|

MUUQAAL: Sheikh Umal oo siwayn Uga Halay Afduubka Soomaalida ee Kenya iyo Sida la isku Ilaalin karo (Daawo)

Nairobi ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaalida ayaa ka hadlay falalka afduubka ah ee muddooyinkii dambe kusoo badanayey dalka Kenya, kaasi oo lagu kacay dad dhowr ah oo u badan Haween Soomaali ah, Wuxuuna siwayn Sheikh Umal uga hadlay Amniga iyo Muhiimada uu leeyahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Umal wuxuu digay buun-buuninta falalka Afduubka ah, midaasi oo uu sheegay inay ka dhalan karto cabsi iyo wel-wel ka badan isla dhacdadaas.

Waxa uu shacabka Soomaaliyeed u soo jeediyay inay raacan 5 qoddob oo tallooyin ah si looga hortago Afduubka kusoo cusboonaday magaalooyin kamid ah dalka Kenya, kuwaasi oo kala ah.

• In qof kasta uu afka ku hayo xuska Alle iyo ducada oo uusan ka bixin, lagana tegin xirsi-xirka – isagoona soo jeediyay in la baro dumarka iyo carruurta ducooyinka iyo adkaarta.

• In lala dagaallamo shabakadaha afduubka geysta, islamarkaana laga wacyi-geliyo dhibaatadiisa dadweynaha.

•In qof kasta uu ka feejignaado oo uu iska ilaaliyo goobaha halista ah iyo in qofka inuusan socon xilliyada qaar.

• In aanan marnaba la bixinin madax-furasho, taasi oo horseedi karta haddii la fuliyo inay sarre u kacaan falalka afduubka ah.

•In marnaba aan gabaad la siin dadka afduubka geysta.

Falalka afduubka ayaa kusoo badanayey dalka Kenya, gaar ahaan caasimada, ayada oo booliska ay saddex cisho ka hor soo bad-baadiyeen gabadh kamid aheyd dad lagu afduubtay magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa.

Waxaa cabsi weyn soo food-saartay Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaan haweenka, tan iyo markii ay soo baxeen dhacdooyinka naxdinta leh ee afduubka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO SH. UMAL

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=45268

Posted by on Jun 23 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “MUUQAAL: Sheikh Umal oo siwayn Uga Halay Afduubka Soomaalida ee Kenya iyo Sida la isku Ilaalin karo (Daawo)”

  1. Sheekhaw bal kan yaxarka ah ee Ku argagaxay xiila somaliya ISNA wacdi ,somaliya midgan as burburiyey hadana midgan kale araba inuu burburburiyo yaxat to yaxar

  2. Hobyo godan
    Halkaas igasax
    Sacad siciid
    Sacad amudan
    Sacad maderkicis
    Sacad lehelaw

  3. @hobyo
    Aan sikale kugu sheego waa kuwan wiilasha maderkicis saleeban suruur iyo maxamed maderkicis hadana
    Sacad sicid
    Sacad amudan cahdheer
    Sacad wiliwili
    Sacad lahelaw
    Meeshaas waxbaa isdhaxfadhiya

  4. Gaafow
    Waxyaabaha xagga Taariikhda ah ee halkan marmar ku yara iftiimiyo ha u qaadan inaan cid ku durayo e u qaado run.Saa waa wax aan soo miiray oo soo shiilay.

    Imaam Saciid: dhulka Somalidu degto marbuu lahaaa macaga Saciid.The land of Saciid ama Barri Saciid.
    Somalida inteeda badan waxay ku abtirsadaan Suldaamadii Adal Empire.Saciid wuxuu ahaa mid ka mid ah kuwa ugu magaca dheeraaa ee soo maray dhulkeena…
    Abasina ilaa Dhulka Suudaan gaadhay
    Ilma Saciid oo ahaa ku dhawaad 40 nin oo walaalo ah marbay maamulayeen,Zeylac,Gadafuu,Hiiraan,Wabi Ganaane,iyo Hawaas inta u dhexaysa.
    Somalidu qooyskaasi Ilma Saciid oo ahaa Dynastyga Adal qaybo badan ayaa Ku abtirasada. Oo Ilma Saciid inta badanvHartiga ayaa ku Abtirsada.Ilaa Shaveelooyinka waa laga helaa Ilma Saciid.Reer Faarax Saciid.

    Inta soo hadhay:
    Qaybi waxay ku abtirsataa Isaaq,qaybi Subeyr,qaybi Maxamuud,qaybi Cali,Qayby Cumar,qaybina Imaam Ciiise ayay ku daba faylaan.
    Arintani waxay dhacday,12 Century ilaa 17 Century.
    Dhalashada Somalida ayaa halkaasi salka ku haysa.
    Somal nation oo abuurmay xiligaasi.
    Waa waxa keenay in Somalidu noqoto qaran isku wadan ah,isku af ah,isku diin ah oo isku dhaqan ah.

    Ilma Saciid waa Reer Somal.
    Saciid Ibn Asumaal.

    Dhulkuna waa Ard-Asumal iyo Ard-Saciid.
    Waxaa dheereeyay Ard-Asumal.
    So,dhulka iyo inta badan Somalidu waxay ku abtirsadaan Suldaamadii Adalianka..
    Ifat/Adal/Asumal/Soomaal/Somaliya.
    Heerkaasi ayay wax soo mareen.

    Dalmida

    Dee woxoodii horaha way sii wataan.
    Ha yaabin hadaad aragto Reer wata abtirsi isdhaafsan.

    Dalmida

  5. Gaafow

    Mid kale iga rumayso.
    Somalidu waa isku asal,laga Reerbo,Raxanwayn,Jareer,Tumaal iyo Cadcadka.
    Inta soo hadhay :Daarood,Dir,Gabooye iyo Hawiye waa isku asal.Waa laga kala guuray asalkaasi oo la sheegtay Reer Sheekh hebel. Abtirsi kale lagu biiray.

    Midgaanku waa kula asal.
    Waligaaba cay.

    Dalmida

  6. Gaafaw

    Kkkkkkkkkk

    Sacad Saciid Maxamed weeye…….. Waxaanu nahay Nation within a Nation Dega 700 Km Square Walaa Hawiye walaa Daarood walaa Habargidir intaba uma baahni ayagaa inoo Baahan. Libaaxaa layrta degaan ahay ee waa kee ninka agtayda qori Ka jibin kara…? None , I thought so !!

    Long Lives SACAD SACIID MAXAMED …..!!!

    Ma adoo kale oo Ina Gumeed ka ah baad imooday oo maalinba Qola sheegta 🤣🤣

  7. Bahal
    Qoraalka bore wuxuu dabadocda dhawr page cagdheer lagu caayey tan taariikhda somalida waaban ka uturiyaa sxb Thanks

  8. Gaafaw

    Cagdheer in ay Xabashida shaqaale u yihiin oo ay ku adeegtaan miyaa beena? Car Bal warkaas beeni ?

    Cagdheer baa la caayey blah blah blah hakaa saarto !

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841