Boosaaso: Ciidamo loo geeyay inay dagaal la galaan PSF oo goostay kuna Biiray PSF
Boosaaso ( Kalshaale ) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa soo bandhigey ciidamo ku lebbisan dirayska ciidamada Daraawiisha Puntland kuwaasi oo sheegey in ay ka soo bexeen difaacyada dowladda una wareegeen PSF, Waxayna sheegeen inaysan diyaar u ahay inay dagaal la galaan Ciidamada PSF.
Bandhiggan ayaa ku soo aadaya xilli saacado ka hor ay dowladdu sheegtey in ciidamo PSF ay dhankeeda u soo wareegeen..
Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee magaalada Boosaaso ayaa sii xoogaysanaya tan iyo intii PSF ay ku gacan saydhay xilqaadistii uu agaasimaha hey’addaasi ku sameeyey madaxweyne Deni, Arbacadii.
Xaaladda Boosaaso oo hadda deggen ayaa dadweynuhu ka cabsi qabaan in dhinacyada isu hub urursaday ay xilli kasta is farasaraan.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=50786
* Rabtaad ” Mataan C/lle ka joogtaan
Anna Harti Abgaal ka rorgaa.
– Waa sheeko dhex martey
Nim Tumaal ah iyo nin Jareerweyne ah
Hadda
* Waxaad u tartey AHLU SUNA
Anna u taraa ilma DIYAANO
Waa sheeko dhex martey
Qoor Qoor iyo Deni
* Daaroodku waa isu BOOTEEYA
* Hawiye wuu is BAROOMIYAA
– War hooy Nabadda iyo Maamulka Majeerten
Hala wada ilaashado
Adeer meesha ku kala yaaca,yaakheen,yaakheen maaa làgu jirayaaa kkk
Waar ka daayaaa kkkk,waar ka daayaa.
Mar hadii u jirin nidaam oo maqaaxid kk ,dee adeeroow kala urda.
30 sano jahawareer ah.
Dalmida
Warkaan ma fahmin, ee ma waxaa laga wadaa Puntland inqilaab baa ka dhacay oo Deni warkiisa waa laga baxay…!
Sidee Madaxweyne ku yahay nin amirkiisa socon!!
Aniga iga rumaysta Puntland maaha meel nin amardiiday oo xoog ku joogi karo.
Taas yaan ogeyn, inay hubka dhigaan iyo in geerida qaayibaan bay u dhaxaysaa.
Taas Ilma Diyaano waa ogyihiin, ee xoogaa waxkale halaguu ogolaado ayey wadaan oo sidii Caare millions dolar qaado, ama sidii Galan wasiir hel etc….what i know?
Mideeda kale maxaa waxweyn ka dhigay ninkii xukumay ayaa la badelay ee Ciidanka waa sidiisii… Xilka wareeji PSF dhaxal aabahaa maahane.
LOP Nidaamka dawliga iyo Nidaamka qabiliga iska keenayaan waa caano iyo liin ama saliid iyo biyo.
Ciidankan hadduu ahaan lahaa ciidan qaran buuqaan wuu yaraan lahaa(Ciidan Somali oo dhan ah ayaa ciidan qaran noqon kara)Shidadaan 30 sanno ayaan aragnaa.Xalkeeda si qaldan ayaa loo raadinayaa oo qabiil ku dhisan.Sida maamulladu yihiin ma ahan federal,ma ahan qabali,ma ahan centralized waa silic iyo waali.
Ragaan idiin muuqda waligood ciidanka Puntland kama mid noqon ee waxay xamaali ka ahaayeen dekedda Boosaaso,Waxaa soo kaxaysay islaan ay isku beel yihiin oo xerada PSF qandaras ka haysata kana baqaysa haddii ina Dhiyano meesha ka baxo in qandaraaskeeda cunta karintu meesha ka baxayo.Tuutahan waa loo galiyey laakiin dadka Boosaaso oo dhan baa garanaya inay yihiin xamaaligii dakedda Boosaaso,Waxay ahayd ugu yaraan inay indha soo xidhaan sidii xildhibaanadii doorashada Muqdisho loogu qabanayey ee Somaliland ku magacawnaa
Somalijecel
Ha sugin in mardambe nin Xamar fadhiya in aabow dhahno oo hadhow wax ciidan qaran ugu yeeray afka naga haraatiyaan, caruurta kufsadaan, baraagaha iyo buulashana ka gubaan.
Kuwaan anagaa dhalnay oo waan aqaan saan u cinqaabo ama dambigii falaan meesha u raadsado.
Adeer ismaamul waxay ku dhaanto la waa, dhar kaa fog dhaxan kaa celin maayo.
Madaxweyne ii dhow, ciidan ii dhow, parleman ii dhow ayaan la xisaabtami karaa.
Federal deal or no deal.😮