|

Dalwadaha Kenya iyo Tanzania oo Gaadhay Heshiis Cusub (Sawirro)

Nairobi ( Kalshaale ) Dawladaha Kenya iyo Tanzania ayaa wada saxiixday heshiis cusub oo ay ku dhisanayaan Dhuun wayn oo qaada shidaalka oo isku xireysa Mombasa oo Kenya ah iyo Darusalaam oo Tanzania ah.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta, Nairobi ku soo dhoweeyay Samiya  Haweenayda madaxweynaha ka ah dalka Tanzania.

Heshiiskan cusub waxay kaga dhawaaqeen Madaxtooyada Kenya ee Nairobi oo uu ka socdo kulan ku saabsan wanaajinta xiriirka labada dal ee deriska ah.

Sidoo kale, waxay labada hoggaamiye ka wada hadleen in meesha laga saaro canshuuraha aan cadaaladda ahayn ee dhanka xuduudda, ee labada dhinac isa saareen xilligii khilaafka uu u dhexeeyay.

Waxaa kale oo ay ku heshiiyeen xoojinta xiriirka ganacsi xuduud, jidadka, hawada iyo badda.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43331

Posted by on May 4 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841