Laascaanood oo Caawa lagu dilay Cabdilaahi LabaGole
Laascaanood ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kazoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa ka dhacay magaalada Laascaanood, Kaasi oo lagu diley Alle ha u Naxariistee Cabdilaahi Labogole.
Cabdullaahi ayaa Somaliland ugu macagownaa a Gudoomiyaha Komishinka Doorashooyinka ee Gobolka Sool, Waxaana la sheegay inay dileen dabley Hubaysan.
Magaalada Laascaanood ayaa Marar badan marti gelisa dilal Qorshaysan iyo Falal kale oo Amniga ka dhan ah, Balse Gobolka Sool ayaa ah halka ay ciidamada ugu badan ka Joogaan Somaliland.
Mana Ma Jirto ilaa hada iyo Warbixin dheeraad ah oo la Xidhiidha dilka ka dhacay Caawa magaalada Laascaanood oo kasoo baxday Laamaha Amniga iyo Ehelada Marxuumka.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=46653
Ilaahay ha unaxariisto marxuunka laakiin shaqada Uu ugu magacownaa Kuwa Nacaybka soomali nimadu madax martay ee beesha isaaq Wuxuu kahaa gobolka dhashii Daraawiishta Xaaraan xaaraan keensatay isla Ucid iyo kaci baana kusoo laba kacleeyey
Soomaali aad jeceshiin majirtoo la ogaaye isaaq nacayb ayaad iskugu xoqdaan laakiin maxay kuugu taal hadii aniga lagagakaa jecelyahay xamar oo calankayaga inta gacmaha laguwada xidhay haday inanyar oo yar oo xamar talxiis utagtaa ka soo degto aadan cadde cameraduhu soo wada duubaan waa reer somaliland Masha allaah xamar ay timid kkkk hadana calanka xamarsudhan qofkaanu ku arakno waa mandheera Iska nasta anagaa markii hore xamar idin gaynay hadana idinka soo Celine ilayn hadaad awoodaan idinkaa calanka. Buluuga Ah hargaysa ka taagilahaa sidaanu sool iyo sanaag meelaha aad ka degtaan uga taagnay farmaajona wuu imanlahaa