MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar ku Qaaday Culimada Hargeisa iyo Arimo la yaab leh
Hargeisa ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa Weerar ku Qaaday Qaar kamid ah Culimada magaalada Hargeisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu si gaar ah u beegsaday Sheikh Cabdiraxmaan dheere oo dhowaan Khudbad uu jeediyey ku sheegay in Hargeisa lagu Arkay nin Qaba Afar nin oo kale.
Faysal ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka sheikha wuxuuna soo jeediyey in la eego Khudbadaha ay Culimadu Masaajida ka jeediyaan.
Sidoo kale wuxuu soo Qaatay hadal kale isagoo sheegay inuu sheikh kale yidhi “Mayd-baa La Kufsaday Kaasi Ma Sheekhbaa Anigu Kumaan Daba Tukadeen” ayuu raaciyey.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=49784
Subxaanalaah nin qaba afar nin aa oo shiikh cabdiraxmaan dheere ma wuxuusan hubin ayuu masaajid kasheegi lahaa
Waa wareey hargaysa waxa laga sheegayo mafiicna Walaahi mar hadii culimadiiba sheegeen
Jihaad haloo diyaargaroobo
Aaway alshabaab. Talibaan. Daacish. Hawl baa idiin taal
Faysal is right waa in wadaada laga eegaa lwaxay Ku qudbadaynayaan jimcaha .
Waxaa dhagaysanaya the average masjid one thousand dhalinyaro ah si yaroo fudud ayaa laysaga hor keeni Karaa iyaga iyo dawlada markaa waxaa abuurmaya (FIDNO)
It’s the duty of the state to protect its youth not to be radicalised, somaliland has a fantastic secret service and their track record shows that,that’s why Al shabaab has failed to establish an enduring foothold in somaliland…
Gedo land aka batty boy
Makhnuud bilaa akhlaaqaad tahee soo waydii hooyada aabahaa cidii uhaa ileen mareexaan la qarameeyaad tahee
Berigii siyaad bare soomaliya haystay ayaa reerihii laga tirada badnaa qaarkood loo sameeyey.
naturalized mareehaan
Wuxuu ahaa kalsame ninkii noo sheegay in gedo land ahayn mareexaan asal ahaan
Loona caayin mareexaan waxa uu qoro faraq boy gedo land .
Ilaahow Somaliland fitno ka ilaali. Aamin.
Kaahin ayaa runta ka sheegay, dhalinyaro shaqo la’aan ah radicalisation waa lagu samayn karaa, waxayna keeni kartaa distabilisaion Somaliland.
Wadaada tuugta ah oo raba in magac ku yeeshaan qaska Somaliland waa in kulli lawada xiraa, inta talo faro ka bixin…
Dadku waa Somali muslim ah, in diinta darteed dagaal loo geliyo waa sahal.
Qaswadayaasha Somaliland waa in geed dheer isaga xiraan, doofaarta Daacishka ah.🤓
Vivo Somaliland.
Land of punt
Saaxiib waa intaa AAD sheegtay dadku waa Somali Muslim…
Fidna si yar bay u bulaabataa waana ta ay somaliland dagaalka Kula jirto inaan waxa soomaliaya Ka dhacaya Ku soo siqin ..
Waar daanyeerkan Faysal Dhurwaa waa nijaas axmaarka ka jecel Somalida. Wiilkiisa Ciraaq waa kii ku dhintay. Waa qabyaaliste bakhtiyay oo maxkamad Suge ah.
Weerarkiisa culimada waa laa maxalla lahu minal icraab. Inta yar woqooyiga ku deggan tahay waa culimada wanaagga farahaya iyada oo daanyeerkan iyo muuse daanyeer Abaarso school u niikiyaan. Falkooda foosha xun waxaa sheegay ardaydii dhiganaysay. Weligiisa ka daayaa muusan odhan Abaarso hore u soco mooye diinitiina ceebee.
Culimada waxaan odhan lahaa xumaha jira ha sheegina inay caam noqoto mooyee
.
Dhacdadan uu ka sheegayay sheekha la sheegay waa mid laga fiicnaa inuu minberka ka sheego.
Allow na badbaadi
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somaliwayn