MUUQAAL: RW. Rooble oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Tababar loo furay Gudiga Doorashada
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed, tababarkan ayaa sida la qorsheeyay socon doona mudo afar cisho ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa gudiyadda kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan hawlaha doorashooyinka ee loo igmaday.
Rooble wuxuu sheegay inaan waxba laga bedeli doonin Heshiisyadii laga gaadhay in Laba magaalo lagu qabto Doorashada iyo in Ergooyinku noqdaan 101.
Soomaaliya ayaa isku diyaarinaysa Doorasho Xor iyo Xalaal ah, Waxaana Heshiiskii laga gaadhay Arinta Doorashada siwayn usoo dhoweeyay Siyaasinta Mucaaridka oo xalay ka Qayb galay kulan Casho ah oo uu sameeyay Madaxwaynaha Galmudug.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=45532
Mr rooble meeshan adaa leh ee adkaw oo xoolaha eedo batuula adigu maamul .ninkan siisocda yuuna kujabsan @dabshid meyla socotaa
War deg deg ah gobalka gedo oo mudaaharad is qabsaday lagu diidan yahay wasiirka arimaha gudaha ee puntland mr dhabancad oo lagu daray gudiga gedo waa nin xasuuq ugaystay beesha gaaljecel magaalada kismaayo waa cumar maxamuud wuxuu abti uyahay axmed kuukuuyo
War ninkaan yaa madaxweyne nooga dhiga
Reer unakaaleh kadheeraada ninkaan after four years waa rooble ilaahoow kugaarsii qalbi xun kaama arko new cabdulaahi ciise maxamuud anigu horaan usheegay reer kaan dhaqan hawiye malaha
Gaafaw,
Farmaajo miyaanu walaalkii Abiy Ahmed ciidan difaaca u dirayn ilayn
Waatii isaga iyo Afwerki ka dhaadhiciyeen in geeska africa hal dal noqonayee!
Farmaajo koley dhul Daarood uma qixi karo ee Tigidh Laascaanood ah u soo
Jara ana mid Madheera ah ayaan u sii jari 😀😀😇
Meesha weli ma reer koonfureed kii ayaa dhigaha iska garaacaya 😀
Waar dagaalka bilawgiisa waad barateene maydin dhignaa, hadaanu reer Somaliland nahay, cashar bilaasha oo ah sida loo joojo?🤪
Laalays
Bil baad maqnayd oon ku baafinayay… Farmaajo waa soo noqonayaa, sidoo kale Abiy Axmed… Jamhuuuriyadaha Ree KUUSH waa qarnigoodii, lama loodin karo, walaa Tigree walaa Kikuuyo…
Kaarka aad Tigreega qaxootiga ah wada saaranaysaan armay idiin habboon tahay inaad wiilashan Laandheeraha ah saarataan?…
Laalays
Salaan sare awow ,Bali dhiig coodanle haye Bari qararo miyaad tagtay oo caano ayaa doonatay,abi axmed cali isagay jiqkutahay,maanta televisionka ayuu kacalaacalayey
Kalsame
Waar inanku jabarti ayaan nahay
Gaafaw,
Adna salaan sharaf leh hawada ka qabso awoow. Dhul yaqaan baad tahay awoow.
Balidhiig waa kasoo wada jeednaa 😀. Qararo iyo Coodanle reer Faarax Hagar oo ah dhinac ka mida dhiigayga ayaa degan. Awoow mudo ilaa 10 asbuuc ah dalka Spain ayaa Shaqo laygu diray, sidaas ayaanan u soo fadhiisan maqaaxida kalshaale
Beryahan.
Laalays
Kaagudoomey ,lakiin waxaan iloobey gawlalale