|

Taliyaha Ciidamada Booliska Somalia oo Fariin Adag u diray Ciidamada iyo Waxa laga rabo

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska in ay ku ekaadaan shaqadooda oo ah xaqiijinta amniga muwaadiniinta iyo hantidooda, si fiicanna ay ula dhaqmaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo Nabadgelayda, isla markaana looga hortagayo falalka ay maleegayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab, maadaama lagu guda jiro tobanka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii dambe laga dareemay Saamaynta ka dhalatay Kala qaybsanaanta Ciidamada, iyadoona Qaar kamid ah Siyaasiyiintu ay Olole xoogan ka dhex wadeen, Sidoo kalana Xukuumadda waxaa la gudboon inay Ciidamada loo adeegsado Howlaha loo dhaariyey, ee Amniga dalka , islamarkaana aan lagu Cabudhin Siyaasiyiinta Kursiga uu Hunguriga uga jiro.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43286

Posted by on May 4 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841