DF Somalia oo War kasoo saartay inay Arinta Badda ka wada hadlayaan Kenya iyo Soomaaliya !
London ( Kalshaale ) Kadib Markii ay Dhowaan Dawladda Soomaaliya dib usoo celisay Xidhiidhkii kala dhexeeyay Kenya, Islamarkaana uu meesha ka baxay Khilaafkii ka dhextaagnaa Labada dal, ayaa waxaa Jiray Warar kale oo been Abuur ah kuwaasi oo la Xidhiidha Arinta Dacwadda Badda ee go’aankeeda laga sugayo Maxkamadda ICJ.
Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar ) Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka ayaa beeniyay in dowlada Soomaaliya ay ka laabatay dacwadii badda ee Maxkamadda ICJ.
Guuleed ahaa mas’uulkii hoggaaminaya ergada Soomaaliya ee maxkamadda ICJ, ayaa sheegay in kiiskaas ay maxkamadda go’aan ka gaadhi doonto.
“Muranka Badda waxaa dhameystiri doona ICJ kadib markii dhageysigii hadalka ahaa lasoo geba gebeeyeey March 15-18 ee sanadkan. Waxaan sugeynaa go’aan caddaalad ah. Xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dalna waa arrin gaar ah,” ayuu yidhi Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya.
Waxaa soo baxayay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kuwaasoo sheegayey in labad dal ay kiiska badda ka gaarayaan xal ka baxsan maxkamadda, oo ay garwadeen ka tahay Qatar.
Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Khamiistii inay dib u soo ceshatay xiriirkii kala dhexeeyay dowlada Kenya kadib markii magaalada Muqdisho uu wadahadal kula yeeshay madaxda dowlada Soomaaliya ergey ka socday dowlada Qatar, Sidoo kalana uu Nairobi kulamo kula yeeshay Madaxda ugu saraysa dalka Kenya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43515
Sheeko farmaajo @uhuru war ninyahaw bada qaado jaadka soogali deyrka beledxaawo anakaaba kaacawineyne kismaayo igu soon wareeji sxb kurtunka axmadobe inagaad hawshu waa sidaas
Gaafow.
Ardayga saadiqha ah wuu sheeko badan yahay,wuuna cadho badanyahay.
Ardayga guulaysta wuu neceb yahay.
Mooryaantii iyo Dabadhilifkii isku sariir ayay saaraan yihiin.
waad ogayd in Maydka Kenyanka loo sujuudijiray.
Today,waa maalin kale iyo Somaliya oo isbashay.
Uhuru saaxiga ayuu keenay.Formasjo ii geeya ayuu ku heesay.Waaba laga sii jeestay.Yaaba dan kale Kenya kkk
Hayydahii iyo Reerka raba inay nala kolmaan Muqdisho imo.kkkk
Yaaba u socda Nairobi kk
Anyway,Uhuru wuu isdhiibay lol
Su’aashu,waxa weeyi,yaa ku xuga?
Kkkkkk
Jaaadka kagama yaabo in la fasaxo.
Hadii la fasaxo,waa hadii ay Kaluunkeena qaadanayaan.$$$$$$$$$ cash,warkiisa iska iloow.
Nairobi halkii Adis ayay ku dambaysay.
House Negerskii Somaliyeed,hal meel ayaa u hadhay kkk
Ina Geele kkkkk
Axmed Madoobe Jibuuti hayska xaadiriyo.
Wixii ay qaldeen,Mooryaantu waa la saxayaa.Wixii ay dumiyeena waa la dhisayaa,dadkii ay qaldeena waa dhisayaa..
Dee waad aragtay Muqdisho kk
Kooxdii bililiqo qaran hilib Geel ka dhergeen,deedna iska baxeen..kkkk
Indhacade,waligaa haysku halayn kkkkkk Col uu ku jiro,ma guulaysto
Dalmida
Sxbkay Mahdi barigii jijiga uu joogay agaasin goose ayuu ahaa lakin maanta waa madex sare meesha xamar waa bad halkaa kawad
Bahal
War ninyahaw waa lawareerey dabadhilif to mooryaan finally xoogaga wadaniyiinta ayaa guuleysan
Soo horey umaanan sheegin inuu
Macangag Farmaajo dacwadii Badda
ee gabo gabada mareysay 8th February 2017
Ku doorsadey Sidii Axmed Cadde Garmadoobe
Looga qaadilahaa Kismaayo
( danaha Jufadiisa ayaa kala weyn Qaran Soomaaliyeed)
– Inuu Geedo ku soo talaalo Addiss Ababa
ayaa kala weyn inuu MUJAAHID ONLF ku qaabilo Villa Xoriyo
– Horaan u sheegnay CAGAJIIDKA DACWADA
BADDA SOOMAALIYEED in laga soo abaabuley
QATAR QATAL through Fahad Yasiin
Dacwadii Badda wuxuu ku doorsadey
Kismaayo in Jufadiisa lagu wareejiyo
Dekedahii Xamar iyo Xamar daye
Wuxuu ku doorsaday inaysan Ethiopia
Saxiixin Dekedda Berbera
QALBI-DHAGAX wuxuu ku doorsaday
In PUNTLAND laga mamnuuco Xafiiska
Mentor Abby Ahmed.
Midnimadii Koofurta Soomaaliya
wuxuu ka doorsaday inuu GEDO maamulo
Sharaftii Villa Xamar wuxuu ka doorsadey
Inuu shirqoolo Madaxweyneyaashii ku soo dhaweeyey
Xamar iyo Xamar daye.
* HABAAR QABE LAGU SIRMOOW
Gaafow
.kkkkkkk
Waan ogaa inaad Xoogagga wadaniyiinta jeceshaha Mooryaantu waxay necebyihiin Formaajo waxbuu qabtay .
kkkkkk
Dabadhilikuna waxa necen yihiin,Muqdisho waa nabad kkkk
Oday Axmed Aqalka sare ha yimaado kkk
Hooyga warlordska.
Faroole iyo Suudi yalaxow camal
Dalmida
Dowlad sharciyad haysata heshiis geli karta inta dorasho dhacayso cidii isku dayda
Inay khiyano Qaran samayso halagu yaaco maquustihii khainul wadanu isu bedelay
Hawiye aqliga ilahay ha idin siyaadiyo farmaajo qolkay Ku so xiren kuwii rabay in xamar dagaal ka dhacana waku daadatay guul iyo gobanimo geesiyada ka dhashay ama Kenya isku dhiig ama itopiya who care🤔🤔
Horta dani wa xanunsan yahay aya ka maqlay qolyahay cbb maxa ka jira warka
XAYAAD
kkkkkkkkkkk
wan ku salamaya
waad iga qoslisey walahi
maxad tidhi maxad
ka maqashay
CBB maxey dhehen
maal mahan habaar
baa kasoo haraye
caaydi madaxda
habaar bey ku bedelen
markii milkilayashi
muqdisho dulqaad kii
ka dhamaday CBB
habaar uun baa
kasoo haray
waaba laga nastay
nag nag toodi
xita Facebook baa
nafisey wixii qaaqle
dadka kasoo caayi jirey waa la waayey
walahi qolyihi
CBB sidii Roob
qaaday kacay
baa hal mar la waayey shanqar todi wan ka xumahay
@KALSAME sxbkey
oo wan arkayey
xalay calacalaya
barxada kalshaale
oo ku haya Somaliland
hoosta somali wax layira
majiran dad lama arko
eber wixii oo dhan
han yara dalka iyo
dadka iyo qaranka Somaliyed
dhaman wuxu u yaqaan
farmaajo marka hadii fa6
la diidey Somali ma jirto
yaab anaga aragnay
Xayaad
Qoofka Wacbuudhan le iska le kkk
Hawiye kale waaa koyto.
Hawiye waa kala baranay lol
Mataan Wacbuudhan goof ha loo dhaafo.
Wacbuudhan Dauud iyo Xoogagga wadaniyiinta waa heshiis.
Dalmida
walahi qolyihi
CBB sidii Roob
qaaday kacay
baa hal mar la waayey shanqar todi wan ka xumahay
@KALSAME sxbkey
oo waxan arkayey
xalay calacalaya halakan
barxada kalshaale
oo ku haya Somaliland
goosta somali wax layira
majiran dad lama arko
eber wixii oo dhan
han yara dalka iyo
dadka iyo qaranka Somaliyed
dhaman wuxu u yaqaan
farmaajo marka hadii farmaajo
la diidey Somali ma jirto
yaab anaga aragnay
wiil xeraale
kkk
Dee Kalsame & Farmaajo sagxaday soo taabteen/yaalaan!kkk
Wasiir Beylaa yaabay.com
kkk kkk kkk kkk kkk
LAALEYS
sxb waa layaabay
madaxweynaha CBB
daanyer farmaajo
iyo inta taager taba ilaa sagxada beerka loo dhigo
wax ma faham mida kale
waxan la yaabay
garaad kooda iyo hankooda
iyo go aan qaadasha dooduba
ma dhaafsiisna inta waqtigas
la joogo u muuqta
waa uun intas
garasha doodu
waa intas go aan qaada shadoodu
waa intas han koodu
LAALEYS
xalay aniga naxay
wixii sxbkey KALSAME
calaacal kabaxay
sidii iney isaga sugeysey
ama kala tashaneyso
kuye Somaliland
goosta waa warey
Somali Lama arko
belaa dhacday
@KALSAME ayaan dhaweyd
baan waxan arkayey
islaan ey isku reer
yihin oo leh waxan nahay
REER SEDE ISRAEL
oo yuhud baan kasoo jeedna
tiibaa xalay igu
soo dhacday
han yara oo dulqaad
yara maxa hawiye
milkilayasha muqdisho loogu qeylinayey hadii sidaan la yahay cali daacuun
wuxu yidhi bac madow baa xamar naga taal
wiil xeraale
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Taliyaha Booliiska Villa Muqdisho Jaale Xijaar ayaa shalay iyo maantay booqasho Raali galin ah ugu tagay Madaxweynayaashii Hore Xassan Shiekh, Shiekh Shariif Iyo Cabdirahmaan Cabdishakuur !
Yaab !
I am sorry ………… ayay ku waalataa marka xaniinyo la dul dhigo marka kalana Lagama karo meel jooga oo ummada Islaamka nabad galiya.
Jeegaanta Hawiye iska dhiga ka ugu nacasan waa ka wadta Wiil xeraale… Asagu ismaba qarin karo… War horta lagu ogaaye magaca iska beddel oo shaadh kale soo xidho yaa cawaan…
Calaacal kuye, miskiin… Dadkan noloshii bidaa`iga ku nool oo raacatada ah baan la yaabbanaa dhaqankooda iyo qaladka ay nolosha ka fahmeene, iyagaaban u naxayaa in ay 2021 kii sidii 5000 bc la ahaa u dhaqmaan…
Teeda kale soo ta la kala diray oo dagaalkii aad rabteen inuu Muqdishu ka dhaco adinka iyo Aaran jaan la baajiyay, soo tan doorashadii 17 sept oo bilaa shurrud ah la oggolaysiiyay, soo tan ay beesha caalamku u digtay dhammaantood oo ay beddeleen bootadii iyo Thumma Wallaahidii iyo darbiyadaan ka daadanaynaa!…
War meeshan waa horaa lagu kala badiyay, inta dibir Baha Tigree ku dhacday maiyaad illawsantahay… Meeshan baad cuqdad Marreexaan iyo nacaybkii wali la soo yuururtaa miskiin…
waxan ogaa
naqraac
xijaar sorry
taliye xijaar
oo lahaa maalmo
kahor wax banaan baxa
lagama ogola
magaalada muqdisho isago markas shiikh shariif
u jawaabayey
taana xigtey
adeer icafi
police ku shaqo kuma lahan
siyaasada adeer wan qaldamay u laaban maayo
wixii doona ha banaan baxen
adigan kaa amarqada naya
barya badana
oo marka hore ilowsha dhawa
naqraac baadiya