|

MUUQAAL: Ciidankii Milatariga iyo Gaadiidkii dagaalka Sida looga saaray Muqdisho (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee dhowaan ka soo baxay furimaha dagaalka, kana hor yimid muddo kordhintii Hay’adaha DF Soomaaliya  ayaa maanta ka baxay Muqdisho, kaddib heshiiskii maalin ka hor ay gaareen Ra’iisul Wasaaraha, Guddigii farsamada iyo Midowga Musharaxiinta oo dhigayay in 48 saac looga saaro difaacyadii ay kaga sugnaayeen Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaadiid dagaal oo fara badan oo ay wateen ciidankan ayaa la isugu geeyay Duleedka Muqdisho, halkaasoo lagu sagootiyey

Saraakiil ka tirsan ciidanka Milateriga, Xildhibaano iyo Senataro ayaa ka Qayb galay sagootinta ciidamadan, kaddib markii xal laga gaadhay xiisadii ka jirtay Muqdisho, lagana laabtay muddo kororsigii.

Cabashadii ciidankan ay qabeen ayaa la xaliyay sida xuquudooda, iyadoo qodobadii lagu heshiiyay ay ka mid aheyd xuquudooda iyo mushaarkooda inay helaan.

Ciidamadan ayaa todobaadyo ka hor ka soo baxay furimaha dagaalka ee deegaano ka tirsan Shabellaha Dhexe.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43481

Posted by on May 7 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

84 Comments for “MUUQAAL: Ciidankii Milatariga iyo Gaadiidkii dagaalka Sida looga saaray Muqdisho (Daawo)”

  1. Waar ciidan military lahaane ciidan beeleed dheh.Dagaal oogayaashii la baxay midawga musharaxiinta ee lahaa Xamar ayaanu cid kasaaraynaa inaanay shaqaynayn saw ma ogaan?.Dhaar danbe iyo dhakh dhakh danbe ayaan shaqayndoonin.

  2. Waan ogaa Mr Rooble
    inuu Nuur Cadde adeerkiis yahey
    inuu ogyahay in Maamulka Banaadir State
    aan la wada laheyn

    Taya xume Tolkiis nacey oon Taako kugu tarin
    yuu idiin Talin.

    – Hadduu Sariig iyo Seedinimo yaqaan
    maxaa dhex dhigey Qolka MUGDIGAA

  3. Aqristow

    Miyaad kala taqaan
    3 SADEX RASALWASAARE oo
    Doorasho ka qabtey DALKA SOMALIA

    1. C/llaahi Ciise 1960 (Xamar)

    2. Nuur Cadde 2009 ( Hiilwalaal Jabuuti)

    3. Rooble 2021 ( Xamar )

    • @dabshid daayeer

      Maxaa xumaan xiqdi calooshaada ka buuxa!
      habeen iyo maalin qabyaalad iyo isku dir baad ku waalatay xataa iyadoo la soomman yahay.

      Inaad xanuunsan tahay shaki ma leh. jirro nafsi baa ku haysa
      Allaah ka bari inuu ku caafiyo.

    • Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
      Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
      Somalinimo dhimatay ayaan la idinku dilin Puntland.
      🖕🏼🇸🇴🖕🏼

  4. Maxaa ciidana! waa mooryaan xaaraan lagu koriyey
    way kala jeedaan, maxaa foolxumo ka muuqata!

    Farmaajo beertii uu fashay buu maanta miraheedii hayaa!
    waa madaxweynihii ugu caqliga liitay ee dalka soo mara!

    Hadday tabartiisu intaa le’egtahay muxuu isla waalayay?
    maanta wuxuu jowlgab ku yahay villa doomaaliya! hadda muxuu dadka u sheegi
    aan ka ahayn in laga adkaaday oo qashinka lagu daray.

    Yuu isku halleynayay? ma itoobiyada is cunaysa? ma kaligi taliska ereteriya?

    ma maraykan? mise siyaad Barre ayuu is mooday?

    nin caqli xun unbaa suu u dhaqmay u dhaqma! inuu doqon yahay waa lagu ogaa, laakiin su’aashu waxaa weeye yaa la talinayey? oo jarka ka tuuray.

  5. Aqristow sidoo kale

    Miyaad ogtahey waxaa Soomaaliya
    Soo marey 8 Madaxweyne

    only 5 shan kamid ah ayaa Doorasho qabtey
    OO KURSII KU WAREEJIYEY MADAXWEYNEYAAL KALE

    3 sadexda kale markii laga reebo
    C/Rashiid Sharma’arke AUN
    Doorasho la’aan
    Wareejin la’aan
    Xasilooni la’aan

    Ayey XORIYO XABAALO KU TUUREEN

    hadda Inaan Layaal Farmaajo
    Hadduu xitaa yimaado Hall ka
    uu RASALWASAARE ROOBLE ku qabanhayo
    DOORASHADA oo LOO XISAABIN MAAH
    oo Xoog iyo xeelad ayaa looga saarey
    VILLA XORIYO


    Suaashu waxaa waaye
    Miyaa mar 4AAD lagu maqlalikaraa Xoriyo
    Nin hadhow Dhiig iyo maal ku burburin doono.

    KUXIGEEN ama BURIS yar Cidda haloo baarbaaro
    haddey rabaan kaas HA KORORSADEEN

  6. Colonel to Mooryaan.
    Qaran to qabiil
    Caydh to taajir
    Jaahil to Prof.
    Raysal wasaare to Mooryaan
    Mooryaan to Aqalka sare.
    Ugaas to Mooryaan
    Mooryaan to Ugaas
    Ciidan qaran to Mooryaan qabiileed..

    Isku soo wada duub oo Hawiye waxaa u daran lacag.
    Hadaad lacag haysato,Colonel Hawiye ah Mooryaanbaad ka dhigikartaa,Madaxwayne Somaliyed oo Hawiye ka soo jeedaa,Badda ayaad ka iibsankartaa,dumar ayaad ka iibsankartaa.Hadaad lacag haysato Ciidanka oo dhanbaad kaxaysankartaa.
    Shahaadad,qaadan kartaa,Proff noqonkartaa inside Muqdisho,dadka ayaad qalikartaa.Adigu kacag sheeg waxaad rabo ayaa laguu noqon..Wadaad noqo,khamiiska hore u sii gasho.

    Ciidan Qaran kkkkkk
    Tani hadii aan xeer laga soo saarayn,maaha in Turkiga loo diro Ciidan Mooryaan noqondoona.Tacabkii Turkiga ee Somallya u huray uu halkaa ku dambeeyo.

    Dalmida

  7. Dabshid ebow wa Ku salaamay wiil hiraab uma jeedin lakin asxbti intii badned wan u jeeday no see long time

  8. Mr bahal aflagaadada ka dhacayso wa maxay bro yaa

  9. Mo

    Taariikhda waxaa loo dhigaa in wax laga Barto
    Wixii tagey,

    Haddaan adiga ahey intaan ka xanaaqilahaa
    Taariikhda waxaan sameyn lahaa
    INAAN KU DADAALO SIDAAN UGA MIDNOQONLAHAA
    taas oo ah
    CAD QUURID iyo WAAQICA AQBALID.

    haddii kale sidaan ayey Taariikhdu u sii socon
    Socotaduna U SOO SOCON

  10. Rer sagxada ex nabad iyo nolal siyaadada ka fariisato doood idinka furna

  11. Xayaad

    Salaan sare

    Wiil Hiraab wuxuu jiraa Goof Hiraab
    Waa ragga Macangag Farmaajo ka badbaadin
    Qarankuu Kufsanrabey.

    Adiga kuma xasuusto ee magacii hore
    Miyaad iska bedashay.

  12. Haa Masha Allah dabshid wiil hiraab ma raga geela lo qala Masha Allah guuleysanaya aya ledahay magaca iskaga badalin lakin 2016 aya malahan kalshaale igu danbaysay wanba ilahay ilahay amarkiis malin dhawed aya meel Ku arkay oo so xasuustay wa gabadhi sacad Ina I xasuusato ma sheegikaro oo bariga rer outland aya aad isku hayn jirnay dalkana xasan sheikh aya madaxwayne ka aha rer putland manta inay leyihin duqii ha la doono ducada ha logu daro wan filaya

  13. 😁😁😁😁😁

  14. Xayaad

    Somaligu waxa dhacaya ee xun wuu arkayaa,dadka samaynayana wuu arkayaa,ceebna uma arko,laakiin qofka qaladka jira sheega ayuu ku sheegaa qof caytamaya kk
    Hadaad iga cadhootay,laakiin kama cadhoonin Ciidankii wadanka ee dhufaysyada ka qotay Muqdisho iyo Madaxdii hore oo hogaaminayay..

    Waxay ahayd inaad qaladkaasi qabiilaysan ila aragtid.

    Dalmida

  15. Dabshid lakin tariikh beena oo Ku doodi jiray aya hada so ogaaday yaab ayeeyday fadumo Yusuf kownen inay ogadeen tahay aya u malayna jiray ileen ha ehelu beedka rasuulka scw Ina owladii ehelu beedka ka so jeedo aya ogaday cajiib Masha Allah iso dhaha si gaar ah in cushmeeya 🤣🤣🤣🤣😎

  16. Xayaad

    Ina adeer Salaan sare
    FORCE GOVERNOR SACAD

    Golaha waxaa joogo
    @ hobyo Godan oo ah Suldaan Sacad

    Ina adeerkaa @ Cadaado waa jooga asna

    Yes Reer PUNTLAND
    hadda waxay ka tirsanyahiin GOLAHA BADBAADO QARAN

    siyaasaddu maleh saaxiib joogtaa
    iyo Cadow joogtaa

    Dhiiga uu daadinhayo Macangag Farmaajo
    ayey ka soo horjeesteen
    Si tolnimo iyo Somalinimo ah.

    Hala hilmaamidoono Governor SACIID Deni
    tilaabada Soomaalinimadaa ee uu qaadey

  17. Mr bahal may kama xanaqin lakin waxa layaabay ciidamada qaranka Prof wixi oo dhan moryaan aya Ku sheegtay

  18. Xayaad

    Kkkk

    Habartii Gidirey aheyd miyaad midkale
    Ku soo daree

    Duqdaas waxaan ku maqley MAKAIL OGAADEEN
    ee MAHAAS ku dhaaf

  19. Haa dabshid si fican aya Ku fahmay halganku Wu socona ilaa hogaan daacada la doorto inshallah farmaajo wuxu noqda habaarqabe lagu sirmay mid ka kheyr badan ilahay ha nagu badalo

  20. Ayeeyo gidiro namay dhalin ee way Na korsatay afarta habar gidir iyo adeerkod ayay korsatay magacana awoowgen aya Ku wareejiyya lakin ayeeyadii na dhashay may aheyn

  21. Ayeeydeen wa asharaaf fadumo Yusuf kownen aya layirahda barasho wanagsan aniga xita inay ogadeen makaahil inay tahay aya u malayn jiray lakin waxa so ogaday in an ilmo habred nahay kaahilka oo ayagana Ina yufus kownen aya dhashay

  22. Xayaad
    Dee huuno, Bal raali ahoow

    Meeshan karbaashbaan ku hayay Reer Unukaale kkk kkk
    Hadii ay soo gashay Gabadh Wacbuudhan – Aka wacdaan dhiblaawe, waan yaraynayaaa karbaashkii huuno kkkk

    Dalmida

  23. Mr bahal aniga hada Ku leh unuka leh taaasina ceeb ma aha meel kasto soomali dagto ayay ka jirta so what marka xamar unuka leh kaligiis taliyana kama talinayo never Eve kkkkkk

  24. Wacbuudhan ma xidida tihin kkkkkkk

  25. IIMAAN Dabshid

    Dadka qaarkii runta la sheego wadno xanuun ayay ka qaadaan sida kuwa halkan Ka habaartamaya oo kale.

    Waa Allah mahadii Hadiiba Hawiye hurdaaye ay maantay arkeen Qabyaalada Farmaajo.

    War Hawiyoow barta Qabyaalada waxaa ku xiran mustaqbal kiinee..!! Maxaa idiin Diiday in aad Qabyaalada u barataan sida Daaroodka iyo Isaaqa? Barta Qabyaalada it will set you free !

    Xayaat

    Soo dhawoow walaashay salaan kadib ninkan Bahal cayda Hawiye lacag buu ku Qaataa. Marka waano kasta oo aad usoo jeediso kaa aqrisan maayo. Facebook ayaa Laga biilaa …!!

  26. Hooyo godan Ina aderow wan ka gudamay salanta Mr bahal wa labo mid lakin midka yahay idinka isheegayo caadoqaate cbb ah oo sas farmaajo Ku tageerayo iyo qabyaaleyate oo sas Ku tageerayo lakin wagan kalshaale isku baranaynay sanction ayu no sheegtay marka malahan wa dhanka caadaqatayasha lo yacan cayayaanka baraha bulshada kkkkkkk

  27. Xayaad,

    Naa bal soo dhawoow !kkk Ma Somali girl ayaad la dhalatay? kkk

  28. Laalays idinka dhan wa I ilowden secamal somali girl ma joogta wali kkkkkkk

  29. Xayaad

    Kkkkkkk
    Baati Leyla
    Regent. Meat Leyla Ina Yusuf Axmed, Queen of Yifat Kingdom Ayeeyo kuu ah kkkk. Wali Asumal Dinasty blood line.

    Hanbalyo, shariif Yusuf Axmed Alkwaynin.

    Dalmida

  30. Waaga khaatumo Ku gooban jirten idinka iyo rer putland gabadhii idin karbaashi jirta ahay waga isku group aya ahayn rer khaatumo lakin hada waxay Ku biirin taliska magacaga aya u malayna maxa yeelay guulwadayasha inay kamid yihin aya filaya taliye xijaar bardhow boohodle ka fisha aya leyahay

  31. Kkkkkkkk

    War ilayn cidamdii xoga banadirland oo dhan way gododen ileyn inqilaab dahsoon

    Bilaash logama noqon ? hadana sidan maqlay meel fog uma socdan oo waxaa loo

    Xilsaray ilalinta ergoyinka dorashada ee Jowhar iyo dhulmareeb war dhilkiina

    Ilashada oo xoraysta martida wixii idinla jooga soo dhoweya intay ka fahmayan

    Dalka inuu dederal iyo 4,5 yahay

  32. Maxa ka wada baati layla😎😎😎😎

  33. Faa,iidada qudha ee Farmaajo laga helay ; Waxa uu mideeyay Hawiye. Ciidamada Muxaafidka & Mucaarad-ku 90% waa Hawiye. Hubka ciidankana iyagaa haysta!

    @Ugaas Hobyo Godan hubkaa hadaa nahay reer Somaliland qaybtayadii waa idinka sugaynaa!kkk

  34. Jabhad hambalyo rer putland halganka taliska guracan lagu weekhay kaalin mihiima ka ciyaarteen qaadoqatayasheena idinka ka ficna

  35. Hobyo Godan

    Eed Male Mr BaHal

    Maxaa yeelay FARMAAJO ayaa ku dhahey
    NO MORE SOMALILAND oo Muuse Biixi anigaa soo qaban.

    Wiil MADI ahaa, ayuu Aabihiis dhintay
    Wiilkii oohin ayuu joojin waayey

    Hooyadiis ayaa ku dhahdey WIILKAYOW AAMUS
    Aabahaa ALLAA DILEE

    Wiilkii yaraa wuxuu dhahey,
    ADDUUNKA ALLE ayaan ugu necbahey
    marba hadduu diley AABAHEY

    ( Hooyada ayaa laga rabey iney dhahdo
    Cudur ayuu u dhintey)

    Hadda Mr BaHal wuxuu aaminsanyahey
    Mashruucii uu Farmaajo ku soo qaban lahaa
    Muuse Biixi waxaa diley HAWIYE

    ( Makaa yeelahayo KURSI KORORSIGAA DILEY
    in la soo qabto Muuse Biixi.

    – Mr eed mahel oo Muuse Biixi ayaa dhib ku hayo
    – Hawiye eed mahel oo Muuse Biix xoog kuma keenikaraan

  36. Mr Bahal

    Asumal Dynasty …? Waligay maan maqal !

    Bal sharaxaad yar inaga sii !

  37. Dabshid.. Waa nin Uqdad Daarood dishay kkk

    Dabdhid
    . Hadaan u dhaqaaqo cayda adiga iyo talkaa, Meeshan waad ka guuri.

    Aniga Muuse, Deni, Alshabaab iyo Mooryaan oo dhan Cadow u aqaan.

    Qaran Somaliyeed oo u dhisan sida qaramada aduunka ayaan rabaa..

    Dalmida

  38. Dabshid

    Kkkkkkkkkkk

    Oo ma waxaad leedahay Odayga Bahal ah dagaal kii Boorame ayuu dhan keena u Soo weeciyey ?
    Anaga iyo Saleemaanadiiba way na sidataayee…….

    Bahaloow iska harjad bay meel ay kula gashaba. ( Dagaalkii Xidigaha ) Star Wars.

  39. Laalays

    Ugaas Salaan Sare iga gudoon.Ugu horay waxaan jeclahay in aan ka Hambalyeeyo Horumar ay ku tilaabsatay Somaliland qaasatan Maal gashiga wayn ee Shirkada DP World oo ah $1Billion investment ee Dekada Caalamiga ah ee Berbera 🙏🏽

    Saaxiib faaiidooyin badan baa laga helay Farmaajo laakiin mida ugu muhiimsan Ayaa ah in uu Qabyaaladiisii baray Hawiye. Waana ku mahadsan yahay arinkaa.

    30 sano ee lasoo dhaafay waxa meesha dhigay Soomaaliya waa xisaab la’aanta Hawiye saaxiib marka hada iyo wixii ka dambeeya hawshu way hagaagi.

  40. Somali qabiil qabiil Ku cadow ah Majiro lakin qabiilada somalida marna meshay dantooda ka arkan ayay raacan qabiilada somalida labo qeyb ayay u qeybsaman qeyb dowladii tibaadabo tageera oo aminsan inay dulmanyihin dulmigaana dowladu ka qaadayso iyo kuwo dowladii timaada la xisaabtama jacelna wixi lagu hishiiyay in lagu socda marka mucaaradka iyo mucaaradka wa sida

  41. Muxaafid iyo mucaarad

  42. Hobyo
    Kaahin
    Guhaad.
    Aduu been ta iska daa oo hal magac iyo hal qabiil ku ekkow..
    Sxb, ma tihid Hawiye e dadkaasi afka ha galin.

    Gabadh Wacayle Cafe ah ayaa meesha soo gashay kkk
    Ama Mataan Wacbuudhan..
    Kkk..

    Dabshid waa sheekhaal. Kk
    Adaan koyay Hawiye kkk

    Dalmid

  43. waar ileyn
    daanyer farmaajo
    wuxu layaabo
    ayuu arkay
    manigan yaabin waxa suuq tiray oo loo waayey
    ciyaal kii kamirada
    is daba wedi jirey
    oo loo xibiyey
    magacyada bahala
    iyo shimbiraaha
    waxan leeyahay maxa quusiyey beenti iyo qiyaaligi
    ku dhisnaa af gambiga
    farmaajo ileyn ragaan
    baa hor istagey
    malaha ciidanka dowlada ee la sheegaba
    waa hawiye
    agoontii
    kacaanka
    yaaban maanta

  44. Hobyo godan
    sxb malaha
    ciidanka dowlada
    ee la sheegaba
    waa idinka
    oo hadii kuwani kasoo baxen
    furinta Shabaab
    weli ma kuwa kala kusii jira
    waxan la yaabana
    waxa suuq tiray oo
    aamusiyey
    ciyaal kii farmaajo ee haramcad iyo gor gor
    iyo shimbir
    loola baxay
    ileyn waxan baa soo toosay

  45. Mr BaHal

    KKK

    Sxb waxaad rabto aniga igu sheeg
    lkn waa inaadan nagu eedayn waxaanan
    awoodin

    Hawiye miyaa soo qabankaro Muuse Biixi

    Xooga aan ku soo qabaneyno Somaliland
    Maan iska xoreyno AXMAARO IYO KUUKUUYO

    – Tuni ku qasban Hawiye
    – Samaroona ku qasban Isaaq

    * Canshuurta Shacabka Isaaq iska biilo
    intaad ku GO’ADOOMI LAHEY GOOF HIRAAB

  46. Wiil Xeraale

    Xisaab la’aanta Hawiye ayaa waxay keentay in laga dhex kaluumaysto ! Laakiin Hada waa kaceen Farmaajo ayaana sabab u ah maxaa yeelay heer uu gaaray in Madaxweynayaashii hore ee Hawiye Xamar Cadde dhexdiisa lagu weeraro !

    Ciidamada Xamar jooga laftigoodu ma kaceenee mushaarkii buu ka goostay Asagoo Qabiil ahaan u colaadinaaya…..

    Afartii sano ee Farmaajo Reer Muqdisho waxaa ku Dhacday qasaaro aan Waayahaan laga soo kabsan doonin.

  47. Dabshid

    Yaa Hawiye ka raba inuu Muuse soo qabto kkkk
    Waar bal faankan iyo warkan eega kkk
    Kkkkkk
    Ma Hawiye ayaa aniga Isaaq iga celinaya ayaad ka wadaa?

    Kkk
    Cidda aan u rabo inay qaran helaan,waa Hawiye,Amisom dul fadhido ee qarax iyo dhimashada ku jira for 30 years.
    Isna wax kale ayuu iska celinayaa kkk

    Dalmida

  48. Bahaloow

    Waa nagu adag tahay in aan Muuse soo qabano. Hadii aan isku daynana waxaa Nagu dhici wixii ku dhacay American Rangers kii loo diray in ay soo qabtaan General Caydiid ( Blackhawk Down ) 🤣🤣🤣🤣

    Muuse waa inagu adag yahay ee bal almino noo Dir Saciid Deni ama Axmed Madoobe…🤣🤣🤣🤣 kuwaas baa ka sahlanee!

  49. Somali galbeed

    Ciidan beeleedo wali lama gaadhin ciidan soomaliyeed…

  50. Mr BaHaL

    Xamar gudaheeda/deeganada dusheeda waxaa kunool 6 million maroodi oo Hawiye ah. Hadaad Hawiye ciil u qabto waxaad la mid tahay; hal dukhsi oo dul saaran mid ka mida 6 million maroodi ee Hawiye!kkk kkk kkk

    Waar faduuli tamar yar lee tahee, cagaha dhulka dhig oo ku soo laabo dalkaaga Somaliland!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  51. Hobyo
    Sxb adigu Doolaal iiga waran?

    Aniga Isaaq iyo warkaasi ha iiga sheekayn adoo ah Habar jeclo kkk

    Muuse waa ninka ku habsaday Waooyiga Somaliya.
    Doollaal jeelka ku haysta kkk

    Calaacalka Burco iiga sheekee kk

    Dalmuda

  52. Dabshid

    Waa bil ramadaan, hadaan wakhti hore madashan kugu maagay ama qoraalo aad dhibsatay kuugu soo gudbiyay, raali iga noqo.

    .

  53. IMAAM DABSHID

    waar walaahay waan saan sheegaynay waad sigteen aarmaajo iyo guulwadayaashiisii
    oo waxaa soo ciidani saacad kumay qaadateen itay daaqad uga dhici lahaayeen

    markuu idin dhaafo noo soo masaafiraya afarta guulwadee ee somaliland ka soo jeedaa

    your indecisiveness forever awaits your offspring
    dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrsataa abid

  54. Isaaqii oo farsxsan kkkk
    Hawiye,ayaaa ka hor jooga dawlad Daarood ķkkkkkk

    Waa markii ay Irirsamaale noqon jireen kk

    Hawiyow Daarood naga hor joog kkk
    Hadaad aragto Isaaq Hawiye u sacab tumaya Mareexaan ayay ka ordayaan kkkk
    Ilaahoow Hawiye xoog sii Daarood hana horjoogaane.
    Ilaahoow Hawiye isku dir,dawlad hala waayeee kkkk

    Masaakiin Hargissa ku haraaday.

    Dalmida

  55. 1969 ciidanka CXD ayaa Somalia baa ka leexiyay jidkii Doorashada muda dheer kadib 2021 ciidanka Badbaado Qaran baa ku soo celiyey jidkii Doorashada ee kol hore laga duwey No ku darsi No kaligi talis danbe

  56. Hobyo Godan
    sxb hadal kadu
    inu run yahay
    waxan ku xaqiiq sanaya
    oo ii cadeynaya
    in hawiye dulqaad kii
    ka dhamaday
    oo indhaha soo
    shiteen xit Facebook
    wuxu ka nasty
    qeyladi iyo caaydii
    muslim ka ee agoontii kacaanka iyo daarood
    yar yar oo dhan
    labadan cisho ma arkin
    qeyladoda
    xita qaaqlayashi
    Facebook waa
    aamusan
    waxa ka dhacday
    dhebedey
    geed gal

  57. Laalays

    Kkkk

    Ma anagaaba muddo ismaagney ama isku tufnay

    Mise waxaad sheegaysaa Waqtigii REER ABTIGAA DHULOOS, nagu CASEYSTEEN KHAATUMO ADMINISTRATION

    Waagas Hawiye waxaa la MARSADEY
    CALANKA BLUE ayaa nalagu heystaa.

    Sxb waligaa Cafis ayaad aheyd
    Hal habeen lama seexan xumaan Xerta kalshaale

  58. Kaahin

    Kkkk

    Wasiir Dubbe BURRIS waa inuu muddo nala
    joogo waa intaas oo aan 5 sano kadib isku qaad qaadno
    Reer Somaliland

    Nin Dubbe ka dhib badan nagama soo gaarin
    Reer Somaliland.

  59. Waqooyi Ethiopia iyo Emirates baa ku heshiiyey. Koofurna Kenya iyo baa ku heshiiyey
    #waar illeentanoo kale

  60. Waqooyi Ethiopia iyo Emirates baa ku heshiiyey. Koofurna Kenya iyo Qatar baa ku heshiiyey
    #waar illeentanoo kale

  61. Bahal

    Waar kolayba inaagaa wada dhalanay oo isku wadanee Maad edebdarada hawiye iyo isaaqa aad ku khafiiiftay joojisid
    Mise dukaanka cayda iibiya ee burco ayaan soomaraa
    Horaan kuugu sheegay fakerkaa dhiibo adoon reerna cayn
    Daaroodna anagaa is dhalay siyaasad baa laysku hayaa ee reer reer necebi ma jiro

    Waa abtiyaashayo cidnoo kala turjubaani kartaa ma jirtee hanagu Dhex waalan
    Maalintiina waanu isu bootaynaa hebeenkiina walaalaanu nahay

  62. Kaahin

    Sxb anuu Isaaq iyo dad gidaarada fadhiya oo xero qaxooti ku jira kuma mashquulo..

    Haa,Hawiye waa ku mashquulaa oo qarannimo Somaliyeed naga dhaxaysa ayuu kalidii haystaa..boobayaa,oo marka uu rabo bililiqatstaa kkkkk

    Wax Somaliyeed ayuu kalidii haystaa.Reer ahaan uma haysto,laakiin waxa naga dhexeeya ayaa keenya inaan ka aragti duwanaado.
    Dee adiga maxaa kaa galay oo ku soo dhexgaliyay,aniga iyo Hawiye?

    Kkk

    Afjooga looma adeego,markaa aduu fikirkaaga dhiibo,kayga ha ku mashquulin.

    Midda kale,waxa Somaliya ka socda oo dhan waa cay.
    Waa Tuugnimo iyo Munaafaqad.
    Adigu sheekhnimadaada hayso.
    Dalmida

  63. Tanu isku danna ma aha, isku afna xidtaa kuma hadasho markaasaa la leeyahay wax ha isku darsato oo dawlad ha wada dhisato…

    Rag baa marya calastan iyo mallayshiya beeleedkan la soo aruuriyay ciidan qaran u yaqaan… Kuwaa askar gadoodday ciidan badbaado qaran ugu yeeraya…

    Kuwaa qabyaalad ugu sacbinaya mooryaan caasiamddii dalka dhufaysya ka dhex qodtay…

    War wali fari kama qodna wax la dhaho Soomaali oo isku soo noqota ee yaan la is waalin… Jeegaaneey xaal qaadta, oo meeshiinna iska jooga…

  64. Kalsame

    Caawa ayaad saaxiga keentay/is dhiibtay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  65. Laalays

    Wallaahi waa iga daacad, hortiinna khayr saaxiib… Fii ammaanil-Laahi…

    30 sano oo kale ayaan filayaa in ay qaadan doonto koofur oo is fahamta…

    Waar Durriyadda ha la fasaxo waa intaas oonnu ku caymannaaye Billaahi calaykum…

  66. Anigu waxan Qabaa inta dalku degayo in beelaha USC fursad loo siiyo inay

    Muqdisho ka dhigtaan mamul goboled gaar u ah dhulkodana ka xoraystan ugus

    Casimad wareeg ah la dhiso tusaale 4tii sanaba magaalo laga dhigo casimada

    Diwlada markaa la doorto ay ku shaqayso

  67. Kalsame

    Waa raginimo inaad runta taabato markaad gedaar walba madaxa ku dhufato! Qasabna ay kugu noqoto inaad aqoonsato /Qirto in qadiyada Jamhuuriyada Somaliland aan wax joojin karaa jirin!kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  68. Jabhad

    Markaa ma waxaad leedahay muqdishu oo Soomaali oo dhan wax ka dhisatay ha looga guuro?…

    Ka warran haddii malayshiyaadkii saaka meesha laga rarayay ay mar hore Xasan Shiikh iyo Shariif diyaarsadeen oo ay sharciyaysteen?…

    Ka warran haddii inta baxday in ka badan ay tuutihii iska dhigeen oo magaalada oo ay awalba joogeen ku milmeen?…

    Ka warran haddii la leeyahay dastuurkay ku taal in mallayshiyo inta caasumaddii soo weerarto haddana lacag iyo darajo ha naloogu daro ay taaganyihiin?…

    Ka warran haddii laba Madaxweyne hore ay waxaa oo dhan dabada ka riixayaan oo cuqaashii beelweyntuna ku taageertay?…

    Kursiga ka deg oo qayaxan haddii kale baaddiye ayaan marya calastii noo joogtay magaalada soo galinaynaa oo madaxtooyada agteeda dajinaynaa…

    Uhuru la heshii haddii kale ciidanka saari mayno, noo fasax lacagaha UAE iyo Kenya nooga imanaya haddii kale meesha ka dhaqaaqi mayno…!!!!

    Waa meel loogu talo galay in aan waligeed wax la isku darsan sida muuqadta…

  69. 26-06-1960 + 18-05-1991 = 30 sano. 18-05-1991 + 18-05-2021+30 sano!!!

    Mudada aan kala maqnayn iyo inta aan cadaalad,laanta kuwada “joognay” asbuuc iyo badh ayuu buuxsamayaa !

  70. Laalays
    Meesha adigu awalba dabada Hawiye ayaad ku gabbanaysaye maxaad la tookhaysaa?… kkkk Jamhuuriyad ku ye… Ma haddaad naf hasyo ayaad Hawiyoowdaa Kalshaale ka dhex hayn lahayd?…

    Hawiye dagaalkii Jeegaan iyo Aaran Jin galiyeen iyo dabinkii ay u dhigeen way ku daadteen carruur iyo Cirroolena way isku raaceen in ay farriintii Faroole iyo F.Waraabe fuliyaan… Sidaa guul baad ku joogtaan waayo isku dirkiinnii wuu shaqeeyay…

  71. Jabhad

    Kkkk

    Xaasid, adigu Maamul ayaad heysataa
    ee @ KALSAME miyaad rabtaa inuu la ROOBEEYO
    QUULAHA, haddii laga OODO ALBAABKA XAMAR

    Kalsame kama maarmo Xamar
    Hawiye jug deynmahayo markey arkaan
    Kalsame oo hilmaamey before Mogadishu

    XAMAR WAA
    KORISO, KIBRISO and KUFISO

  72. AQRISTOW

    Markuu @ Kalsame ku soo laabtey Xamar
    waqtigii Shiikh Shariif iyo Xassan Shiikh
    wuxuu lahaa ” ANAA GOB DAAROOD ”
    ( Koriso)

    Markaan Farmaajo qarameynay @ Kalsame
    wuxuu lahaa ” ANAA AMIIR” sidoo kale wuxuu lahaa
    SOMALILAND MURUQ AYAAN KU KEENI
    ( KIBRISO)

    – Markuu Hawiye dhahey sidaan maahan
    Ee BOOBKA IYO KORORSIGA WAA LAGU KUFAA
    @ KALSAME wuxuu leeyahay
    SOMALILANDERS hortiina Bye Bye meeshaan Xamar
    Qaran kama soo socdee

    ( KUFISO).

    – Si Dalku u xasilo ilaa waqti dambe
    Xamar waa MAAMUL BANAADIR STATE

    – Si Dalku u xasilo – Garowe waa in la ayuuteeyo
    Si Daarood u helo CAASIMAD AY KU XASILAAN, OO SHAXAADAN.

    * Xamar waa laga wada Xamaasha
    ee lama wada lahan

  73. SACIID DENI ayaan ka hayaa
    Suu GAFUURKA CIRKA UGU TAAGAHAYO
    markuu DARBIGA madaxa ku soo dhufto
    Ayuu PARLIAMENT KU HOR CALAACALAA
    ( sorry ayuu WARAAQO KALE la soo baxaa )

    Hadda @ Kalsame darbigoo soo taabtey
    Meeqaan laheyn

    Hadduu Farmaajo diidey in la isku daro 3000 kun
    oo Ciidan laga kala keenay Maamulada

    Soo meeshu noqon meyso.

    CEEBTII UGU DARNEY

    maalintuu Weerari rabey SHIIKH SHARIIF
    ayuu dhahey Farmaajo waa in loo diro
    Ciidanka ILAALADA MADAXTOOYADA

    MARKAAS ayaa hoos loogu sheegay

    Taliyaha Ciidankaas waa
    ” MUXIDIIN SHIIKH AXMED)
    Oo muxuu ahaa

    Waa SHIIKH SHARIIF WALAALKIIS

    Markaas Ayuu siduu sheegay
    Deni dhahey
    (CAKUYE haddaan 3000 kun isku darilahaa

  74. kalsame

    saaxiib marna waa kaftan marna waa serious talk,
    caawa serious ayeynu wax isu tusaalaynaynaa maadaama aad runtii soo taabatay oo aad sidaad wax u arkay waxan dhacayaa ku tuseen inaan sidaa lagu helayn somali mida oo sharaf leh,,
    i m sure nin walba oo somaliyi inuu jecel yahay hal dawlad oo somali oodhami leedahay,

    inagoo wax is tusaalaynayna marka dawo la doonayo cudurkaa la baadhaa laguna sameeyaa (complete virus analysis)

    markaynu soo koobno dadka somalida waxaa loo kala qaybiyey 5 labaa is raacay 1960 iyagoo doonaya inay sadexdii kalana keenaan
    waxaa la qaatay one man one vote dimuqraadiyad 9 years markaynu xor ahayn ayaa maalin cad la dilay madaxwaynihii shacabku doortay dabadeedna nin askari ah ayaa afduubtay, 21 yearsna cudur qabiil ku beeray siyaasadii.

    wadamada ka soo kabtay civil war waxaa aasaas u ahaa in marka u haraysa la qiro dawladii maamulaysay wadankaa inay iyadu ka masuul ahayd gumaadka dhacay dadkuna ay khalad ama sax sheegan karaan dhibka soo gaadhay loogana garaabo.

    isku soo wada duuboo sida qudha ee dawada loo heli karaa inkastooy mudo qaadanayso waa kursigan madaxwaynaha la yidhaa oo awoodiisa la yareeyo laguna koobo 4 ama 5 sano oo laba mar ka badan aan cidna u tartami karin,

    waxa qudhee xali waa in aan ogolaano wakhtiga iyo isbadalka dhaqan dhaqaale ee wixii laysku odhan jiray somaliya ay maanta ku sugan tahay,
    anagu somaliland ahaan waxaan jecelahay somaliya oo mida oo aan wada hadalo marna ogolaan mayno somalia inuu ka taliyo nin cadaw ku ah qaranimada aanu soo dhisaynay mudada dheer,

    taariikhda dunida nin geesiya ayaa wax ka badala madaxwaynayaashii idin soo maray nin qudha oo geesiya oo somali jecel inay isu timaado waxna noqoto idin masoo marin.

    bal ka yara feker sidii xaal noqon lahaa hadii..(hypothetically)

    madaxwayniihii somalia oo intuu diyaarad soo raacay yidhi ka dejiya hargeysa hawada somaliland markay soo gashay hargaysa tower says to the pilot identify yourself you are entering a restricted airspace
    pilot replies.. diyaarada waxaa saaran madaxwaynihii somalia mr x
    tower responce . masoo degi kartid dib u noqo
    madaxwaynii ayaa u jawaabay oo yidhi diyaaarada soo rida ama hasoo ridin waan soo dagayaa madaxwaynaha somaliland degdeg ugu war galiya inaan wax walbuu doonayo yeelayo
    dood badan kadib marka madaxwaynaha somaliland arko inay ka dhab tahay wuxuu ku sugi airportka markuu soo dago toos waxaa loo galbin madaxtooyada
    halkaana waxaa ka dhalan xal dan u ah somalia

    go’aanada qadhaadh waxaa gaadha nin geesiya
    guulwadayntu waxay kala fogaysaa shacabka iyo maamulkooda

  75. Kkkkkkkkk

    IIDOOR dowlad noqon maayo ee doqonimada iska daaya USC waa inay muqdisho

    Banadirland ka dhigato…… beelaha daarood waa inay baardheere dhisaan oo ay

    Noqoto caasimad looga nasto naqraaca jiko hawiye kkkkk dabshid ma ila socota

  76. Agoontii Kacaan iyo Mooryaanta Mogadishu ku habsaday yaa kala jecel?
    Bal kala baxa..😏
    Aniga Puntland iyo federal aqaan, haddii la diidana, jaaw, good lucky…run
    Daanyeertiina is barkan= Mooryaan iyo agoontii Kacaamkii baqtiyey😝
    Who the fuck cares waxa Xamar ka socda..🖕🏼
    Car Baraxley iisoo dhaafa..👊

  77. Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
    Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
    Somalinimo dhimatay ayaan la idinku dilin Puntland.
    🖕🏼🇸🇴🖕🏼

  78. Jabhad

    Waxaan qirahayaa ninka u hiilinrabey
    Mr Farmaajo wuxuu ahaa SACIID Deni

    1.
    Mar waa markii la joogey Dhuusamareeb 3
    oo uu wadey Dhex dhexaadin Daarood
    oo uu Axmed Cadde Garmadoobe iyo Farmaajo
    Gartii u dhiibteen

    Oo uu Rooble iyo Qoor Qoor ku dhahey
    Wargalin Masuuliyiin ayaad leedahiin
    Lkn waxa la isku heysto oo CAD IYO COL DAAROOD

    oo ay dhaheen haye eebow
    FAHAD IYO QATAR QATAL ayaa telephone
    ugu sheegay OO AAWEY KORORSIGII
    haye waa tuu DUBBE YEERAY SAQDII DHEXE

    2.
    Marna waa tuu noo sheegay
    oo markii la dhaafey 8dii February
    Farmaajo wacey Garowe, markaasna uu asagoo
    Gafuurka buuri uu ku dhahey
    ” MIYAAD U JEEDAY WAX DARIISHADAHA ka soo daadey

    Deni wuxuu ku dhahey
    Nimanka anigaa kaa aqaano oo
    Macaamiil dhankastaa na dhex martey
    ” HURDO WEYNI WAAN KU OGAA ”
    lkn Armey sidoo nagu SOO TOOSAAN
    oo Ceeb kale dhacdaa.

    Waa hiilo walaal

    3.

    Hadda waan hubaa inuu mar sadexaad
    Deni soo wacey oo uu ku dhahey
    Waan u jeedaa JIKO SEYNAB inaad ku soo ARUURTEY
    CADKA DAAROODNA KA WEYN
    JIKO MAAMO SEYNAB ee arinta ma galaa

    Oo gogol Daarood ma dhigaa Garowe
    Marba haddey gogol Hawiye Xamar taalo.

    * Farmaajo ayaa laga warsugahayaa
    Lkn MIDBAA XAQIIQ AH
    NO MORE Call uga yimaado QATAR QATAL
    Dooli dhintey ayuu ka yahey agtooda.

    * Anaa Diloo didiyee DAAROOD
    xageen ka doona

  79. Land of Punt

    Soomaalidu waxay dhahdaa
    ” Indho walaal isma buuxiyaa”

    Waxaan u maleyn inaad Fahmidoonto
    haddaad ku wareertana la kaasho
    @ Jabhad

    aan kuu jilciyee labo ayaa xaqiiq ah

    1. HAGBADDII PUNTLAND waxay taal QARDHO
    hadda ama wareegan

    2. Deni wuxuu soo afjarey Siyaasaddii
    Faroole iyo Gaas ku wadijireen PUNTLAND

    – Guul iyo Gadoon tuu ka keeno
    Waxaa lagu ogaan doona markey HAGBADDU
    Ka dhamaato oo CIISE MAX’UUD u WAREEGTO

    * MJ iyo Xerta Xamar before iyo after Deni
    Taariikhda ayaa xusidoonto

  80. Hawiye Bud wayn ayaa meel u yaal ! Ninkii soo joog laga waayo hal mar aa hoo Bariiska la dhahaa kadibna asagaa saaxiga keenaa..!

    Hada kahor ayaa nin Reer Burco ah oo Bud Wayn wata ayaa wuxuu arkay nin sur Dheer oo si qaab daran u fadhiya. Oow sur dheere waa la laqsiiyey hoo Bariiska aa Ka Dhacday 🤣🤣🤣 Dadkii baa kusoo yaacay laa ilaaha war Oday ma waalatay? Maxaad ku dishay miskiinka? Odaygii Reer Burco… Dee isaga ayaa is salaxay dee !!

    Hada Farmaajo isagaa is salaxay.

Leave a Reply to Kaahin

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented