|

RW. Rooble “Aniga Farmaajo iyo Khayre way ii siman yihiin iyo Soo dhowayntii Dayniile

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen kuna taageerayeen hoggaaminta Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta caasimadda.

“Waan uga mahadcelinayaa bulshada Dayniile soo dhaweynta iyo taageerada ay ii muujiyeen, Wuxuuna sheegay inay yihiin dad midaysan.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Arimaha doorashada, Wuxuuna tilmaamay in Culayska badan uu ku dhacayo Muqdisho, wuxuuna tilmaamay inay tahay in loo wada istaago.

Shacabka Soomaaliyeed waxaan u caddeynayaa in aanan dan gaar ah ka lahayn doorashada, Waxaan rabaa in Hufnaan iyo Alle ka cabsi leh aan u fulino.”

Madaxwyane Farmaajo iyo Raysal wasaarihii hore  Xasan Cali Khayre hadii ay wada tartamayaan, Waa ii siman yihiin”. Ayuu yidhi Rooble.

Musharraxiinta oo dhami way ii siman yihiin, waana in aan dalka gaarsiinnaa doorasho innagoo garbaha is haysanna.” Ayuu raaciyey hadalkiisa Rooble.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44851

Posted by on Jun 11 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

24 Comments for “RW. Rooble “Aniga Farmaajo iyo Khayre way ii siman yihiin iyo Soo dhowayntii Dayniile”

  1. Dayniile waa latakooray alla maxaan dhulkaan ulo kasoo guray ulihii dugsiga quraanka nalagu tumi jiray ayaan gacmaheena kusoo guri jirnay
    Meeshaan waxaa kubadnaa xeryaha militaryga iyo barxado banooniga lagu ciyaaro
    Wasaarada gaashaandhiga
    Xeradii77
    Guutadii taangiyada
    Xeradii salaan sharafta
    Xeradii guulwadayaasha
    Iyo qaar kaloo badan

  2. Boqortooyada somaliya

    Maryo cas cas iyo Dameeruhu Waa dhaqankooda, isku fool xumaa dadka madmadow iyo calaladan cad cas sow maaha?

    Annakana waa FARDO iyo dharka CAD CAD ee hidaha u ah gabdhaha Daraawiishta Kala fogaaaa. bismilahi. Aduuun

  3. Boqortooyada
    Ninyahow su.aal ma qabiil wada cadcad baa jira mise qabiil wada madmadoow baa jira mideeda kale dharka hidaha iyo dhaqanka ma qabiil baa gooni uleh kkkkkkk bal ninyahow magaalada aad katimid iisoo qor YouTube ka ayaan kafiirin bal sida ay ueg yihiin dadkaas armaa reer dayniile idinku noqdaan jarmal idinkuna noqotaan DR.CONGO

    • Kkkkkkk
      kan boqortooyada sheeganayaa ma mj nimadii ayaa lasoo xumaatay, war daraawiishtu boqorba ma sheegtaan ee jooji kaluumaysiga caatada ah aad dadka ku kala qaybinaysid soomaalida aan cuqdada qabini waa walaalo boqor iyo bahtoona makala laha.

  4. Gedoland
    Fawqa-Shajar ma taqaan?… Maxaa lagu samayn jiray?… Meesha aad ka sheekaysnayso ee ulaha aad ka soo jari jirtay bay u dhawayd..

    Boqortooyada
    Sxb Hawiye waa qureesh, war dadkan miyiga ka soo qamaamay baad aragtaye Hawiyihii reer magaalka ahaa ee Xamar deggenaa gob gob dhashay iyo qureesh bay ahaayeen… Dadkan wada habeedda leh ee raacatada ah ee dalkii ku habsaday xidtaa Hawihii reer magaalka ahaa way qixiyeen…

    Waa wada reer miyi Dabshid oo miiran ah… Habeed geel iyo qabyaalad wax aan ahayn kama hadli karaan… Waa dadkan halkoodii iyo xanantii ay ka yimaadeen lagu celiyaa… Oo dadkii xaddaariga ahaa ee Xamar deggenaa la doonaa iyo carruurtoodii…

  5. Boqortooyada somaliya

    Gedo land

    Kkkkkk maxaad tidhi German aduun, Berigii Daarood ku uga tegey Hawiyaha caasimada baa Waxaa Xamar soo galay dad macawiso laalaaban wata oo aad ugasii madaw kuwii xamar joogay, markasaa Reer xamarkii baa yaabay markaasey dhaheen Aboowe gabdhihii cadcadaa ileen Daarood bay ahaayeen, kkkkkkkk dabcan Isaaquna wuxuu ku tirsan yahay Daarood ka.

    Hawiye aad buu somalida kale uga madow yahay taasi Waa clear . Reer Cadaaado maad arag bismilah

  6. Gedo Land

    Kkkk

    Miyaad dhagaysatay NINKII AWRTABLE

    ” DIGNIIN ”

    Hafiirsan haddaad sida Dumarka
    Caddaanta jeceshahay.

    https://youtu.be/tU217i61Tng

  7. Cadaad iyo dadnimo wuxuu Daarood lahaa
    Waa kuwaas CALAACALI 2021

  8. KANI maahan reer South Africa
    Ee waa reer Laascaanoodba

    CAKU TV iyo Video kashifaad badanaa

    Anigu kama dhiibin

    https://youtu.be/GAWO1R2op9c

  9. Miyaad u jeedaa ragga dhulka fadhiyo
    Waxa MACLUUL IYO DANDARO KA MUUQDO
    hadduu Xamar tago, markuu labo bilood joogo
    Oo uu naaxo, oo Hawiye dhaho waa Soomaaliye
    Soo dhaweeya ayuu kibri,

    Hadde Hawiye dharbaaxo deynmahayo,
    Daaroodna Carar deyn mahayo

    Taasina Xal maahan

    – Dumarka waxaa ugu faan badan NAAGTA
    UGU AREEBAYSAN

    Daaroodkuna ninba ninkuu ka liito

    – Ha igu ceebayn anigu kama soo Duubin
    ZANZIBAR

  10. Kalsame
    Dayniile meel wax lagu sameeyo kuma oolin
    Waxay ahayd barxado xeryo military iyo goofaf
    Waxaa ugu dhaweyd warshada sigaarka iyo taraqa
    Marka fawqa shajar maxasuusto

  11. Kkkkkkk ceebta puntland iyo musharaxinta haysata shantii wiil ee garoowe laga soo dhex qabtay afar kamida oo sheegay inaysan waligood erateriya arag mid kalana wuxuu sheegay inuu bada itoopia soo maray ma itoopia ayaa bad leh ayuu wariyuhu waydiiyay kkkkkkk
    Mideeda kale islaamaha maalinwalba mudaaharaadaya waxay lashaqeeyaan midowga musharaxinta gaar ahaan xisbiga ccshakuur ee wadajir war sheekadu meel xun bay maraysaa
    Oo may yiraahdaan farmaajo lama tartami karno
    War biniiaadam waad kadhuuman kartaa laakiin ilaahay kama dhuuman

  12. Biniiaadam waad kadhuuman kartaa laakiin ilaahay kama dhuuman kartid
    Wiilashii garoowe oo social media qabsaday kkkkkkk
    Doorashadii baqdin bay isu bedeshay

  13. Gedo Land

    Thank you
    Inaad sidaas dhahdo, Caawa ayaan la wadaagi
    HAG GROUP oon leeyahay waa, aragtida Guud
    ee laga dhaxlaan MAREEXANKII idin dhex guurahayey

  14. Dabshid
    Oo hadaan sheegay waxaan media iyo wareysiyo ka arakay maxumaan baan sheegay maxay tahay mareexaan iyo hawiyaha aad kahadlayso warninyahow qabiilka qaladbaad kafahantay ee wax iskula har hadii kale afar sano halkaan kaaga dhamaatay waxaan umalayn afar sano oo kale inaadan xamili karayn

  15. aniga xamar waxaa iigu danbaysay 1988 oo aanu usoo guurnay uk dayniile ma xaafad dhisantay after 1988 miyaa saanse qoraalka dusha u macnaystay markuu lee yahay khayre iyo aarmaajo waa isugu kaay mid dayniile ma waxaa daga reerka khayre ee murursade?

    finally waxaan soo jeedin lahaa waar bal inta qofba qof uu personaly ugu jawaabayo aynu mawduuca waxa qoran ka hadalo,markaan galo chat rooms ama forum yada ajaanibka, focus is on the subject or the topic highlighted not the person

    wax badan ayeynu is hoga tusaaalayn lahayn hadaynaan isku fiirsan

    may allah forgive me as i have said some nasty staf today

  16. baarqab

    waar niyoow waanku cafiyey waxaad igu cayday maanta ana waxaan kugu caayey oo cadho iyo shaydaan iga keenay igaa cafi

    yeynaan is caayin because maanta waa maalintii labaad ee aad i cayday anugu ma bilaabin

  17. Boqortooyo somaliya
    Beesha kaliya ee caanaha dameeraha cabta mataqaaniin waa beesha hawiye ,mid hawiye ayaan weydiiyey kuye waa ilbaxnimo

  18. DABSHID
    kuwani mad madoba
    ma dubeys baa
    mase waa ugaarsada
    kale wuxu caala madoba
    waar ileyn faanku
    media kahor buu
    shaqeyn jirey
    Tanzania
    yaabatay

  19. Kaahin: waan ku cafiyey mar hadii aad isgaratay dadna waxaa ugu qiimo badan qufka qaladkiisa lasoo noqda,kana towbad keena ,marka kaahin cafi iyo caafimaad.teeda kale bahasha qabyaadala naga barax oo biyo nooga dar 24/7 waxaad heysataa oo dabo taagan tahay waa beesha daarood cid kale oo aad wax ka sheegto ma jirto,kaahin siyaasad kama hadashid ee waxaad ka hadashaa qabyaalad cad iyo dareenka kugu jira ee aad qabto,maxaa kuu diiday dhexdhexaadnimo hawiye/daarood naftaada bar cadaalada. Mida kale duulista iyo difaacida jeegaanta anigu kuguma heysto illeyn dhiiga iyo dhuuxa ayey kaaga jirtaaye,laakiin waa faduul garabsiinta iyo soo dhaweynta hawiye.

  20. Gedoland

    Fawqa-shajar waxaan ku baran jirnay KAALFOOTADA aa qaalma rogadka hadba kaad u taqaan….

    Xaafadaha soonahaa ka ag dhow baan isaga imaan jirnay… Meeshaa caan bay ahayd adigu waad dhega dhegaysay… kkk

    Waqtigaa Dayniile kayn ama duur bay ahayd, waxaa ku yaallay bushash maqaaxyadaha tuulada oo kale ah oo askarta xeryuhu wax ka cuni jirtay…

  21. Caasimad iyo Reer Hebel wax isku shaqo ah maaha.
    Caasimadii iyo Miyigii way isku milmeen,Xamar Cadeey waxay noqotay degaan uu ay degeen Reero Hawiye ah..Awal waxaa magaslada iman jiray nin shaqo doon ah,kaasina wuxuu raacijiray nidaamka magaala.Wuu xamasl tagijiray.

    Reer Miyigii oo ku habsaday Caasimad kkk iyo dadkii xadaarada ka qaxay.
    Halkii ay Xoolaha ka dhaqanjireen ee noloshooda ku maaray jireen,hada waxay dhaqdaan Hub iyo Rasaas.
    3 gaadhi oo hub saaranyahay hadaad leedahay waxaa tahay Taajir.
    Ninba ka uu ka hub badanyahay wuu laandheeraysan yahay.

    Mucaadka uu ka kiraysan,Alshaab oo kiraysan,Maraykan,Kenya,Emaaraat iyo cid kasta oo wax dilaysa.

    Dhagar iyo dhacii Mjyiga ayaa jaan goonaya noloshii Caasimada.

    Bal Reer Baadiye Somaliyeed isku dan ka dhig.
    Xaashaa.
    Waxaasi ayaa ka jira meeshan la moodayo Caasimada.

    Dalmida

  22. Mr BaHaL
    Waa halka ay sartu ka quruntay….

    Meeshiiba waxaa ku habsaday raacatadii Hawiye, kuwii xaddaariga ahaa ee reer magaalaka ahaa Soomaalida kale ayay la qaxeen, waxoogaa soo noqday way jiraan lkn waa ku qariib meesha, oo waxay u yimaadeen bad reer miyi ah…

    Sida qaalibka ah mujtamaca meesha u badan dhaqankooda iyo lahjaddooda ayaa shiiqiya kuwa qurabada ah, oo looga dhaqmaa magaalada…

    Hadda waxaa Xamar looga hadlaa luuqadda reer miyiga, Siyaasiga, kan wax bartay, shiikha, carruurta, haweenka, isimmada iyo saraakiisha wuxuba waxay aqbaleen oo la qabsadeen dhaqankii iyo lahjaadkii raacatadii magaalada ku habsatay, waxa badanna lagama qaban karo oo way 3o jirsadtay hawshaasi… kkk

    Ilbaxnimadii 2000 sano soo jirtay ee Xamar Cadde khalaas 91kii bay dhimatay, in ay dib u dhalato ma aqaan inta ay qaadan doonto…

  23. Boqortooyada somaliya

    Kkkkkkkkkkkkk

    Hawiye madoobe weligey baan maqli jirey, and I I genuinely proofed it that Hawiye clan is most darkest people in somaliya, even far, if you disagree see where they live the most.

    Anigu Kama hadlayo qof midab furan oo dhibaato ku dhacday, that is an other case.

Leave a Reply to kaahin

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented