Jubbaland Maamulkii ugu horeeyay bilaabay Diiwaan gelinta musharixiinta Aqalka sare
Kismaayo ( Kalshaale ) Jubbaland ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyey ee bilaaba qabashada doorashada Aqalka Sare, kadib markii shalay madaxweynaha Jubbaland uu soo saaray musharraxiinta u tartameysa afar ka mid ah sideeda kursi ee maamulkaasi.
Jubbaland ayaa sidoo kale maanta oo ay ku beegan tahay 28-ka July billowday diiwaan-gelinta xubnaha musharraxiinta, waxaana haatan ku howlan guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee maamulkaas oo garab ka helaya kan doorashada ee heer federaal.
Sidoo kale Jubbaland ayaa shaacisay in doorashada Aqalka Sare ay dhaceyso beri isla-markaana lasoo dooran xubnihii ugu horreeyey ee Senatorada cusub, waxaana qorshuhu yahay in lasoo doorto illaa 4 Senator oo ka mid ah xubnaha ka imaanaya Jubbaland.
Dhanka kale waxaa Kismaayo maanta ku wajahan wafdi uu hoggaaminayo Cabdullaahi Abyan Nuur oo ah guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.
Guddigan ayaa Kismaayo u tegaya ka qeyb-galka doorashada Aqalka Sare ee beri ka dhaceyso halkaasi, si ay goob joog u noqdaan doorashada Senetarada cusub.
Jubbaland oo mar ka mid ah aheyd muumallada sida weyn uga soo horjeeday dowladda dhexe, isla-markaana diidanaa hannaanka u wajaheyso doorashada ayaa hadda hoggamineyso maamullada kale, si loo qabto doorashada xildhibaanada labada Aqal.
Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad doorasho, kadib markii heshiis rasmi ah looga gaaray magaalada Muqdisho is jiid-jiidkii siyaasadeed ee muddada ka taagnaa doorashada.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=46532
Yuu madaxweyne uyahay dhilo dhulbahante kalshaaale wallee iidoor waa rag block isaar ina dhilo tuugsi.com
@Gedoland war dadka lama caayo,wixii aadan rabin qofkii qoraa waa dhilo miyaa?Cajiib.
Fartaag vs darawalkiisa
Baasto vs sedigiis uu soo korsaday waxna soo baray.
2 ii keena sax ma ahan.
Somalijecel
Ninyahow hawiye nin kufaanaya adiga kahor ma arag mideeda kale anigu kulama sheekaysto ee comments kayga kahar yaxar reer warsame tuug ah hana sheegan daciifyahow calaacalka badan markasta wuxuu lasoo taagan yahay abtiyaashay war hooyadaa kan ladhashay ayaa abtigaa ah
Gedoland kkkk AAMIIN.
Kkkkkk, lols @ Gedo land and Somalijecel,
Waa kuwaas labba nin oo Ilkayar ah oo is heeysta sida eey daanyeerta Hawiyaha sheegta isku heeystaan. Annigu, unlike, midka kale ee Kalsame ee Ilkayarta ah ma dhahayo kaas ayaa Mareexaan ah, kaasna maahan. Ee waxaan dhahayaa waxeey ka mid yahiin qabiiladda fashilmay just like Hawiye!
Waana tan keentay in eey askar u noqdaan argagaxissada alshabaab iyaga iyo Gaaljecelka cawaanta ah, Murusadaha, Saruurka, iyo Eelaayda.
Waa labba nin oo la leeyahay waa isku qabiil, missana is heeysta, is dillaya. Iisoo sheega hadaad aragteen labba qof oo Majeerteen amaba Isaaq ah oo sidaas isku heeysta!
Dalmida.
God bless Somalia 🇸🇴
@Cadaado kkk Somali ma adigaaba ah markaas.Sacad iyo Saleebaan meeqay iska dileen?Qolo iska dishay ma jirto Somali oo dhan waxaana sal u ah isfahan la,aan waali
Dadkaan aad sheegtay waa dad Liberal ah,isma haystaan ,isma gumaystaan,isma yasaan.
Midda kale ninyahow nin waxbartay ayaan kuu haystay Kalshaale 2 qof oo kala aragti ah haddii aad wax ku qiimaynayso waad qaldan tahay.
Waan ka afeeftay in ay caadifad qabaail I qaadin.Sida ay ila tahay illaahay igu og yahay in aan eax u sheego DAACAD AHAADO FG:Mareexaan ka waxay ka mid yihiin beelaha ugu daacadsan,ugu mucaafaqadda yar,ugu sirta yar unlike SALEEBAAN SIR LAGA WAAYAY WAA DAMEER SAGTIMO LAGA WAAYAY.KKKK
Nimaankaan waa Farmaajo San yihiin.Aniga Waan Somaliyaysanahay.Habeenkii aan kuugu jawaabay AU MSBARE ruthless dictator ayuu ahaa jawaabihii aan helay oo kale kasoo qaad.Badownimada dadka qaar kama gudbaan in la kala afkaar duwanaado ma yaqaanaan.
Somalijecel, haye, Somalinimada dhalashadeeda igala noqo!.
Waxaan hubaa, oo aan ku dhaaran karaa in aadan Mareexaansantahay! Ok, Gedo land isaganna waa Mareexansanyahay (iska hilmaan Farmaajeeynaan) Farmaajo laftigiisa ayaa Mareexaansan.
Waa runtaa sir waan naqaan, qof caqli leh ayaana intuu u fiirsadday kalmadaas “Saleebaan sir lag waayaa waa ….. bixiyay). Now, qofka iyo qabiilkii aanan sir laheeyn, sir qarrin karrin, sir sameeyn karrin ma wax fiicanaa? Anniga waxaan u arkaa sirta caqlibiyo intelligence lagu kala garo qofka kugu soo maqan iyo qofka saaxiibka ah?
Anyways, liberal ma aha waxa eey Mareexaanka iyo Hawiyaha waddaan ee waa daanyeernimo. Labba qof oo aan Kalshaale ku arkay wax ka badan ayaan arkay oo cadeeyn u ah in Mareexaanku isku wareersanyahay! Laakiin dadka waa u sahlan tahay in eey wax inkirraan maadaama energy yar uu ku kacayo inkirraada.
Hadeer tusaale, annigana waan ku dilli lahaa abti amaba waxaad rabto sheeg, Gedo land waa uu ku dilli lahaa! Markaa ma caqli badan tahay?
Is yeelyeelka iyo qiyaaliga int joojisid, ninyahow kala doors kii aad is dilli laheeydeen anniga amaba ninkaas aad ilkayar isla sheegataan? Lols. Sidaas waaye xaalada dhabta ah ee Somaliya kasocot iyo caqliga Farmaajo. Dadka hadii eey intaas isla fahmaan waa lakala nabad galli. Dadka beenta iyo isku qaska wadda ayaa sabab u ah in dhibka Somaliya sii dheeraado.
Dalmida.
God bless Somalia 🇸🇴