MUUQAAL: Ciidankii Milatariga iyo Gaadiidkii dagaalka Sida looga saaray Muqdisho (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee dhowaan ka soo baxay furimaha dagaalka, kana hor yimid muddo kordhintii Hay’adaha DF Soomaaliya ayaa maanta ka baxay Muqdisho, kaddib heshiiskii maalin ka hor ay gaareen Ra’iisul Wasaaraha, Guddigii farsamada iyo Midowga Musharaxiinta oo dhigayay in 48 saac looga saaro difaacyadii ay kaga sugnaayeen Muqdisho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gaadiid dagaal oo fara badan oo ay wateen ciidankan ayaa la isugu geeyay Duleedka Muqdisho, halkaasoo lagu sagootiyey
Saraakiil ka tirsan ciidanka Milateriga, Xildhibaano iyo Senataro ayaa ka Qayb galay sagootinta ciidamadan, kaddib markii xal laga gaadhay xiisadii ka jirtay Muqdisho, lagana laabtay muddo kororsigii.
Cabashadii ciidankan ay qabeen ayaa la xaliyay sida xuquudooda, iyadoo qodobadii lagu heshiiyay ay ka mid aheyd xuquudooda iyo mushaarkooda inay helaan.
Ciidamadan ayaa todobaadyo ka hor ka soo baxay furimaha dagaalka ee deegaano ka tirsan Shabellaha Dhexe.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43481
Waar ciidan military lahaane ciidan beeleed dheh.Dagaal oogayaashii la baxay midawga musharaxiinta ee lahaa Xamar ayaanu cid kasaaraynaa inaanay shaqaynayn saw ma ogaan?.Dhaar danbe iyo dhakh dhakh danbe ayaan shaqayndoonin.
Waan ogaa Mr Rooble
inuu Nuur Cadde adeerkiis yahey
inuu ogyahay in Maamulka Banaadir State
aan la wada laheyn
Taya xume Tolkiis nacey oon Taako kugu tarin
yuu idiin Talin.
– Hadduu Sariig iyo Seedinimo yaqaan
maxaa dhex dhigey Qolka MUGDIGAA
Aqristow
Miyaad kala taqaan
3 SADEX RASALWASAARE oo
Doorasho ka qabtey DALKA SOMALIA
1. C/llaahi Ciise 1960 (Xamar)
2. Nuur Cadde 2009 ( Hiilwalaal Jabuuti)
3. Rooble 2021 ( Xamar )
@dabshid daayeer
Maxaa xumaan xiqdi calooshaada ka buuxa!
habeen iyo maalin qabyaalad iyo isku dir baad ku waalatay xataa iyadoo la soomman yahay.
Inaad xanuunsan tahay shaki ma leh. jirro nafsi baa ku haysa
Allaah ka bari inuu ku caafiyo.
Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
Somalinimo dhimatay ayaan la idinku dilin Puntland.
🖕🏼🇸🇴🖕🏼
Maxaa ciidana! waa mooryaan xaaraan lagu koriyey
way kala jeedaan, maxaa foolxumo ka muuqata!
Farmaajo beertii uu fashay buu maanta miraheedii hayaa!
waa madaxweynihii ugu caqliga liitay ee dalka soo mara!
Hadday tabartiisu intaa le’egtahay muxuu isla waalayay?
maanta wuxuu jowlgab ku yahay villa doomaaliya! hadda muxuu dadka u sheegi
aan ka ahayn in laga adkaaday oo qashinka lagu daray.
Yuu isku halleynayay? ma itoobiyada is cunaysa? ma kaligi taliska ereteriya?
ma maraykan? mise siyaad Barre ayuu is mooday?
nin caqli xun unbaa suu u dhaqmay u dhaqma! inuu doqon yahay waa lagu ogaa, laakiin su’aashu waxaa weeye yaa la talinayey? oo jarka ka tuuray.
Aqristow sidoo kale
Miyaad ogtahey waxaa Soomaaliya
Soo marey 8 Madaxweyne
only 5 shan kamid ah ayaa Doorasho qabtey
OO KURSII KU WAREEJIYEY MADAXWEYNEYAAL KALE
3 sadexda kale markii laga reebo
C/Rashiid Sharma’arke AUN
Doorasho la’aan
Wareejin la’aan
Xasilooni la’aan
Ayey XORIYO XABAALO KU TUUREEN
hadda Inaan Layaal Farmaajo
Hadduu xitaa yimaado Hall ka
uu RASALWASAARE ROOBLE ku qabanhayo
DOORASHADA oo LOO XISAABIN MAAH
oo Xoog iyo xeelad ayaa looga saarey
VILLA XORIYO
”
Suaashu waxaa waaye
Miyaa mar 4AAD lagu maqlalikaraa Xoriyo
Nin hadhow Dhiig iyo maal ku burburin doono.
KUXIGEEN ama BURIS yar Cidda haloo baarbaaro
haddey rabaan kaas HA KORORSADEEN
Colonel to Mooryaan.
Qaran to qabiil
Caydh to taajir
Jaahil to Prof.
Raysal wasaare to Mooryaan
Mooryaan to Aqalka sare.
Ugaas to Mooryaan
Mooryaan to Ugaas
Ciidan qaran to Mooryaan qabiileed..
Isku soo wada duub oo Hawiye waxaa u daran lacag.
Hadaad lacag haysato,Colonel Hawiye ah Mooryaanbaad ka dhigikartaa,Madaxwayne Somaliyed oo Hawiye ka soo jeedaa,Badda ayaad ka iibsankartaa,dumar ayaad ka iibsankartaa.Hadaad lacag haysato Ciidanka oo dhanbaad kaxaysankartaa.
Shahaadad,qaadan kartaa,Proff noqonkartaa inside Muqdisho,dadka ayaad qalikartaa.Adigu kacag sheeg waxaad rabo ayaa laguu noqon..Wadaad noqo,khamiiska hore u sii gasho.
Ciidan Qaran kkkkkk
Tani hadii aan xeer laga soo saarayn,maaha in Turkiga loo diro Ciidan Mooryaan noqondoona.Tacabkii Turkiga ee Somallya u huray uu halkaa ku dambeeyo.
Dalmida
Dabshid ebow wa Ku salaamay wiil hiraab uma jeedin lakin asxbti intii badned wan u jeeday no see long time
Mr bahal aflagaadada ka dhacayso wa maxay bro yaa
Mo
Taariikhda waxaa loo dhigaa in wax laga Barto
Wixii tagey,
Haddaan adiga ahey intaan ka xanaaqilahaa
Taariikhda waxaan sameyn lahaa
INAAN KU DADAALO SIDAAN UGA MIDNOQONLAHAA
taas oo ah
CAD QUURID iyo WAAQICA AQBALID.
haddii kale sidaan ayey Taariikhdu u sii socon
Socotaduna U SOO SOCON
Rer sagxada ex nabad iyo nolal siyaadada ka fariisato doood idinka furna
Xayaad
Salaan sare
Wiil Hiraab wuxuu jiraa Goof Hiraab
Waa ragga Macangag Farmaajo ka badbaadin
Qarankuu Kufsanrabey.
Adiga kuma xasuusto ee magacii hore
Miyaad iska bedashay.
Haa Masha Allah dabshid wiil hiraab ma raga geela lo qala Masha Allah guuleysanaya aya ledahay magaca iskaga badalin lakin 2016 aya malahan kalshaale igu danbaysay wanba ilahay ilahay amarkiis malin dhawed aya meel Ku arkay oo so xasuustay wa gabadhi sacad Ina I xasuusato ma sheegikaro oo bariga rer outland aya aad isku hayn jirnay dalkana xasan sheikh aya madaxwayne ka aha rer putland manta inay leyihin duqii ha la doono ducada ha logu daro wan filaya
😁😁😁😁😁
Xayaad
Somaligu waxa dhacaya ee xun wuu arkayaa,dadka samaynayana wuu arkayaa,ceebna uma arko,laakiin qofka qaladka jira sheega ayuu ku sheegaa qof caytamaya kk
Hadaad iga cadhootay,laakiin kama cadhoonin Ciidankii wadanka ee dhufaysyada ka qotay Muqdisho iyo Madaxdii hore oo hogaaminayay..
Waxay ahayd inaad qaladkaasi qabiilaysan ila aragtid.
Dalmida
Dabshid lakin tariikh beena oo Ku doodi jiray aya hada so ogaaday yaab ayeeyday fadumo Yusuf kownen inay ogadeen tahay aya u malayna jiray ileen ha ehelu beedka rasuulka scw Ina owladii ehelu beedka ka so jeedo aya ogaday cajiib Masha Allah iso dhaha si gaar ah in cushmeeya 🤣🤣🤣🤣😎
Xayaad
Ina adeer Salaan sare
FORCE GOVERNOR SACAD
Golaha waxaa joogo
@ hobyo Godan oo ah Suldaan Sacad
Ina adeerkaa @ Cadaado waa jooga asna
Yes Reer PUNTLAND
hadda waxay ka tirsanyahiin GOLAHA BADBAADO QARAN
siyaasaddu maleh saaxiib joogtaa
iyo Cadow joogtaa
Dhiiga uu daadinhayo Macangag Farmaajo
ayey ka soo horjeesteen
Si tolnimo iyo Somalinimo ah.
Hala hilmaamidoono Governor SACIID Deni
tilaabada Soomaalinimadaa ee uu qaadey
Mr bahal may kama xanaqin lakin waxa layaabay ciidamada qaranka Prof wixi oo dhan moryaan aya Ku sheegtay
Xayaad
Kkkk
Habartii Gidirey aheyd miyaad midkale
Ku soo daree
Duqdaas waxaan ku maqley MAKAIL OGAADEEN
ee MAHAAS ku dhaaf
Haa dabshid si fican aya Ku fahmay halganku Wu socona ilaa hogaan daacada la doorto inshallah farmaajo wuxu noqda habaarqabe lagu sirmay mid ka kheyr badan ilahay ha nagu badalo
Ayeeyo gidiro namay dhalin ee way Na korsatay afarta habar gidir iyo adeerkod ayay korsatay magacana awoowgen aya Ku wareejiyya lakin ayeeyadii na dhashay may aheyn
Ayeeydeen wa asharaaf fadumo Yusuf kownen aya layirahda barasho wanagsan aniga xita inay ogadeen makaahil inay tahay aya u malayn jiray lakin waxa so ogaday in an ilmo habred nahay kaahilka oo ayagana Ina yufus kownen aya dhashay
Xayaad
Dee huuno, Bal raali ahoow
Meeshan karbaashbaan ku hayay Reer Unukaale kkk kkk
Hadii ay soo gashay Gabadh Wacbuudhan – Aka wacdaan dhiblaawe, waan yaraynayaaa karbaashkii huuno kkkk
Dalmida
Mr bahal aniga hada Ku leh unuka leh taaasina ceeb ma aha meel kasto soomali dagto ayay ka jirta so what marka xamar unuka leh kaligiis taliyana kama talinayo never Eve kkkkkk
Wacbuudhan ma xidida tihin kkkkkkk
IIMAAN Dabshid
Dadka qaarkii runta la sheego wadno xanuun ayay ka qaadaan sida kuwa halkan Ka habaartamaya oo kale.
Waa Allah mahadii Hadiiba Hawiye hurdaaye ay maantay arkeen Qabyaalada Farmaajo.
War Hawiyoow barta Qabyaalada waxaa ku xiran mustaqbal kiinee..!! Maxaa idiin Diiday in aad Qabyaalada u barataan sida Daaroodka iyo Isaaqa? Barta Qabyaalada it will set you free !
Xayaat
Soo dhawoow walaashay salaan kadib ninkan Bahal cayda Hawiye lacag buu ku Qaataa. Marka waano kasta oo aad usoo jeediso kaa aqrisan maayo. Facebook ayaa Laga biilaa …!!
Hooyo godan Ina aderow wan ka gudamay salanta Mr bahal wa labo mid lakin midka yahay idinka isheegayo caadoqaate cbb ah oo sas farmaajo Ku tageerayo iyo qabyaaleyate oo sas Ku tageerayo lakin wagan kalshaale isku baranaynay sanction ayu no sheegtay marka malahan wa dhanka caadaqatayasha lo yacan cayayaanka baraha bulshada kkkkkkk
Sixid hobyo godan
Xayaad,
Naa bal soo dhawoow !kkk Ma Somali girl ayaad la dhalatay? kkk
Laalays idinka dhan wa I ilowden secamal somali girl ma joogta wali kkkkkkk
Xayaad
Kkkkkkk
Baati Leyla
Regent. Meat Leyla Ina Yusuf Axmed, Queen of Yifat Kingdom Ayeeyo kuu ah kkkk. Wali Asumal Dinasty blood line.
Hanbalyo, shariif Yusuf Axmed Alkwaynin.
Dalmida
Waaga khaatumo Ku gooban jirten idinka iyo rer putland gabadhii idin karbaashi jirta ahay waga isku group aya ahayn rer khaatumo lakin hada waxay Ku biirin taliska magacaga aya u malayna maxa yeelay guulwadayasha inay kamid yihin aya filaya taliye xijaar bardhow boohodle ka fisha aya leyahay
Kkkkkkkk
War ilayn cidamdii xoga banadirland oo dhan way gododen ileyn inqilaab dahsoon
Bilaash logama noqon ? hadana sidan maqlay meel fog uma socdan oo waxaa loo
Xilsaray ilalinta ergoyinka dorashada ee Jowhar iyo dhulmareeb war dhilkiina
Ilashada oo xoraysta martida wixii idinla jooga soo dhoweya intay ka fahmayan
Dalka inuu dederal iyo 4,5 yahay
Maxa ka wada baati layla😎😎😎😎
Faa,iidada qudha ee Farmaajo laga helay ; Waxa uu mideeyay Hawiye. Ciidamada Muxaafidka & Mucaarad-ku 90% waa Hawiye. Hubka ciidankana iyagaa haysta!
@Ugaas Hobyo Godan hubkaa hadaa nahay reer Somaliland qaybtayadii waa idinka sugaynaa!kkk
Jabhad hambalyo rer putland halganka taliska guracan lagu weekhay kaalin mihiima ka ciyaarteen qaadoqatayasheena idinka ka ficna
Hobyo Godan
Eed Male Mr BaHal
Maxaa yeelay FARMAAJO ayaa ku dhahey
NO MORE SOMALILAND oo Muuse Biixi anigaa soo qaban.
Wiil MADI ahaa, ayuu Aabihiis dhintay
Wiilkii oohin ayuu joojin waayey
Hooyadiis ayaa ku dhahdey WIILKAYOW AAMUS
Aabahaa ALLAA DILEE
Wiilkii yaraa wuxuu dhahey,
ADDUUNKA ALLE ayaan ugu necbahey
marba hadduu diley AABAHEY
( Hooyada ayaa laga rabey iney dhahdo
Cudur ayuu u dhintey)
Hadda Mr BaHal wuxuu aaminsanyahey
Mashruucii uu Farmaajo ku soo qaban lahaa
Muuse Biixi waxaa diley HAWIYE
( Makaa yeelahayo KURSI KORORSIGAA DILEY
in la soo qabto Muuse Biixi.
– Mr eed mahel oo Muuse Biixi ayaa dhib ku hayo
– Hawiye eed mahel oo Muuse Biix xoog kuma keenikaraan
Mr Bahal
Asumal Dynasty …? Waligay maan maqal !
Bal sharaxaad yar inaga sii !
Dabshid.. Waa nin Uqdad Daarood dishay kkk
Dabdhid
. Hadaan u dhaqaaqo cayda adiga iyo talkaa, Meeshan waad ka guuri.
Aniga Muuse, Deni, Alshabaab iyo Mooryaan oo dhan Cadow u aqaan.
Qaran Somaliyeed oo u dhisan sida qaramada aduunka ayaan rabaa..
Dalmida
Dabshid
Kkkkkkkkkkk
Oo ma waxaad leedahay Odayga Bahal ah dagaal kii Boorame ayuu dhan keena u Soo weeciyey ?
Anaga iyo Saleemaanadiiba way na sidataayee…….
Bahaloow iska harjad bay meel ay kula gashaba. ( Dagaalkii Xidigaha ) Star Wars.
Kkkkkkkkk
Laalays
Ugaas Salaan Sare iga gudoon.Ugu horay waxaan jeclahay in aan ka Hambalyeeyo Horumar ay ku tilaabsatay Somaliland qaasatan Maal gashiga wayn ee Shirkada DP World oo ah $1Billion investment ee Dekada Caalamiga ah ee Berbera 🙏🏽
Saaxiib faaiidooyin badan baa laga helay Farmaajo laakiin mida ugu muhiimsan Ayaa ah in uu Qabyaaladiisii baray Hawiye. Waana ku mahadsan yahay arinkaa.
30 sano ee lasoo dhaafay waxa meesha dhigay Soomaaliya waa xisaab la’aanta Hawiye saaxiib marka hada iyo wixii ka dambeeya hawshu way hagaagi.
Somali qabiil qabiil Ku cadow ah Majiro lakin qabiilada somalida marna meshay dantooda ka arkan ayay raacan qabiilada somalida labo qeyb ayay u qeybsaman qeyb dowladii tibaadabo tageera oo aminsan inay dulmanyihin dulmigaana dowladu ka qaadayso iyo kuwo dowladii timaada la xisaabtama jacelna wixi lagu hishiiyay in lagu socda marka mucaaradka iyo mucaaradka wa sida
Muxaafid iyo mucaarad
Hobyo
Kaahin
Guhaad.
Aduu been ta iska daa oo hal magac iyo hal qabiil ku ekkow..
Sxb, ma tihid Hawiye e dadkaasi afka ha galin.
Gabadh Wacayle Cafe ah ayaa meesha soo gashay kkk
Ama Mataan Wacbuudhan..
Kkk..
Dabshid waa sheekhaal. Kk
Adaan koyay Hawiye kkk
Dalmid
waar ileyn
daanyer farmaajo
wuxu layaabo
ayuu arkay
manigan yaabin waxa suuq tiray oo loo waayey
ciyaal kii kamirada
is daba wedi jirey
oo loo xibiyey
magacyada bahala
iyo shimbiraaha
waxan leeyahay maxa quusiyey beenti iyo qiyaaligi
ku dhisnaa af gambiga
farmaajo ileyn ragaan
baa hor istagey
malaha ciidanka dowlada ee la sheegaba
waa hawiye
agoontii
kacaanka
yaaban maanta
Hobyo godan
sxb malaha
ciidanka dowlada
ee la sheegaba
waa idinka
oo hadii kuwani kasoo baxen
furinta Shabaab
weli ma kuwa kala kusii jira
waxan la yaabana
waxa suuq tiray oo
aamusiyey
ciyaal kii farmaajo ee haramcad iyo gor gor
iyo shimbir
loola baxay
ileyn waxan baa soo toosay
Mr BaHal
KKK
Sxb waxaad rabto aniga igu sheeg
lkn waa inaadan nagu eedayn waxaanan
awoodin
Hawiye miyaa soo qabankaro Muuse Biixi
Xooga aan ku soo qabaneyno Somaliland
Maan iska xoreyno AXMAARO IYO KUUKUUYO
– Tuni ku qasban Hawiye
– Samaroona ku qasban Isaaq
* Canshuurta Shacabka Isaaq iska biilo
intaad ku GO’ADOOMI LAHEY GOOF HIRAAB
Wiil Xeraale
Xisaab la’aanta Hawiye ayaa waxay keentay in laga dhex kaluumaysto ! Laakiin Hada waa kaceen Farmaajo ayaana sabab u ah maxaa yeelay heer uu gaaray in Madaxweynayaashii hore ee Hawiye Xamar Cadde dhexdiisa lagu weeraro !
Ciidamada Xamar jooga laftigoodu ma kaceenee mushaarkii buu ka goostay Asagoo Qabiil ahaan u colaadinaaya…..
Afartii sano ee Farmaajo Reer Muqdisho waxaa ku Dhacday qasaaro aan Waayahaan laga soo kabsan doonin.
Dabshid
Yaa Hawiye ka raba inuu Muuse soo qabto kkkk
Waar bal faankan iyo warkan eega kkk
Kkkkkk
Ma Hawiye ayaa aniga Isaaq iga celinaya ayaad ka wadaa?
Kkk
Cidda aan u rabo inay qaran helaan,waa Hawiye,Amisom dul fadhido ee qarax iyo dhimashada ku jira for 30 years.
Isna wax kale ayuu iska celinayaa kkk
Dalmida
Bahaloow
Waa nagu adag tahay in aan Muuse soo qabano. Hadii aan isku daynana waxaa Nagu dhici wixii ku dhacay American Rangers kii loo diray in ay soo qabtaan General Caydiid ( Blackhawk Down ) 🤣🤣🤣🤣
Muuse waa inagu adag yahay ee bal almino noo Dir Saciid Deni ama Axmed Madoobe…🤣🤣🤣🤣 kuwaas baa ka sahlanee!
Ciidan beeleedo wali lama gaadhin ciidan soomaliyeed…
Mr BaHaL
Xamar gudaheeda/deeganada dusheeda waxaa kunool 6 million maroodi oo Hawiye ah. Hadaad Hawiye ciil u qabto waxaad la mid tahay; hal dukhsi oo dul saaran mid ka mida 6 million maroodi ee Hawiye!kkk kkk kkk
Waar faduuli tamar yar lee tahee, cagaha dhulka dhig oo ku soo laabo dalkaaga Somaliland!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hobyo
Sxb adigu Doolaal iiga waran?
Aniga Isaaq iyo warkaasi ha iiga sheekayn adoo ah Habar jeclo kkk
Muuse waa ninka ku habsaday Waooyiga Somaliya.
Doollaal jeelka ku haysta kkk
Calaacalka Burco iiga sheekee kk
Dalmuda
Dabshid
Waa bil ramadaan, hadaan wakhti hore madashan kugu maagay ama qoraalo aad dhibsatay kuugu soo gudbiyay, raali iga noqo.
.
IMAAM DABSHID
waar walaahay waan saan sheegaynay waad sigteen aarmaajo iyo guulwadayaashiisii
oo waxaa soo ciidani saacad kumay qaadateen itay daaqad uga dhici lahaayeen
markuu idin dhaafo noo soo masaafiraya afarta guulwadee ee somaliland ka soo jeedaa
your indecisiveness forever awaits your offspring
dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrsataa abid
Isaaqii oo farsxsan kkkk
Hawiye,ayaaa ka hor jooga dawlad Daarood ķkkkkkk
Waa markii ay Irirsamaale noqon jireen kk
Hawiyow Daarood naga hor joog kkk
Hadaad aragto Isaaq Hawiye u sacab tumaya Mareexaan ayay ka ordayaan kkkk
Ilaahoow Hawiye xoog sii Daarood hana horjoogaane.
Ilaahoow Hawiye isku dir,dawlad hala waayeee kkkk
Masaakiin Hargissa ku haraaday.
Dalmida
1969 ciidanka CXD ayaa Somalia baa ka leexiyay jidkii Doorashada muda dheer kadib 2021 ciidanka Badbaado Qaran baa ku soo celiyey jidkii Doorashada ee kol hore laga duwey No ku darsi No kaligi talis danbe
Hobyo Godan
sxb hadal kadu
inu run yahay
waxan ku xaqiiq sanaya
oo ii cadeynaya
in hawiye dulqaad kii
ka dhamaday
oo indhaha soo
shiteen xit Facebook
wuxu ka nasty
qeyladi iyo caaydii
muslim ka ee agoontii kacaanka iyo daarood
yar yar oo dhan
labadan cisho ma arkin
qeyladoda
xita qaaqlayashi
Facebook waa
aamusan
waxa ka dhacday
dhebedey
geed gal
Laalays
Kkkk
Ma anagaaba muddo ismaagney ama isku tufnay
Mise waxaad sheegaysaa Waqtigii REER ABTIGAA DHULOOS, nagu CASEYSTEEN KHAATUMO ADMINISTRATION
Waagas Hawiye waxaa la MARSADEY
CALANKA BLUE ayaa nalagu heystaa.
Sxb waligaa Cafis ayaad aheyd
Hal habeen lama seexan xumaan Xerta kalshaale
Kaahin
Kkkk
Wasiir Dubbe BURRIS waa inuu muddo nala
joogo waa intaas oo aan 5 sano kadib isku qaad qaadno
Reer Somaliland
Nin Dubbe ka dhib badan nagama soo gaarin
Reer Somaliland.
Waqooyi Ethiopia iyo Emirates baa ku heshiiyey. Koofurna Kenya iyo baa ku heshiiyey
#waar illeentanoo kale
Waqooyi Ethiopia iyo Emirates baa ku heshiiyey. Koofurna Kenya iyo Qatar baa ku heshiiyey
#waar illeentanoo kale
Bahal
Waar kolayba inaagaa wada dhalanay oo isku wadanee Maad edebdarada hawiye iyo isaaqa aad ku khafiiiftay joojisid
Mise dukaanka cayda iibiya ee burco ayaan soomaraa
Horaan kuugu sheegay fakerkaa dhiibo adoon reerna cayn
Daaroodna anagaa is dhalay siyaasad baa laysku hayaa ee reer reer necebi ma jiro
Waa abtiyaashayo cidnoo kala turjubaani kartaa ma jirtee hanagu Dhex waalan
Maalintiina waanu isu bootaynaa hebeenkiina walaalaanu nahay
Kaahin
Sxb anuu Isaaq iyo dad gidaarada fadhiya oo xero qaxooti ku jira kuma mashquulo..
Haa,Hawiye waa ku mashquulaa oo qarannimo Somaliyeed naga dhaxaysa ayuu kalidii haystaa..boobayaa,oo marka uu rabo bililiqatstaa kkkkk
Wax Somaliyeed ayuu kalidii haystaa.Reer ahaan uma haysto,laakiin waxa naga dhexeeya ayaa keenya inaan ka aragti duwanaado.
Dee adiga maxaa kaa galay oo ku soo dhexgaliyay,aniga iyo Hawiye?
Kkk
Afjooga looma adeego,markaa aduu fikirkaaga dhiibo,kayga ha ku mashquulin.
Midda kale,waxa Somaliya ka socda oo dhan waa cay.
Waa Tuugnimo iyo Munaafaqad.
Adigu sheekhnimadaada hayso.
Dalmida
Tanu isku danna ma aha, isku afna xidtaa kuma hadasho markaasaa la leeyahay wax ha isku darsato oo dawlad ha wada dhisato…
Rag baa marya calastan iyo mallayshiya beeleedkan la soo aruuriyay ciidan qaran u yaqaan… Kuwaa askar gadoodday ciidan badbaado qaran ugu yeeraya…
Kuwaa qabyaalad ugu sacbinaya mooryaan caasiamddii dalka dhufaysya ka dhex qodtay…
War wali fari kama qodna wax la dhaho Soomaali oo isku soo noqota ee yaan la is waalin… Jeegaaneey xaal qaadta, oo meeshiinna iska jooga…
Kalsame
Caawa ayaad saaxiga keentay/is dhiibtay!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Laalays
Wallaahi waa iga daacad, hortiinna khayr saaxiib… Fii ammaanil-Laahi…
30 sano oo kale ayaan filayaa in ay qaadan doonto koofur oo is fahamta…
Waar Durriyadda ha la fasaxo waa intaas oonnu ku caymannaaye Billaahi calaykum…
Anigu waxan Qabaa inta dalku degayo in beelaha USC fursad loo siiyo inay
Muqdisho ka dhigtaan mamul goboled gaar u ah dhulkodana ka xoraystan ugus
Casimad wareeg ah la dhiso tusaale 4tii sanaba magaalo laga dhigo casimada
Diwlada markaa la doorto ay ku shaqayso
Kalsame
Waa raginimo inaad runta taabato markaad gedaar walba madaxa ku dhufato! Qasabna ay kugu noqoto inaad aqoonsato /Qirto in qadiyada Jamhuuriyada Somaliland aan wax joojin karaa jirin!kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Jabhad
Markaa ma waxaad leedahay muqdishu oo Soomaali oo dhan wax ka dhisatay ha looga guuro?…
Ka warran haddii malayshiyaadkii saaka meesha laga rarayay ay mar hore Xasan Shiikh iyo Shariif diyaarsadeen oo ay sharciyaysteen?…
Ka warran haddii inta baxday in ka badan ay tuutihii iska dhigeen oo magaalada oo ay awalba joogeen ku milmeen?…
Ka warran haddii la leeyahay dastuurkay ku taal in mallayshiyo inta caasumaddii soo weerarto haddana lacag iyo darajo ha naloogu daro ay taaganyihiin?…
Ka warran haddii laba Madaxweyne hore ay waxaa oo dhan dabada ka riixayaan oo cuqaashii beelweyntuna ku taageertay?…
Kursiga ka deg oo qayaxan haddii kale baaddiye ayaan marya calastii noo joogtay magaalada soo galinaynaa oo madaxtooyada agteeda dajinaynaa…
Uhuru la heshii haddii kale ciidanka saari mayno, noo fasax lacagaha UAE iyo Kenya nooga imanaya haddii kale meesha ka dhaqaaqi mayno…!!!!
Waa meel loogu talo galay in aan waligeed wax la isku darsan sida muuqadta…
26-06-1960 + 18-05-1991 = 30 sano. 18-05-1991 + 18-05-2021+30 sano!!!
Mudada aan kala maqnayn iyo inta aan cadaalad,laanta kuwada “joognay” asbuuc iyo badh ayuu buuxsamayaa !
Laalays
Meesha adigu awalba dabada Hawiye ayaad ku gabbanaysaye maxaad la tookhaysaa?… kkkk Jamhuuriyad ku ye… Ma haddaad naf hasyo ayaad Hawiyoowdaa Kalshaale ka dhex hayn lahayd?…
Hawiye dagaalkii Jeegaan iyo Aaran Jin galiyeen iyo dabinkii ay u dhigeen way ku daadteen carruur iyo Cirroolena way isku raaceen in ay farriintii Faroole iyo F.Waraabe fuliyaan… Sidaa guul baad ku joogtaan waayo isku dirkiinnii wuu shaqeeyay…
Jabhad
Kkkk
Xaasid, adigu Maamul ayaad heysataa
ee @ KALSAME miyaad rabtaa inuu la ROOBEEYO
QUULAHA, haddii laga OODO ALBAABKA XAMAR
Kalsame kama maarmo Xamar
Hawiye jug deynmahayo markey arkaan
Kalsame oo hilmaamey before Mogadishu
XAMAR WAA
KORISO, KIBRISO and KUFISO
AQRISTOW
Markuu @ Kalsame ku soo laabtey Xamar
waqtigii Shiikh Shariif iyo Xassan Shiikh
wuxuu lahaa ” ANAA GOB DAAROOD ”
( Koriso)
Markaan Farmaajo qarameynay @ Kalsame
wuxuu lahaa ” ANAA AMIIR” sidoo kale wuxuu lahaa
SOMALILAND MURUQ AYAAN KU KEENI
( KIBRISO)
– Markuu Hawiye dhahey sidaan maahan
Ee BOOBKA IYO KORORSIGA WAA LAGU KUFAA
@ KALSAME wuxuu leeyahay
SOMALILANDERS hortiina Bye Bye meeshaan Xamar
Qaran kama soo socdee
( KUFISO).
– Si Dalku u xasilo ilaa waqti dambe
Xamar waa MAAMUL BANAADIR STATE
– Si Dalku u xasilo – Garowe waa in la ayuuteeyo
Si Daarood u helo CAASIMAD AY KU XASILAAN, OO SHAXAADAN.
* Xamar waa laga wada Xamaasha
ee lama wada lahan
SACIID DENI ayaan ka hayaa
Suu GAFUURKA CIRKA UGU TAAGAHAYO
markuu DARBIGA madaxa ku soo dhufto
Ayuu PARLIAMENT KU HOR CALAACALAA
( sorry ayuu WARAAQO KALE la soo baxaa )
Hadda @ Kalsame darbigoo soo taabtey
Meeqaan laheyn
Hadduu Farmaajo diidey in la isku daro 3000 kun
oo Ciidan laga kala keenay Maamulada
Soo meeshu noqon meyso.
CEEBTII UGU DARNEY
maalintuu Weerari rabey SHIIKH SHARIIF
ayuu dhahey Farmaajo waa in loo diro
Ciidanka ILAALADA MADAXTOOYADA
MARKAAS ayaa hoos loogu sheegay
Taliyaha Ciidankaas waa
” MUXIDIIN SHIIKH AXMED)
Oo muxuu ahaa
Waa SHIIKH SHARIIF WALAALKIIS
Markaas Ayuu siduu sheegay
Deni dhahey
(CAKUYE haddaan 3000 kun isku darilahaa
kalsame
saaxiib marna waa kaftan marna waa serious talk,
caawa serious ayeynu wax isu tusaalaynaynaa maadaama aad runtii soo taabatay oo aad sidaad wax u arkay waxan dhacayaa ku tuseen inaan sidaa lagu helayn somali mida oo sharaf leh,,
i m sure nin walba oo somaliyi inuu jecel yahay hal dawlad oo somali oodhami leedahay,
inagoo wax is tusaalaynayna marka dawo la doonayo cudurkaa la baadhaa laguna sameeyaa (complete virus analysis)
markaynu soo koobno dadka somalida waxaa loo kala qaybiyey 5 labaa is raacay 1960 iyagoo doonaya inay sadexdii kalana keenaan
waxaa la qaatay one man one vote dimuqraadiyad 9 years markaynu xor ahayn ayaa maalin cad la dilay madaxwaynihii shacabku doortay dabadeedna nin askari ah ayaa afduubtay, 21 yearsna cudur qabiil ku beeray siyaasadii.
wadamada ka soo kabtay civil war waxaa aasaas u ahaa in marka u haraysa la qiro dawladii maamulaysay wadankaa inay iyadu ka masuul ahayd gumaadka dhacay dadkuna ay khalad ama sax sheegan karaan dhibka soo gaadhay loogana garaabo.
isku soo wada duuboo sida qudha ee dawada loo heli karaa inkastooy mudo qaadanayso waa kursigan madaxwaynaha la yidhaa oo awoodiisa la yareeyo laguna koobo 4 ama 5 sano oo laba mar ka badan aan cidna u tartami karin,
waxa qudhee xali waa in aan ogolaano wakhtiga iyo isbadalka dhaqan dhaqaale ee wixii laysku odhan jiray somaliya ay maanta ku sugan tahay,
anagu somaliland ahaan waxaan jecelahay somaliya oo mida oo aan wada hadalo marna ogolaan mayno somalia inuu ka taliyo nin cadaw ku ah qaranimada aanu soo dhisaynay mudada dheer,
taariikhda dunida nin geesiya ayaa wax ka badala madaxwaynayaashii idin soo maray nin qudha oo geesiya oo somali jecel inay isu timaado waxna noqoto idin masoo marin.
bal ka yara feker sidii xaal noqon lahaa hadii..(hypothetically)
madaxwayniihii somalia oo intuu diyaarad soo raacay yidhi ka dejiya hargeysa hawada somaliland markay soo gashay hargaysa tower says to the pilot identify yourself you are entering a restricted airspace
pilot replies.. diyaarada waxaa saaran madaxwaynihii somalia mr x
tower responce . masoo degi kartid dib u noqo
madaxwaynii ayaa u jawaabay oo yidhi diyaaarada soo rida ama hasoo ridin waan soo dagayaa madaxwaynaha somaliland degdeg ugu war galiya inaan wax walbuu doonayo yeelayo
dood badan kadib marka madaxwaynaha somaliland arko inay ka dhab tahay wuxuu ku sugi airportka markuu soo dago toos waxaa loo galbin madaxtooyada
halkaana waxaa ka dhalan xal dan u ah somalia
go’aanada qadhaadh waxaa gaadha nin geesiya
guulwadayntu waxay kala fogaysaa shacabka iyo maamulkooda
Kkkkkkkkk
IIDOOR dowlad noqon maayo ee doqonimada iska daaya USC waa inay muqdisho
Banadirland ka dhigato…… beelaha daarood waa inay baardheere dhisaan oo ay
Noqoto caasimad looga nasto naqraaca jiko hawiye kkkkk dabshid ma ila socota
Agoontii Kacaan iyo Mooryaanta Mogadishu ku habsaday yaa kala jecel?
Bal kala baxa..😏
Aniga Puntland iyo federal aqaan, haddii la diidana, jaaw, good lucky…run
Daanyeertiina is barkan= Mooryaan iyo agoontii Kacaamkii baqtiyey😝
Who the fuck cares waxa Xamar ka socda..🖕🏼
Car Baraxley iisoo dhaafa..👊
Somaliland tashatay, haddii Puntland aqli leedahay ayagana waa in tashadaan..
Koofur wax dhiig iyo lugooyo ahayn idinkaga imaan mayaan..run
Somalinimo dhimatay ayaan la idinku dilin Puntland.
🖕🏼🇸🇴🖕🏼
Jabhad
Waxaan qirahayaa ninka u hiilinrabey
Mr Farmaajo wuxuu ahaa SACIID Deni
1.
Mar waa markii la joogey Dhuusamareeb 3
oo uu wadey Dhex dhexaadin Daarood
oo uu Axmed Cadde Garmadoobe iyo Farmaajo
Gartii u dhiibteen
Oo uu Rooble iyo Qoor Qoor ku dhahey
Wargalin Masuuliyiin ayaad leedahiin
Lkn waxa la isku heysto oo CAD IYO COL DAAROOD
oo ay dhaheen haye eebow
FAHAD IYO QATAR QATAL ayaa telephone
ugu sheegay OO AAWEY KORORSIGII
haye waa tuu DUBBE YEERAY SAQDII DHEXE
2.
Marna waa tuu noo sheegay
oo markii la dhaafey 8dii February
Farmaajo wacey Garowe, markaasna uu asagoo
Gafuurka buuri uu ku dhahey
” MIYAAD U JEEDAY WAX DARIISHADAHA ka soo daadey
Deni wuxuu ku dhahey
Nimanka anigaa kaa aqaano oo
Macaamiil dhankastaa na dhex martey
” HURDO WEYNI WAAN KU OGAA ”
lkn Armey sidoo nagu SOO TOOSAAN
oo Ceeb kale dhacdaa.
Waa hiilo walaal
3.
Hadda waan hubaa inuu mar sadexaad
Deni soo wacey oo uu ku dhahey
Waan u jeedaa JIKO SEYNAB inaad ku soo ARUURTEY
CADKA DAAROODNA KA WEYN
JIKO MAAMO SEYNAB ee arinta ma galaa
Oo gogol Daarood ma dhigaa Garowe
Marba haddey gogol Hawiye Xamar taalo.
* Farmaajo ayaa laga warsugahayaa
Lkn MIDBAA XAQIIQ AH
NO MORE Call uga yimaado QATAR QATAL
Dooli dhintey ayuu ka yahey agtooda.
* Anaa Diloo didiyee DAAROOD
xageen ka doona
Land of Punt
Soomaalidu waxay dhahdaa
” Indho walaal isma buuxiyaa”
Waxaan u maleyn inaad Fahmidoonto
haddaad ku wareertana la kaasho
@ Jabhad
aan kuu jilciyee labo ayaa xaqiiq ah
1. HAGBADDII PUNTLAND waxay taal QARDHO
hadda ama wareegan
2. Deni wuxuu soo afjarey Siyaasaddii
Faroole iyo Gaas ku wadijireen PUNTLAND
– Guul iyo Gadoon tuu ka keeno
Waxaa lagu ogaan doona markey HAGBADDU
Ka dhamaato oo CIISE MAX’UUD u WAREEGTO
* MJ iyo Xerta Xamar before iyo after Deni
Taariikhda ayaa xusidoonto
Hawiye Bud wayn ayaa meel u yaal ! Ninkii soo joog laga waayo hal mar aa hoo Bariiska la dhahaa kadibna asagaa saaxiga keenaa..!
Hada kahor ayaa nin Reer Burco ah oo Bud Wayn wata ayaa wuxuu arkay nin sur Dheer oo si qaab daran u fadhiya. Oow sur dheere waa la laqsiiyey hoo Bariiska aa Ka Dhacday 🤣🤣🤣 Dadkii baa kusoo yaacay laa ilaaha war Oday ma waalatay? Maxaad ku dishay miskiinka? Odaygii Reer Burco… Dee isaga ayaa is salaxay dee !!
Hada Farmaajo isagaa is salaxay.