|

Prof. Cabdi Samatar , Cabdi Xaashi, Wasiir Saalax Iyo Wasiir Dubbe oo loo doortay Aqalka Sare ee Soomaaliya

Muqdisho ( Kalshaale )  Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah maanta ka Bilaabatay Doorashada  Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

Kursiga 1aad ee sanatarada aqalka sare ee ka imaanaya gobolada waqooyi ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo 44 cod kusoo baxay, kadib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamayay oo ahaa Saciid Cumar Xuseen.

Saalax Axmed Jaamac wasiirka Dastuurka XFS ayaa ku guuleystay Kursiga 2aad ee sanatarada Aqalka sare , Waxaana  Saalax la tartamay Ibraahim IIdle Suleymaan guddoomiyii hore ee Maxkamadda sare ee dalka oo helay 12-Cod waxaa sidaasi kusoo baxay Saalax Axmed Jaamac oo helay 29 cod.

Dhinaca kale Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee JF Soomaaliya.

Tartanka Kursiga ayaa u dhaxeeyay labada aqoonyahan ee kala ah Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Prof Maxamed Maxamuud Alle bari waxaana 25 cod kusoo baxay prof Cabdi Ismaaciil Samatar .

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay Guusha Prof Samatar ayaa yidhi “Mar kale waxaa guulaystay siyaasadda mabda’a iyo mowqif ku sugnaanta, hal adaygga iyo damiir hadalka, Waa billawga saadaasha guusha isbbedelka soo bidhaamaya.

Prof Cusmaan Abokar Dubbe  Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleystay kursiga 4aad ee golaha aqalka sare ee barlamaanka 11aad ee dalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=48661

Posted by on Sep 29 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “Prof. Cabdi Samatar , Cabdi Xaashi, Wasiir Saalax Iyo Wasiir Dubbe oo loo doortay Aqalka Sare ee Soomaaliya”

  1. Well done abooto batuulo

    Somaliland agents are in the right place

  2. Well come Jaaliyadda Somaliland
    ee Koofurta Soomaaliya.

    Doorashadii Jowhar iyo Doorashada Xamar
    Waxay muujinaysaa in loo QUUS-GOOYAY
    INAAN LAYAAL MACANGAG FARMAAJO.

    Waqtigii Midgaha iyo Minority waa ka dhamaaday
    Xamar Cadde.

    * Tartan ama Tanaasul waaye
    Tubtay jeexday USC

  3. Villa Somalia aka Farmaajo oo dagaal xun la galay Cusmaan Abokar Dubbe laakiin Maxaa ka raacay?

    Congratulations to all Senators especially Dubbe… 🤣🤣

    Lixda Senatorada ee soo baxday hal qof kuma laha Farmaajo Qaswade.

  4. Dabshid.
    Midgaan waxa ah ninka qabiilkuu yahay sheegan waayey oo bilaa taariko ah.
    Farmaajo hadii laga guulaysto oo uu tago Dee kursiga dhaxal umuu helin awalba doorashuu KU yimi.
    Waxad u cabaadaysaana was isbaaradii iyo xaaraantii aad cuni jirteen.
    Wax laga guursado iyo wax lala derso midna tihidiin baantuu fooqal baantuu.
    Daarood ismaaciil a waxa jebiyey labada maamul ee tigreega u shaqeeya.
    Farmaajo waa nin Sade-daarood ah,dal iyo daba wuu ka dhashay ,adduunwaynuhna waa ogyhy halkuu gaadhsiiyey soomaaliya.
    Laakiin dhibaato wuu arkayaa ninkii damcaa inuu bahalo xukumo.
    Hablihii baa la gadaybaddii baa la gaday, xoolihii ummada la boobayaa aakhiro-moog.

  5. Farxiyo

    Ina adeer naga qalee nooh

  6. Kkkkkkkk

    Wixii somaliland la oranjirey maantay Go,aday waxaa ka sii daray kuwii difaaci jirey

    Ayaa in iilka midnimo in la dhigu u alalaasi well done siyasiyiinta ka shaqeyey

    Guusha gelbiska farmaajo iyo daarood ku jiqsigii waxay dhashay dorasho xalaal ah

    oo loo qabtay walalihii carooday kkkkkkkk adeer shalaad barataye wala shubi jirey

  7. Jabhad
    Kk

    Daaroodku ma waxaad ka waddaa
    Ninka jiifo Jikada Maamo Seynab

    War hanagu durin Inan Layaalkeena
    Axsaan uma hayo Reer Bari

    * Saqiir Majeerten sir la’aan ma dhinto

  8. LEGOLAND Region (HIRSHABEELE)

    Iyo Jaaliyadda Somaliland

    Waxay muujiyeed real Democracy election

    ‘ Meesha ma waxaad moodey Maqaayaddii
    Yarey Ee JABERTI ( sorry Majeerten)

    – anigu, ani wax waxan u tana sula
    Ader aderkay ( Xitaa Catuurtii Qurbaha
    ayay bareen HAGBADDII

  9. This is great news.✌️
    Kuraasta Somaliland runtii waxaa kusoo baxay rag Somalia iyo Somaliland difaaci kara.
    Waa aqoonyahaniin waxa ka hadlayaan og.
    My favorite leader; Cabdi Xaashi Cabdulaahi, again guddoomiyaha aqalka sare..
    I love it. Great man…
    Somali people have still chance to become free, federal and democratic society in Africa….vivo Maryooley.🇸🇴🖐

  10. Warkaan sxbkay Cadaado qaas u yahay; war xalay gudbay:
    Cadaado
    Sxb Dabshid baa igu qasba in Hawiye caayo marmar laakiin runtii Somali waa wada jeclahay.
    Ninyahow jileec igama aha ee dhiig Somali daadanaya maalin kasta ayaan nacay….run😟
    Sxb hadaad marka il iga rido anigana il kaa rido, adigana isha kale iga rido anigana Isha kuu kuu hartay kaa rido!! Sow laba indhoole oo wax qabsan karin noqon mayno….taas xoogaa ka feker.
    Ciyaalkaan cadowga u shaqeeya intaan la dilin waa la dilo kuwa wadaankaan madax ku sheega na horbooda oo raba in nagu celiyaan meeshii ku jabnay.
    I mean: kuwa Somalia hogaamiya from Gobol to Xamar.🇸🇴✌️

  11. Farxiyo
    Ina adeer Dabshid oo hadda xanuunsaday oo 20 nacayb qabiil waalay oo caawa Farmaajo midgaan ku sheegay hala hadlin ragga isku daa!! Fikirkaaga dhiibo oo Deni Zanjibaar oo Dhabayaco iyo Puntland xero ku ootay..kkkkkkkk iyo Iidoorka Laaska ku jalabutaynaya u jawaab..
    Nin cidda yahay sheegan karin Musqul ayuu ku jiraa..kkkk
    I Love gabadha Iftax, waa naagta i fahamsiisay waxaa lamayaqaan la xiiqsan yihiin. Hiraabow ku waashay.
    😆
    Xanuunkii madaxa galay wuxuu marayaa in Sade Darood ama Mareexan nimankii Ugaasyada ahaa oo Somali u talin jiray in Midgo ku sheego, walaahi in Midgo yasayn ee Farmaajo uma dhalan beesha Midgo oo jeclahay..
    Allow gabadhayda cad mid Midgaan ah ay jeclaataa, walle Lacag ugu dari laha, run🇸🇴

  12. Kkkk Farxiyo ereyga mid-gaan haddii aad afSomaliga tagaan waa.
    MID-KII-CUSLAA cay ma ahan aragtidayda.
    AAWAY WAXBAA LA BOOBAYAA?DOORASHO MA DHACAYSO.BEENTII LACAGTA LAGUSOO QAATAY AAWAY?
    Ummadaha illahay isku si caqliga uma siinin.Aniga 2021 midgaan iyo minority qof ay isaga qaldan tahay ayaa idin wareeriyay.
    Dabshid waa nin Cayr ah,habar-aji ah reer North London ah wuxuu ahaa taliyihii ciidanka NISA gobolka Banaadir.Cabdisalaan ayaa la yiraahdaa . Haddii qolo xumaan lagu sheegayo wuu dhuuman lahaa sababahan ogowgood.Waa un iftiimin ogaada.
    Yaa maqlay reer dhan oo la leeyahay reerkaas ma ahid?asalkiisii lagu muransan yahay?Sacad.
    Yaa yaqaan KAAMIL?1960 wixii ka horeeyay,gabdhaha waxaaa caado u ahayd in la iska kaxeysto gabadhoo xaamilo ah oo aan la mehersan la keeno la yiraahdo haday uur leedahay ee ii KAAMIL kkk ee meheriya.Wixii hadlaaya.
    1991 waxaan taagnaa jareer in lagu daray Saleebaan JAAJI loo bixiyay.kkk goob joog marqaati ah.
    Yaa maqlay GUULEED XADDE IYO SADDEX GEEDDI Haddaan dhaho ka warama intaas anigoo ay igu jiraan aan qolo kale wax ka sheego 2021 soo xoolonimo ma ahan.
    2019 ayaa gabar aan dhalay la soo doonay.Xamar abtigeed Abgaal Warsangali ah ayaan iri sii ninka markay iisoo waceen.
    Abtigeed wuu u diiday,waxaan ku iri sow Somali ma ahan?Sow islaam ma ahan?Ma dukadaa?Haa laakiin wuxuu igu yiri ninkaan waa SUCAAD?Waligay 2019 ka hor ma maqlin.Waxaan soo xasuustay mar 1980 gabar ila dhalatay uusoo doonay nin Ciidegale ah maanan aqoon Ciidagale oo reer Baydhabo ayaan ahayn tacab ka dib waa la siiyay oo Hargaysay degan tahay nin fiicanoo dhaqda wuu noqday.Tii baan soo xasuustay.
    SUCAAD waa sida DHAANIYAHA oo kale.
    Dhaaniye waa dad islaam ah oo la dulmo oo Warsangali Abgaal ay dulmaan,Sucaad na waxaa dulmo Agoonyar oo Harti Abgaal ah.In 2021 aan waqti ku lumino waa ayaan daro.
    Degaan marka ay noqoto abtiyaashay xagay dalka ka degaan?Dhuusomareeb qayb ah,Qayb Gaaljacyo ah,Cadaado,Hobyo iyo Matabaan ma adigaa minority dad ku sheegi kara.Nin dalka ka degan 10 degmo qaar gooni ii ah iyo qaar lala dego kaana badan ayaa minority ku sheegee.
    DABSHID WUU WAASHAY QABASHO MA LEH HADALKIISA.

  13. Hirshabeele waaba kuwa keliya oo ilaa hadda xubno dhamaystiran keensan waayey oo dagaal culus la sugayaa.
    Yaan maqlin ayadoo dhiig ku daadanayo kuraasta Horshabbele dhiman iyo weliba Galmudug kuwa dhiman….mark My word.

  14. Somalijecel

    KKK

    Abti adigaa i qankaro
    Waxaan kale waa waa MARYO CALASTII
    TIGRIYA BIYAHA KA DABO WADAY

    Markaan aniga iyo adigu difaacaynay
    Caasimadda Xamar iyo Xamar daye

    Isa soo diyaari doorashaan galeynaaye
    ama SAC BAQTIYAY ( Farmaajo)
    NAF KU AFUUF.

    * Tartan ama Tanaasul ama Tahriib
    Waaye Tubtay jeexday USC

  15. Somalijecel

    Kkkkk

    Bees Lahey camal waaye

    Sadax Geedi

  16. Somalijecel

    Kkkkk

    Abti CABDISALAAM waa saaxiibkay

    Lkn MAGACA ILAAHAY Maahi
    CABDISALAAM

    Mareexan iyo HABAR-AJI isma arkaan

    Almiino NIN REER Caroole Axmed ah igu sheeg

  17. Somalijecel
    Caawa Dabshid ayaad aakhiro u dirtay xagga kaftanka golaha asagana kuguma inkirin..yaab
    Hadda ka hor Mudulood ahay afkiisa ka hayaa, dadka Sheekhaal ku sheegaan.
    Caawa waad u abtirisay oo xitaa magiciisa Cabdisalaan ku sheegtay…kkkkkkkkk
    Maxaa u diiday Cayr-Habar Eji ahay in yiraado, yuu kabaqayaa.?
    Goormaa Cayr iyo Habargidir gun noqdeen la qarsado in magacooda lagu soo galo goob fadhi kudirir.
    Cadaado caawa saqafka soo taaban oo magaaladiisa wata iyo Aniga Majeerteen sheegan oo Cumar Maxamuud Jooga.. Kkkkkkk
    Waxaanu waali ka badan!!! Maxaa nin Cayr ah Hiraab ku dhajiyey? Hadana Mareexaan walaaha Galguduud cuqdad ugu qabaa?
    Moobleen Jareer-Sanbuur Cusmaan iga dheh..kkkkkk😜

  18. Gabdhihii Somaliyeed Carab, Turki, gaalo iyo Bantu ayaa guursada markaas ayey wiilal Somaliyeed magac qabiil dartiis ugu diidayaan, ma dadkaas ayaa fiyow?
    Dabshid xitaa qabiilkiisa in sheegto ka xishoonayo in lagu caayin oo kaftanka ka xirim, ayuu Hiraab ku rafanayaa…this is assence of clanish mentalty…
    Taas waa qabiilka iyo dhibkiisa, hadaadan adoo meel iska fadhiyo oo warmooge ah oo waxba galabsan aano qabiil laguu dilin.
    Qabiil jecle aan qabiil lahayn!!!😮

  19. Who is that? Qabiil jecle aan qabiil lahayn????

  20. Soomaali-jecel.
    Mahadsanid walaal.
    In feker nadiif ah lays waydaarsado waa sax,laakiin waxa reeban cayda 24/7la caayayo qabiil.
    Dabshid wixiisu dood maaha, hadal ragna maaha waa oohin.
    Balse jawaab KU filan adigaa siiyey ciilqabahaas

  21. Somalijecel

    Dabshid HG buu aniga iila egyahay, lkn su`aashu waxay ka taagantahay maxaa isaga qasay Farmaajo iyo Mrexaan?…

    HG iyo Mrexaan waxa ay isku hayaan wax ka badan kana wayn baa ka dhexeeya…

    -Waxaan is waydiiyaa berigii Xasan Sheekh dalka xukumay wax Abgaal ha la laayo leh oo colaadinaya meedhiyaha kuma arag, xitaa kooxdii Kablalax ee sidii la ogaa Xasan ula jihaaday.. Waqtigii Sh Shariif isna ma maqal… Waagii C.Llaahi Yuusuf iyana ma maqal wax leh Majeerteen ku jihaada iyo ha la laayo… Arrinkaa waxaa ugu danbaysay waagii uu M.S.Barre AUN dalka xukumay waxayna soo noqotay hadda oo uu Farmaajo joogo, yacni Muslim iyo Mrexaan iyo ha la laayo oo ha lagu jihaado Mrexaan si Farmaajo loo saaro… Markaad u sii fiirsatid ruwaayaddan waxaa kuu soo baxaya oo Farahoodii ku arkaysaa AARAN-JAAN, ugu yaraan iyagaa askumay cid walbaa si ha ugaga faa`iidaysatee…

  22. Land-of-punt.
    Inaadeer anigu dhinac walba waa n u ridaa xabada.
    Waxanse ciil igu dilay waxa Ina kala qoqobay oo aynu Hal difaac u xidhan waynay?
    Waar odayaashan tigreegu keensaday maamulada Naga qabta.
    L/of/punt.inadeer.
    Dhabayaco iyo cagdheer oo dhiigga lo’du KU Duran yahy baa ilaahay tol nooga dhigay.
    Waa kuwaas usc Soo hubaynaya.
    Nejis sayn leh.

  23. Kalsame

    Maskiin
    Mareexan xaguu xukumaa
    Waa ayaga Biyo la’aantu ku heyso
    Buulo XAAWO

    War ma ninkaan la joogo MURUSADAHA
    ee Hiraabku ka mabnuucey
    – Doorashadii iyo Talo Koofur
    – Ciidamadii iyo Amaankii Dhul Hawiye
    – TV iyo Radios Mogadishu
    – Airport iyo Dekedahii Hawiye

    – Xitaa wuxuu gabey WAREEGTADII CABDILLE SHIDEEYE
    ayuu ee WIIFTADA AHAA,
    GOB HADDUU yahey wuu dhuuman
    Lahaa lkn DNA JABERTI ayaa ku jirto

    Waa nimanka Hotels soo dhoobtey
    30 sano oo Qaxooti iyo Nairobi ah

    War orda sida ISAAQA sameysta Caasimad
    Sidii Tuke hana kortaagnaninee

    * oo adeerow maad Tuulada yar
    ee GAAJO-WAAQ ee dariiqa yar dhex maro
    ku kala maamushid markaad leedahay
    Dhul Hawiye ayaan Canshuurta u tirin

    * Tuke leh anigaa diley
    RAQDA LIBAAX HEYSTO

  24. @LOP kkk Maya aakhiro uma dirin waxbaan tusaaleeyay oo aan tusaayay 2021 in hore loo socdo.
    Hadda ka hor ayaan u balan qaaday in aan DABSHID ifa hiilin tuke keed saaran(Daarood)Waana balan in aan HAWIYE ufa hiilin Daarood marka si garasho leh,Somalinimo aan caadifad lahayn ayvisu qabtaan waliva HAWIYE la safto,sababtoo ah HAWIYE ka fiican Daarood.
    @Dabshid waxba nooma xeerin,waxani beri bay dhamaan intuu noo miisay waa u 3 jibaareynaa.
    Caadifadda hala yareeyo waa la heshiin doonaa.
    Nin saaxiibkay ah HABAR-JELO ah ayaa I yiri waar nimankan magaca dib haloogu nowdo dee waa MARIIXMAAN WAAR NIMANKU CULUSAA KKK.
    Waxa intaa naloo marinaayo waa Farmaajo oo aan wax aan ku haysanaa aanay jirin.Kaligii ayaa iska yureynaya HAWIYE KABLALAX ISAAQ ETC KKKK
    LOP Ankee qof anaga ah ms arki karo.
    War ninka aan idinla lagadnee wax gar ah inoo keeba bilas calaykum.
    @DABSHID KKKK SOW SIDAAN IMA CAAYAYSID MARKAAN MUSUQ DIIDO KKKK.

  25. Somalijecel

    Abti

    5 millions oo LAFTAGAREEN
    Ma waxaa laga soo aruuriyey
    Masaajid

    5 million oo QOOR QOOR
    maxaa laga keenay DEKEDDA GEDO
    sorry HOBYO

    – abti ninkii isku dayey inuu sidii
    Adeerkii Kursiga boobo miyaad
    Musuq maasuq diidey

    Allaa Kariim
    Bal tag UK Parliament ee dheel
    Kursi boob maxaa la dhaa

    – Hadda waa howlgab ee ha iskala
    Jiifo Jikadiisa

  26. Allow hanagu soo jeedin
    Hawiye xisaabiyay Xoolihiisa iyo xoogisa

    @ Jabhad

    Sxb maad naga YUREYSID
    adigaa reer magaal ahaaye

  27. Horta maxay Jaberti (sorry Daarood ku )
    u Xanaaqsan markii la dhaho waxaa la
    Xisaabin XOOLAHA CAASIMADAHA IRIR SAMALE

    Socoto xanaaqi iga tagbaa u dambeyn

  28. Farxiyo
    Kkkkkkkk
    Darwiishad..KKK
    Dhiiga lo’da ayey Somali u baahantahay, rag xoolo ah oo qabiilkii ka suuray.
    Maalintaas ayaa Somali people nolol helin.
    Meeqa sano ayaan reer hebel isku dilaynay.
    Ilaa maanta kama jawaabi karo markaa Turki iyo Europian i waydiiyaan, maxaad isku dilaysaan, qabiilkii waan fahamsiin waayey macnihiisa. Run

    Ma maqashay sheekadii. “” Nin noqon ah oo xoolo qowsaar u ah, naag ogaatay in ninkaan war aqoon, qorax xuna waa jirtay, intay luuq la gashay ayey boor ka kicisay” kkkkkkkk
    maalinta dambe ayey u yeertay oo ku tiri: Waryaa kaalay, sidii shalay ma rabtaa? Wuxuu ugu jawaabay; aniga sidii shalay oon igu qabtay..kkkkk.😁
    Qabiil iyo tolbeelay Somali oon ayaa nagu qabtay. Cagdheer iyo Dhabayaco ayaan ku raacsanahay in daanyeer Farmaajo oo raba dictatornimo iyo Kacaan2, in dalka laga buriyo oo macal eedo Maana Iisho loo dhiibo, taas waa mustaqbalka caruurtaada, yey kaa hoos bixin.run
    Adigu waad dhiman ee maxaad ka dhiman oo dhaxal Somali ah??? That’s is the big quetion.🖐

  29. Ninka waxaas ku hadlay miyaa fiyow “” Horta maxay Jaberti (sorry Daarood ku )
    u Xanaaqsan markii la dhaho waxaa la
    Xisaabin XOOLAHA CAASIMADAHA IRIR SAMALÉ””
    Xagey joogaan IRIR SAMAALE….??

  30. Imaam dabshid

    Salaan qaaliya gudoon

    Waxaan Ku waydiiyey washamsidii aarmaajo goormay dhamaanaysaa oo aad doorashada qabsanaysaan ragii Somaliland Ka soo shaqatagay waa kuwaa hawshoodii dhamaysataye guryo badanina waa Ka qabyee

    Abooto batuulo
    What a generous madam she likes to accommodate as many men as she can by any means necessary

  31. Kaahin

    KKK

    Wax u dhiman oo ah
    Raganimo majirto

    Waa meeshuu dhigay
    Faysal Cali Waraabe

    ( JIRAC/WARIIRI Maradaa lagu dilaa).

    – SARIIG mahel Ninku

  32. DABSHId

    Gabigaaguba Khaariju mawduuc baad tahay… Halka lagaala hadlayo meel aan ahayn baad isku qaaddaa mar walba… Wallaahi waan u fiirsaday doodahaaga niicda ah ee bahda dilan…

    Bal dib u aqri waxa ay Farxiyo ku tiri, waxa uu Lop ku yiri, waxa aan anigu iri, oo jawaabahaagana dib u aqri… War horta maskixiyan Ok ma tahay?…

    Anigu ma Mrexaan baa meel xukumaan ku iri?… .

    -Ta kale Soomaali way is taqaane horta ma Ingiriis baad u sheekaysaa?… Dadkan aad had iyo jeer durayso ee Daarood adoo is qarinaya waa la yaqaan, taariikh ayna lahayn Soomaali ma leh, mid ayna lahayna ma yeelan doonto… Alxaqiiq…

    Hadda ka hor baa nin kugu yiri waan xasuustaa, dabshid intuu baaray oo baaray buu beeshiisa taariikhda Soomaaliya hal ruux oo kaga jira ka waayay, markaasuu dagaal ba`an kula jiraa isla Taariikhdii Soomaaliyeed tii hore iyo tii dhexe… kkkk

    Aragti xumada iyo cuqdadda waxaad uga dartay af-soomaali xumada iyo xishood la`aanta…

  33. Land of punt.
    Goormuu dikttatar noqday farmaajo doorasho xalaal ah Buu KU yimi hadii laga guulaystona wuu baxayaa.
    Qabiilka keliya ee maalinta ay jiq KU noqoto yaa-darood aheey yidhaahda waa dhabayaco.
    Soomaaliya qabiil baa ka shaqeeya,been yaan laysu sheegin,iyo wadaninimo afka baarkiisa ah
    Habeenkiina Uhuru kenyata loo wargeeyo.

  34. LAND of PUNT
    sxb DABSHID
    aniga xita haya
    Facebook
    giisa oo si wanaagsan u soo
    helay xogtiisa
    @somalijecel
    qiyaas taa
    waad la habowday
    DABSHID
    waa reer west London
    wuxu degan yahay xaafada southall layidha
    waana shiiqaal
    kasii ah loobegey
    kasii ah caagane
    buubaal caagane
    LAND of PUNT
    taas aniga xaqiiq kuu haya

  35. Dee wax kale oo dadnimo ah oo lagu faano ma jirto kkkkkk
    Waanu badanahay ayaa noqotay sharafta iyo waxa kaliya ee kan kale loogu faano.kkkkkk
    Adna waad yartahay ayaa ah waxa kaliya ee lagu takooro Somaliga kale si xaqiisa loo dhaco oo looga eryado wadankiisa.
    Waa dhaqan Mooryaaneed noqday qaab lagu xoogsado.

    Misgiin Inangumeed Somali,wax kale oo u ku faano ma ma haysto.

    Dalmida

  36. Kkkkkk

    Duqii dabshid ahaa waa lagu yaacay walow uu ka sheqeyo mashruuca qabyalada

    Somaliyada cusub hadana waa midnimo doonka beesha daarood markuu daarood

    oo dhan caayo habeen iyo maalin dad aan iska warqabin buu si dadban u mideya

    Ee duqa daaya

  37. Xeraale
    Waa yaab sxb, hadduu Sheekhaal yahay sow Fahad Yasin Sheekhaal maaha, muxuu shalay u lahaa Dabshid ; Hiraabow Iyo Hawiyow Fahad Yasin iyo Farmaajo tixriila oo Hobyo Godan isku jiibinayeen.
    Aniga aan lahaa Sheekhaal waa Hawiye iyo maaha isqabadsiiya.
    Muxuuse hadduu Sheekhaal yahay isku qarinayaa ilaahayba ma qarine.
    Macal Rooble, waxaa dhalay Caagane Looboge.
    Waxa isku qarinayo uga har, gun ciilan uga har, hadalkii Iftax uga har!
    Maxaan kula kaftanaa? Yaan u dilnaa?
    Harti, Kablalax, Daarood baa isku tufa, Habargidir baa isku tufta.
    Iidoorka didsan, ayaan marna lasoo dhaweeya marna dhagaha laga jafaa kkkkk
    Cadaado iyo Hawiye Qaarmadoobe, Farxiyo iyo Dhabayaco ayaa yaabay!
    Muxuu yahay ninkaan Hiraab iyo IRIR ku waashay, yuu ka baqayaa?
    Darood miyaa isyaqaan, waa maroodi, takar saaran miyuu war ka hayaa?
    War culumada Sheekhaal ha ugu gafin! Rati dameer ka raad qurxoon👊
    Cidda aad ku sheegtay sharaftoodii dhulka ayaad ku jiiday.

  38. Farxiyo
    Tiisa daryeelaa midkale ku dara, bal afartii tuulo Dhuloos meel ku sheeg.
    Qiro in Isaaq talada u dhiibateen, Dhabayaco dagaal ma rabto in maatada nolol helaan goosanay, maxaan bacadkii Sool ugu dhiman oo Mahad Canbaashe keeb la yuururo. Dhabayaco aqoon, ma rag waxa u dhimanayaan aqoon ayaad mooday?
    Baayo Somalia waa federal, dowlad Xamar fadhida oo dadka gobolada sanka ka tosha, walaysan dib usoo noqonayn.
    Farmaajo waa dictator kuma oran in dictator noqdo ayuu isku dayayaa, wakaase doorasho xalaal ha qabto.
    By the way; Dhabayaco Sayid Maxamed soo dhaweeysteen oo madaxa ka tumay.
    Siyaad Bare soo dhaweeysteen oo madaxa ka tumay.
    Farmaajo soo dhaweeysteen oo 4 sano wax ula harin.
    In Baraagaha marlabaad ka gubin hadduusan ceelasha ku gurin waan hubaa Farmaajo hadduu helayo.
    Freedom, federalism and above all democracy waxaan ahayn nama galaan, haddii kale waa ninka laga xabad kululaado. Kkkkkkkk
    Vivo Dhul Udug✌️

  39. Farxiyo
    Dhabayaco maalinta dagaal lagu qasbo, geeri kama baqaan, waa ninkii dersay taariiqdooda.
    Jaale Siyaad, Sayid Maxamed, Talyaani iyo Engriis ayey caburin ka yeeli lahaayeen, ama 500 Alshabaab Garacad iyo Garmaal nafti hure ah ayey uga cararilaayeen.
    Sida Hawiye ogolaan lahaayeen in Alshabaab adoonsato.
    Baayo Iidoor iyo Dhuloos wada qayilaya maxaan ugu dhex dhiman!
    Guuto u dhigmaa wiilka Dhabayaco meesha xun ee birta dhiig leedahay, nabad iyo martisoor gobanimona cidi ugama horeyso…waa wax soo baaray, faan maaha.
    Maanta la joogo mustaqbalka Somali iyo midnimadooda u taagan yihiin ninkii dhuuxa waxa rabaan😎🇸🇱

Leave a Reply to Kalsame

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented