Wararkii ugu danbeeyay Howlgalo Ciidanka DF ay ku Baacsanayaan Alshabaab
Baladwayne ( Kalshaale ) Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo argagisada Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan.
Deegaanada howgalka xooggan uu hadda ka socdo ayaa waxaa ka mid ah Aboorey, Beero-yabal, Wariirey, Galboocale ilaa Yasooman, kuwaa oo dhammaantiood hoostaga degmada Buulo barde ee Gobalkaas.
Howlgalka ayaa qeyb ka ah howlgalka sida guud uu ciidanka xoogga uga wado Hirshabeelle kaas oo maleeshiyada Al-shabaab looga sifeynayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.
Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xooga dalka General Tareedisho oo Hor kacaya howshaa sifeynta ah ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in horumar weyn laga sameeyay howlgalka.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44766
Alshabaab oo dagaal lagaga adkaaday waa Hawiye oo la jabiyay.Alashabaab waa Hawiye,waxaa ku midaysan kooxo badan oo Muqdisho ka ganacsada,kooxo badan oo ku cidhan Ajaanin,kooxo badan oo dadka laaya,kooxo badan oo haysta hanti shacab iyo mid qaran.
Isku wada doob oo Alshabaab waa Hawiye,Hawiyaha waa Alshabaab.Ganacsi iyo shaqaale.Waa Hawiye Bussines Centre.
Waxan dawladnimada Somaliya u afduuban tahay,amaanka Muqdisho u afduuban yahay wàa kooxo Hawiye ah oo ka macaasha dawlad la’aanta oo ku midaysan dano dhaqaale.
Dalmida
Maasha Allah ciidanka xooga dalka somaliyeed ilaahow la jir oo cadowga jabi yaa Allah,alshabab ilaahow cariga somaliyeed laga waaya oo wadankeeni mabad noogu soo celi,aduunka waxwalba wuu dhamaada how many alshabab oo kale ah baa aduunkan soo maray oo dhamaaday waa dhamaadki alshawadiin cid kastaa ha wadatee they are ✅ done waxana soo afjaraya dhalintaa somaliyeed ee wadankooda u dhasrtay inay difaacan,god bless Somalia