|

Maxaa kasoo Baxay Kulankii Muqdisho ku dhexmaray RW. Rooble iyo Sheikh Shariif (Dhegayso)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna ka wadahadleen sidii la isaga kaashan lahaa nabad geliyada Muqdisho iyo arrimaha doorashooyinka.

HALKAN DHEGAYSO

Intii uu kulankan socday Ra’iisul wasaaraha ayaa Sheekh Shariif la wadaagay qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan inay dalka ka dhacdo doorsho xasiloon oo loo dhanyahay.

Markii uu soo dhamaaday kulankaas waxaa faahfaahin ka bixiyey afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Mucalimuu, isagoo sheegay in kulankaan diirada lagu saaray duruufaha uu maanta dalku marayo, gaar ahaan xasaradihii dhawaan ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

“Labada masuul waxay ka wadahadleen duruufaha haatan dalku ku jiro, amniga caasimadda, xasilinteeda iyo sidii horay loogu socon lahaa, iyadoo la ogyahay in dhawaan ay ka dhaceen xasarado, waxaana ra’iisul wasaaraha ka go’an in wax walba nabad lagu dhameeyo, diyaar garowna loo sameeyo shirarka Qaran ee dib u heshiisiinta ee dhici doona, waxuuna sii wadayaa kulamada iyo xiriirka uu la yeelanayo siyaasiyiinta Soomaaliyeed,” ayuu yidhi Mucalimuu.

Kulankaan garabka mucaaradka waxaa Sheekh Shariif ku wehliyey musharax Mustaf Dhuxulow, waxuuna sheegay afhayeenka xukuumadda Mucalimuu inuu ku soo dhamaaday is af-garad, isla markaana mas’uuliyiintan ay isku afgarteen qodobadii ay ka wadahadleen.

HALKAN KA DHEGAYSO XOGTA KULANKA

Kalshaale.com

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43240

Posted by on May 3 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Maxaa kasoo Baxay Kulankii Muqdisho ku dhexmaray RW. Rooble iyo Sheikh Shariif (Dhegayso)”

  1. Durba waxaa lala baxsaday Gaadiid badan iyo hub.Waxaa loo diyaaar garoobayaa xagga iyo bililiqada lol. In lagu habsado meelihii la dhisay iyo Bakhaaro kkkk

    Markaan aad ugu fiirsaday dhacdooyinka Somaliya ka sicda,waxaa sal dhig u ah nacayb Daarood dad badan sud xanuunka ku soo kaca.

    Isaaqa iyo Hawiyaha waxaa madax maray uqdad ay u qabaan Daarood.Waa narka xoog loogu dhaadhaco waxa lagu kiciyo ama lagu dagaal galiyo Bulshooyinkaasi.Waa neesha la taabto si dadkaasi loogu hayo Xero qaxooti ama lagu dagaal galiyo.

    Daaroodbaa soo socda kkk
    Hada runtiina – maba jiro wax la yidhaa Daarood oo dhaafsan magaca oo aad maqasho.
    Raxanwayntu sidaa maaha.Aadbay uga duwan tahag 2daa Bulsho.

    Dalmida

    • Waxaa wax lagu qosla ah ninkan magaciisu yahay BAHAL, war heedhe ma is doqomeysineysaa misaa doqonimo dhab ah ayay kaa tahay DAAROOD kuwii isgatay oo isbeylihiyay sow ma aha, afka baarkii ayay kaa tahay, Soomaali waxa ay isu tahay ayaa DAAROOD isu yahay ee ummadda Soomaaliyeed caqliga faasidkaa hala dhex imaan., qabiil baad sheegi ee dib ugu laabo dhaqanka Daarood isku hayo.

  2. Mr bahal boowe nin aqli badan baad tahay qabyaladana ka maran 😂

    Inkaato jiirku ii xanuno mararka qaar waa hore baa iska miray dhiga xaaji hiirab

    Waa sidaas waxay u xiisen bililaqadi daarood waa magac hawiye marku maqlo horay lee ka cabaysana qorikisa 😂

    Daaroodku afka ka sheekan oo awalba jeegaan la isku aruurshay bay ahayeen

    Xaaji hawiye maalkisa iyo dhulkisa ku casumay wax ay ka baqana ma jiro

  3. Boqortooyada somaliya

    Bahal

    Farmaajo iyo siyaad barre cid uga roonayd xamar masoo marin, laakiin dhibka jiraa wuxuu yahay 2 arrimood,

    1 Hawiye wuu ku yar yahay nin siyaasiya oo daacad ka tahay inuu qaranka u adeego isagoon wax boobin iyadoo ayba usii dheer tahay aqoon daro xaga dowladnimada iyo ismaamulka biniaadamka oo noloshoodu fowdo badani ku jirto sida dadka dadka qaaqaawanee aan weli xadaarad lahayn.

    2- Hawiye wuxuu kala saari la, yahay waxa soomaali ka dhexeeeya ee lawada leeyahay iyo wixii iyaga gaar u ah, maba oga in madaxweyne Farmaajo AMA C/aahi yuusuf ay doorteen ummada somaliyeed oo dhan(4.5)
    Siaad sheegtayna Waxaa hadaladooda ku badan Daarood baa saa nagu sameeyey walaahay intaan fekeray baan waayey hal shay oo nimankas nin daaroodihi ku sameeyey aan ka ahayn horumar ahayn iyo dowladnimo iyo qurux

  4. Rooble u ekaa Nuur cadde

    Madaxweyne Shiikh Shariif u ekaa
    Mujaahid Shiikh Shariif

    Xamar Irir Samale u ekaa
    Jabuuti Irir Samale

    Farmaajo u ekaa C/llaahi Yuusuf

    – Hawiyoow Dulqaadkiina, Daqligiina iyo Dhulkiina
    ayay ku wada joogaan 5ta Soomaaliyeed
    ee Doorashada naga boobsiiya.

  5. Dabshidow

    Maxaad uga reebtay
    Hargeisa isxaaq bn Axmed

  6. Mr Bahal

    Hawiye maxaa ugu haysataa
    Magaaldooda
    Hantidooda
    Ciidankooda

    Maxaadse ku darsatay ileyn
    Tuuladaadii Boorama ma tegi
    Kartid oo anaa ku xidhayee.

  7. Kkkk
    Isaaq iyo hawiye Daarood bay ka baqaan.

    Daaroodka waaweyn waa dad dhaqan
    Iyo jiho loogu soo hagaago leh
    Aka: majeerteen, ogaadeen iwm.

    Lakiin daaroodka yar yar
    Aka: daaroodka qaawan
    Miyaad filaysaa inay wax kuu qabtaan.

    Hadday saa tahay, gabalbaas baa kuu dumay.

  8. Guhaad

    Kkkk

    Waxaan wali idinka sugeynaa
    Inaad Hargeysa ku qabataan
    Shirka Caasimadaha Afsoomaaliga
    ku hadlo.

    Shir qabta oo qeybtiina qaata

    Jabuuti waxay qabatey ugu YARAAN
    10 shir oo 4 afar ka mid ah ay ku wada hadlahayeen
    Somaliland iyo Somalia.

    – Waliba waxba kama qabno inaan
    Hall ka shirka la SURIN CALANKA BLUE
    maadaama UU WATO SANBUUR ama HAYFEVER
    Kkkk

    ” Shirka qabta Dal gooniya ayaad tihiine.

  9. SANBOOR

  10. Taariikhda Dalka iyo Dadka
    wax ka Baro.

    Naga saxa waxaan qaladney
    ama ka tagney.

    https://www.facebook.com/watch/?v=470501893983220

  11. Anuu Hawiye ma haysto.Hawiye ayaa wax iga haysts.Hawiye kuma haysto hanti iyo magaalo u leeyahay.Hawiye wuxu xuurto ku haystaa hanti,sharaf iyo qaranimo naga dhesxaysa.Hawiye kuma haysto Guriceen,Matabaan Harti,(magacaasi Buugaagtii iyo qaraaladii aad u horeeyay ayaan ka helay),kuma haysto Jawhar e waxan ku haystaa Muqdidho iyo qarannimada Somaliyeed ee naga dhaxaysa.Ololshayga meel ataan u wadaa,waanan ku guulaysan..

    Waxaan wadaa inaanu cod Somaliyeed helin Mooryaan Hawiye ah oo edaab daran.

    Adiga atention ayaad iga rabtaa,sorry.
    Adiga maxaan kaala hadlaa?
    Maxaad haystaa?

    Somaland,waa loo iman maalinteeda.Waa Reero wada yaala oo xero qaxooti ku jira.

    Dalmida

  12. Waxaa dhici karta dadka qaarkii in eey waxoogaa wadanninimo ku jirta oo lexojeclo dalka u hayaan, laakiin sidda eey u raadinayaan waxa eey rabbaan oo aanan aheeyn waxyaabaha beenta ah ee caasimadii ayaa qabiil xoog ku heeystaa, iyo wararka raqiiska ah ee sidda in 100 kiiba boqol guryo dad laga heeysto [yes waa jirtaa in dad guryo ka maqan yahiin, laakiin, marka la fiiriyo daraasaadyo afka ah oo aan sameeyay guryahaas kama badna hal percentaga].

    Now dadkaas aan sheegay ee rabbi lahaa in eey Somaliya hagaagto horta inward, si gudahooda ah ha’is fiiriyaan. Wax haka badallaan sidda eey u raadinayeen waxa eey aaminsanyahiin in eey ka maqanyahiin. Ha fiiriyaan in hadii wadanka federal yahay, then Xamar waxba ka duwanna Berberro iyo Hargeeysa, iyo Boosaaso iyo Kismaayo. Federal waa isla xisaabtan, iyo wax isku darsasho. Ciidan, canshuur, dhib iyo dheef iyo wax kasta.

    Waa sheeko daanyeernimo sheekadda caasimad lama sheegan karro. Xataa waxaan ka maqlayay daanyeer Farmaajo oo nacasnimadaas ku hadlayay. Waana sababta eey ilkayarta iyo eelaay badan oo dhibka Mogadisha qeeyb ka ah eey muddo baddan u soo dagayeen Xamar.

    Sidsa eey Meles Senawi qiimo badan ugu kacday in uu ogaada Hawiye habba caqli xumaadee eey yahiin askarta iyo xooga Somaliyeed, ayeey dad baddan u ogaan dad doqommo, iyo wacallo badan ka buuxaan waad qaldi kartaa mararka qaarkood, laakiin wax shaqeeynaya muddo dheer maahan oo sustainable maahn. Sooner or later, hal caqli badan ayaa kasoo dhex baxaya, dadkaas doqomadda baddan ee xooga baddan, waana dagaal kale iyo shiddo kale. Sidda Japan, 250 sanno eey qabqablayaal dagaal iyo fagaalo wabiol ugu jirreen ayaa dhaceeysa hadii aanan lug gooyadda eey Somalida qabiiladooda ku hayaan Hawiyaha eeysan joojin.

  13. Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  14. IMAAM DABSHID

    waan ku salaamay saaxiib

    in yar baa idiin hadhay washamsidii aad bilawdeen waar niyoow reer muqdisho ilaahay waxbuu tusay sodon sano kama soo wareegan markay gacmahooda ku doorteen mid aaminsan buugii siyad XHKS.

    qofku wuxuu cawaan noqdaa markuu taariikhda wax ka baran waayo iyo dhacdooyinka hor yaala

    waxaa sii cajiiba kuwo meeshan wax ku xar xariiqa oo reero sharaf iyo cise leh ku aflagaadeeya oo aaminsan in wadan koodhan aarmaajo ugandan soldiars suuliga geeyaan uu qaban doono xitaa somaliland
    inkastoo bishii u danbaysay qaarkood riyadii ka yara tooseen …

    reer muqdisho waxay ku amaanan dulqaadka ay doorkan muujiyeen ee ay ku furdaaminayaan mushkiladan ay iyagu abuureen

    ku dawarsigii yaa soomaliyaay waa dhamaaday

    your indecisiveness forever awaits your offspring
    dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrsataa abid

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented