|

DHEGAYSO: Cabsi kale oo lasoo Daristay Soomaalida ku Nool Nairobi-Kenya

Nairobi ( Kalshaale ) Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa walaac xooggan ka muujiyay kooxo burcad ah oo xilliyada habeenkii ah Mobilada ka dhaca dadka ku nool xaafaddaas, waxaana la sheegay in tuugadan ay si gaar ah u beegsanayaan Soomaalida oo kaliya.

HALKAN DHEGAYSO

Arrintan ayaan imaanaysa iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay kordheen falalka afduubka ah ee loo gaysto Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaana xaafadda Islii.

Afduub iyo Dilal ayaa Mudooyinkii dambe   Dalka Kenya loogu gaysanayey  Soomaalida, Waxaana  Falalka kale ee Budhcadnimada  ah ay welwel Cusub ku beereen Bulshada Soomaaliyeed.

“Waxaa Moobilada dadka ka dhacaya  Dad Mootooyin  wato,  waxaana Jira dad badan oo Mootooyin laga dhacay “  Ayuu yidhi mid kamid ah dadka Mobilada laga dhacay.

“Runtii aad ayaan uga Xunahay Falka soo kordhay ee Budhcadnimada, Iyadoona Haweenka iyo Dhalinyaradda la beegsanayo, waxaana rajaynayaa inay dawladdu wax ka qabato”.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXIN VOA IYO XAALADA ISLII

Kalshaale.com

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=45250

Posted by on Jun 23 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “DHEGAYSO: Cabsi kale oo lasoo Daristay Soomaalida ku Nool Nairobi-Kenya”

  1. Odagii BEENIYAY
    DIINTA ISLAAMKA iyo
    Democracy Soomaaliyaa ee ku
    Baqtiyey MUSQUL ku taalo Xeryaha
    Qaxootiga ee Tanzania

    Ayaa JIILASHA Soomaaliya dhigey
    in Gaal Madow iyo BADAHU QEYBSADAAN

    ilaa Aad ka duceysataan cudurkii
    Shuucigii Wadaadada laayey because of
    Quraankii la beeniyey
    – dhibku wuu socon
    – Qaxu wuu socon
    – Kufsigu wuu socon
    – Shiicadu wey badan
    – Kufrigu wuu badan
    – NAAG NAAG KALE QABTO
    iyo Naag sameysatay ANTEENADA RAGGA
    way badan.

    * Dhibane aan dhibkiisa ogeyn
    oo dhaantey midkii dharbaaxey

    * Dhinta yaa ka saari,
    oo ka dhicin dhurwaayada

  2. Shiikh Kashka ALLE HA U DHAXARIISTEE

    ayaa sheegay maalintii uu Max’ed Siyaad
    Beeniyey DIINTA ISLAAMKA

    haddana uu laayey WADAADADII DIINTA DIFAACEY

    – Shiigu wuxuu dhahey
    Soomaaliya wuxuu Alle ugu deegay
    DALAG AMA BEERO iskood u baxay oo
    Aan cidu Beeerin lkn DABIICI AH

    Yacni wuxuu ka hadlahayey
    MIRAHA GEEDAHA KALA DUWAN KA BAXO

    Lkn
    Haddaadnan isqaban oo aadnan ka towba keenin
    DEENINTA DIINTA ISLAAMKA

    Ceeb, Ciil, iyo Cadaab adduunyo iyo
    Mid Aaqiro ayaad ku jireysaan

    MAANTA SOMALIYI waxay ku jirtaa
    Middii haddana waxaad arkeysaa ineysan
    Wali FAHMIN meesha dhibku kaga yimid

  3. In la sii HOOGAY oo WIIFTO NA QAADEY
    waxaad ku garan ama ku fahmi

    Waqtigii hore DUMARKA OO AH LAFDHABARKA
    UMMAD KASTO,
    ku meysan jirin Qabyaakadda iyo FACEBOOK LIVE CEYTAN
    Ku meysan jirin SHIISHO iyo DRUGS GAKABTII oo DHAAN TAGI
    Kumeysan jirin VIDEO ” COWRADA ” lagu beecin
    Kumeysan jirin GRANGS IYO AFDUUB

    – Hadda RAGGII ayeyba sii dhaafi rabaa

    London ayey ka dhacday Islaan,
    inanteeda yar
    Ku canaan jirey xageed ku soo daahdaa Habeenkii
    Na maxaa kaa soo urayo, na maxaad u dawaqsantahey

    Maalintii dambe ayey Islaantii iyo Inantii
    Isugu soo galeen SHIISHO

    Inantii waxay dhahdey Hooyo Horta shiishaddan
    Waan kaaga tagey, oo dhankaas iyo WEMBLEY
    ayaan U SHIISHO TAGI

    LKN

    haddaad mar dambe i weydiiso
    Meeshaan ku soo daaho, ama waxaan cabbo
    DIB DAMBE II ARKI MEYSID

    Ka sheeke hee, halkaas ayuu marahayaa
    TIIRKII SOOMAALIYEED ( HOOYO )

  4. Dabshid
    Halkeda ayaad dhigtay midgan aa burburriyey hadana midgan kale soobaxay
    Caku wadan yaxar dilootay

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented