|

Muqdisho oo ay kusoo Kordheen Dilal Qorshaysan iyo Budhcad dadka dilaya (Xalay maxaa ka dhacay)

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal qorsheysan oo xalay siyaabo kala duwan uga dhacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Dilka koowaad oo loo geystay wiil dhalinyaro ahaa oo magaciisa lagu soo koobay Nuuradiin ayaa ka dhacay xaafadda Siigaale ee degmada Hodan, waxaana toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa oo la sheegay inuu askari, sida ay ku warrameen dad goobjoogayaal ah.

Wararka ayaa sheegaya inuu baxsaday ninkii dambeeyey dilkaasi, waxaana goobta goor dambe tegay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya.

Illaa iyo hadda ma cadda sababta dilkan ka dambeysay, balse marxuumka ayaa ka mid ah dhalinyarada aadka looga yaqaanay degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa xalay wiil kale oo dhalinyaro ahaa kooxo hubeysan oo burcad ah ay ku dileen qeybo ka mid ah degmada Dayniile, iyagoona kadib goobta isaga baxsaday.

Burcadda ayaa la sheegay inay marxuumka ka dhaceen taleefoon gacanta ah oo uu watay, balse ka hor murmeen, taas oo keentay inay rasaas ku furaan.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay  in marxuumka oo lagu magacaabi jiray Jabriil Cabdi Aadan la geeyey xarunta laanta dambi baarista ee CID.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44800

Posted by on Jun 10 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841