Xasan Shiekh oo si yaab leh uga hadlay Ciidankii loo qaaday Dalka Ertirea (Dhegayso)
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrinta dhalinyaradii ay dowladda Soomaaliya tababarka ugu qaaday dalka Ertirea ee la waayey, ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in dhalinyaradaas la iibsaday.
HALKAN DHEGAYSO
Xasan Sheekh ayaa madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo ka dalbaday in nolol iyo geeri uu meel ku soo sheego dhalinyaradaas maalin kasta waalidiintii dhashay ay wal-walka iyo cabashada banaanka la taagan yihiin.
“Dhalinyaradaas waxaan ku tilmaami karaa kuwo la iibsaday, dowladii dhalinyaradaas qaaday waxaa laga la’yahay inay dadka soo hor istaagto oo tiraa war dhalinyaradii wacaalkoodu waa sidaan. War sidaasi mas’uuliyad maaha, hal nin oo dowladaan ka tirsan kuma dhaco inta warbaahinta soo istaago inuu yiraahdo dhalinyaradii aan iibsanay halkaas ayey ku dambeeyeen,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ragii xilalka hayey xiligii dhalinyaradaas la qaaday ee aan hadda xilalka heyn waxa uu xasuusiyey inay heystaan fursad ay dadka ugu sheegi karaan inta ay ka ogyihiin hanaankii lagu dhoofiyey dhalinyaradaas iyo xogta ay ka hayaan halka ay ku dambeeyaan.
“Hooyinka maalin kasta ooynaya ee jidadka taagan xaqey leeyihiin, in caruurtoodii loo sheego halka ay ku dambeeyeen xaqey u leeyihiin, madaxweynihii hore, xukuumadda iyo ragii berigaas joogay ee aan hada joogin waa inay u sheegaan hooyooyinka halka la geeyey caruurtoodii, war dowladeena maxaa ku dhacay? Arrintaan in laga aamuso ma mudna,” ayuu yiri Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.
HALKAN KA DHEGAYSO XASAN SHEIKH MAXAMUUD
Isagoo sii hadlayey ayuu yidhi “In Qaramada Midoobey ay maalin noo sheegto in dhalinyaradeenii dal kale ay dagaal ku gashay, maalina madaxda dalal kale ay noo sheegaan in dekedaheenii loo saxiixay dal kale, nagama qabato madaxda aan mas’uuliyadda u dhiibanay, madaxdu waa kuwa dadka soo hor istaaga oo u sheegay runta, xattaa hadii ay qaraartahay, wax aad qari kartaan malaha ee sheega, inta aysan gaarin meel halkaan ka sii qaraar.”
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44786
Tuug intaadan tuug odhan buu kugu yidhaahdaa/meel bukta iyo far baa is og!! Dawladu ciidanka tababarka loogu geeyey Ereteria ee Qadar ka wakiil ka ahayd waxay ku og tahay bed qab: Haddii ay muaamarad loo dhigay Somaliya ay wax ka og yihiin kooxdan beenta afuufaysa, waa laga sugayaa caddaynta ay la yimaadaan.
Guurguiurte isagaa iibsaday dhiigii dhalinyaradii uu m/weynaha u ahaa ee uu xukumayey; wiilashii uu Yemen u geeyey inay ka difaacaan Sacuudga iyo Emirates danahoodaa ee kaga lacag qaatay laguna xasuuqay Yemen waalidkood muxuu ugu abaal guday? Waliba Allaah baa dadka ka qabtaye waxa u diyaarsanayd ciidamo la rabey in la geeyo Libya. Dawladan ciidamada loogu soo tababa barayo wadamada kale waxay ugu talo gashay inay noqdaan dal jireyaal ilaashada dalkooda, maya inay u shaqeeystaan calooshood u shaqaystayaal.. Calaa kulli xaal Xasan meel ku sheeg wiilashii aad iibsatay ee xoogga dalka ka tirsanaa iyo gabdhihii aad istaraashada ahaanta uga iibsatay Sacuudiga?????????
XASSANOW eedoo dhan adigaa dusha Saaran
Maxaa yeelay nin aan xoolo iyo Xaniiyo ku laheyn
Maamulka Banaadir State of USC
ayaad dhahdey HOO MAAMUL
Caasimadeyda
Canshuyrteyda
Ciidankayga
Maxaad ku diideysaa inuu
Mr Macangag Child KILLER
Burburiyo Democracy loo soo hurey
Hantidii iyo Dhiigii reer USC
Maxaad ku diideysaa in Caruurtii USC
Laga iibiyo
ERITREA si loogu qabsado Jabuuti
Ethiopia si loogu adeegsado magaalada Sokeeye ee Ethiopia
Maxaad ku diideysaa in sharaftii laga qaadey
Ciidankii Qarankii Qabiiloobey kuwaas
Oo lagu dhahey XASUUQA SHACABKA Soomaaliyeed
Taas oo keentay in laga aamin baxo
Ciidan Qaran, kadibna ilaa Dowladdii
Shiikh Shariif iyo middaad adigu hogaaminaysay
isku dayaa dib u aaminid Ciidan Qaran
In lagu celiyo SIDII DARIIQII KUWII
HANGASHTA ee shacabka xasuuqi jiray.
-XAGLATOOSIYE MA MAAMULIKARO
CIIDANKA, CANSHUURTA IYO CAASIMADDA
SOMALILAND
SO Mr Child KILLER Kursi boobe Farmaajo
Ciidamadani ma hawiye iyo racanwayn lasoo soocay bay ahaayeen cida daba socotaa waa labadaase
Guulwadayntii xadhkahay goosatay in laysku wiirsado waar walaan saa layskaga hadhayne inta aanay qadhaadhaan aarmaajo ha sheego inamadii halkay ku danbeeyeen
Hawiyow
Farmaajo oo Daarood ugu liito
Dhankasto
Oo idinka idinka tirsanaa dhankasto
Oo idinku ka dhiibteen Kharash iyo Codka
Ayaa isku dayey inuu xooga wiilashiina
iyo hantida Xoolihiina ” si xoog ah ugu maamulo
ONLY DHULKIINA
Maxaad u maleyn mid maamulo
Dhul Daarood, oo waliba wato Ciidan Daarood
– Wlh ilaa aad xisaabisaan xoolihiina
iyo xoogiina in WAXKASTO la idinku dayi.
C/ llaahi Yuusuf ayaa ba qiil lahaa
Oo Ethiopia ku dhahey Kabo qaad aan idinkaga
Noqdo Only dhulka Soomaaliya laga MAALO
Laakiin Child KILLER waaba kasii
Indho adagyahey C/llaahi Yuusuf
* XAGLATOOSIYE ma maamulikaraa
Caasimadda, Ciidanka iyo Canshuurta
Somaliland ???
dee dabshidow xaalkaagu waa caqli raqiis aan anoo idoora ku maamulo adiguna ha i maamulin reer ka iyo caruurtaada cuqdada iyo caadifad ha ku ababin
Kaahin
KKK
Hoos ayaan kuugu reebay jawaabtii
Reer Abtigaa $10,000 kun ayay
Halkii wiilba ka qaateen
Nin Abaar hayso 10kun ayaa uga qiimo badan
Wiil suuqa taagan
Munaafaqnimadu waa marka aad tidhaahdid maxaa laysu waydiinayaa animadu halkay ku danbeeyeen
Somalia waxay horay ciidamo ugu dirtay dalalka kala ah sauthaftica. Zambia. Mozambique Burindi uganda Djibout. Iyo dalal kale oo ay ka dagalameen cid kadaba yuusaysa yaa arkay oo leh maxaaa loogu diray. Mida kale ciidankaan 18 gabol ee somalia ayay kasoo wada jeedaan waxaa lagu qoray equel communnity ama 5 ta xaafadood waa su aale soomaalida kale maxaa looga maqliwaayay wiilashadii waa la iibsaday ama waa la xasuuqay.??
Kaahin
Kolay xaafadaada dhalinyaro way kaga jirtaaye bal warayso xaafada in wiilashii warka hayaan.
Dabshid
Sxb mar labad ragu waa istabcaa.eebow farmaajo meela uma socdo magaratay caadi noh, reer qurac waa saarsaar saw maha cadale ceelmacaan bal kawaran roob muu ka dayay
Ani xasan xasan sheekh waantaageer sanahay.barigii hadii ladooranlahaa walaahi somaliya alshabaab Laguna arkeen
Correction # south Africa
Gaafaw
Kkkkk
* Geed ma diido Saar-saar ku tiirsan,
haddowse saarsaarkii iswaalo
” Lugahaada ku istaag soo Gar maahan”.
Culusoow nacalaa tii kudhashay kuyaal gabdho soomaaliyeed buu dhoofiyay markaasuu ciidan kahadlaayaa
Xasan culusoow ha isdaalin orodoo dameerkaagii dhaqo madaxweyne wallee inaadan noqonayn
Leopon
AAMUSKU marbuu xigmo yahey
GUULWADE GARU kama go’ado,
Guno MOOYAANE
Ciidankaasi waxa laga qarinayo ee u horeeyaa waa Mooryaankan meeshacka qaylinaya ee uraya.
Wuu ogyayahay inuuu kow ka yahay oo Cadowga dibadu 2 ka yahay waxa ciidanka loo qarainayo.
Languageks uu ku hadlay Mooryasnta yarar ee sacabka u tumaysa kkkk
Aa la iibsaday.
Areteriya ma Ciidamo ama dadbay iibsataa?
Waar waxan yaa ka dila ummadda.
Waaba hadii ay dad yihiin waxa dhegaysanaya waxan hadlaya. saa isaga ayaabay wax ka dhegaysanayaan.
Waxbaa la iibsaday iyo waxbaa la dilay.
Dalmida
qaainul wadan farmaajo
cidii mooged
inuu qiyaano qaran
la aamusna
bey u taal
imiasan idin lahaa waar daanyer kani waa qaainul wadan iibsanaya dal iyo dadba ila maxa wax qarson soo bixi doona
oo qaainul wadan farmaajo qaribay hadana qarinaya
caruurtan uu iibsadey wax kabadan baa soo bixi doona ee iska suga
SEDE ISRAEL
baa yaabay
@Gedoland waad qaldan tahay sx hooyadii maxaa kuu geeyay?Isaga waa masuul la caayi karo.Isaga hooyadii ama reer in la caayo waa qalad akhlaakhda NN ma sidaan baa ?
Gar waa loogu leeyahay in ay yiraahdaan ciidankani waa sirdoon ma ahan kumanaan mana ahan boqolaal 120 nin qiyaastii(Illahay ayaa iga og)Waxaa diiday sirdoon in ay taba baraan dalal badan Eriteria ayaa yeeshay.Balse suaashu waxaa waaye 2 sanno waa waqti badan.Sidee wax u jiraan.Ma filaayo ciidan Tigre ka dagaal galay oo intaa la eg inuu jiro aragtidayda.
Xasan sheekh isagu waligii maka jawaabay tii gabdhaha?MAYA MAYA ma ahayno taa micnaheedu ma ahan HURDAAYE in qiil loosiinayo aamusnaan.
XAQIIQATAN SIYAASIYIINTA SOMALIGA WAA DAALIMIIN MEELKASTAABA HA JOOGANE.
DIIDNAY IN WAALID LA CAAYO.
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Xassan gurguurte waa nin dhintay ma garanayo siduu madaxweyne inoogu ahaa.
Bal ninkan dhegeysta leh dawladii ayaa askar gadatay.
Nacaalaa kugu taal hadalkaas waa meelkadhac aad u weyn waana in lagu yiraahdaa soo cadee,
Taas waxuu calaamad u tahay sida aadan masuuliyad u qaadi karin weli lama maqal dawlad la leeyahay dadkeedii bay gadatey oo weliba nin maqaamkaas soo maray uu leeyahay.
Shame on you mr culusow. Kun jeer ceebi kugu dhacday.
Xitaa haday jirto afkaaga ma ahayn. Doqonyahow