|

Sool : Dad u dhashay Berbera iyo Burco oo loo Afduubay Xadhiga C.kariim Cali Nuur

Garoowe  ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay Dablay hubeysan ay dad shacab ah ka afdtuubteen deegaanka Carrooley, sida ay sheegeen ilo dadka deegaanka ah.

Dadka la afduubtay oo aan tiradooda la shaacin ayaa waxaa la sheegay inay kasoo jeedaan magaalooyinka Burco iyo Berbera.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in xilliga la afduubanayey dadkaasi ay ka soo baxeen beeraha Xalin oo ku yaalla agagaarka degmada Taleex ee gobolka Sool.

Sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay dableyda hubeysan ee afduubka geysatay ayaa β€˜waxa ay ku heyb-yihiin Cabdikariin Cali Nuur ( Afhayeenka Beelaha Daarood ) oo mudo bil ah Somaliland ugu xidhan Bebera, kadib markii uu warbaahinta ka dhaliilay maamulkaasi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=46535

Posted by on Jul 28 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Sool : Dad u dhashay Berbera iyo Burco oo loo Afduubay Xadhiga C.kariim Cali Nuur”

  1. Kalshaaale dhawr jeer baad anoo rug cadaa ah yaad comments kayga tirtirty cadaabta gal dhilo faqi shini ah3 ayaa kudhashay

  2. Hala kufsado dumarkooda wuxu calaal badanaa

  3. Boqortooyada somaliya

    Gedo Land

    πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ maanta qabyaaaladii baa kaa badatay, maxaad tidhi dhilo fuqishini ah kkkkkkkkkkkkkkkkk

    gabdhihii dhulbahante maad caayine ma qabyaaaaladbaaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented