|

DF Somalia oo War kasoo saartay inay Arinta Badda ka wada hadlayaan Kenya iyo Soomaaliya !

London ( Kalshaale ) Kadib Markii ay Dhowaan Dawladda Soomaaliya dib usoo celisay Xidhiidhkii kala dhexeeyay  Kenya,  Islamarkaana uu meesha ka baxay Khilaafkii ka dhextaagnaa Labada dal, ayaa waxaa Jiray Warar kale oo been Abuur ah kuwaasi oo la Xidhiidha Arinta Dacwadda Badda ee go’aankeeda laga sugayo Maxkamadda ICJ.

Mahdi Maxamed Guuleed  ( Khadar ) Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka ayaa beeniyay in dowlada Soomaaliya ay ka laabatay dacwadii badda ee Maxkamadda ICJ.

Guuleed ahaa mas’uulkii hoggaaminaya ergada Soomaaliya ee maxkamadda ICJ, ayaa sheegay in kiiskaas ay maxkamadda go’aan ka gaadhi doonto.

“Muranka Badda waxaa dhameystiri doona ICJ kadib markii dhageysigii hadalka ahaa lasoo geba gebeeyeey March 15-18 ee sanadkan. Waxaan sugeynaa go’aan caddaalad ah. Xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dalna waa arrin gaar ah,” ayuu yidhi Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya.

Waxaa soo baxayay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kuwaasoo sheegayey in labad dal ay kiiska badda ka gaarayaan xal ka baxsan maxkamadda, oo ay garwadeen ka tahay Qatar.

Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Khamiistii inay dib u soo ceshatay xiriirkii kala dhexeeyay dowlada Kenya kadib markii magaalada Muqdisho uu wadahadal kula yeeshay madaxda dowlada Soomaaliya ergey ka socday dowlada Qatar, Sidoo kalana uu Nairobi kulamo kula yeeshay Madaxda ugu saraysa dalka Kenya.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43515

Posted by on May 8 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “DF Somalia oo War kasoo saartay inay Arinta Badda ka wada hadlayaan Kenya iyo Soomaaliya !”

  1. Sheeko farmaajo @uhuru war ninyahaw bada qaado jaadka soogali deyrka beledxaawo anakaaba kaacawineyne kismaayo igu soon wareeji sxb kurtunka axmadobe inagaad hawshu waa sidaas

  2. Gaafow.
    Ardayga saadiqha ah wuu sheeko badan yahay,wuuna cadho badanyahay.
    Ardayga guulaysta wuu neceb yahay.
    Mooryaantii iyo Dabadhilifkii isku sariir ayay saaraan yihiin.

    waad ogayd in Maydka Kenyanka loo sujuudijiray.

    Today,waa maalin kale iyo Somaliya oo isbashay.
    Uhuru saaxiga ayuu keenay.Formasjo ii geeya ayuu ku heesay.Waaba laga sii jeestay.Yaaba dan kale Kenya kkk
    Hayydahii iyo Reerka raba inay nala kolmaan Muqdisho imo.kkkk
    Yaaba u socda Nairobi kk
    Anyway,Uhuru wuu isdhiibay lol
    Su’aashu,waxa weeyi,yaa ku xuga?
    Kkkkkk
    Jaaadka kagama yaabo in la fasaxo.
    Hadii la fasaxo,waa hadii ay Kaluunkeena qaadanayaan.$$$$$$$$$ cash,warkiisa iska iloow.
    Nairobi halkii Adis ayay ku dambaysay.
    House Negerskii Somaliyeed,hal meel ayaa u hadhay kkk
    Ina Geele kkkkk
    Axmed Madoobe Jibuuti hayska xaadiriyo.
    Wixii ay qaldeen,Mooryaantu waa la saxayaa.Wixii ay dumiyeena waa la dhisayaa,dadkii ay qaldeena waa dhisayaa..

    Dee waad aragtay Muqdisho kk
    Kooxdii bililiqo qaran hilib Geel ka dhergeen,deedna iska baxeen..kkkk
    Indhacade,waligaa haysku halayn kkkkkk Col uu ku jiro,ma guulaysto
    Dalmida

  3. Sxbkay Mahdi barigii jijiga uu joogay agaasin goose ayuu ahaa lakin maanta waa madex sare meesha xamar waa bad halkaa kawad

  4. Bahal
    War ninyahaw waa lawareerey dabadhilif to mooryaan finally xoogaga wadaniyiinta ayaa guuleysan

  5. Soo horey umaanan sheegin inuu
    Macangag Farmaajo dacwadii Badda
    ee gabo gabada mareysay 8th February 2017
    Ku doorsadey Sidii Axmed Cadde Garmadoobe
    Looga qaadilahaa Kismaayo
    ( danaha Jufadiisa ayaa kala weyn Qaran Soomaaliyeed)
    – Inuu Geedo ku soo talaalo Addiss Ababa
    ayaa kala weyn inuu MUJAAHID ONLF ku qaabilo Villa Xoriyo

    – Horaan u sheegnay CAGAJIIDKA DACWADA
    BADDA SOOMAALIYEED in laga soo abaabuley
    QATAR QATAL through Fahad Yasiin

  6. Dacwadii Badda wuxuu ku doorsadey
    Kismaayo in Jufadiisa lagu wareejiyo

    Dekedahii Xamar iyo Xamar daye
    Wuxuu ku doorsaday inaysan Ethiopia
    Saxiixin Dekedda Berbera

    QALBI-DHAGAX wuxuu ku doorsaday
    In PUNTLAND laga mamnuuco Xafiiska
    Mentor Abby Ahmed.

    Midnimadii Koofurta Soomaaliya
    wuxuu ka doorsaday inuu GEDO maamulo

    Sharaftii Villa Xamar wuxuu ka doorsadey
    Inuu shirqoolo Madaxweyneyaashii ku soo dhaweeyey
    Xamar iyo Xamar daye.

    * HABAAR QABE LAGU SIRMOOW

  7. Gaafow
    .kkkkkkk
    Waan ogaa inaad Xoogagga wadaniyiinta jeceshaha Mooryaantu waxay necebyihiin Formaajo waxbuu qabtay .
    kkkkkk

    Dabadhilikuna waxa necen yihiin,Muqdisho waa nabad kkkk
    Oday Axmed Aqalka sare ha yimaado kkk
    Hooyga warlordska.
    Faroole iyo Suudi yalaxow camal

    Dalmida

  8. Dowlad sharciyad haysata heshiis geli karta inta dorasho dhacayso cidii isku dayda

    Inay khiyano Qaran samayso halagu yaaco maquustihii khainul wadanu isu bedelay

  9. Hawiye aqliga ilahay ha idin siyaadiyo farmaajo qolkay Ku so xiren kuwii rabay in xamar dagaal ka dhacana waku daadatay guul iyo gobanimo geesiyada ka dhashay ama Kenya isku dhiig ama itopiya who care🤔🤔

  10. Horta dani wa xanunsan yahay aya ka maqlay qolyahay cbb maxa ka jira warka

  11. XAYAAD
    kkkkkkkkkkk
    wan ku salamaya
    waad iga qoslisey walahi
    maxad tidhi maxad
    ka maqashay
    CBB maxey dhehen
    maal mahan habaar
    baa kasoo haraye
    caaydi madaxda
    habaar bey ku bedelen
    markii milkilayashi
    muqdisho dulqaad kii
    ka dhamaday CBB
    habaar uun baa
    kasoo haray
    waaba laga nastay
    nag nag toodi
    xita Facebook baa
    nafisey wixii qaaqle
    dadka kasoo caayi jirey waa la waayey

  12. walahi qolyihi
    CBB sidii Roob
    qaaday kacay
    baa hal mar la waayey shanqar todi wan ka xumahay
    @KALSAME sxbkey
    oo wan arkayey
    xalay calacalaya
    barxada kalshaale
    oo ku haya Somaliland
    hoosta somali wax layira
    majiran dad lama arko
    eber wixii oo dhan
    han yara dalka iyo
    dadka iyo qaranka Somaliyed
    dhaman wuxu u yaqaan
    farmaajo marka hadii fa6
    la diidey Somali ma jirto
    yaab anaga aragnay

  13. Xayaad

    Qoofka Wacbuudhan le iska le kkk
    Hawiye kale waaa koyto.
    Hawiye waa kala baranay lol
    Mataan Wacbuudhan goof ha loo dhaafo.
    Wacbuudhan Dauud iyo Xoogagga wadaniyiinta waa heshiis.
    Dalmida

  14. walahi qolyihi
    CBB sidii Roob
    qaaday kacay
    baa hal mar la waayey shanqar todi wan ka xumahay
    @KALSAME sxbkey
    oo waxan arkayey
    xalay calacalaya halakan
    barxada kalshaale
    oo ku haya Somaliland
    goosta somali wax layira
    majiran dad lama arko
    eber wixii oo dhan
    han yara dalka iyo
    dadka iyo qaranka Somaliyed
    dhaman wuxu u yaqaan
    farmaajo marka hadii farmaajo
    la diidey Somali ma jirto
    yaab anaga aragnay

  15. wiil xeraale

    kkk

    Dee Kalsame & Farmaajo sagxaday soo taabteen/yaalaan!kkk

    Wasiir Beylaa yaabay.com

    kkk kkk kkk kkk kkk

  16. LAALEYS
    sxb waa layaabay
    madaxweynaha CBB
    daanyer farmaajo
    iyo inta taager taba ilaa sagxada beerka loo dhigo
    wax ma faham mida kale
    waxan la yaabay
    garaad kooda iyo hankooda
    iyo go aan qaadasha dooduba
    ma dhaafsiisna inta waqtigas
    la joogo u muuqta
    waa uun intas
    garasha doodu
    waa intas go aan qaada shadoodu
    waa intas han koodu

  17. LAALEYS

    xalay aniga naxay
    wixii sxbkey KALSAME
    calaacal kabaxay
    sidii iney isaga sugeysey
    ama kala tashaneyso
    kuye Somaliland
    goosta waa warey
    Somali Lama arko
    belaa dhacday
    @KALSAME ayaan dhaweyd
    baan waxan arkayey
    islaan ey isku reer
    yihin oo leh waxan nahay
    REER SEDE ISRAEL
    oo yuhud baan kasoo jeedna
    tiibaa xalay igu
    soo dhacday
    han yara oo dulqaad
    yara maxa hawiye
    milkilayasha muqdisho loogu qeylinayey hadii sidaan la yahay cali daacuun
    wuxu yidhi bac madow baa xamar naga taal

  18. wiil xeraale

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Taliyaha Booliiska Villa Muqdisho Jaale Xijaar ayaa shalay iyo maantay booqasho Raali galin ah ugu tagay Madaxweynayaashii Hore Xassan Shiekh, Shiekh Shariif Iyo Cabdirahmaan Cabdishakuur !

    Yaab !

    I am sorry ………… ayay ku waalataa marka xaniinyo la dul dhigo marka kalana Lagama karo meel jooga oo ummada Islaamka nabad galiya.

  20. Jeegaanta Hawiye iska dhiga ka ugu nacasan waa ka wadta Wiil xeraale… Asagu ismaba qarin karo… War horta lagu ogaaye magaca iska beddel oo shaadh kale soo xidho yaa cawaan…

    Calaacal kuye, miskiin… Dadkan noloshii bidaa`iga ku nool oo raacatada ah baan la yaabbanaa dhaqankooda iyo qaladka ay nolosha ka fahmeene, iyagaaban u naxayaa in ay 2021 kii sidii 5000 bc la ahaa u dhaqmaan…

    Teeda kale soo ta la kala diray oo dagaalkii aad rabteen inuu Muqdishu ka dhaco adinka iyo Aaran jaan la baajiyay, soo tan doorashadii 17 sept oo bilaa shurrud ah la oggolaysiiyay, soo tan ay beesha caalamku u digtay dhammaantood oo ay beddeleen bootadii iyo Thumma Wallaahidii iyo darbiyadaan ka daadanaynaa!…

    War meeshan waa horaa lagu kala badiyay, inta dibir Baha Tigree ku dhacday maiyaad illawsantahay… Meeshan baad cuqdad Marreexaan iyo nacaybkii wali la soo yuururtaa miskiin…

  21. waxan ogaa
    naqraac
    xijaar sorry
    taliye xijaar
    oo lahaa maalmo
    kahor wax banaan baxa
    lagama ogola
    magaalada muqdisho isago markas shiikh shariif
    u jawaabayey
    taana xigtey
    adeer icafi
    police ku shaqo kuma lahan
    siyaasada adeer wan qaldamay u laaban maayo
    wixii doona ha banaan baxen
    adigan kaa amarqada naya
    barya badana
    oo marka hore ilowsha dhawa
    naqraac baadiya

Leave a Reply to Laalays

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented