Hargeisa : Suldaan Weerar yaab leh ku Qaaday Xildhibaan iyo Dhaawaca uu gaystay (Daawo)
Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaan Saleebaan Boqor ayaa goordhoweyd weerar gacanta ah ku qaaday Xildhibaan Axmed Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland waxaana uu madaxa kaga dhuftay HANGALOOL ( Budh ).
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Suldaanka ayaa dhibsaday jawaab Xildhibaan Guruuje oo ay isku ardaa yihiin ka bixiyay hadal uu hore suldaanku ujeediyay oo ahaa in Korneyl Doolaal yahay dembiile.
Xildhibaan Guruuje ayaa markaasi sheegay in Suldaanka aysan jirin cid dooratay, Wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay Cad xun oo ku yaala beeshiisa, Hadana aan la goyn Karin.
“Qurux kuuma sidan karo, Mindi kuguma Sari karo , Sanka Buro ku taalaay, Maxaan kugu sameeyaa “.
Xildhibaan Guruuje ayaa hadda lagu dabiibayaa Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa, Waxaana Sawirro laga Qaaday ay muujinayaan Dhiig badan oo Madaxiisa ka socday.
Alle ha caafiyo.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=48650
Kkkkkkk suldaanku waa mashiidiyo dhagax ayuu madaxa kaga dhuftay somaliland dimoqraadiyad run ah ayaa kajirta
Sida abaarso iyo waxaan lasheegi Karin
Gedo-Land: Reerka Somaliya oo dhan ugu wacan waa Mareexaan, Lkn, reer waliba waa leeyahay shaqsi -ama laba la xanto.
Shaqsigan isku magacaabay Gedo-Land wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka la xanto, ee mareexanka sheegta.
Qofku hadaanu Dhaqan lahayn, oo Diin lahayn, oo Dadnimo lahayn, oo Anshax- iyo Dareen lahayn muxuu noqdaa kaasi?
Maraa waaxid. Suldaaanku aad buu iila khaldan yahay. Waa inuu mandheeeera liinta ku cabaaaa,
Aniga waxaa nimankaas Isaaq iigu dambaysay markii yaraa Xamar joogay in faraha indha kaa geliyaan oo diintaada iyo waalidkaa caytan, weliba lagaa celcelinayo nin kuu baxbaxsanaya.
Reer Banaadir mar haddaad adoo sanka sanka u saaray oo gacana baacinaya arkaan, dagaalkii waa bilaabmay, hadhow meeshii feer celis sugeysay, waxaad maqlin ” war dee wuxu cawaandisanaa, sow kan xanaaqay”” kkkkkkkk
Isaaq booto ka bexe oo dhiig la iska keenin hadal dartiis…kkkkk
Hadda ka dib marka Faysal Waraabe yiraado Garoowe gubin ka rumaysta, war nimankii Iidoor gacan qaad bay barteen mar haddii Suldaankii madaxa wax jabinayo..kkkk😮