Gudoomiye Cumar Filish oo Booqday Qoyskii Dhibku kasoo gaadhay Roobkii Muqdisho (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacada lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho, waxa uuna uga tacsiyadeeyay musiibadii uu geestay roobkii xooganaa ee ka day’ay Caasimadda.
Duqa magaalada Muqdisho yaa sidoo kale sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu garab taagan yahay qoysaskii uu saameyay roobka isagoo dhanka kale ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay gurmad deg deg soo gaarsiiyaan dadkii ku waxyeeloobay musiibooyinkii ka dhashay Roobkii saacadii lasoo dhaafay ka da’ay gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhankale kormeer ku tagay qaar kamid wadooyinka magaalada Muqdisho si uu ugu kuurgalo saameynta uu roobka u geestay bilicda Caasimadda iyo isku socodkeeda waxaa uuna faray waaxda howlaha guud ee dowlada hoose Xamar in ay xoojiyaan howlaha kor loogu qaadayo bilicda islamarkaana dib loogu furaayo wadooyinka ay biya dhigeen Daadaka Roobka.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43491
Dabshid
Jawaab; page hoose aad qortay.
Land of Punt
May 8, 2021 – 2:17 am
Agoontii Kacaan iyo Mooryaanta Mogadishu ku habsaday yaa kala jecel?
Bal kala baxa..😏
Aniga Puntland iyo federal aqaan, haddii la diidana, jaaw, good lucky…run
Daanyeertiina is barkan= Mooryaan iyo agoontii Kacaamkii baqtiyey😝
Who the fuck cares waxa Xamar ka socda..🖕🏼
Car Baraxley iisoo dhaafa..👊
Reply
Land of Punt
May 8, 2021 – 2:23 am
Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
Somalinimo dhimatay ayaan la idinku dilin Puntland.
🖕🏼🇸🇴🖕🏼
waa iga run..Yaan Eedo Batuulo la dhicin, u waardiyee xoolahaheeda, laakiin Xamar waa caasumad Somali u dhaxaysa yaan idinka maqlin..run
Waa state Hawiye, aad u soo dhaweyn sida aan Garowe ugu dhul arko Dhabayaco.
Xamar baa gubanaysa maxaa iiga gishiis ah.. ” London baa gubanaysa maxaa iiga gidhiish ah;
Waxaan ku jiraa dadka nacay magaaladii ku dhashay= Xamar .run
I Love Garoowe oo dhaqan aqoon…….🤔
Caruurtayda oo hooyadadood tahay cadaan, waxay i waydiiyaan ” Aabe goorma ayaad na tusin Puntland aad nagu wareerisay..kkkk”
Waxaan ugu jawaabaa: maaha meel week la joogo in fahamtaan, waa in sanad joogtaan ugu yaraan, waa balan in Europe kusoo noqon doonin haddaad sanad joogtaan Puntland… Waana iga run.
Okay, bay noo joogtaa iyo waqti helno.😎
Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
Somalinimo dhimatay ayaan la idinku lugown hadaad reer Puntland tihiin.
🖕🏼🇸🇴🖕🏼
Cumar Filish Mooryaankii Xamar dumiyey in maanta lagu yiri agoontii aabahood dishay u tali oo Daanyeer Farmaajo ku yiyi ila shaqayso..
Daanyeer, ma aqligeena ayey ku dheelayaan?.
Maalintii Daanyeer Farmaajo Xamar u magaacay Filish ayaan iri; Somalia maaha dal cadaalad taalo…fuck off.