|

DAAWO: Ciidanka Puntalnd oo Qabtay Qaar kamid ah Sanaadiiqda Cod bixinta ee Somaliland (Video)

Garowowe ( Kaslhaale ) Ciidamada maamulka Puntland ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Sanaadiiq ay ku jireen Kaadhadhka Cod bixinta ee Somaliland, Kuwaasi oo laga soo Qabtay Duleedka magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen inaan la Aqbali doonin inay deegaanada ku Been Abuurato somaliland, Waxayna tilmaameen Saraakiisha Ciidanku in gobolka Sanaag uu ka tirsan yahay Puntland.

“Anigoo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Difaaca ee Puntland, Waxaanu Qabanay Sanaaduuq ka yimid dhinaca Somaliland oo la doonayey in lasoo geliyo Puntland, oo lagu been Abuurto deegaanada Puntland, oo la sheegto in laga Codeeyay, Gobolka sanaag wuxuu ka tirsan yahay Puntland, Waxaanu ka hortagnay Been Abuurkaasi, Sanaaduuqda aanu Qabanay waxaa ku jiray ilaa 800 oo Kaadh,” Ayuu yidhi Sarkaal u hadlay Ciidanka Puntland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44393

Posted by on May 30 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

12 Comments for “DAAWO: Ciidanka Puntalnd oo Qabtay Qaar kamid ah Sanaadiiqda Cod bixinta ee Somaliland (Video)”

  1. Mj laaand iyo isq laaand dadka dhibka ka daaya

  2. Absuluuti, doorasho ma dhici doonto, lagu fahan Muuse dhagartiisii. Wake up!!!
    Reer Maakhirkan waxay marayaan meeshii Laascaanood maraysay 2004 tii ee puntland ay isgu xoqi jireen u odhan jirteen waxaanu nahay punland iyagoo dugsan jirey AHUN Maxamed Cabdi Xaashi. Reer SSC imisa marxaladood bay soo mareen 17 kaa sanadood, Maakhireey intaa SSC/khatumo soo martay wey idin sugaysaa. Xalka keliya ee aad haystaan bilaa waqti lumis bilaa khamaar waa Maakhir oo la midoowda Togdheer (Buuhoodle, Oodweyne iyo Burco) Sool (Caynaba, Xudun, Taleex iyo Laascaanood) iyo Sanaag oo udhan 4tii beelood, waana xalka Somalinimo ee lagu furdaamin karo dadkan Oromada iyo danaakilada looga soo ggedo gooyo, yacni xisi fur u noqda Somalidaa dhulkaa degaan.

  3. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Kaadhadhku miyaanay aheyn kuwii la qeybiyay already. Duleedka Ceerigaabo’se kuwan xiniinyo ay leeyihiinba maku Iman karaan? Kkkk

  5. Somaliland, SANTUUQ ayaa dadka loo qeybiyaa

    Somalian, SANUUD ayaa dadka loo qeybiyaa

  6. Daahir Calasoow
    oo aqristay BUUGII TAARIIKHDA
    DADKIYO DALKAA ee @ Mr Dabshid

    – Waa Taariikh ee maaha JEEBKEENA

    ” DUGNIIN ”
    haddey Runtu ku dhibto ha fiirsan

    https://www.facebook.com/onderzoekJournalist/videos/2944129715832036/

  7. Hees baa waxay ahayd
    Dhul ninkiisiibaa iska leh
    Iidoor caqli xumaa war sidaas aqoonsi laguma helo
    Waa mahadsan yihiin walaalahay harti waxaan idinka sugnaa waa adinkoo iidoor edbiya dhulka harti waxaa kuduugan awoowgay
    Cabdiraxmaan ismaaciil jeberti aka daarood

  8. Imaam dabshid

    Walee somaliland waa dawlad kaadhadh baan qabanay waa been ay dadka wax magaratada. Ah u sheegayaan goob aan ciidan joogini majirto 800 oo kaadh kulahaa lagumana dagaalamin ..
    Fake news.com

    Daahir alasoow ayaa yaqaan Luuqada cawaanta sidaa uu sheegayo ayaa loola hadlaa,kuwo halkan soo galo waali caadiya ayey qaadeen waa mid qaba idoor syndrome iyo mid qaba jeegaan syndrome

  9. Gedoland.

    Cabdi Raxman Aljabarti oo ku aasan Sanaag.
    Sheekh Cabdi raxman aljabart oo dhashay 1753 kii,kuna dhashay magaalada Zeylac,Wax ku bartay,kadibna tagay Masar.Wuxuu ka mid noqday Aqoonyahankii Islaam ee wakhtigaasi.

    Muddo dheer ka dib,wuxuu ku soo noqday Somaliya,wuxuuna ku dhintay Sanaag oo lagu àsay.
    Wuxuu qoray Kutub badan.

    Cabdi Raxman Aljabertiga ku aasan Sanaag ee ay dadku u qaateen ama ku sheegeen Awoowgood Axmed Aljarbarti waa ninkaaasi.

    Axmed Aljabarti iyo Cabdiraxman Aljabarti waa kala laba..

    Ha ahaado Awoowgood ama ha ahaado magac lagu bahòbay e – Asal ahaanba ninka ugu horeeyay ee magaca Jabarti keenay aduunku waa Axmed Aljabartj.Ninkii u horeeyay ee hogaamiyay dad Islaam ah oo Somaliyeed.
    Dadkii u horeeyay ee Somaliyeed oo Islaam ah,waxaa hor socday Axmed Aljabarti,waana kooxdii u horaysay ee geeska Africa qaatay Diinta Islaamka,waana qarnigii 1-baad ee Hijriyada.
    Qabiilooyinka Islaamay way badan yihiin – Zeykac ilaa Gardafuu,laakiin magac qabiil oo aan isbadilin ilaa maanta iyo degaankooda oo lagu sheegay Jinacsabi waxaa ka jira Gari koombe,Janacsabina isma badilin.Gari iyo degaankoodi wakhtigaasi waa sidoodii.Waxaa isbadalay ama si kale u milmay qabiilooyinkii kale ee wakhtigaasi qaatay Diinta Islaam. Wargure wuxuu isku baday Gurgure.Wardiiq wuxuu isku baday Wardaay.Wuxuuna milmay.Samur wuxuu isku badalay Sanbur wuxuu burburay.warjeex.Warjeex waxay soo gaadheen ilaa qarnigii 13- naad.Waana Qabiilkii ugu horeeyay ee lagu xusay dagaal u dgexeeya Amxaar iyo Somali.Waxaa lagu sheegay dadkii waranka sitay,waxan u qaatay,Waryaa.Wasyo?
    Waryaa waxay ka socotaa waran,warana wuxuu ka socdda war.Wax kugu dhacay.
    Waxa kale oo la xusay 4’ta Ilma Koombe,laakiin magacaantooda lama xusin inta aan ka ogahay.
    Intaasi ka dib cidkasta oo Islaam noqotay waxay ku bahoobeen Reer Jabarti.Axmed Aljabartina wuxuu ku aasanyahay Ethopiya,dhulkaasi oo wakhtigaasi ahaa degaan Somaliyeed.La soco Magaca Somali 900 oo sano ka dib ayuu soo baxay.Waxaa keenay Adaliankii,1410-kii

    Hadaba way kala duwanyihiin Reer Jabarti oo ah Daaroodka iyo Sheekh Cabdi raxman Aljabarti oo Caalim Somaliyeed.

    Casharkaasi aan idin siiyay dadka gaadh siiya.Noloshooda iyo nabaooda ayuu anfacayaa.Waayo?
    Dadku waxay moodayaan dad Aabo wada dhalay iyo inay dhiig ahaan iska xigaan kuwa kale.Waana khuraafaadka galiyay jahowareeka ay ku jiraan Maryoolay ama Baanaale.
    Dalmida

  10. Kkkkkkkkk

    Dabshid

    Maxaa tiri daahir ayaa cashar iga bartay. Guryo la dhaco ma waxaa lagu so daray

    Youtube dhacow iyo isbarada hawada sare kkkkkkk war isla yaaba miyeydan

    Dhimanayn war Qabyaalada sida xun loo isticmaalo waxaa laga dhaxla gumaysi

  11. Jabhad

    Kkkkk

    Cayrin iyo dhac ayaa la isugukiin dari

    Waa halka Afsoomali oo aad fahamtaan

  12. Mr BaHal

    Kkkk

    Oo maxaad ugu diimi in
    Ciddu SUMAD CID GAL AH ISU SAMEYSO

    soo maahan raggii sheegtay AXMED GUREY

    METHY STORIES CARANTA
    ee loo bixiyey CIGAAL SHIIDAD

    Sanadka 20200, waxaa xaqiiq ah
    In Caruurta reer Qurac dhihidoonan
    Madaxweyne OBAMA wuxuu ahaa JABERTI TIGRIYA

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented