|

Axmed Madoobe Gudoomiyaha Kismaayo ka dhigay Gudoomiyihii Puntland ee Garoowe

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaaladaas.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha ayaa waxaa xilkan loogu magacaabay Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed.

Masuulkaan ayaa hore Xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Goboleedka Puntland, isagoo mar soo noqday Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Puntland xiligii Xukuumaddii Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole).

Sidoo kale, Col. Cumar Faraweyne, wuxu soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal xilligii XukuumaddiiCabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Alle ugu baryay mudanaha in uu u dhib yareeyo masuuliyada culus ee loo egmaday.

Dhinaca kale, Axmed Madoove ayaa Bashiir Maxamed Baahale u Magacabay Hanti dhowraha guud ee Jubaland. Sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu u magaacabay Cabdicasiis Maxamed Xasan Xisaabiyaha guud ee Jubaland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=49776

Posted by on Oct 30 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

14 Comments for “Axmed Madoobe Gudoomiyaha Kismaayo ka dhigay Gudoomiyihii Puntland ee Garoowe”

  1. Garowe iyo kismaayaba hadduu leeyahay maxaa la samayn karaa?
    Waxba lagama qaban karo laandheere mj
    Garowe anaa leh
    Boosaaso anaa leh
    Gaalkacyo anaa leh
    Kismaayo anaa leh
    Wardheer anaa leh

    Maxaa la iga qaban karaa?

  2. Faraweyne Kismaayo ayuu awoowgiisa 5 aad ku dhashay oo ku leeyihiin guryaha ugu qadiimsan Kismayo.
    Garoowe wuxuu ka dhashay beesha Ciise Maxamud oo dega Garoowe.
    Haddi jago qalad lagu siisey waxay ahayd tii Garoowe.
    Ilmo Faraweyne wa reer Kismaajo maxaa Garoowe madax uga dhigay..?.yaab.
    Somali iyo qabiil.
    Hallow Garoowe, Hallow Kismayo, Hallow Jigjiga, Hallow Garissa..kkkkkk
    War Daroodow Somali meel ka fariista..Somali qabiilka Daarood ayaa baray Daroodna iskuma jecla qabiil…yaab.
    Walaahi haddii Darood qori la isku dhiibo in xabad iska reebeen.

    Car caawa inta Dhulbahante hub siiso ku dheh soo gub Garoowe walle in xitaa caruurta daayeen, ama Mareexaan iyo Ogaden…true.
    Mid Hawiye ayaa ka yaabay sida Isku galayaan, markaas ayuu yiri: Aryaa waa dhasheen xaa loolahaa!!! Kkkkkkkk

  3. Kaaraha Kuukuuyo miyaa lagu
    Yeelan Kismaayo, XAWAARE WEYNE

    * JAREERWEYNE KAARE KUUKUUYO HEYSTO
    asba KISMAAYO waa heysan karaa

  4. TUKORAQ na waa la idiin
    Magacaabi aad u alalaastan
    Muuse Biixi.

    – Aqli GAAWEETO

  5. KISMAAYO tahriib baa lagu tagay, dad baa xoolo dhaqato ka ahaa, beeralay sidoo kale,

    Hadii xasaradaha iyo isku dirka umada laga daayo waa ku filantay MARYOOLEY…

    • Land of putland

      Mesha miyaad ka dhex shaqeysan adiga groupka aad madaxda u tahay

      Online 24/7 kaftan.com

      Waxa arkay maalin dhexdas ah adiga oo faanooyaa waa qoslay

      Laakin waqti aan ku feegaro aa wayay

      Buruhi putland lubaanta kaso guran jirtay waxa heesto

      Allshaabab maxa kaga saari waysay?

      Kuwa gobolada dhexe waxa lagu dhisa ciidan iyo qalab sida adiga ogu cunto beeso bilaash eeh

  6. Walaahi waa yaab qabridahare iyo groowe
    Axmed madoobe wuxuu qiray inaysan shaqo kulahayn dhulkaan

  7. Kkkkkkkk

    Qoöoyinka Qaar warba mahayan muqdisho oo somali oo dhan ka dhaxaysa yaa

    Madax ka ah degmoyinkeda waa un reerkii ku habsaday lagumana dhibo reer

    Unukaa leh harti taariikhda tan iyo tii horaba duqa degmada ayuu lahaa xata
    gobolka jubada hoose ayuu gudomiye gobol ka ahaa waa degaan beledka canaha

    Keena magaladana xoog u degan somaliyada cusub inta 4’5 laga gudbayo hala iska

    Samro

  8. Suldaanka oo Xaafadda Calanleey ku dhashay wuxuu ka yidhi magacaabistan kaddib caydhintii foosha xumayd ee Cali Baysteen tima jilic…….. ,,,,,

    Waar haddii uu diin iyo Soomaalinnimo aamisan yahay Mr kaba kuukuyu wuxuu magacaabi lahaa sidii Xasan Turki nin Iidoor ah ama Hawiye ah iwm laakiin waa daanyeer aanan aqoon dhaqanka Islaamka iyo kan Soomaalida.

    Sidaa awgeed waa inuu la biqleeyaa beenta dhabayaco iwm. Wakhtigayga dhabayaco waxay u badnayd xaafadda Fanoole iyo faatabakh been ah.

    Kismaayo wuxuu ka dhigay dhuxulayste dhillo ay ka hormaan kikuyu ……maxaad moodday nin abti u ah oo uu u magacaabay Guddoomiye degmo.

    Caqliga qabyaaladdu Soomaalidu waa midka ka reebay ummadaha.

    Dhabayaco Kismaayo way degtaa laakiin kama badna cagdheerta joogta Bosaaso. Waxaan sugnaaba waa Deni oo guddoomiye degma u magacaabo Bosaaso…….kkkkkkk

    Laandheeraan ahay kulahaa……

    Somalia adhax jabkan waxay kaga bixi kartaa iyadoo diinteeda u soo noqoto qudha deetana maamulkeeda ku jaangooyso yaa dadka ugu Allah cabsi iyo karti ama aqoon badan regardless of his tribe.

    Adduunyo

    viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. Ali Zubeer
    Commentskaaga markaan aqriyey adiguna diin wax kama ogid, waayo nin diin leh cayda waa ku ceeb.
    Wadaado sida adiga afkooda iyo uurkooda islahayn waxaan ka doortay, Habar shacabka codkooda waydiisata.
    Aniga maalinta Somalia dagaal u aadidoono oo in qori qaato ku qasbanahay; waa maalinta nooca adiga oo dhar Carbeedka ii xirta yiraado aniga ayaa idiin talin.
    Inta ka horeysa internet ka caytan.
    Ahmed Madoobe hadduu kabo Kikuuyo yahay iyo hadduu dhuxul shito waa: Awlul Amar Jubbaland, haddaad ugu tagto adoon Suldaan oranayn madaxa lagu jabin.
    Miskiin.👊

  10. Iftax
    Caruurtii baa iga koray oo bacdal shaqo waqti badan ayaan hayaa;
    Weliba 2 week fasax ku jiraa, sanadkaan xaafiis lama tago= dintance work, thanks to Covid19..kkkkkkk
    Buuraha Xargaga (Galgala) nin ku dhuumanaya waa miskiin oon dilay oo daanyeerta la nool…kkkkk
    Adiga reer adeerkaa oo 5 tuulo dega ayaa laga haystaa magaalooyin waaweyn sida Xaradheere, Ceeldheer, Ceelbuur, Mareeg, ma tirin karo.
    Meeshii aad iska dhicin lahaydeen nimanka caruurta idinka kufsanaya ayaad tuulooyinkiina soo haray sida Guriceel la gubayaa.
    Waxaan la yaabay; sababta idinka iskugu xoog weyn tihiin oo ciyaalkaas loogu tagi karin, mise Qadar baa amar bixisay??

  11. I mean:
    Weliba 2 week fasax ku jiraa, sanadkaan xaafiis lama tago= DISTANCE WORK, thanks to Covid19..kkkkkkk

  12. Ali Zibeer
    Aniga waxaan ahay real democrac, waxaan aaminsanahay in qofwalba oo muwaadin ah la waydiiyo: yaa rabtaa in kuu taliyo? Kan ugu cod batay talada loo dhiibo oo shacabka gacantooda isku dilaan…run
    Ma aaminayo nin qori iyo qabiil ku yimid iyo mid kitaabka ilaahay idin ku dhiqin yiraada oo ka been sheega.
    Sucuudiga kuwa haysta waxay ku doodaan in kibaabka ku socdaan.
    Aakhiro camalkaaga la aad adduunka inta joogno xeer ku dhaqano aan degsano.
    Xeerka ugu fiican waxaan u arkaa; in shacabka kulli cod siman ku leeyihiin cidda xukumaysa, ilaahow may Salafists sida adiga noo keenaan..kkkkkkk
    Goobta codbixinta ayaa noo balan ah ama yaan lagaa hub badan ee dagaalka wax iska celi..😀

  13. Dhib ma leh nin Soomaali ah inuu Kismaayo ka moqdo Guddoomiye, ,uhiimaddu waa kooxda meesha gaysatay ee A.Madoobe ma yihiin dad Soomaali ah amaba Daarood ah?… Waa Kikuuyo qalbiga qolofta Soomaali…

    Jubbalandtii la rabay aakhiruu u diray Geeda-naar…

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented