MUUQAAL: Mahdi Guuleed oo koonfurta Somalia ugu Baaqay inay Cashar ka bartaan Doorashada G. Waqooyi
Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaare ku Xigeenka DF Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka ka dhacaya deegaanada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mahdi Guuleed ayaa arintan ku tilmaamay Horumar iyo Ilbaxnimo, in dad ka badan 1 Milyan ay Codkooda dhiiban doonaan, Sidoo kalana ay tartamayaan Xubno ka kala socda Saddexda Xisbi ee Kulmiye , Wadani iyo Ucid.
“Doorashadu waxay wax u tartaa Nabadda, Nabad ku codeeya, Waa horumar laga gaadhay dhinaca Diimuqraadiyadda, waana kasoo shaqeeyay oo Qayb ayaan ka ahaa. “ Ayuu yidhi Mahdi Guuleed.
Ugu dambayntii wuxuu dhinaca Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay inay Cashar ka bartaan “Walaalaha Koonfureed waxaan ugu baaqayaa inay Cashar ka bartaan, Sida Xorta ah ee Qofka Muwaadinka ah ee Soomaaliyeed uu Codkiisa u dhiiban karo, oo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay doortaan Masuuliyiinta iyo Madax dooda” Ayuu yidhi Khadar.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=44388
Ninkaan daanyeerka ah iyo dhamaan Isaaqa Xamar u jooga danahha beeshooda in eey yahiin nijaas daanyeer ah laakiin dad iyagga kasii daanyeersan helay horray ayaan u sheegi jirray. Hadeer ninkaan eaxuu sii diyaarsan eaxa uu dhihi lahaa barrito matka uu Hargeeysa la dago, po uu qabiilkiisa ku noqda. Inta ka horreeysana Xamar eaxuu u joogaa basaas, iyo waliba in uu lug gooyo daanyeerta Jago iyo boos siisay, nin aanan waxba ka keeni karrin reerkiisa amaba qabiil aanan ciidan, askar iyo wax kale ku kordhin dowladda dhexe ee Somaliya hadanna jagooyin lasiinaya. Meeshaas we meelaha cai daanyeernimadda kajirto, in other words isla xisaabtan la’aan.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
“Hadalku waa sida mergiga hadba dhankii la raaciyo ayuu noqdaa” Mahdi Guuleed, waa Somali aaminsan midnimada cidna magan ugama aha Somalinimada iyo midnimada nuqda/period.
Hargeysa iyo xisbiyadeeda siyaasada ee dhanaca ka raran yacnii beesha dhexe isku taxday keligeed. Marka laga eego dhinaca metelaada in la tartamo oo sida adduunka midig(Wadani), bidix(UCID), iyo dhexe(Kulmiye/Udub) loo tartamo wey keeneen, waana taa tuu ka hadlayo Mahdi, caadifadna kumuu hadal.
Dawlada Xamar joogta waxay ka dhaxaysaa qabiilada Somali oo ku dhan 4.5. Wuxuu ka hadlay, haddii la tartamo oo 100 kun keliya ay codeeyaan waa ansax wixii ka soo baxa sharciyada adduunka, Mahdi waa sharci yaqaan. Laakiin, maamulka Hargeysa durtaba shaki badan baa laga muujiyey sidii doorashadii Muuse ku soo baxay ee ciyaalku codeeyeen, in maantana lagu soo daro ciyaalkii ajinebi socota ah, siiba Oromadii ku dhex noolayd baa Hargeysa la kala xodxodanaya/shukaansnayaa, oo meelaha qaarkood diyaara. Waxa la qorsheenayaa oo muuqata in dhalinyaro ka soo codaysa Burco iyo Berbera iyo Hargeysa iyo Gebiley la soo qaado oo marba magaalo cusub la geeyo siiba gobolada bariga ee diidan doorashada si loo yidhaahdo wey codeeyeen.
Mahdi Muqdisho 4.5 buu ku joogaa taas oo macnaheedu yahay qof kasta oo Somali ah xil wuu ka qaban karaa. Ahmed Madoobe xil buu ka hayaa, Mustafe Cagjar, Faarax Macalin iyo Ismail Cumar Geele inay xil ka qabtaan Dastuurkiinna u ogol.
Rasalwasaare Jaaliyadda Somaliland
ee Somalia, wuxuu isku qaldahayaa
Dal leh – Hal maamul
iyo Dal leh – Lix Maamul
Dal leh – Hal Ciidan
iyo Dal leh – Lix ciidan
Dal leh – Hal Canshuur
iyo Dal leh – Lix Canshuur
Dal dadku codeeyo
iyo Dal – Xilmadhibe codeeyo
Dal – Buris yar la isu dhiibo
iyo Dal – DUBBE YEERO
* Jaaliyadda Somaliland
naga daaya LIKAACADA
War iska soo nooqo caasimadiii Mogadishu nimankii HAWIYE eee hurday waaa tooseenee…Dhabacayadii baaa yaabtay markay arkeen DAAHIR CALASOOW oo kudaba jidha SHARMA BOY!!
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
Muxuu uga soo tegey haday dimuqoraadiyad ka jirto, isagu waa qabiilka Ciida Gale, somalilandna waxba Kama aha malin kastana bir ma geydadoodaa xabsi lagu guraa kkkk.
Dimoqoraadiyada somaliland looma baahna because Waa qabyaalad badhax la’
Irirka uma kala soocna Caasimadaha
Lkn waxay ku kala duwanyahiin
Midna DUBBE/ BURIS YAR ayuu
u dhiiba Minority
Midna wuxuu ka dhigtaa MAXLAL
SNM KA RAGSAN USC
@ Gaafaw ma ila socotaa
Minority giisa
” DIGNIIN”
Ha fiirsan haddey Taariikhdu ku dhibto
Runtu waa Xanuun qaasatan
Markey ka soo horjeedo WAXAY KUU SHEEGTAY
GRANDMOTHER
hoos ka fiirso wixii la soo marey
https://www.facebook.com/onderzoekJournalist/videos/2944129715832036/
Dabshid
Ninkan mahdi agaasin ayuu ka ahaa jijiga .walaahi lakiin hada wuu dalacay .meeshan somaliya raga dad adag ayey kadhigtaa ana aan soonaqraacee anoo
Cashka keen kafta qaado waxaa badashey kaftan kuqaado @dabshid meyla socotaa
Dabshid
Waxa jira barnaamij ladhaho kaftan kuqaado lagana siidaayo tbga dds jijiga .kaasnaa hada xamar kasocda
Imaam dabshid
War la qabo Xiiso maleh,
Adigu waad ogtahay ragaa xamar cadeey shaqaalaha ka ah dawladiina somaliya inay somaliland aaminsan yihiin maalintay shaqadu ka dhamaatana shahaadadii cafiska soo dalbadaan
Xoghaynta sirdoonka ee somaliya waa qaybta ugu wayn sirdoonka somaliland
Wax kalena Kama sheqeeyaan aan ahayn ka Horta cadawga somaliland oo intii aarmaajo joogay aad loo maalgeliyey
Somaliland si hoose ayey uga war haysaa cid walba oo ku cadawa qaranimadeeda
Meeshaan awr marinayno irbad baanu ku eegnaa
Dadka kasoo jeeda Beesha Isaaq iyo Samaroon ee Xamar usoo shaqo tagay waagii hore waxay Ku jaal ahaayeen Beesha Hawiye laakiin hada waxay isku rogeen oo ay Noqdeen Caddaw Reer Muqdisho.
Waxaan qabaa in lala hadlo loona sheego in aysan codkooda siin karin Dad Cadaw ku ah Hargaysa iyo Xamar ! Hadii ay diidaan waa in looba diido in ay Xamar Cadde usoo shaqo tagaan.
Hobyo godan,naga daa ciyaarta.Anagu Hawiye lama joogno e iyaga ayaa Caasinada nala joiga oo ku soo wada xerooday kkkkk.Waagii bililiqada k dib dibba umay noqonin.Dee Caasimadii iyo Qabiilka Hawiye ayay isku qaldayaan.
Caasimad waa Caasimad Reer Magaalo ayaa degan.Dee qabiilku miyiga ayuu ka jiraa.Isku duruufo maaha.
Muqdisho waa magaalo dadka degani waa Reer Muqdisho,not Hawiye.Hawiye waxaa ah kan Raacarada ah ee ku jira duurka ee waayahiisa ku nool.
Meesha uu doono ha ka yimaadee qofka Muqdisho ku nooli waa Reer Muqdisho.
Qabiil iyo magaalo ismaba khuseeyaan.Hadaad qabiilkii iyo noloshii loo aasaasay ee duurka keentid magaalo,waa kuu qasaare,waana waxa 30 sano iskaba dhaaf dawlad e nabad loo gaadhi waayay.
Dalmida
Hobyo godan
Saaxiib waxay balo ku dhigeen ragaa shaqada ku ilaashanaya guulwadaynta waa wada aftahan idinba markaad joogteen sidaa uunbay idiinku guulwadayn jireen ee hada way laba kacleeyeen
Bahaloow
Masaajidka cayaarta ka daa !
Adeer Hawiye turub baray….. Hada kadib nalama qaldi karo Qabyaaladiina waan Baranay. Sida Boorame ay u tahay Magaalo Samaroon ayay Muqdishana u Tahay Magaalo Hawiye !
Sharma Boy ku tusaalo qaado ama Xamar ku dhalo ama kusoo barbaar waad ku Noolaan kartaa laakiin hadii edeb darayo yar lagaa dareemo u diyaar garoow Tarxiil One Way Ticket to Boorame.
Kaahin
Dulqaad kii baa inaga batay markaa bay wax walbo inagu dayeen laakiin marakan Waanu soo jeesanay. Daahir Aweys Aabihii argagixisada ayaa hada kahor mar uu Talo siinayey Farmaajo ku yiri:— War Hawiye hays ku soo jeedin Dhabar la xagtay Leeyihiin laakiin Xabad la xagta malaha..!!
Hobyo godan
Eray Kaloo culus ayuu maalin dhexdaasa Yiidhi daahir aweys isagoo la talinaya aarmaajo
Waar hawiye inay kaasii jeedaan ayey ku fiican yihiin laakiin hadii aad isku soo jeediso waa dadxun waxba ma xeeriyaan
Roonlena xafladii xidhitaanka markuu kaftamayey ileen somalidu kaftankay runta isugu sheegaane waa kii lahaa
Soo dhawaada
Soo dhawaada
Laakiin idinma lehi madaxtooyada usoo dhowaada
Hobyo
Magaalada Borama iyo Reer la Samaroon way isku aakhiro seegi.Samaroonimada miyiga ha lala tago iyo meelaahi xeerka Reerku ka shaqeeyo.
Borama waa inay noqotaa magaalo.
Dadka degani noqdaan Reer Borama.
Waxa laga hadlaa uu noqdo.
Halkee ku fiican school,laamay,Masjid,Airport,biyo,Beer iyo qaabka loo maamulayo.
.hadii la diido taasi.
Qashinka ayaa la dhexfadhiyidoonaa..
Waana dhibka haysta Maryoolay.
Magaalo Reer hebel kkklk
Dee Geeliina xero ha looga oodo.
Dalmida
Waar odaygan Mahdi Guuleed waa iska hadlihii ina Igarre oo kale.
Bal maxaa yaalla Hargaysa oo aanan ahayn qabill iyo cunsuriyad la cusbureeyay.
Xisbiga UCID waa Ciida kale
Waddani Garaxajis
Kulimiye…..Habar Xabuusheed
Bal car yaa keena beesha Dhulbahante, Samaroon, Warsangeli, Gabooye, Ciise, Fiqi Shinni, iwm oo la xisbi beeleed.
Sow cisho dhowayd malahayn maamulka Muusa Handaraab, Hawiyaha ilaa ka fac degganaa gobollada woqooyi ma codayn karaan….kkkkk
Haddii kubbadda ay ciyaaraan beesha Iidoor Keligood oo mediyaha Africanka iwm u soo hagbadeeyaan ma sidaasi ayaa tixsi haan ku jabin karaa.
Waxaa ka dhacahaya Hargaysa, Burco iwm waa ciyaar qabyaaladeed la huwiyay magac Xisbi mana aha wax lagu daydo ee waa in laga fogaada.
Marka Mahdi Guuleed waxaa u dhaantay inuu iska aamuuso.
Hargaysaa ku dayasho leh kulahaa. Miskiin. kkkkk
Bal ha tago isaga……kkkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors