RW. Abiye Axmed oo War yaab leh ka sheegay waxay uga soo baxeen Dhulka Tigreega !
Jigjiga ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu xalay kula kulmay magaalada Addis Ababa ku dhawaad 100 wariye ka hawl-gala Itoobiya.
Waxa uu si adag uga hadlay xaaladda gobolka Tigray iyo go’aanka xabbad joojinta ee uu qaatay, waxa uu sheegay in uu qaatay go’aan qadhaadh: “waxa aan go’aansanay in aanaan la dhiman kooxda dhimatay ee anagu aanu ka roonaano” ayuu yidhi Abiy Ahmed.
“TPLF Tabaha ay adeegsanayeen ee cusub waxay ahaayeen in dalka laga dhigo mid daciif ah oo lagu kala baxo oo uu bilowdo dagaal daba dheeraada oo dambaska la iskaga dhigo, markii aan fahannay arrintan, isbeddelo xeeladeed ayaa loo baahday si looga fogaado in lala dhinto kooxda dhimatay. Waxaan go’aansanay inaan ka wada hadal galno usbuucan, waxa aan fahanay inaan u baahanahay, in aan shacabka siino waqti ay wax kaga bartaan qaladaadkooda, loona abuuro jawi ay bulshada caalamku ku fahmi karto runta” ayuu yidhi Ahmed Ahmed.
“Ilaa hadda, in ka badan 100 bilyan oo birr ayaa lagu kharash gareeyey gobolka Tigray gargaarka oo keliya” ayuu yidhi Abiy Ahmed.
“In kasta oo ay dawladdu dadaal ku bixisay, haddana culeys gudaha ah oo saarnaa ciidamada difaaca iyo cadaadis dibadeed oo dowladda saarnaa ayaa go’aamiyey natiijadan” ayuu yidhi Abiy Axmed Cali.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=45511
Ilaa hada cayaarta waa barbaro waqti dheeraadaa loo baahan yahay..
Tigrealand oo gooni isu taagaan sugaynaa..
Abbiy Ahmed saw ma ahayn ninkii shalay diidanaa xabad joojin in la sameeyo ? Maxaa is badalay ?
Mida ugu wayn ee keentay isbadalka Abbiy waxaa kow ka ah Dhaqaalihii Reer Galbeedka siin jireen oo meesha ka baxay ! Ethiopia waa Wadan ku nool “ Foreign Aid “ Ethiopia also owe a lot of money to Chine which is 13.8 Billion Dollars…!
Sheekooyin been ah oo ku saabsanaa Kobaca Dhaqaalaha Ethiopia ayaa jiray Kuwaas oo aad loo buun buunin jiray dhawr kii sano ee lasoo Dhaafay. Dawlada Maraykanka oo qura waxay siin jireen Ethiopia one Billion Dollars every year Inkastoo Donald Trump dhimay lacagtii ay hore u heli jireen laakiin wali waa ay heli Jireen American Aid Money.
Arinka kale ayaa ah in Abbiy Ahmed uu ogaaday in hadii uu Dagaalka Tigray sii Socdo ay adag tahay lana saadaalin karin halka uu xaalku ku dambayn doono !
Waxaa kaloo jira pressure kaga imaanaya Maraykanka iyo European Union. Waxaa Kaloo usii dheer cabsida ah in ay sidii former Balkanization of Yugoslavia ay Ethiopia noqoto dhowr Wadan.
Isku soo wada duub Abbiy Ahmed iyo Farmaajo oo ah laba nin oo ku cusub Siyaasada ayaa waxaa qol kusoo xirtay Kaligii taliye Afeworki of Eritrea asagoo ka Faaiidaysanaya aqoon yarida Siyaasada labadan nin ayuu ka dhaadhiciyey in Aysan dhagaysanin reer Galbeed ka xiriirkana u jaraan Kursigana aysan ka kicin.
Sidoo kale waxaa ay ku balameen in sadexda Dawladoow isku gurmadaan hadii Mid ayaga ka mid ahi qatar soo wajahdo.
Plan A ……… Only but not Plan B.
Waataa Doontii la rogantay !!
Hobyo godan
Sharad gal adeer farmaajo matagyo .rooble lahelaw wuu joigayaa ,dadkii wasil lagu laayey kawaran ileen sacad waa ogaadeen hiraab lagu dhaxdarey
Waxaan layaabanahay kuwaan somali galbeed may gooni isu taagan hada itoopia awood malehe tigree baaba ka awood bataye
Gedoland.
Soomaali galbeed bisayl siyaasadeed bay muujiyeen!
waa meesha ugu nabdoon itoobiya maanta, dib u kabashana way ku jiraan.
waxay sugayaan itoobiya oo iskeed u burburta iyagoon xabad qush ka siin.
itoobiya waxay cagta saartay waddadii burburka!
ilaa Xashin to MOOYAALE Irir ka dego
Horboodaan Xoreynta Somaligalbeed
Haka sugin in Caasimadda Jaberti
ee JIGJIGA hogaamiso Xornimo Somaligalbeed
ilaa Wajeer to Esilow Hawiye dego
horboodaan Xoriyadda NFD,
haka sugin in Triangle Jaberti GAARISO soo hoyso
Xornomo NFD.
Adiguba is weydii maxaa Xornimada
Ku koobey ONLY CAASIMADAHA IRIR SAMALE
(JABUUTI, HARGEYSA IYO XAMAR)
oo Labadii kale hoos dhigey DAAFIDA KENYA
IYO CANJEERADA ETHIOPIA
” Cadka Rag isku raaco ayaa HAKO JABERTI).
War ninkan hobyo godan Watoow maxaad uga baxday Eithoopia iyo Tigreega Ay diri rayeen oo aad soomaliya iyo madax deeda ugu mashquushay farta iyo meesha bugta waa is og yihiin farmaajo farmaajo farmaajo War ilayn tanookale farmajo hadaad tahay nin reer hobyo godan ah oo reer galmudug ah wuxuu idiin soo geliyey Filla Somaliya oo raysal wasaare Awood leh buu idin magacabay ilaa hada waa wada shaqay nayaan howlo qaran oo waa wayna waa wada hayaan beesha abgaal hiraab mudulood waxay ku colaadiyeen madax Wayne farmaajo waxay isa siiyeen jeebkooda 10sano ee lasoo dhafay inay madax Wayne joogtaa soomaliya ka helaan raysal wasaare ne mareexaan ama majerteen ay siiyaan bal adigu miyaad saqraan san tahay xagee kafalan tahay adoo mamnooc ka ah oo kiriminal ka ah soomaliya dhex deeda iyo reer galbeedka oo kuu arka kiriminaal sidii daraawiish tii somaliya iyo beelihii ubadnaa oo ilaa maanta labar tilmaameed U ah reer galbeedka iyo belihii Daba dhilifyada U ahaa gumaysigii Saancadalaha ahaa War hadaad tahay nin miyir qaba oo reer hobyo godan ah bahasha lasoco oo hore usoco inta faylkaagu nadiif noqon doono doqon hanoqon baan kuleeyahay
Raamaleey
Kkkk
Waxaad soo aqrisay
BUUGII MACANGAG FARMAAJO
Ee uu ku lahaa GAALADDII
GUMEYSTAHA ayaa ku wareejiyey
Dalka Soomaaliya ONLY 3 QABIIL
Mudulood
Isaaq iyo
Majeerten
Even haddaan u raacno
Aragtidiisa iyo
Buugiisa DHADHAAB CIIL
Waxaad ii sheegtaa qabiilada kale ee
DHUL ahaan, Hanti iyo Tiro ahaan,
dhaamo 3aad qabiil
War Guneste wuxuu rabaa
Meel ay ku nool yahiin
Dad badan oo Hanti heysto
Iyo magaalooyin waaweyn oo
oo Population leh
Muxuu ku fali
Dad Geedo hoostod ku shiro
Geedka korkiisan ay SHIMBIRO
SAARANYAHIIN
haddana Isla Shimbirihii la
GURTO MIRAHA.
Raamaleey
Gumestihii Caddaa wuxuu sii maqanyahey
60 sano ka badan ee maxaad ku soo kordhisey
Square ka Laascaanood
Adeer Shuucigii Cararey wuxuu sii maqanyahey
30 sano ee maxaad u qabatey shacabkaada
Hargeysa waxay aheyd Xaafad yar 1991
Maantana waa Caasimad ka weyn
Xamar iyo Nairobi
Yaa dhisey
Caruurtii iyo Waayeelkii u qaxay
Xashin iyo Jawaale, ee uu Dictatorkii
Cararey ku garaacey Diyaaradaha
Maxaad adigu dhistey
Gaafaw
Dagaalkii ay Shayaadiinta kusoo qaadeen Degmada Wisil waxaa nooga shahiiday 25 Qof oo ahaa Ciidamadii Galmudug iyo Shacabkii halkaa deganaa oo ayaguna si Geesinimo leh dhinac istaagay Ciidankii Galmudug.
Shabaabkii Wisil soo weeraray Maydkoodii ay ka carareen wali waa Daadsan yahay Wisil iyo agagaaraheeda. Tirada maydka Shabaabka meesha daadsan 60 kor waa U dhaafeen. Maalmaha soo socdana waxaa Sacad Duulaan ku yahay Bacaadwayn oo ay Shayaadiinta fadhiyaan si looga xoreeyo Deegaanadaa ilaa iyo Xarardheere !
Arinka ah Farmaajo ayaa soo noqonaya…!🤣🤣🤣 oo hadaa yaa kaaga futaxun Haduu soo noqdo soo sidaadii u qaylin maysid ? Mida kale waa laguugu wareeray Jaale Gaafaw ilaa iyo hada cid ku taqaan in aad Ogaadeen tahay ma jirto..?
War managa hubtaan Gaafaw inuu yahay cida uu sheegto ??????
Hobyo Godan
Kkkk
Yaa kaaga futo Xun soo sidaadi
UUNSI Shidan meysid
Taas ayaa xaqiiq ah
Farmaajo ma yaqaano dhul aah aheyn
Dhul Hawiye, Askar aan aheyn Askar Hawiye
Hub aan aheyn Hub Hawiye
Haddaan Hubka, Wiilasha iyo Canshuurta
U fasaxno SEEDIGEEN FARMAAJO
wallee in Kablalax laga waayi
AFMADOOW IYO EYL
We don’t want to see
what happened in PUNTLAND area 1980kii
Mr DAFLE NNS
Raamaleeyeey
Kursiga Raysal Wasaaraha ee Rooble ku fadhiyo Farmaajo iskama laha waadna Ogtahay in uu Kursigaa yahay Kursi Hawiye 4.5. !
Abgaal waa kuwii idin Sharfay oo Sadex mar Kursigii Beesha Daarood lahayd Mareexaan ku fadhiisiyey laakiin muxuu Alle idmay in Farmaajo iyo reer tolkiis ay Dagaal af iyo adin ah ku qaadeen Madaxweynayaashii Mudanayaashii idin soo Barbaariyey.
Horay Soomaali u tiri abaal nin galaa badan nin gudaase yar…!!! Alay lahay Cid Damboo idin soo dhawaysa baa jiri doonin.
Goorma ayuu Sacad criminal noqdeen Mareexaana innocent noqday ? Anigu maan Arag ama maqal meel la leeyahay Sacad waa ka mamnuuc in uu u Tartamo Madaxweyne Somalia 🇸🇴 laakiin hadaad adigu ogtahay warkaas bal noo waran oo Warka nasii.
Walee sanadka Maantay ah nin Sacad Saciid kaga Jaanis Badan Kursiga Madaxweynaha inuu jiro Raamaleeyeey umalayn maayo.
Governa Sacad
Dabshid
Ninka la yiraahdo Gaafaw ma oga miyaa in bisha October biloow geeda Farmaajo Ugu dambayso Jiifka Villa Muqdisho of USC?
Hobyo godan
Sacad manaxiye hanagu istaadhin,sxb takale ani waxaan ahay maxamed subeer reer cabdile maalinguur,iley iyo axmed iyo Yusuf xasanka islii aa adeer ah magaratay
Garoobihii Tegreega oo jiifka ka soo kacay.
Hargisa iyo Garoowe uunsi ka shidmaya.
Gaafow
Jaamac Galad saxiibkii Nuur oo qoorta ku xidhan Macawistii Tegreega ayaa xalay arkayaykkkkk
Sidee wax u jiraan?
Tegree syndrome miyaa la qaaday.
Tegree haduu soo laabto,Tulooyinkìsa ayuu ku ekaandoonaa.
Abiye Axmed wuu edbiyay Abasiniankii.
Dalmida
Mr bahal
Tigree malaha walaahi sadex meelood meel wey dhinteen bulshada caalamka ayaa baridey abii warbal yeyna macaluul udhimanine xabada jooji sidaas ayey makale kuyimaade,Shaw garowe iyo hargeisa naga tigrersanaa
Mr bahal
Sixid malaha naf tigree,wax laquuto ayaaban jirin abi axmed Cali waa halyey usoo baxay cushitic family wax usheeg kan siijeede eedabshid ee Ku argaxay batuula hawiye iwm
Dabshid
Waryaa buraanburkii hawenka wacbudhan iyo galmaax hanola iman waamaxay batula hawiye irir iwm sadexda inagadaa sheeko kale keen
War maanta itoopia ayay kashidan tahay
Tigree waxay hub iyo dhaqaale kaheleen masar iyo suudaan wallee geeska Africa waa isla holci doontaa mardhow
Hobyo godan iyo dabshid waxaad lasoo taagan tihiin hawiye nimo anaguna waxaan kaxishoonaynaa daarood nimo alla maxaa lakala xadaarad dheer yahay
Dad baa wali u qaba in uu Tigreegii noolyahay…
War waxan aad u barooranaysaan waa qaxooti, teeda kale ku bishaaraysta Abiy iyo Farmaajo 2duba way soo noqonayaan 2da doorasho…
Aniga taa iga qora… Marka ay taa dhacdo Kalshaale kaaya isugu keen keena oo ha dhuumanina… Inta ka horraysa iska sii botoriya …