Wararkii ugu dambeeyay Arimaha Doorashada Soomaaliya iyo Gudiyadii lagu Murasanaa
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta, Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen xal u helista tabashooyinka maangalka ah ee laga soo gudbiyey xubnaha Guddiyada doorashooyinka dalka.
Rooble ayaa adkeeyey ballan-qaadkii Xukuumadda ee ku aaddanaa hoggaaminta geeddi socodka doorasho daah-furan oo deg deg ah, laguna kalsoonaan karo, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo danta guud, lagana fogaado dhaliilaha aan wax dhisayn, si loo sii amba-qaado qabsoomidda doorashada.
Guddoomiyaha Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo kulanka kaddib soo bandhigay tallaabooyinka loo qaaday qabsoomidda doorashada.
Dhinaca kale Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii lasoo eedeeyay ee ku Jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.
Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.
Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44826
Rooble oo xalay u quusgooyey Sii jiifaha Villa Xamar
iyo WIILKII XASSAN DAAHIR UGUS Mr Fahad Yasiin
Markuu magacaabay 7 nin oo aan lagala tashan
FARMAAJO iyo Fahad UGUS
Xalay ayaa lagu kala kacay fadhi dhexmaray
Rasalwasaare Rooble iyo Xulufada Xilku ka dhamaaday
Rooble ayaa Farmaajo ku yiiri
Sir, anigu maahi musharax oo cod kuguma heysto
Sidoo kale qof kale ma taageersani
LKN KAAYEELI MAHAYO inaan Gudduga
Kuugu daro GUULWADEYAAL GUNO DOON AH
( Doorasho wada ogol ah ayaan qaban )
Ee waxaad ku talo gashaa
LACAGTAAD BOOBTAY IYO WAJI MACBUUSKAADA.
7 nin ayaa ku doomiye looga dhigay
Ganacsade dhex dhexaad ah
Guddoomiye
imaam dabshid
mid iga qor maanta inaan doorashaba laysla gaadhayn godkuu ku dhici lahaa maanta DUBE SOO DHACAY ayaa u qoday markuu dafiray dhiigii inamadii uu hadyada u siiyey macalinkiisa Ethiopia abiy axmed
its just a matter of time when he legs it in somali cawralay cago..ibixiyoo ibixi…
ama alaylehe bad baan galay
AARMAAJO WON BEST COCK-UP AWARD TODAY
Eedo kaahoy naso,adiga maxaa kaa Maqan ,maad iska qayishid inta lagaaga imaanayo faduul badanidaa maxaa arimaha koonfurta ku dhex dhigay eedo kaaho dhidhibso oo xishood hadii kale sidaadii baad xabaalaha soo qufin.
Howl aad loogu baahnaa weeye Waxaa taladeeda lahaa madaxweynaha sidaan xogta ku hayno waadna arki doontaa mucaaradka oo diida,
Kaahin
Maqaalkaagii hore markaad lahayd BAHAL daarood wax Kama taqaanid maxaad ka wadaa, adiguba sowdiga Hawiye oo xaalkiisa ilaahay uun og yahay aad 24 hrs u nacamlaynayso ma la odhankaraa Adigu qudhaada yaan Hawiye wax ka aqoon because dameerihiinu ma wada daaqaan, bal maanta golaha u sheeg sababta aad u dhex boodayso dagaalka u dhexeeya Daarood iyo Hawiye aan ka ahayn nacayb daarood, sow maaha. you both have same sickness,
Talo kaahinow meesha siyaasadi ma taal oo adigaaba cadeeyey oo u diidan Bahal ra yigiisa, sheegayna inaad Daarood diidan tahay Hawiye na raacsan tahay sow maaha. Walaadan inta aduunku taagan yahay cid Daarood kuu dhaanta u helayne waxooga bahasha naga badhax. Hadii kale dowladaa laguu sheegi kkkkkk
Guuuul soomaali weyn..
Baarqab
Mayee ina dhiloow tii kaa yarayd Ayaan xaloo dhan la geerashaynayey
Makhnuudku hadal ma qaadi kari bal hooyadii wasahan baarqab ka sheeganaya waa dhufaan
You are a little piece of shit.
Warning to all of you
I refuse to back down to bullshit,so if you are going to start,you better be fucking ready to rumble .
I don’t give a flying fuck who you are.
Boqortooyo
Abti marka hore salaan ereygaana xaal ka bixi daarood baad necebtahay
Ta labaad dadku waxaanay fahansanayn waxan loo xiiqay waar nimanyoow kalsooni iska yara baadha siyaasad baa laysku hayaaye qabiil layskuma hayo siyaasudana abti iyo adeer iyo saaxiib ma taqaan ee Dan joogta ah bay taqaan
Anaga somaliland ahaan cidii aarmaajo kasoo horjeesataa waa saaxiibkayo inta dan tan aan leenahay joogtana cidna loo joojin maayo hadii taleviv isreal nala gasho waanu Tagi
Anigu gobolka ragaan ku dhashay
Wanaag iyo sharaf hadalkaaaga usheeg if you don’t expect the unexpected
Hadii kale (Filo waxaadan filanayn)
Eedo kaaho waad carootay hooyo macaan lama caayo nin xalaal ku dhashay waalid ma caayo,waliba hooyo marka waxaa halkaas ka cad eedo kaahoy in aadan xalaal ku dhalan,akhlaaq iyo asluub waaridna aan lagu soo barin,tarbiyadna aadan soo marin sidaas darteed fucking streetkii daami mid ku dhashay waad tahay waxaa kaaga sii daran eedo kaahoy markaad bilowday inaad jirkaaga ka ganacsato,eedo kaahoy tawvada allaha kuwo duwo meel halis ah baad mareysaaye dhidhibso oo dhecaanka iska ilaali eedo kaahoy.
Kaahin
Mid iga qor
hadduu xitaa Macangag Child Killer
musuq maasuqo walluuna sii joogey
Caasimad Hawiye, hadde magaalo Daaroodna
Oo hal habeen lagu dhuumankarana waxaa ka
Ka jirto Garowe ( ha aado hadduu rabo )
Sidoo kale howlgabyadaan uu
Canshuurta Eedo Batuulo hotelska
ku jiifiyay iyo caruurtaan dacaayadda
FB lagu Biilo waxaa
HUDHAN XERYAHII DHADHAAB
– TUKE ninkii Caano siiyo asaguu ku Xaara
baarqab aka khaniis
hooyadaa baad sheegtee ayeydaa iyo isirkaad kasoo jeedo ayaa dhilooyin ahaa adna makhnuud baad tahee sidii nin u hadal laakiin saad ugu hadli kartaa makhnuud makhnuud dhalay baad tahee yaa ku yidhi ila sheekayso
suma walaahay hadaad i horjoogta inaan qudha si dhibyar kaaga jarilahaa laakiin makhnuud pc dabadii raga ka caaya ayaad tahay hayla sheekaysan makhnuudyoow
you are a fucking batty boy go somewhere else to shit
Farmaajo Qaswade Qaainul wadan waa dambiile Maxkamad suge !!
Suurtagal maaha in Qof dambiile ah loo ogolaado ama uu isku sharaxo Doorashada Wadanka.
Waxaa isi soo taraya Qaylo dhaanta ah in Farmaajo yahay Criminal hadana ay Socdaan diyaarintii Dacwado ka dhan ah Dictator Farmaajo Dalka iyo Dibadaba.
Kaahin
Kkkkk. Abti Dee anigoo xaal bixin raba baad hanjabaad raacisay, laakiin Dhib maleh horaa loo yidhi wiil ABTI loo yahay baa kibir laga bartay, ku tumo Dir iyo Daarood cidaad aragto Abti, xaalna bixiyey.
Laakiin Abti Somaliland markaad leedahay maxaad u jeedaa ma Isaaq mise British somaliland. Hadaad maamul u jeedo miyaynaan wada lahayn inakoo Dir iyo Daarood ah Waa maxay dagaalka gaar uugu socda Reer ka Daarood Because hadalkaaga Waxaa ku badan Hawiye, Hawiye AMA raga aynu dagaal ku wada qaadno AMA dhexdhexaadino mise sidii rag badan oo Reer ka ah baad leedahay.
Dadka Reer somaliland ee kilil 5 ku nool. Kkkk hadalkaa maxaa kaaga baxay
Mida kale maxaa kugu dhacay Abti cay iyo waxbaa afkaaga ka deganayee Baarqab wax weyn muuba odhane
Kkkkkk tolow miyaa lagu dhuusayaaa dowlada Daarood, kkkk kuye xitaa haduu guulaysto .
Horta mudaharaadkii iyo unukaa leh xagay ku danbaysey, xitaa they give up to campaign for success.
boqortooyo
abti walaanan cidna umaagin ilaa lay maago mooyee
ta labaad ma aaminsani in somaliland reer sheegto waxaan aaminsanah somaliland dadka daga oo dhami lee yihiin
xaal baanan bixinayaa waxaas oo cadha ah kaa xun ee baarqabka wata ayaa aad iiga cadhaysiiyey oo iska kay caayey
anigu qofna shaqsi ahaan uma maago fekerkayga ayaan dhiibtaa iyo nin aanu kaftan wadaag nahay oo aanu isku yara tuur tuurno waaba intaa
ilaahaw naga cafi wixii aanu ku hadalay
Kaahin
Waagii hore waxaan moodijirey
In GOBOLKA SOOL 50% 50% yahiin
Habar-Jeclo iyo Dhuloos
Doorashadaan ayaan ku ogaadey
Fiqi- shini hal xubin, 1/12 = 8%
Dhuloos Afar xubin, 4/12 = 33%
Habar-Jeclo todobo xubin, 7/12 = 59%
Cali Galeyr AABIHIIS wuxuu ku dhashay
BURCO oo magaalo DHULOOS AH
Asaguna wuxuu ku dhashey CAYNABO
oo magaalo Dhuloos ah
Wiilkiisuna Laascaanood oo magaalo
Dhuloos ah
Who knows 2050 how Laascaanood
will be, because Caruurtii Isaaq ee ku dhashey
2004 hadda waa 17 jir.
17 jir Isaaq iyo 60 jir Dhuloos
Kuma heshiiyaan Laascaanood
Mid reer JIGJIGA ah ayaa igu
Lahaa Hargaysa waxay ahaan jirtay
magaalo OGAADEEN
oo maxaa kaa waday oo GAALKA KU HOOSGEEYAY
Meeshan catara baqashkii Huutuuga ku batay belo ku degtey. Anigu waxaan sugaaba Waa Farmaajo soo noqda.
Tolow maxay Huutuu gu samayn doonaan.
Warsangeli ayaga waxaa lagu dhahey
Maadnaan Buuxin KOOTADII CODEYNTA
oo GABOOYAHA ayaa ka tiro badan
Doorashada dambe soo dhaneystira tirada
Codeynta.
Tirada Allaa bixiyee
Haddey nimanku Buuxin waayeen
Tiradii codeynta
Qoondo hala siiyo
sida SHAANSHIDA IYO BAAJUUNTA
KOOFUR oo ayaguba tirada buuxin waayey
HINDI iyo Baajuun waa isku mide
Shan nin oo qiyaano qaran galay waa in doorashada laga reebaa
1-farmaajo iyo khayre wiilashii erateriya qiyaano qaran
2-xasan culusoow gabdhihii uu sacuudiga ka iibiyay qiyaano qaran
3-shiikh shariif iyo ccshakuur badii soomaaliya qiyaano qaran
Shantaas nin waa in doorashada laga reebaa
Hadii kale qabiil ladaba orda hadhowna meelaha kacabaada.sharcigii wadankaba qabiilkiibaa kaxoog batay
Walaahi waa yaab website ayaan waxaan ka arkaayay koonfur galbeed iyo gobolka banaadir oo isku haysta Jazeera kkkkkkk koonfur galbeed waxay cambaareeyeen cumar filish booqashadii uu kutagay jaziira.soomaali isku haysata dhul soomaaliyeed
Raxanweyn federal fadaanee ayay qalad kafahmeen
Doofaar wada ulo dhaadheer
imaam dabshid
saaxiib haaye hana kala gurin igu walaanaan u doonayn somaliland in cid gaar ahi ku shaqaysato xisbiyadan iyo kuwa la furidoono cancerka qabiilkaanu ku dawaynaynaa
tan ogaadeenka aad leedahay gaal bal u galeen reerku xaga isriixa iyo sahaminta dhul cusub aad bay ugu horeeyaan
ilaa diridhabe oromay ka riixdeen oo kun jeer ka badan hargeysa way ku yaraatay dhulbahantena walee iyo bilee isku dhiig baanu nahay ee abtiyaashay dhaqankay aad ugu adag yihiin sida isaaqayaga wakhtiga lama jaan qaadaan
dabshidoow dhulbahante iyo agaadeen dhinacooda gaal walaanuu kaaga soo dhacayn anaga iyo daaroodka kale somalinimadu sidaa nooguma wayne ee labadaa reerood soo dhawayso maalintay gaadho yaa somaliyaay iyagaa cid kuugu xiga,
Breaking news
Xamar waa
KORISO, KIBRISO, KUFISO
Soo dhaweyntii Hawiye kibir laga qaadye
Bal hadduu ku nacey ku hadal Qarankii aad boobtey
@ hodan adeerked oo kibray ila arag
https://www.facebook.com/Bilealij/videos/223454276046583/
Maxkamadda aduunka oo loo gudbiyey
Dacwad ka dhan ah
Macangag Kursi Boobe Child KILLER
Farmaajo
Three Somali children KILLERs
Waa kuwaan
https://www.facebook.com/2213352052082894/posts/4197850163633063/?sfnsn=scwspmo
Kkkkk maxkamada aduunka ku ye, walaahay reerkani Waa sakaraad mar hadayba sheekadu marayso maxkamada caalamiga ah,
Anigu maanta laga bilaabo Hawiyaan la ridayaa Farmaajo kkkkk bahashu Waa fogaateye magaaladooda Xamar hawiye halooga tago oo meel kale caasimada somaliyi haka dhigato