|

Wararkii ugu dambeeyay Arimaha Doorashada Soomaaliya iyo Gudiyadii lagu Murasanaa

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta, Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen xal u helista tabashooyinka maangalka ah ee laga soo gudbiyey xubnaha Guddiyada doorashooyinka dalka.

Rooble ayaa adkeeyey ballan-qaadkii Xukuumadda ee ku aaddanaa hoggaaminta geeddi socodka doorasho daah-furan oo deg deg ah, laguna kalsoonaan karo, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo danta guud, lagana fogaado dhaliilaha aan wax dhisayn, si loo sii amba-qaado qabsoomidda doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo kulanka kaddib soo bandhigay tallaabooyinka loo qaaday qabsoomidda doorashada.

Dhinaca kale Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii lasoo eedeeyay ee ku Jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.

Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.

Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44826

Posted by on Jun 11 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

27 Comments for “Wararkii ugu dambeeyay Arimaha Doorashada Soomaaliya iyo Gudiyadii lagu Murasanaa”

  1. Rooble oo xalay u quusgooyey Sii jiifaha Villa Xamar
    iyo WIILKII XASSAN DAAHIR UGUS Mr Fahad Yasiin

    Markuu magacaabay 7 nin oo aan lagala tashan
    FARMAAJO iyo Fahad UGUS

    Xalay ayaa lagu kala kacay fadhi dhexmaray
    Rasalwasaare Rooble iyo Xulufada Xilku ka dhamaaday

    Rooble ayaa Farmaajo ku yiiri
    Sir, anigu maahi musharax oo cod kuguma heysto
    Sidoo kale qof kale ma taageersani
    LKN KAAYEELI MAHAYO inaan Gudduga
    Kuugu daro GUULWADEYAAL GUNO DOON AH
    ( Doorasho wada ogol ah ayaan qaban )
    Ee waxaad ku talo gashaa
    LACAGTAAD BOOBTAY IYO WAJI MACBUUSKAADA.

    7 nin ayaa ku doomiye looga dhigay
    Ganacsade dhex dhexaad ah

  2. Guddoomiye

  3. imaam dabshid

    mid iga qor maanta inaan doorashaba laysla gaadhayn godkuu ku dhici lahaa maanta DUBE SOO DHACAY ayaa u qoday markuu dafiray dhiigii inamadii uu hadyada u siiyey macalinkiisa Ethiopia abiy axmed

    its just a matter of time when he legs it in somali cawralay cago..ibixiyoo ibixi…
    ama alaylehe bad baan galay

  4. AARMAAJO WON BEST COCK-UP AWARD TODAY

  5. Eedo kaahoy naso,adiga maxaa kaa Maqan ,maad iska qayishid inta lagaaga imaanayo faduul badanidaa maxaa arimaha koonfurta ku dhex dhigay eedo kaaho dhidhibso oo xishood hadii kale sidaadii baad xabaalaha soo qufin.

  6. Boqortooyada somaliya

    Howl aad loogu baahnaa weeye Waxaa taladeeda lahaa madaxweynaha sidaan xogta ku hayno waadna arki doontaa mucaaradka oo diida,

    Kaahin

    Maqaalkaagii hore markaad lahayd BAHAL daarood wax Kama taqaanid maxaad ka wadaa, adiguba sowdiga Hawiye oo xaalkiisa ilaahay uun og yahay aad 24 hrs u nacamlaynayso ma la odhankaraa Adigu qudhaada yaan Hawiye wax ka aqoon because dameerihiinu ma wada daaqaan, bal maanta golaha u sheeg sababta aad u dhex boodayso dagaalka u dhexeeya Daarood iyo Hawiye aan ka ahayn nacayb daarood, sow maaha. you both have same sickness,
    Talo kaahinow meesha siyaasadi ma taal oo adigaaba cadeeyey oo u diidan Bahal ra yigiisa, sheegayna inaad Daarood diidan tahay Hawiye na raacsan tahay sow maaha. Walaadan inta aduunku taagan yahay cid Daarood kuu dhaanta u helayne waxooga bahasha naga badhax. Hadii kale dowladaa laguu sheegi kkkkkk
    Guuuul soomaali weyn..

  7. Baarqab

    Mayee ina dhiloow tii kaa yarayd Ayaan xaloo dhan la geerashaynayey

    Makhnuudku hadal ma qaadi kari bal hooyadii wasahan baarqab ka sheeganaya waa dhufaan

    You are a little piece of shit.

    Warning to all of you

    I refuse to back down to bullshit,so if you are going to start,you better be fucking ready to rumble .
    I don’t give a flying fuck who you are.

  8. Boqortooyo

    Abti marka hore salaan ereygaana xaal ka bixi daarood baad necebtahay
    Ta labaad dadku waxaanay fahansanayn waxan loo xiiqay waar nimanyoow kalsooni iska yara baadha siyaasad baa laysku hayaaye qabiil layskuma hayo siyaasudana abti iyo adeer iyo saaxiib ma taqaan ee Dan joogta ah bay taqaan
    Anaga somaliland ahaan cidii aarmaajo kasoo horjeesataa waa saaxiibkayo inta dan tan aan leenahay joogtana cidna loo joojin maayo hadii taleviv isreal nala gasho waanu Tagi

  9. Anigu gobolka ragaan ku dhashay

    Wanaag iyo sharaf hadalkaaaga usheeg if you don’t expect the unexpected

    Hadii kale (Filo waxaadan filanayn)

  10. Eedo kaaho waad carootay hooyo macaan lama caayo nin xalaal ku dhashay waalid ma caayo,waliba hooyo marka waxaa halkaas ka cad eedo kaahoy in aadan xalaal ku dhalan,akhlaaq iyo asluub waaridna aan lagu soo barin,tarbiyadna aadan soo marin sidaas darteed fucking streetkii daami mid ku dhashay waad tahay waxaa kaaga sii daran eedo kaahoy markaad bilowday inaad jirkaaga ka ganacsato,eedo kaahoy tawvada allaha kuwo duwo meel halis ah baad mareysaaye dhidhibso oo dhecaanka iska ilaali eedo kaahoy.

  11. Kaahin

    Mid iga qor
    hadduu xitaa Macangag Child Killer
    musuq maasuqo walluuna sii joogey
    Caasimad Hawiye, hadde magaalo Daaroodna
    Oo hal habeen lagu dhuumankarana waxaa ka
    Ka jirto Garowe ( ha aado hadduu rabo )

    Sidoo kale howlgabyadaan uu
    Canshuurta Eedo Batuulo hotelska
    ku jiifiyay iyo caruurtaan dacaayadda
    FB lagu Biilo waxaa
    HUDHAN XERYAHII DHADHAAB

    – TUKE ninkii Caano siiyo asaguu ku Xaara

  12. baarqab aka khaniis

    hooyadaa baad sheegtee ayeydaa iyo isirkaad kasoo jeedo ayaa dhilooyin ahaa adna makhnuud baad tahee sidii nin u hadal laakiin saad ugu hadli kartaa makhnuud makhnuud dhalay baad tahee yaa ku yidhi ila sheekayso

    suma walaahay hadaad i horjoogta inaan qudha si dhibyar kaaga jarilahaa laakiin makhnuud pc dabadii raga ka caaya ayaad tahay hayla sheekaysan makhnuudyoow

    you are a fucking batty boy go somewhere else to shit

  13. Farmaajo Qaswade Qaainul wadan waa dambiile Maxkamad suge !!
    Suurtagal maaha in Qof dambiile ah loo ogolaado ama uu isku sharaxo Doorashada Wadanka.

    Waxaa isi soo taraya Qaylo dhaanta ah in Farmaajo yahay Criminal hadana ay Socdaan diyaarintii Dacwado ka dhan ah Dictator Farmaajo Dalka iyo Dibadaba.

  14. Boqortooyada somaliya

    Kaahin

    Kkkkk. Abti Dee anigoo xaal bixin raba baad hanjabaad raacisay, laakiin Dhib maleh horaa loo yidhi wiil ABTI loo yahay baa kibir laga bartay, ku tumo Dir iyo Daarood cidaad aragto Abti, xaalna bixiyey.

    Laakiin Abti Somaliland markaad leedahay maxaad u jeedaa ma Isaaq mise British somaliland. Hadaad maamul u jeedo miyaynaan wada lahayn inakoo Dir iyo Daarood ah Waa maxay dagaalka gaar uugu socda Reer ka Daarood Because hadalkaaga Waxaa ku badan Hawiye, Hawiye AMA raga aynu dagaal ku wada qaadno AMA dhexdhexaadino mise sidii rag badan oo Reer ka ah baad leedahay.
    Dadka Reer somaliland ee kilil 5 ku nool. Kkkk hadalkaa maxaa kaaga baxay

    Mida kale maxaa kugu dhacay Abti cay iyo waxbaa afkaaga ka deganayee Baarqab wax weyn muuba odhane

  15. Boqortooyada somaliya

    Kkkkkk tolow miyaa lagu dhuusayaaa dowlada Daarood, kkkk kuye xitaa haduu guulaysto .

    Horta mudaharaadkii iyo unukaa leh xagay ku danbaysey, xitaa they give up to campaign for success.

  16. boqortooyo

    abti walaanan cidna umaagin ilaa lay maago mooyee
    ta labaad ma aaminsani in somaliland reer sheegto waxaan aaminsanah somaliland dadka daga oo dhami lee yihiin

    xaal baanan bixinayaa waxaas oo cadha ah kaa xun ee baarqabka wata ayaa aad iiga cadhaysiiyey oo iska kay caayey

    anigu qofna shaqsi ahaan uma maago fekerkayga ayaan dhiibtaa iyo nin aanu kaftan wadaag nahay oo aanu isku yara tuur tuurno waaba intaa

    ilaahaw naga cafi wixii aanu ku hadalay

  17. Kaahin

    Waagii hore waxaan moodijirey
    In GOBOLKA SOOL 50% 50% yahiin
    Habar-Jeclo iyo Dhuloos

    Doorashadaan ayaan ku ogaadey

    Fiqi- shini hal xubin, 1/12 = 8%

    Dhuloos Afar xubin, 4/12 = 33%

    Habar-Jeclo todobo xubin, 7/12 = 59%

    Cali Galeyr AABIHIIS wuxuu ku dhashay
    BURCO oo magaalo DHULOOS AH

    Asaguna wuxuu ku dhashey CAYNABO
    oo magaalo Dhuloos ah

    Wiilkiisuna Laascaanood oo magaalo
    Dhuloos ah

    Who knows 2050 how Laascaanood
    will be, because Caruurtii Isaaq ee ku dhashey
    2004 hadda waa 17 jir.

    17 jir Isaaq iyo 60 jir Dhuloos
    Kuma heshiiyaan Laascaanood

  18. Mid reer JIGJIGA ah ayaa igu
    Lahaa Hargaysa waxay ahaan jirtay
    magaalo OGAADEEN
    oo maxaa kaa waday oo GAALKA KU HOOSGEEYAY

  19. Boqortooyada somaliya

    Meeshan catara baqashkii Huutuuga ku batay belo ku degtey. Anigu waxaan sugaaba Waa Farmaajo soo noqda.

    Tolow maxay Huutuu gu samayn doonaan.

  20. Warsangeli ayaga waxaa lagu dhahey
    Maadnaan Buuxin KOOTADII CODEYNTA
    oo GABOOYAHA ayaa ka tiro badan

    Doorashada dambe soo dhaneystira tirada
    Codeynta.

  21. Tirada Allaa bixiyee
    Haddey nimanku Buuxin waayeen
    Tiradii codeynta

    Qoondo hala siiyo
    sida SHAANSHIDA IYO BAAJUUNTA
    KOOFUR oo ayaguba tirada buuxin waayey

    HINDI iyo Baajuun waa isku mide

  22. Shan nin oo qiyaano qaran galay waa in doorashada laga reebaa
    1-farmaajo iyo khayre wiilashii erateriya qiyaano qaran
    2-xasan culusoow gabdhihii uu sacuudiga ka iibiyay qiyaano qaran
    3-shiikh shariif iyo ccshakuur badii soomaaliya qiyaano qaran
    Shantaas nin waa in doorashada laga reebaa
    Hadii kale qabiil ladaba orda hadhowna meelaha kacabaada.sharcigii wadankaba qabiilkiibaa kaxoog batay

  23. Walaahi waa yaab website ayaan waxaan ka arkaayay koonfur galbeed iyo gobolka banaadir oo isku haysta Jazeera kkkkkkk koonfur galbeed waxay cambaareeyeen cumar filish booqashadii uu kutagay jaziira.soomaali isku haysata dhul soomaaliyeed
    Raxanweyn federal fadaanee ayay qalad kafahmeen
    Doofaar wada ulo dhaadheer

  24. imaam dabshid

    saaxiib haaye hana kala gurin igu walaanaan u doonayn somaliland in cid gaar ahi ku shaqaysato xisbiyadan iyo kuwa la furidoono cancerka qabiilkaanu ku dawaynaynaa

    tan ogaadeenka aad leedahay gaal bal u galeen reerku xaga isriixa iyo sahaminta dhul cusub aad bay ugu horeeyaan
    ilaa diridhabe oromay ka riixdeen oo kun jeer ka badan hargeysa way ku yaraatay dhulbahantena walee iyo bilee isku dhiig baanu nahay ee abtiyaashay dhaqankay aad ugu adag yihiin sida isaaqayaga wakhtiga lama jaan qaadaan
    dabshidoow dhulbahante iyo agaadeen dhinacooda gaal walaanuu kaaga soo dhacayn anaga iyo daaroodka kale somalinimadu sidaa nooguma wayne ee labadaa reerood soo dhawayso maalintay gaadho yaa somaliyaay iyagaa cid kuugu xiga,

  25. Breaking news

    Xamar waa
    KORISO, KIBRISO, KUFISO

    Soo dhaweyntii Hawiye kibir laga qaadye
    Bal hadduu ku nacey ku hadal Qarankii aad boobtey

    @ hodan adeerked oo kibray ila arag

    https://www.facebook.com/Bilealij/videos/223454276046583/

  26. Maxkamadda aduunka oo loo gudbiyey
    Dacwad ka dhan ah
    Macangag Kursi Boobe Child KILLER
    Farmaajo

    Three Somali children KILLERs

    Waa kuwaan

    https://www.facebook.com/2213352052082894/posts/4197850163633063/?sfnsn=scwspmo

  27. Boqortooyada somaliya

    Kkkkk maxkamada aduunka ku ye, walaahay reerkani Waa sakaraad mar hadayba sheekadu marayso maxkamada caalamiga ah,

    Anigu maanta laga bilaabo Hawiyaan la ridayaa Farmaajo kkkkk bahashu Waa fogaateye magaaladooda Xamar hawiye halooga tago oo meel kale caasimada somaliyi haka dhigato

Leave a Reply to Boqortooyada somaliya

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented