|

DHEGAYSO: Hoggaamiyaha Jarmalka Maxaad ka ogtahay kadib Dhirbaaxadii ku dhacday Angela Merkel?

London ( Kalshaale ) Dalka Jarmalka waxaan weli kala caddeyn qofka noqon doona hoggaamiyaha dalka dhaca galbeedka Yurub, kaddib natiijadii doorashadii Axaddii dhacday ay muujisay inaanu jirin xisbi si buuxda u helay aqlibiyada.

HALKAN KA DHEGAYSO

Waxaana socda wadahadallo xisbiyada waaweyn ay la leeyihiin kuwa yar-yar, si ay u soo dhisaan dowlad.

Warbixintaan waxaa London kasoo diray Henry Ridgwell, waxaana soo jeedinaya Wariyaha VOA Nuur Hassan Nuur.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=48640

Posted by on Sep 29 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented