Itoobiya iyo DP-World oo Qalinka ku duugay Heshiiska Jidka Berbera Corridor
Jigjiga ( Kalshaale ) Dawladda Itoobiya iyo Shirkadda DP World ayaa kala saxeexday heshiis is-afgarad oo lagu horumarinayo waddada Berbera Corridor.
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka ee Itoobiya Dagmowit Moges iyo Agaasimaha guud ee shirkadda DP world Suldaan Axmed Biny Suleyman ayaa maanta Addis Ababa ku kala sexeexday heshiis cusub oo ujeedkiisu yahay horumarinta waddada Berbera Corridor ee dhinaca Itoobiya.
Shirkadda DP World ayaa sheegtay in ay ka go’antahay in ay ku Maalgashato kuna horumariso dekedda Berbera 442$ Milyan iyadoo wajigii kowaad dhamaad ku dhaw yahay, sida uu sheegay Agaasimaha guud ee shirkadda Suldaan Axmed.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43435
Kkkkkkk
Shekada ma waxay maraysa ithopia adna dacalkaa ku xiga kula heshii UAE
Qatarna dacalka kenya xiga heshiis hakula gasho aaway kuwii lahaa ithopia nama
Farageliso
Bal ceebtan iyo fashilkan somali ku dhacay eega ithopia iyo UAE oo heshiis ku
Gelaya dhul somaliyed oo Qof matala meesha uusan fadhin tii Qatar iyo kenya
Miyaa tana nalooku daray
Big Money 💰 1B dollars investment !
I hope Somaliland government and it’s people will benefit from this deal. It will create Local jobs for many unemployed workers in Somaliland. Win win situation !
Arinkan waa good news aan ku diirsaday, waa win win situation for Somaliland iyo Ethiopia.
Somaliland waxay haystaan Deked ay canshuur uga qaataan 120 million oo Ethiopian ah.
Waxaa isku furmin Somaliland, Killilka 5aad iyo Ethiopia kale.
Anaga Puntland waxaa ilaahay wax noogu daray oo ka tirsanahay daanyeerta koofur oo ila meerayso ku jira..yaab
Kenya waa cadowgeena hadana waan heshiinay, Ethiopia waa cadowgeena soo jireenka ahaa hadana waa walaalaheen run ah, Djibouti walaal jira hadana Eriteria uga hiili..ila meerayso ku jirnaa…yaab.
Hawiye Mogadishu; maha unukaa leh hadana waa Caasumadda Somalia.
Haddaan Puntland nahay Somaliland in ku biirno boos manooga banaan yahay?????
😬👊
Jabhad
Maadaama Somaliland aysan ahayn Dawlad la aqoon san yahay ayaa DP World iyo Ethiopia ay ka baqayaan Law suits yacni in dacwo lagu furo. Laakiin hadaan kula Kaftamo idinku laftirkiinu heshiiskii UAE ee Baarlamaan kii Soomaaliya diiday waad Iska indha tirteen oo hawshiinaad ka wada teen marka maxaa ula yaabi Somaliland Hadiiba aysan jirin wax Sharciga ku dhaqmaya?
At least Somaliland waaba cadaysatay in ay Soomaaliya ka go’een.
Kkkkkkkk
Punt boqortooyo soo jireen ah oo somaliwayn helaysa haku riyoon Qabiil somalidid
Ah inay wax ku darsato kkkkk kula yaabi maayo reer dirir dhaba tahay
Kkkkkkk
Hobyo anaga dhulkeena ama boosaaso kuma heshiin karan ithopia iyo carab
Geeri ayaan ka xigna lakiin madaxda puntland heshiis way geli karaan fahan
Gunimada meesha taal
Jabhad
Adinka reer Waamo malaha horumarka waa ku xajiimootaan.
War ii sheeg bad weyn oo ka gaajoonahay waxa ku falin.
Emirates ka hadlaysaa haddii Israel dhisayso;,they are welcome, wixii kharash ka gala faaiido ugu darin…
Aduunka waa lakala shaqaystaa oo la isku danaystaa. Run
They call investment.
Somaliland deked iyo badda haystaan Ethiopia Moos, khudaar iyo 120 million qof haystaan…
Waa dekeda aan wax kala soo dego adna canshuur qaado..Dubai waxay dhisin jidka, waxa marayana ayaga ayaa keenin oo leh..
Cidna ma khasaarin..kulli win win setiuation.
Horumar.com,
Koofur weligiinba ila meerayso ku jira..
Car Bataxley iisoo dhaafa.
Haysta mooska baqbaqa ah iyo xasadnimadiina.
Walaalihiin Ethiopia iyo walaalkiin Abiy Ahmed ayaa moos fresh ah ku harqiyey Hargeysa iyo Garoowe.
I give up soderern people, almost I don’t even care whats going on there, whether Farmaajo hang on the power or whether new Hawiye moron comes.
😝
Land Of Punt
Waxaan maqli jiray Habarta Odayga la saar ..! Hawiye waxba haku mar marsiyoon Hadaad go’aysid cid ku hortaagan malaha waliba ducaan kuugu daraynaa iska Bax.
Aniga mid iga qor maantay…… Soomaaliland waa siday u tagtay xaq bayna u leeyihiin in ay ismaamulaan oo aayahooda ka tashadaan waana ku waa yiri waanu Tagnay laakiin adiga maalin kasta waxaad tiraahdaa waan baxaa mana baxdid !
Yaaqay ma iska tashatidoo?
Meeye caawa agoontii Kacaanka oo nagu maaweelin jiray Abiy Ahmed wuxuu diiday in Somalia gobolada u imaadaan…kkkkkkkk
Malaha Puntland laga waday in Ethiopia tagaan…sow tan Abiy Ahmed caawa saxiixday Berbera corridor..kkkkll
No where to see dowladda daanyeer Farmaajo oo xitaa ka hadlaya.
La ogaa Somalia daanyeer ayaa maanta xukunta😮
Mideeda kale muxuu cunaqabatayn Dubai oo puntland darteen ula dagaalay iyo Jubbaland oo Kenya ula dagaalay ka qaaday?
Sow kan Kenya caawa u garka haysta, Dubai caawa billion dolar heshiis galay..
Kkkkkkll
Sow in Somalinimo ka maro oo wax lagu heshiiyey lawada gaaro kama fiicnayn.
Waa nin mooda in Somalia Villa Somalia uga taliyo.
Ciyaala suuq dowlad u dhiibo iga dheh.😎
Heshiiskani waa mid u dhexeeya itobiya iyo UAE waxay kala saxeexdeen waa wadada inta dhinaca itobiya Somaliland iyo shirkada dpwolrd waxay kala saxeexdeen berbera ilaa iyo wajaale imikana waa dhinaca itobiya sidaa u fahma geel yahow
[UAE (DPworld) iyo Somaliya isu ciyaar guday “Wiglaadeenan/game-kan maanta bilawnay ninkii looga sareeyo, waa inoo sur ku joogsi” ” ma saas baad garatay, ana waanba saxeexay”…]
Warkan ah Ethiopia iyo DPworld heshiiskooda waa sax , laakiin, waa xagee ma Somaliya gudaheedaa mise waa xuduuda wixii ka danbeeya? Sida ay ku heshiiyeen tuulada Wajaale ayay ka bilaabmaysaa xaga xuduuda ilaa gudaha Ethiopia. Habar kiish lacaga la ordaysa oo leh jid baan idiin dhisayaa intii idiin dhisnaydna waa cusboonaysiinayaa oo hagaajinayaa. Gudaha xuduuda waa dhul Somaliyeed, wixii hore u mara waa Allaah mahadii. Waagii mahbarkii bay dawladii Mingiste waxay odhan jirtey isku dara mahbarka iyo dawladii Siyaad imisaa ka wada dhimatay? Waxan odhanaynaa wixii Somalistate loo sameeyo waa inoo guul.
Akhyaarta kulli salaan waa ramadan oo dambi intaas ka badan ma qaadi karo.
Waa noo markale insha Allah 🇸🇱🖐
JABHAD
waar jaahil baad tahay ma dhul somaliyeed baa laga hadlayaa ma itoobiya ayaad wadankooda ku haysataa iyo wadada loo dhisayo,waar dadkiinan badowda ah ee meesha isugu yimi qoraalka iska daaya hadaydaan waxan fahmeyn,waar somaliland wadada loo dhisayo waxay ka bilaabantaa berbera waxayna ku dhamaataa wajaale dhinaca somaliland leedahay,,wadada maanta la kala saxeexdayna waa laga bilaabo wajaale oo ah dhinaca itoobiya illaa ADISABABA ,markaa somaliland shaqo kuma laha wadada itoobiya iyo emiraatku kala saxeexdeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk badow