Cod-bixinta Doorashada Siomaliland ee Baarlamaanka iyo Golaha deegaanka oo Bilaabatay (Daawo)
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee talada haya Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa codkooda ku hubsaday Sanduuqa Cod-bixinta.
HALKAN DHEGAYSO
Labaduba, waxay taageerayaashooda ugu baaqeen in ay daganaanta ka shaqeeyan, dulqaad muujiyaan, safafka soo galaan, codkoodana ku doortaan cida ay doonayaan.
Si weyn ayay u loolamayaan labada Xisbi, gaar ahaana kuraasta Labada golle ee deegaanada iyo tan baarlamanka dhexe, waana labada xisbi ee ugu adag.
Waxaa sidoo kale Codkiisa dhiibtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, Dhammaan goobaha cod-bixinta ayaa furmay saacadihii loo qorsheeyey kormeerayaal ayaa jooga dhammaan goobaha muhiimka ah, Ammaanka ayaa la adkeeyey mana jiraan isku socodka magaalooyinka, Guddiga doorashooyinka ayaa shaqo adag hay.
Dadweynuhu codkooda ayay ku hubsanayaan Sanduuqa Cod-bixinta, aad ayay usoo baxeen shacabka magaalooyinka Somaliland.
Tanni waa dhacdo Taariikhi ah, Geeska Afrika dalalka kuyaala Doorashooyinkooda hubinti la’aan ayaa hareysay, deriska halka qaarkood waa Kaligii Taliyayaal xukunka kuraagay mudo dheer, qaarna mucaaradka wey diideen Xalaalnimada doorashada.
Soomaaliya inteeda kale, Qorida Ergada, Codka ilaa Xildhibaanka oo musharax M/weyne u codeynaya waa dhaqaale iyo In la iibsado Kuraasta, mana jirto Metelaad dhab ah.
HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA DOORASHADA
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44400
Sadex xisbi reereed
Sadex nin oo isku reer ah oo dhaqaalaha gacanta ku haya.
Waxaa xisbiyo ma aha, mana aha demoqraadiyad
Waa damac qabiil weligiina qaran ma noqon karo
Ee kalshaale naga jooji huhaada iyo caadifadda
Adigana imisaa lagaa dilay… Mise kaadidaadaad u soo cabtay huuno
Iidoor waa qaran ee reer ma aha. Qarankani dhulkoodda iyagaa xukuma waa halkii Dabshide minority-gayagu xukunka qaranka waa muwaadiiyiin xaq dalkooda ku leh oo dubaha/buruska sharciga dalka hogaaminaya iyagaa sita. @ Dabshid, dubahaa cayayaar-cayaar ha moodin wuu nakala hagaaye
Doorasho waxay ka dhicikartaa meel ay caddaaladi ka jirto.
10 jir 6 Card sita kkkkk
2003gii ayaan si cadaan ah u arkay in Somalikand tahay Ganacsi Habar Awal.
Ganacsiga Abtiyaashay hambalyo u dirayaa.
Dalmida
Card maamadas wadato
Mid la mid ah ayay wataan
Dadka degan EUROPE IYO NORTH AMERICA
Somalilanders labo siman ayaa
wada xaajoodo, howshiina sii wata
Alle ha idiin barakeeyo
Anagana noo soo duceeya oo
markaan sidiin gaarno
QOF IYO COD
CARD IYO SANTUUQ
ayaan ka wada hadleynaa
RIWAAYADDII XORIYO.
” DIGNIIN ”
ha isku fiirsan haddey Runtu ku dhibto
Gaar ahaan SOMALILAND REALITY
https://www.facebook.com/2213352052082894/posts/4168201593264587/?sfnsn=scwspmo
Mr BaHal
Ma codeeyen Xaafadihii Boorame
Xaflad aan Shiikh Shariif ugu qabaney
London waqtiguu ahaa Horjoogaha
Dowladda Banaadir State of USC
Ayaa MUJAAHIDAD reer Somalilander ah
Lagu soo makarafoonka Masraxa
Markaas ayay dhahday anigoo ah
JAALIYADDA SOMALILAND
gaar ahaan REER SEYLAC ( ileen Waa Ciise Madoobe)
Mid SAMAROON aheyd waatan
qaadatey Koobkii ay shaaha ku cabbeysay
( SHUUUU) ugu YARAAN 10 qof ayay Daqri tagtey
maxaa SEYLAC ka jiro MAAMO WARISAY
( Mujaahidad reer Khaatumo aheyd)
ISAAQI ayaa SANTUUQ YAR isugu dhiibay
Ciise iyo SAMAROON si ay uga jeestaan ayaga
Haa Midda Laascaanood ka taagan
miyaa sidoo kale ka taagan SEYLAC
Waa sidaas Huuno.
* Dubbahaa Ku filan
reer Tolkey sanadka maantaaye
Dabshid
Meesha saw ma joogaan ragii Daarood kkkk
Waaar hooy eeryar jooga lol.
30 sano waa go’ay,alshabaab iyo badbaado qaran dhaafiwaydeen kkkk
Waar waad is wareerinaysaan idinka iyo isaaq kk
Waar yaaca oo adhigiinii raaca oo meeshan ragii u lahaa u dhaafa wadanka ha u shaqeeyaane.
30 sano nabad dhaafi waayay iyo mid nabadiiba waayay kkk
Markii aad schoolka freega ah haysateen ayaad ka nolol iyo magac wacnaydeen..
Waaar hooy dantiinaa ku jirta kkk
.waakii sheekh shariif yidhi,wixii dagaal ahaaba run maahayne,ciyaarbay naga ahayd kkkk e raali ahaada kkk Ma dagaalbaa ciyaar lagu sheegaa.
Dalmida
Dabshid.
Isaaq Jibuuti ayuu ku nool yahay lol
Ciise lacag iyo hanti wixii uu hayo wuxuu galiyay Isaaq.
Si Zeylac looga wareejiyo Samaroon.
Samaroon isma hayaan Isaaq .Cidda ay run isku hayaan waa Ciise.
Ciise fransiis,maraykan iyo Gaal oo dhab isku wareejiyay.
Lacagta ciise waxay gashaa Habar Awal.
.dalmida
Maryooleey waa in aad bogaadisaan waddo aan ahayn ma haysaan.
SHACABKA SOMALILAND HANBALYO.
Meel uu dabshid 2021 ku faanayo waa bursaday,waan qaxinayaa kaakumo aa la isu tarxiilayaa kkkk reer Koonfur xanuun maskaxda ayaa laga hayaa.
Kkkkkkkk
Dabshid dorashada beelaha ISAAQ maxaad ka rabta Adiga waaba laguu diiday
Inaad wax ka jisho rubaayada dooro ina aderka waxa ku dhaama beelaha kale
Hadii la helo dooro Qofkii somaliland xukumi lahaa not SNM
Melez ayaa la waydiiyay bal inuu aqoonsanayo Somaliland kk
Kulahaa,Ogadeniya ayaa ka dhaw kkk
Haatan waxaan ka wadaa ama odhanlahaa Irirsamaalahan uu Hawiye ku waashay Kikuyo oo Samaale noqota ayaa ka dhaw kkk
Dalmida
Jabhad
KKK
Sxb sidaan kuu sheegay sanadkii 2014
Wiilka Isaaq ee ku dhashey Laascaanood
2004, hadduu QABASHO leeyahay
Today waa 17 jir, lagama yaabo in
laga dhaadhiciyo Aabaha Burco ayuu ka yimid
Hadde ogow 1820, Burco waxay aheyd
Sida Laascaanood
( 20 jir Isaaq iyo 60 jir Daarood, Burco kuma heshiiyan)
Nimanka hadda halala xaajoodo
haddii kale markey TAGAAN xeebta Laasqorey
ayaan arkin, Laascaanood oo ah siday Burco aheyd 1991
( only Isaaq City ).
Isaaq BARI RIMAN
Daaroodna Xamar Riman
Bini-aadamka qofka horumarka smaynayaya waxa lagu gartaa waa KALSOONIDA.Qofku haddaanu kalsooni lahayn wax ma noqonkaro.Reer SL waxay caan ku yihiin KALSOONIDA ay isku qabaan kalsooni ayaana wax dhista waana ummad kalsoonileh sida kamuuqatana way kaga dhabaynayaan hiigsigooda inkasta oo aragtiyo kalena jiraan.
Nin Isaaq ku marmarsooda iyo nin ilxaasid ku eegaba reer SL xaqiiq xagga waxqabadka waddanka gudihiisa hakuba liitaane sida adeegyada aas-aasiga ah ee dawlad loog baahanyahaye caalamka waxay tuseen inay dawlad aan la dhayalsankarin yihiin oo buuxisay shuruudkasta oo dawladnimo looga baahnaa marka laga reebo adeega aasaasiga ah oo lagu fashilmay haddana tiirarka qaranleeyahay waxay kaga horaysaa waddama badan oo mudo dheer soo jiray.
Ninka Isaaq ku meeraysnayaa waa nin aan kalsooni lahayn inuu hanbalyeeyo SL madaxdeeda iyo shacabkeedana kalsooni daro u diidayso.
Barigaanu SNM ta taageeraha u ahayn waxaanu odhanjirnay”Guul iyo Gobonimo”.Iminka SL Guul iyo Gobonimo.
Mr bahal
Qoraal hore ayey dabasocotaa .nimanka ladhaho tolmoge ee dega godey ilaa ijaara garisa ilaa masalaan .ay kamid ahaayeen yuusuf xaaji Gandhi iwm.asal waa samaroon
Mr BaHal
Irir Samale isuma baahna oo
Waa dad degan CAASIMADO XOR AH
Lkn MARKEY
Abiye Ahmed iyo Afewerge Eritrea
U heshiiyeen Dalalka xorta ee Afsoomaaliga ku hadlo
( Irir Samale waa isu baahanyahiin )
* Bees la heley iga dheh
Gaafaw
Soomaalida oo dhan ayaa og
In RAXANWEYN IYO OGAADEEN
aheyn qabiil ee ay yahiin
( Soomaali Ashaamud)
Horta JABHAD maahane yaa kale
oo yaqaan ASHAAMUD ?
Dabshid
Sidaas.sheekadii cashka keen kaftanka qaado waxaa badaley kaftan kuqaado,dhinaca kale rooble waa ogaadeen waa markii labaad een wdanka hogaamino wxaa kahoreeyey cabdulaahi ciise
Gaafow
Mid Tolmooge ah oo isnaag – asaxaab caadi ah nahay ayaa sidaa aad sheegtay igu yidhi.
Ogaadeen wuxu u dhismay qaab Nation ah.
Sida Somali oo kale ayuu u hana qaaday.
Originalka maxamed Zubeyr waxay degaan degaanka Borama ku xeeraan.
Waagii u jjray chat rooms waxan ahaa arday oo Leiden Uni ku jiray.Somali chat roomska galijiray kkk
Waxan arkay qolka Huunada.Waxaan mooday qol Samaaroon.Ileeen Ogaadeenka huuno isticmaalaan
Kkkk..waa galay.Hablihii iska shooknsaday.
Misena Haradigeed iyo waxbaa laga hadlayaa..
Gabadhii aan isla wadnay sheekada igu tidhi qolama tahay,aan idhi Gadabursi.kulahaa ma huunadii kale ayaad tahay.Kulahaa qolkani waa qol Ogaadeen. Oon idhi nagaa daa ciyaarta,maxaa huuno iyo ogaadeen isku keenay.kkk
Misana gabadhi tidhi imisa jirbaa tahay kk
Anyway very intesting u sameeyay Baadhitaan.
Labiska arkay,lahjada arkay.
Huuno waa isku mid. Dad kala guuray.
Dalmida
Mr bahal
Huunadu saw anaka manihin
Buurta saw ayaa gariirtay
Waxaa laga codaynayaa 3000 kun oo goobood inka badan goobwalba waxaa jooga oo ilaalinaya ugu yaraan 10 askari
Markaad isku dhifatid dhamaan waa 30,000 kun oo askari
Maansha allah iilaahaw somaliyana sidaa iyo si ka fiicanba ka dhig
Jeegaantu Jeegaan Muuse Shaani bay doorane maxaa nin dooran laga dooranayaa?… Waa meel la is leeyahay… Car waa kaase nin aan Jeegaan ku abtirsan ha la doorto… Qawda maqashii… Xoogaa baa reer Galbeedka looga cunayaa une M Biixi baa u dooran, oo waliba xoog iyo qasab ah…
Anigu HAMBALYO ayaan leedahay.Walaalkaa dadaalkiisa waa la bogaadiyaa si kastoo loo afkaar duwan yahay.
Deep South Puntland ayaa u roon 5%ankee ma qaban.Xagga maamul kana dadkii tagay 2da dhinacba waxay isku raaceen in Somaliland kaga horeyso.
Cabirka saaxiibaday reer Puntland isiiyeen waa un qabaail ismaqla kala adag.Koonfurta inteeda kalena dadkayba cunaan.
HAMBALYO SOMALILAND.