|

SAWIRRO: Madaxwayne Qoorqoor oo Booqday Ciidankii Casharka u dhigay Ahlusunah

Guriceel  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen waajibaadkooda iyo sida markasta ugu taaganyihiin difaaca ummadda Soomaaliyeed.

Ciidamada Galmudug oo taageero ka helaya Ciidamada Xooga dalka ayaa dagaal la galay Maleeshiyaad daacad u ah Ahlusunah kuwaasi oo dhowaan qabsaday magaalada Guriceel, Waxaana lagu guulaystay inay ka baxaan Guriceel.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=49748

Posted by on Oct 29 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “SAWIRRO: Madaxwayne Qoorqoor oo Booqday Ciidankii Casharka u dhigay Ahlusunah”

  1. Guul madaxweyne halkaa kawad

  2. Galmudug hawiye iyo daarood waa ka dalacday habargidir iyo mareexaan is dhaarsaday
    Kala cayriya awalba anaa kahortaagnaa habargidir qabsada ilaa baargaal fasaxbaa tihiin
    Walaahi majeerteen magaca habargidir ayuu kabaqaa

  3. Waa Ciidamadii Galmudug ee
    Jebiyay SUUFIYADII iyo MAHBARKII
    is watey.

    * Haddii la xeerin waayey
    XADKII ADEER XIRSI iyo WARSAME
    danbaa loo tagi BAARGAAL

  4. Dabshid
    Wallee farmaajo oo miskiin ah oo hiraab yare ah ayaad kuwaalataye war munaafaqadu waa reer bari wayne
    Waxa laga harsan la.yahay inaad fahantu isku day
    Hiraab rag kama moola
    Cabdiqaasim salaad
    Kaliya nin Kale yaa sheegi

  5. Gedo Land

    KKK

    Waxaad rabto aqri
    QALOW qalowgii Habar-Gidir
    wuu ka ilbaxay Mudulood

    Wax dhib ah oo u dhaxeeyo
    Majeerten iyo Mudulood
    MA JIDHO eebow

    Maxaa iga galey Xinka Galmudug iyo PUNTLAND
    Ma runbaad moodey Deni waa musharax
    War ninku wuxuu rabaa COD UU KULA GORGORTAMO
    BARBAARTA.

    – Doorasho ayaan ku jirnaa
    CODKA real KABLALAXna waa Tirsi
    Walaalaha GALGADUUD aniga ma gooyo
    KURSIGA VILLA XAMAR

  6. 8 sano gudaheed ayaan Mareexaan
    siinay 3 Rasalwasaare iyo 1 Madaxweyne

    Maxaan ka faa’iidnay
    KURSI BOOB iyo Macangagnimo
    Dagaal iyo Qaswade

    Why, because ayadoon lagu maxkamadeyn
    Tii ay Qabiileeyen ayaa la dhahey
    Bal nimanka hala dhaqan celiyo
    Kadaroo dibi dhal.

    We ( LEGOLAND) are business people

  7. Dabshid
    Warkaan dhuux!!!!!
    Daarood nacayb waxay la mid tahay USA ayaa necbahay, gartay in necbaato ee maxaad ka qaadi kartaa.??? Big quetion
    Hawiye Qoorqoor ayaa ugu aqli badan inta maanta siyaasadda ku jirta, saa wuxuu gartay Farmaajo gacanta ka dhunko oo dantaada ku gaar..run

    Dabshid adoo Hawiye in tahay la hubin waayo cid Hawiye katahay sheegan karin sida aniga oo xitaa Majeerteen hoos uga deyey oo Cumar Maxamud igu filnaaday..kkkkkkkkk
    Maxaad Daarood oo Hawiye maanta u taliya weligoodna u talin jirin ka qaadi kartaa? Nothing!

    Dalalka deriska Ethiopia haddaad tagto, Daarood ayaa kugu sugin, Kenya hadaad tagto, Darood ayaa kugu sugin oo gobolo Killilka iyo North Eastern u taliya,

    Somalia Darood dhulka inta badan haystaan. Run
    Tusaale; Jubbaland oo ah dhulka ugu qanisan ayagaa u taliya oo isku haysta, dhulka Koofur Galbeed, gobol Bakool Sare ula baxeen ku leeyihiin; Ceel Barde, Yeed etc..Guddoomiye parleman qaata diidaan.

    Somaliland heer Madaxweyne rabaan oo Guddoomiye parleman ka murmaan oo dhulka bar degaan.
    Galmudug Madaxweyne ku xigeen hoos ugama dhacaan.
    Puntland oo Somalia 1/3 dhulka ah in sharaxo uma baahni.
    Somali Darood mooyee inta kale waa minority..run
    Waayo dhulkii baan cabiray…Hawiye iyo Isaaq cabsi Daarood ayaan ka dareemaa haddaan la kulmo live ama internet Fadhi ku dirir ka doodno.

    Allah ayaa ku baday in gacanta ka dhinkato ama internet ka ooyso…!!
    Dabshid oohin Allah ayaa ku baday. Computer gadaashiisa ku ciil bax, aniga ayaa kuu fasaxay..run😷
    Daarood mooye Somali inta kale waa minority..sow aniga maanta runta kuma adimin???
    Awoowgood Darood ayaa ugu duceeyey: In adinka isciishaan mooyee cidi idinma ciisho…hadday midoobaan Somali inta kale waxay noqon raaciyo. Run

    Qabiilka anoo Majeerteen ah nacay oo Dabshid dabo waa yaab😮
    Haddii Somali qabiil jeclaano, aniga oo Daarood ah ayaa ku gacan sareeya, waayo dhulkii Somali 70% ayaa gacanta iigu jira..run

  8. Land of Punt

    KKK

    Markii iigu dambeysay Daarood
    Iyo SHAANSHI waxay Isla raaceen
    HAL DOON

    Hadana waxay iskula soo laabteen
    TURKISH AIRLINES

    Tiro koobkii dambana waxay
    Noqdeen 18% oo Xeyna hoos joogto
    Hargeysa, XEYNA HOOS JOOGTO MOGADISHU

    * AR BOOWE ma waxaad dhalatay
    DAAROOD CARARKII KA DIB

  9. Jubboland wuxuu Daarood ka degaa
    AFMADOOW, ee ma waxaad gaartey
    Waqtigii aad u sheekeyn JIDHAY caruurtaada

    Sorry Haddaan Fahmay
    wuxuu arkay anigoo leh
    ILAA BAARGAAL ayey socon Galmudug
    ( Markaas ayuu yeeriyey- BUUNKII AR YAA DAAROOD
    AHEYD DURYQSAY GALMUDUGE)

    War waan kaftamahayey ee iska daa cabsida

    * Ar Boowe waan ARGAGAXAY

  10. Djibouti ayaan ilaaway oo Daarood wasiir weligood ka shicin…waan la yaabay!
    Waxaa la ii sheegay; Somalida Ciisaha ayaa ugu badan, Isaaq iyo Samaroon waa isle’eg yihiin, Daaroodka ayaa ugu yar oo Harti u badan.
    Waxaa wax loo qaybsadaa Somali, Canfar iyo Carab.
    Taas xasuusta Darood Djibouti wasiir weligood lagalama murmin…kkkkk
    Hawiye weligood Djibouti liis kama soo gelin..sorry.
    IRIR la helow haddaan boorka laga jafin…..kkkkkkkkkk
    Allow Maxamed Ibrahin Cigaal janada gee, markii nafta u yaabay aasay wax IRIR SAMALE u bixiyey…I understand him.
    Minii la yaabo yasiinka ( Yasin wal quranul xakiim, inaka laminal mursaliin, tansiilul casiisu raxiim) sadaqalahu karim.
    Ilaahow intii dambi kaa daldalay ha igu daymaynin.
    Ilaahow kuwii naarta galay ha iga dacal yeelin.
    Ilaahow Somali qalbigooda burcad isku mari.
    Ilaahow nin xun madax ha uga dhigin
    Ilaahow dhashooda qurbaha jooga u badbaadi oo qabiil ka madoobee.
    Aamiin, Aamiin, aamin.
    🇸🇴✌️

  11. Kkkkkkkk

    Badar iyo beeso doon hadaa tahay mar unbaad ku dhacaysa shabaqa qofkani

    Sow maaha mahad salaad oo ku jira safkii ina farmajo ina fahad iyo Qoor Qoorkii

    Habar gidir horjogaha looga dhigay war USC ina farmaajo waa idinka adkaday ee

    kol haduu Quracdii guriceel geel ku Qalanayo ee iska guulwadeeya ilma gareen kk

    Dowladaha calamka oo soo dhoweyey dorasha puntland halka laga argagaxay

    Sida Qoor Qoor u gumeeyey USC

  12. Jabhad

    Kkk

    Adigu xariif ayaad tahey

    Warka iska qurxi oo Doorashada ka daa
    Kufsiga

  13. Dabshid
    Nin yahow in ciilantahay waxaan ku gartay; nin gob ah wuu ka xishoodaa ceebtii ku dhacday magac wax ku leeyahay, run
    ka waran nin ku faanay gabarbaan kufsaday, kaas shaah mala cabi lahayd?
    Xamar wixii ka dhacay aniga oo Daarood ah ayaa ka difaaca Hawiye oo iraadaa Hawiye looma saarin karo arinkaan, Run
    USC, SSDF, SNM, SPM, RRA, regime baa kala dagaalayey, haddii Xamar Mooryaan deriskoodii boobeen ama macal ayeeyoyinkii kufsadeen maato Somali ah, rag waa isdili jireen laakiin maato dagaalka kuma jirin.
    Waxaan ku doodaa dambigaas Hawiye ma gelin..cawaan baa gashay.
    Waa ogtahay Dowladdii Maxamed Siyaad in Daarod dumiyey.
    Hawiye in cawaan lagu sheego maalintaas ayey baxday oo wax Somali dhaqan u ahayn noo keeneen.
    Adigu Hawiye ma tihid; waayo ceebtooda ma sheegteen, xitaa doodaada waxay keentaa in dartaa Hawiye loo caayo.
    Dabshid ninyahow reerka Hawiye oo magacoodii dhulka ku jiiday iska daa ama noo sheeg cidda Hawiye aad tahay?
    Sida Cadaado, Hobyo godan, Maxamud, Iftax etc.
    Walaahi qofkii aqli leh wuu ogyahay inaad gun isqarinaysa tahay laakiin marka Daaroodka caydo ayaa Isaaq iyo Hawiye ka nafisaan Daaroodkaan meel walba biqlaynaya.
    War reerkaan Hawiye magacoodii waad ku xaartay..runtu waa taas.

  14. Adigu ma DHAMID in Daarood
    laguu Tiro

    Maxaa yeelay TUKORAQ oo nalka
    Garowe u muuqdo ayaad Cabsi
    La tagiweyday

    Markaas ayaad nooga sheekayn
    Nin Daarood ah oo ka XAMAASHO
    DJABUUTI

    HANA dambaajin Maskiin ayaad tahaye
    Tan kale soo ma ogid inay
    Shargii ay kala saxiixdeen Dowladihii
    IRIR Samale ee Xuduudyada
    Koofur iyo Waqooyi
    ( KAA HORTAAGAN TAHEY INUU
    MUUSE BIIXI soo Tilaabo Xadka
    Boocada

    – waa dhaqanka Daaroodka inuu
    Midka hoos joogo Hawiye, Caayo Hawiye

    Midka hoos joogo Isaaqna, Caayo Isaaq

    * DNA Jaberti ayaa idin ku jirto

  15. Dabshid
    Intaan fahan: Walaahi qofkii aqli leh wuu ogyahay inaad gun isqarinaysa tahay laakiin marka Daaroodka caydo ayaa Isaaq iyo Hawiye ka nafisaan Daaroodkaan meel walba biqlaynaya. Kkkkkkkk👎🏿
    War reerkaan Hawiye magacoodii waad wastay, nin ku faanaya maato ayaan dilay..
    Kaa waran caawa Bossaso haddaan waxa Daarood ahayn layno oo ku faano waxaan ka adkaaday Isaaq, Hawiye iyo Digil&Mirifle, waayo Xamar shacab Darood minority ahaayeen, raggu ha isdilo oo talada magaalada mid haku adkaado laakiin maato la xasuuqay nin ku faanaya, kaas magaca Hawiye ayuu istaaga ku wasay, waana Daanyeer.
    Haddaad cidda Hawiye katahay caawa sheegato, waa balan in weligay dambe ceebtii Xamar ka dhacday Hawiye ka dicaacin oo u saarindoono cidda aad sheegato.
    War Hawiye iyo Isaaqow gartay; Nin Daarood idiin caaya in hesheen laakiin nin ku faanaya maato ayaan dilay ma idin matali karaa??
    Daarood Maxamed Siyaad, Cabdulahi Yusuf oo xoog ku yimid iyo Farmaajo ayaa maanta ka taliya Xamar ee maxay tahay Dabshid Guusha ku faanayo iyo Dhabaab baan dad geeyey..ofcourse maato way qixin, maanta Guriceel qaxayaan.

    Dowladii Maxamed Siyaad, Mareexaan reer Diini ahaa la dumiyey, dowladda Farmaajo oo reer Diini ah ayaa qolkii Aabo Siyaad jiifa maanta oo kuu taliya..yaab.
    Hadana buu Dhabaab ka hadlayaa..!!!
    ” Nin aduunka joogoow maxaa aragti kuu laaban”..😏
    What fuck is that…? Atleast be a man and accept defeat.

  16. Dabshid
    Intaan fahan: Walaahi qofkii aqli leh wuu ogyahay inaad gun isqarinaysa tahay laakiin marka Daaroodka caydo ayaa Isaaq iyo Hawiye ka nafisaan Daaroodkaan meel walba biqlaynaya. Kkkkkkkk👎🏿
    War reerkaan Hawiye magacoodii waad wastay, nin ku faanaya maato ayaan dilay..
    Kaa waran caawa Bossaso haddaan waxa Daarood ahayn layno oo ku faano waxaan ka adkaaday Isaaq, Hawiye iyo Digil&Mirifle, waayo Xamar shacab Darood minority ahaayeen, raggu ha isdilo oo talada magaalada mid haku adkaado laakiin maato la xasuuqay nin ku faanaya, kaas magaca Hawiye ayuu istaaga ku wasay, waana Daanyeer.
    Haddaad cidda Hawiye katahay caawa sheegato, waa balan in weligay dambe ceebtii Xamar ka dhacday Hawiye ka dicaacin oo u saarindoono cidda aad sheegato.
    War Hawiye iyo Isaaqow gartay; Nin Daarood idiin caaya in hesheen laakiin nin ku faanaya maato ayaan dilay ma idin matali karaa??
    Daarood Maxamed Siyaad, Cabdulahi Yusuf oo xoog ku yimid iyo Farmaajo ayaa maanta ka taliya Xamar ee maxay tahay Dabshid Guusha ku faanayo iyo Dhabaab baan dad geeyey..ofcourse maato way qixin, maanta Guriceel qaxayaan.

    Dowladii Maxamed Siyaad, Mareexaan reer Diini ahaa la dumiyey, dowladda Farmaajo oo reer Diini ah ayaa qolkii Aabo Siyaad jiifa maanta oo kuu taliya..yaab.
    Hadana Dhabaab ka hadlayaa..!!!
    ” Nin aduunka joogoow maxaa aragti kuu laaban”..😏
    What fuck is that…? Atleast be a man and accept defeat.

  17. Dabshid
    Tukaraq raggii lahaa ayaa jooga waadna ogtahay oo raba in Somaliland ku darsadaan.
    Mise waxaad leedahay Isaaq baa Harti xoog uga haysta Tukaraq.
    Markaan aadnay waxaan isku daynay nimankii xabadda kululaa ee Dhulbahante in dhinaceena raacaan, kuwii rabay Somaliland ayaa fooda la gelin waayey, reer Bari waxay yiraadeen raggaan gurigooda jooga inaan dilno ama nadilaan uma imaan.
    Nimanka in Isaaq laga dhicinayo ayaan u nimi in ayaga isdilno u imaan ama nadilaan, waana lagu kala tagay..taasna waad ogtahay.
    You can’t defeat My argument…Kuye Tukaraq!!!!!! Oo meeday Laascaanood, mise Harti dhulkoodu waa Tukataq???
    Ujeedku wuxuu ahaa Harti in Labida-Gaatama oo Burco u muuqda la tago ayaguna in Goocada iyo Tukaraq tagaan, go’aankana Dhulbahante ayaa lahaa ilaa maantana leh, walle in Isaaq iyo Majeerteen midna lahayn.
    Waxaad rabo uga hadal internet Fadhi kudirir.⛄️☃

  18. Sorry ku celinta commentka.
    On dilay ma ogeyn.

  19. In diray

  20. Land of Punt

    Qaar garanaya baa igu yiri DABSHID waa MAXAMMED CARABKA Habiqlayso ee SHiikhaal… Ma aqaan meeluu qurbo ka joogo… Ma hubo…

    Wuxuu doono ha noqdee waa nin halkan u jooga inuu wax isku diro, yacni chip Tigre baa ku jira, qaybi oo xukuntii tplf dooddiisu kama sokayso…

    Kaligii ma aha waxaa Social Medhiyaha ka buuxa belaayo isaga la mid ah oo Soomalida un madax isu geliya…

    Dadka noociisa ah waa inj aan la sahlan, waa in laga daba tagaa oo waa la heli karaaye umadda laga qabtaa…

    Dhibka Soomaalida waxaa ka mid ah in masiibo ku dhex jirta oo ay arkayaan iska daawadaan inta ay ka halaagayso… War qoomkan Soomaalida boqollaalka Account u furtay ee isku dira yaa la sahlan oo ha la iska qabtoooooooooy….

  21. Boqortooyada somaliya

    Land of punt

    Ninyohow maantaan Majeerteen u garaabay waxaad u my caaradeen AABE Siyaad😂😂😂😂. RAACIYADAADII kuu tirsanaan jirey baa AABE Siyaad xeryihii kasii daayey

    Maantana waaba lagula doodayaa. Aduuuuuuun, rag SUMADII KEENADIID ku taal baa kula murmaya.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented