsiir kale oo la siin karaa ma jiro. Qofkii cudur daar u raadinaya waa nin ku khammaarahaya caqligiisa.
Daayeerkan Fiqi warkiisa qiima malaha waana mooryaan ka been sheegay diinta iyo dhaqanka Somalia.
Haddii dad damiir leh ama jiraan inay u araan dadkii ay shabaab dileen maanta waxay ahayd in maydkiisa la wadho ceel gaab daanyeerka Buur maow laakiin maata caana leh ayaa joogta Muqdisho.
Ugu dambayn
Hobyo Godan shame on you inaad u hadasho sida jilicsan iyada oo aad arkayso ninkii ummadda xasuuqay loogu tacsideeynayo Muqdisho. Tabban lil qabyaalad.
Saaxiibkaa sheekha Qabyaaladda iyo marin habaabinta ee Dabshid waa kaa ka dhuuntay fadeexaddan /
Iriri baan boqor u ahay kulahaa.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Suldaan Zubeer,
Si fiican ayaad u sharaxday caayda iyo dhaawaca uu iskugu darray daanyeerkaan Isaaq ee Buurmadow dhamaan dadkii Somaliyeed oo eey argagaxissada alshabaab iyaga oo danno qabiil ka shaqeeynaya ku laayeen, wallina ku laayaan, kunna dhaawaceen/caan.
Garashadda right from wrong iyo kala fahamka xaqqa iyo baadilka waa heeybad iyo nimco uu Allah siiyo dad qaas ah oo uu karraameeyo si eey dadkaas u noqdaan askar Ilaaheey, oo aaneey u noqon askar qabiil amabba askar aduunyo raqiis ah iyo Jago iyo wax lamid ah ka dabba orda!
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Ali Zubeer
Is daji calm down ! Anigu waan cadeeyey in Boqor Buur Madoow uu qaldanaa Lagana dhowrayo in uu raali galin ka baxsho hadal kiisii xanafta lahaa.
Horta sidee daba Shabaabka Dadka laaya qolo kasta ama Qabiil aanan ku jirin Lama arko …. Ninkii ugu dambeeyey ee dhowr cisho kahor isku Qarxiyey Xamar Wuxuu ahaa Mareexaan reer Gedo ah marka ninkan Odayga ah ee Buur Madoow Xoogaa wuxuu is lahaa Faan sidaad ogtahayna nimankan IIDOORKA iyo AL Majeerteeniya wax ka faan jecel malaha marka Odayga Buurta faankii baa la Talax Tagay…! Intii uu islahaa xoogaa Mooralka Cida kor u qaad ayuu xaar ka wareegay 😂 🤣
Like I said before maqaldabe waa EEBE laakiin Bini Adam The Son Of Adam Qalad kama baxo. Odaygana yaan lagu talax tagin Ali Zubeeroow waan ogahay Markii aad Isaaq aragtaa in aad how soo tiraahdee daji Banooniga.
Bro Cadaado
ishaad ka ridday. Wallaahi ciil iyo cadha ayaan la hadli la’ahay. Dhaawaca nagu yaalle ayuu basbaas ku shubay daanyeerkan markaa baa VIP ahaan loola dhaqmayaa…..
‘
Hobyo Godan
Waar heedhe wareega caddaysiga intaad iska dhaafto hadalka xun ee ninkan yidhi ka run sheeg haddii kale iska aamus sida saaxiibkaa Dabshid.
Iidoorku waa badhkay weligeeyna kama yeelin qaybinta Soomaaliya iyo u niikinta ay u niikiyaan ama soo diraan aragagisa shabaabka.
Allah maxaa golahan rag marya calas ah lagu bartay.
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors