Doorashada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi iyo Xildhibaano Cusub oo la doortay
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota doorashada kuraasta gobollada waqooyi ee Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Somalia, waxaana la doortay kursigii 7-aad iyo kii 8-aad ee xubnaha ka imaanaya Somaliland.
Saciid Cabdi Xasan ayaa ku soo baxay kursiga 7-aad, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayey ee Jaamac Cabdilaahi Maxamed
Intaas kadib ayaa waxaa codeyn gacan taag ah loo qaaday musharrax Saciid oo helay 42 cod, waxaana markale uu noqonayaa Senatar ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa kursiga 8-aad ku soo baxday Naciima Xasan Xaaji Maxamuud oo heshay 30 cod, halka Muno Cumar Xasan oo horey uga fadhisay kursigaas ay heshay 13 cod.
Doorashada ayaa haatan sii soconeyso, waxaana la guda-galayaa afarta xubnood ee kale, isla-markaana ka haray kuraasta gobollada waqooyi ee Somaliland.
Sida ku cad waraaqda kasoo baxday guddiga hirgelinta doorashada gobollada waqooyi waxaa kuraasta dhiman Kursiga 9-aad ku tartamaya Cabdirisaaq Axmed Cali, Xasan Cabdi Gaas iyo Axmed Maxamed Siciid. Kursiga 10-aad Axmed Ibraahin Maxamed (Qorane) iyo Baashe Maxamed Ismaacil. Kursiga 11-aad, Deeqa Xasan Xuseen iyo Hodan Abokor Xasan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=48684
Aqalka sare horta muxuu awooda oo uu leeyahay waa 56 qof oo mushaar iska qaata qofkiiba 4000 dollars shacabkiina xamar geesaheeda ayay daadsan yihiin waa wadan qofkii xildhibaan noqdaba uu taajir noqonayo
Musuqmaasuq waa soomaali meheradeedii
Nabad iyo nolol
Afar xoogaga wadaniga ah ayay heleen
Siciid cabdi xasan iyo Sen.naciima iyo abwaan qorane shalayna lixdii senoter laba ayay kaheleen
Waxay isku heleen guud ahaan lix senotar
Shanta kalana mucaaradka
Marka mucaaradkoo dhan shan senotar nabad iyo nolol lix senotar kow iyo tobankii senotar saasaa loo qaybsaday
Aqalka sare waxaa haray beesha shanaad
Kabacdi waxaa bilaabandoona golaha shacabka
Maxaa oday lacag kadhargi doona
War Daaroodoow wax ka barta Demoqraadiyada Beelaha ama Mulkiilayaasha Caasimadaha xorta ah sida ( Muqdisho iyo Hargaysa).
Maxaa loo waayey Caasimad Daarood oo lagu nasto? Iska daaya Naqraaca iyo Safarka labada Caasimadood ee Irir Samaale !
Waxaad arkaysaa kuwa Ina Gumeed ilka yar iyo Dhulbahante oo ku leh Caasimadeena Soomaaliya ee Muqdisho ! Yaab oo maxaad ku darsateen Saraha Dhaadheer, Dekada iyo Airport iyo Canshuurta Hawiye ee sanadkii kasoo xaroota
1 Billion Dollars 💵?
Ina Gumeed ilka yar Mareexaan iyo Kuwa ay ku adeegtaan ee aan Dal iyo Deegaanba la aqoon meel ay ka tirsan yihiin sida Dhulbahantaha cawaanta ah Hadba shaxaad iyo qado u doonta meeshii ay doonaan…!
30 sano oo kale oo jahwareer iyo qas iyo foowdo Hawiye waa diiday marka sidaa Calaa adligeed Jaale Daarood nolosha wax ka baro faan iyo futo kala qaad iyo Been laydin ku baray ……. Ordahoo dhista Deegaanadiina oo dad iska dhiga bilaa Caleeg nooga fuqa kuleetiga aad na haysataan 🤣🤣
Wadanku waa Federal !!
maasha allah nabad iyo nolol is back 6 baan hlay so far i am so happy,caasimada iiga taga cidna kaga tagimaysee casimadu waa casimad somaliyed wixiin muruq iyo maal somali laheed muqdisha lagu miisay, lagu dhisan saran dhadheer eed arag somali oo dhan baa leh cidiin aan somali la noolan kareen in muqdisho dalka ha iskaga guurto,,waa sidaa an goboladii waqooyi ugu guulaysanay oo abida ah kuwii hawiyeh ahaan wax ku doonayey ee reer unaga leh doorashada somali oo dhan baa ka qayb qaadanaysa cidii somali doorato baa dalkan ka talin doonta insha allah
Hoos u godan awalba wacal ibnu sina ah oo aan xalaal ku dhalan baad aheyd,fir iyo farcana waxaad u tahay sheegad aan la aqoon meel uu halo abtirsiiyaga ,car waakaase sacad u abtiri oo meel gali.wacal sheegad ah oo aan abtirsiino lageyn.sacad waa ogaadeen,hadii loo abtiriyaaye. Waa ina amuudaan,hadii odayna loo raaco.. hoos u godan bal horta abtirso oo is caddee.midda kale iiga gunud baad ku dhalay.sheekada iiga gunud waxay baxday waqtigii uu suldaan cali yuusuf xukumayey magaalada hobyo ,ciidamada suldaan cali yiusuf waxay qaadi jireen canshuur waxayna u bixi jireen miyiga si ay u soo ururiyaan xoolo canshuur ah Si ay sandana hawlaheeda usocodsiiso ,marka askartu waxay aadaan miyiga waxayna fuushan yihiin fardo marka ay yimaadaan deegaan waxay soo abaarayaan guryaha marka ay hoodi yiraahdaan waxaa aqalka ka soo booda odayga reerka waxa ina la dardaarmaa afadiisa ama naagtiisa isaga oo leh. Baa heblaay “ iiga gunud” oo micnaheedu yahay ninkaasi wuu kuu tagayaage si fiican u qaabil oo iiga gunud wiil dirac oo daarood ah,odayga reer kuma marka uu dhameysto dardaarankiisa waxa uu ka xeynayaa faraskii uu arkarigu watay si uu usoo daajiyo,marka hoos u godaney aabahaa waxa uu ku dhashay iiga gunud,adiguna waxaad ku dhalatay ha dhaqdhaqaaqin dable xooggaa ku hayee.