|

Sawirro: Madaxwayne Farmaajo oo Tababar usoo Xidhay Saraakiil iyo Ciidamo kala duwan

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil  iyo Dufcaddii 4-aad ee  Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha hore.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada maanta qalinjabiyey looga baahan yahay in ay hormuud u noqdaan qorshaha Qaran ee dhismaha Ciidammada Qalabka Sida, safka horena ka galaan dagaalka lagaga xoreynayo dalkeenna argagixisada.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka, qalabayntooda iyo tayeyntooda, si dib loogu soo celiyo cududda iyo tayada ay ku tilmaaman yihiin Cidiimmada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in dowladdu ay ku guuleysatay barnaamijka tababarka iyo tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka, iyada oo dugsiyada tababarka ee gudaha dalkeenna lagu leylinayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno hanan kara tayeynta iyo hoggaaminta Ciidanka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga dadaalka ay ku bixiyeen in saraakiishan lagu carbiyo dalka gudihiisa, waxa uuna xusay in xiriirka u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya uu yahay mid ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi mug weyn.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga  Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabbaas Amiin Cali, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=46630

Posted by on Jul 31 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Sawirro: Madaxwayne Farmaajo oo Tababar usoo Xidhay Saraakiil iyo Ciidamo kala duwan”

  1. Maskiin Jiko jiife ahaa

    Xil iyo xoolo nooma heysid ee orod aad
    Tuulooyinkii Tolkaa

    Wiilasha hanaga barin KURSI JACEYLKA
    iyo Dictatornimada.

  2. Hargisa oo noqotay hooyga Lgbtga kkkk
    Hooyga khaniisyada iyo lesbian.
    Cay maaha,beena maaha.
    150 qof oo khaniisyo ah ayaa la hayaa.
    Maxkabadihii ayaa yaaban. Xalbaa loo waayay.
    Nin carab ah oo 4 nin ku qaba hargisa ayaa xidhan.
    Maxaad ku talin lagayd?
    In dadkaasi la laayo,mise in la xidhi?

    Walee halis ayaa lagu jiraa.
    Hala xidhi meelaha laga maal galiyo dadka waxan ku hawlan.
    Dalmida

  3. Waxa layla dagaalamayo waa ninkaan ina farmaajo maxaad utaageeraysaa
    Iidoor mbb waa isku mid

  4. Gedo Land

    Waan arkay dhaartaada , waanan aamminayaa in aad tahay beesha maaddaama aad dhaaratay…

    Haddaba sxb ciddaad doonto ahoow laga bilaabo waxaan kuu haystaa in aad tahay reerka…

    Su`aashu waxay tahay marka aad beelaha caayayso ma waxaad uga jeeddaa in beesha halkan lagu caayo, illayn beel la caayay beel la cayay bay leedahaye?…

    -Jaalle haddii aad fiyawdahay waxa aad qorayso ka fiirso, oo siyaasadda iyo beelaha kala saar… Ha noqon sida dadka qaarkii oo aan isku kalsoonayn…

    – Soomajeeste aka Somalijecel

    Adigu dhiiggii adigu ma caytantid lkn dhiiggii iyo qabkii beeshu kaama muuqdo, waxaad kaloo been ka sheegtay waxyaabo badan oo na quseeya iyo taariikho badan… Waan hayaa dhammaan iyadoo rikoor ah…

    -Waxaad u rukuucdaa kuwa caadaystay in ay beesha halkan ku af-lagaaddeeyaan 24/7 ood waliba abtiyoow-daa ku haysaa… Kama gubatid beenta iyo qubxiska iyo dhaga hadalka toona… Sidii yatiin baad abtiyowdaa ku haysaa iyadoo sarwaji lagaa saarayo… Sidaa awgeed u malayn mayo in aad tahay… Bal adna soo dhaaro, waan ku aamminiye…

    -Ninkii Marexan ah oo beel caaya ha ogaado inuu Marexaan cay u soo jiiday… Ha la gobannimo doodo ragoow.

    Wixii aan ku qaldamay ha iga raalli ahaadeen Jaallayaal…

    — Meeshan/ Masawirradan qofkii daawadaa wuxuu dareemi karaa hoggaanka Farmaajo inuu yahay mid la jaanqaadi kara hoggaammada dunida horumartay… Hadduuna xaasid ahayn… Xaashee nin libin kaa xidtiyay xumihi waa yaab…

    Mar kale soo noqo M/weyne…

  5. Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo cuqdad qabe illeen waa quf ciilane. Cabaad ama qeyli wallaan lagaa debcineyn.ifka waa laguugu gumeyn dameer yahaw.

  6. Bahal

    Waar khaniisyow khaniisku dhalay Hargeysa ma hooyadaa baa dhilooyinka ku jirtay
    Kun marbaanu kuu sheegnay inaad afqadhmuunka aadan nala soo doonan

    Don’t open your shit mouth and talk about us
    Idiot is always an idiot

  7. Hada kahor baan maqlay waxaan kutaafada ah ee meeshaas laga soo wari nayo hargaysa waa magaalo somali yeed oo aan jecelahay ilaahay hanaga suuliyo wixii xumaan iyo faxshi wada meel kasta oo dadkaygu dego gees to gees laakiin waxaa loo baahan yahay shacab iyo maamulba inaan laga gaabin in layska qabto wixii faxshi iyo Qoomuluud nimo wada meesha ay soo gashona wanaag mayaal dad ilaahay iyo rasuul keenii muxamed rumeeyey ma aqbali karaan fusuq iyo farxshi soomaliya hanoolaato Viva The madaxda qaranka soomaliyeed oo Uu ugu horeeyo madax Wayne Tanaasul badane mohamed Cabdulaahi farmaajo Runtii waa wadani daacad ah oo raba inaan Aduunka lajaan qaadno oo laga daba geeyo jamhuriyada federaalka ee soomaliyeed noolaada oo cadowgiin hajabo wadani yiinta soomaliyeed

  8. Doofaarka ciilan ee cagta hosteeda
    ku jiraa ee marna Mr Gabooye isku
    sheega marna Mr Bahal,
    Taasaa ku abadid ah.
    Ama caytan ama dhuus waleen lagaa
    sareeyn.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented