|

R/wasaare Rooble Maxaa la gudboon Xiliga Xasaasiga ah ‘Dalka ma jihayn karaa’ ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Kaalinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka qaadan karo xallinta xiisadaha dalka ka taagan ayaa loo arkaa rajada keliya ee laga leeyahay in dalka laga badbaadiyo colaad. Waxaana Rooble ku soo jeeda indhaha shacabka, siyaasiyiinta iyo Beesha Caalamka oo dhammaantood isaga u arka furaha guusha nabadda iyo xasilloonida.

Waa fursad uu si la mid ah sidii fududeyd ee uu siyaasadda ku soo galay ugaga mid noqon karo dadka faro-ku-tiriska ah ee raadadka taariikheed ee wanaagga ku suntan ka taga.

 Waase haddii uu garto awooddiisa siyaasadeed, kuna baraarugo filashada ballaaran ee shacabka rajobeelka ku dhaw ay xaggiisa ka qabaan.

Waxa ugu muhiimsan ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble maanta ku maalgashan karo dhaxal siyaasadeedkiisa wax-ku-oolka ah waa in uu la yimaadaa ka-go’naan iyo dhiirrasho aan labalabays lahayn oo uu ku qaato kaalin hoggaamineed oo siyaasadda iyo amniga dalka ah,

Isku-soo-dhawaashaha hadda kala dhexeeya musharraxiinta iyo qaybaha bulshada oo yididdiilo nabadeed abuuray wuxuu ku sii jiri karaa in uu Ra’iisul Wasaaruhu isku muujiyo hoggaamiye u taagan xasilloonida, diyaarna u ah inuu qaato xuquuq walba oo uu dastuurku u siinayo samatabixinta dalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=43106

Posted by on Apr 30 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

20 Comments for “R/wasaare Rooble Maxaa la gudboon Xiliga Xasaasiga ah ‘Dalka ma jihayn karaa’ ?”

  1. Mr Rooble ONLY waxaa la gudboon Jidkii Rasalwasaare Nuur Cadde, nin Xilkiisa iyo xaafaddiisa sharaftooda ilaaliyo

    Inta badan wuu bilaabey shaqadiise,
    hadduu SABTIDA isku dayo Qalalaaso abuur
    DAY-DAY Macangag Farmaajo
    waa in Loo jaro TICKET One way ah.

    * lagama xishoodo nimaan Sariig laheyn

  2. Boqortooyada somaliya

    Rooble Waxaa ku waajiba in uu ogaado in uu
    1-Madaxweyne Farmaajo yahay HEAD OF STATE,
    2-Madaxweyne Farmaajo isaga u magacaabay FIRST MINISTER.
    3-Madaxweyne Farmaajo SIYAASADIISA ku shaqeeyo oo uu aad ugu dadaalo in uu ku qanciyo maamulada iyo shaqsiyaadka ka biyo diidan heshiiskii 17 sep. Hadii uu ku guulaysto markaa shaqadii loo igmaday waa hambalyo, hadiise uu shaqadii fahmi waayo oo ku fashilmo Waa inuu si iskiiya isu casilaa.

    Wixii intaas aan ahayn haduu layimaado Waa in baarlamaanku shaqadiisa qabsadaa oo ay ka yaraataa 4 daqiiqo ee khayre. Short and sharp…..

  3. Dabshid
    Sheekadaa tarxilka inga jooji ninkii qurac ahba maa latarxilayaa ,kuwii hore ayaa laydin haystaa car kudhaca waa intaasoo dhimanba weydaane

  4. Rooble waxa lagudboon inuu katakhaluso farta .fabadeed madexweyne noqdo una magacaabo raysal wasaare ugaadeen dabadeed halkaas waa win win game macnaha absame vs absame

  5. Raysal Wasaare Rooble hal jaanis buu haystaa !

    Waxa kaliya ee u furan in Farmaajo banaanka dhigo kuna qasbo in uu is casilo. Rooble asaga oo ka faaiidaysanaya fursada qaaliga ee uu haysto sida taageerada Beesha caalamka, mida shanta Dawlad Goboleed iyo mucaaradka ( Musharaxiinta) iyo waliba taageerada Dadka degan Gobolka Banaadir waa in uu soo afjaraa Qaswade Farmaajo. Hadii uu intaa Rooble suubin waayo wuxuu kusoo Dhamaanayaa fashil iyo in Reer Muqdisho awood isaga saaraan Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

    Maadaama Rag rug cadaa ah ay daaha gadaashiisa ka hagayaan Jaale Rooble Waxaan is leeyahay waa possible inuu noqdo Halyaygii Reer Muqdisho Nuur Cadde Allaha u naxariistee.

    Farmaajo waxaa u wanaagsan inuu qaato taladii Cabdulaahi Yusuf oo uu meesha Isaga tago hadii kale meel xun buu ku dambayn.

  6. Hobyo godan
    Maanta rooble ayaa nasiib fiican.waxkasta wet usuurta galayaan ,

  7. Hobyo
    Midbaan kaa ilaawey wadaadkan suufiga ah ee Cali zebra waxba lagama qoro waxkasta diode ayaa looga yaqaanaa kalshaale cajuuska xun

  8. Aqliga Mooryaanta ayaa noocaasi ah kkkkk
    Madaxwayneyaal isbaarooyin dhigtay 2021 magaalada Muqdisho.
    Mooryaantii ay urursadeen oo dadkii bililiqaystay kkk
    Iyo inay iyagu bililiqaysteen ma kala cada,laakiin dad waa barakaceen maakintiiba.
    Formaajo waxaa la gudboon inuu Ciidanka ku fasax Mooryaanta ku bahoobay boobka masaakiinta.
    Wuxuu isleeyahay waxbaa hagaagi doona kkkk
    Madaxwayne meesha aqli ma yaalee ku fasax Gorgor.
    Dumarka iyo caruurta ayaa lagu dhexdhuuntaa kkk
    .deedna waa la boobaa oo la bara kiciyaaa.
    Taasi waa kaartada dagaalka ee Mooryaanta 30ka sano maydka barkanaya kkk

    Damida

  9. Gaafaw

    Kkkkkk

    Saaxiib waxaan aad u jeclaan lahaa in Mursal Eelaay iyo Farmaajo tuuraan Rooble Sabtida Kulanka Golaha Shacabka maxaa yeelay taasi waxay aad usoo dadajin Lahayd bixitaanka Farmaajo.

    Waa runtaa Rooble wuxuu haystaa jaanis Wayn laakiin la arki doonee siduu wax Yeelo.

    Arinkaa ku saabsan Suldaanka Ali Zubeer iyo Adiga waan ka odoyeey Nayaa Gogolna waan dhigayaa sida ugu dhaqsaha badana waa in ceasefire lagu Dhawaaqaa.

  10. Hobyo
    Wakiilka caadheer sorry kuumade waa ani cidkasta weydii takale nin reer abtigii uxanaaqsan meela umasocdo

    • Dadku waa inay fahmaan haddii madaxweynuhu dhaco ROOBLE ma sii joogi karo sharci ahaan, dalka na waxaa awoodiisa la wareegaya Gudoomiyaha Baarlamaanku. Dadka waalan ee u arka In ROOBLE keligii wax qaban karo waayo waa beelaha muqdisho degga arrin Kaasi maaha sax
      Tan kale haddii aanu ROOBLE la oman hagaamin dawladnimo oo uu u xagliyo qoyska uu ka dhashay markaad taasi waxay noqonayaa inuu ku dhacay dabinkii Soomaaliya hogga loogu qodayey Kaasi oo ku salaysan qabyaaladda iyo sharci diidnimo iyo tolayeey. Xaqiiqdii taasi Somalia wey ragaafisay mana laha midho la cuno oo aan ka ahayn In nin kasta oo mooryaan ohi meel xidho si sahlana u abuurto colaad Sokeeye oo weliba lagu casuumo oo madaxda loogu salaaxo ka dib markay abuureen colaad Sokeeye iyaga oo u adeegaya danno dad kale. Arrinta ugu weyn ee loo socdaa waa In la kala daadiyo xoogga dalka laysagana horkeeno qabiil qabiil ka dibna Soomaaliya 30 sano oo Danbe isa sii disho Amison iyo dilaaladeeduna Ay qaataan dhiigga Soomaaliyeed Arrintaas waxaa mar walba sahla mooryaan siyaasadeed oo qabiil toocsanaya. Dabcan Qabiilka oo dhan ma wada xuma balse cilladdu waxaa weeye qabiil ku wuxuu u fekeraa innagu aan kala Badbaado waayo isku cid ayaan nahay waana ceeb In shakhsi uu dilo nin Ay isku reer yihiin waayo waa ceeb balse haddii shakhsi Qabiilka ka mid ahi samaynayo cadaalad darro lama qabanayo haddii la qabtaa waa In lala hadlo
      Oo keliya hadduu wax dilo waa caadi haddii la dilana waa In loo dagaalamaa.. Maxay tahay cadaalad darradda i taas le,eg maxay se macnaynaysaa In hogaamiye Soomaliyeed qab ka ahaa do hagbadda siyaasadeed ee curfiga iyo nacaybka ku dhisan.
      Sorry.. Hab fekerka soomaalidda

  11. Aduunku wuxuu u guuraa xaggannimada oo wuxuu ka guuraa xagga qabyaalada,Mooryaantu xagga qabyaalada,,isbaarada,Mooryaanismka iyo cawaannimada ayay u guurayaan.
    Ciidankoow noo kaalaya
    Raysal wasaaroow noo kaalay
    Saraakiishay ka soo baxa ciidanka
    Wasiiroow ka kaalay dawlada
    Kkkkkkkk

    Oo halkeee la tagayaa?
    Xasfad nala qabasada kkkk
    Isbaaro dhigo kk
    Dadka barakici

    Waa in Geedi laga dhigaa Pmka.
    Waleaa Mooryaanta dumarka dhexfadhiista rag hays arkaane.

    Dalmida

  12. Dadka caaliga xun, walli ma fahmin in ciidanka xooga dalka qeeybahiisa kala duwan sidda Gorgor, Danab, Haramcad, boolis, iyo Nissan eey badankood yahiin Hawiye. Markaa, ilaa intee ayuu askarigaas ogolaan karraa in daanyeer Farmaajo iyo guulwadayaashiisa iyaga oo qabiil ku dhaqmaya, eey askartaas dadkooda dulmiyaan, dillaan, oo barakciyaan? Waxeey ku xirrantahay caqli xumadda askarigaas. Laakiin sooner or later, askariga waa fahmayaa, oo qabyaaladda uu ku dhaqmayo Farmaajo ayeey askartanna ku dhaqmayaan. Waana tan dhacday!

    Sow dad caqli daanyeer ah maahan kuwa intaas fahmi la, amaba kuwa leh Farmaajo oo caqli xun, oo tabartiisa la tussay in eey dhahaan askari ku Amar in uu adeerkiis, iyo aabahiis iyo hooyadiis soo dilla!

    Maantay maahan waqtigii dadka dulliga ahaayeen sidii waagii Salaad Gabeeyre.

    Ugu dambeeyn, been iyo quraafaad, iyo caqli xummo badan ayaan uga jeedaa dadka mooda in hadalka barri, ee daanyeer Farmaajo uu faa’iido u leeyahay umadda Somaliyees. Maya, maya, wax aanan aheeyn in uu is casillo waa in aanan laga yeelin daanyeer Farmaajo. Waliba, eaa in kagu dacweeyaa daanyeer Farmaajo iyo Eelaayga xun ee Mursal dadka ku shintay sharci darradii eey sameeyeen 50 aalkiliiste oo xoldhbaanno isku sheega sidda faanyeer Ibbi. Eaa in lasoo dilaa, lalana xisaabtamaa kuwii ku tuntay sharciga ee hadeer ceebtooda la imaan dokna hadal nacasnimo ah oo ah waan ka noqonay ku darsaaho. Waa in aanan looga harrin.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  13. Waa run Ciidankaasi waa wada Hawiye.Waa sidaa awgeed waxa ama sobobta sy maatida degasnkaasi qarax,dil qorshaysan iyo baqdin ugu noolyihiin 30 sano kkkkk
    Waa sobobta ay u barakaceen iyaga oo dhulkoodii jooga.Haduu Ciidanku u badnaan lahas dad kale hooyada joogta Muqdisho farxad ayay ku tagilsyd suuqa adeega.
    Hadase waxay ku fikirtaa – toloow maad soo noqon adoo nool.

    Formaajo Hawiye ayuu ka badvaadinayaa Hawiye.
    Waa midaasi waxa u dhexeeya Mooryaanta lacagta casbuda iyo Masuul Formaajo.
    Dalmida

  14. Boqortooyada somaliya

    Bahal

    Salaan ugaas

    Waxaa cadaatay in puntland RUN sheegaysey markay lahayd ciidan soomaaliya ma jiree Waa Hawiye sooca.

    Waxaa cadaatay in puntland RUN sheegaysey markay lahayd dowlad dhexe oo danbe suurta gal maaha inta Huuutuu wax naga dhexeeyaan sidaa awgeed Waa in federal wadanku ahaa daa.

    Waxaa cadaatay in puntland RUN sheegaysey markay lahayd wixii magaca soomaaliyeed lagusoo qaadayHawiye masoo dhaafto.

    Waxaa cadaatay in puntland RUN sheegaysey markay lahayd Hawiye hutuuu badan baa ka buuxoo Dowladnimoba ma rabaan.

    Walee puntland Wax badan oo aqoonay dadkaan u Lee yihiin ileen iyagaa xukumi jirey dadkaan intaan talyaaniga ka iibin deegaankaas iyo dadka deganba sow ma ogid.

  15. Boqortooyo.
    Punt land,ma laha siyaadiyiin aragtii fog le.
    Cabdullaahi Yusuf ayaa ugu dambeeyay.
    Haday jirilahaayeen rag wax fahansan oo Garoowe ka socda,Mooryaantan meelbaa la saarilahaa.
    Wallaahi Mooryaantu waxba ma garanayaaan.
    Mooryaanimo iyo dadka oo lagu shaqaysto wax aan ahayn uma docdaan.
    Meel cidlo ah ayay ka biqlaynayaan..
    Lacag le u socdaan kk

    Dalmida

  16. Gaafaw

    Kkkk

    Tarxiilka waxaa la idinka cafin
    Markaad iska degaan KURSI JACEYLKA

    – Kursi aadnan ku darsan
    Caasimad
    Canshuur iyo
    Ciidan

    Ayaan isku dhajin oon Kororson
    Tarxiil iyo masaafurinna ma rabo
    ADIGU IS QABADSII.

    * NO MORE SAD KAMA KACE

  17. Kkkkk lols,
    Godabiirsi iyo mid jareer ahaan jirray oo Majeerteen ku tirrabuuxsadeen ayaa waxeey iskugu sheekeeynayaan been iyo blah blah. Majeerteenka nasabka ah waa kuwa aaminsan in eey kaligood meel istaagi karraan amaba ha u shaqeeyso amaba yeeysan u shaqeeynee. Hadaad aragtaan qof Majeerteen sheeganaya, oo Daarood Dasrood ku haya, waa midgaha iyo yaxarta la Majeerteenyey. U fiirsadda daddoow arrinkaas.

    Dadkaas yayarka ah yes, waa la dulmiyay. Laakiin xigmad Ilaaheey ayaa kujirta, oo waa dad istaahila xataa in la dulmiyo si eeysan adiga kuu dulmin.

    Hadeer, bal midgaanta Majeerteenow iyo Daarood yaryarrow, iyo agoonta kacaankow bal ordoo, ka shaqeeysiiya Somaliya dowlad uusan Hawiye askar u aheeyj, amaba uusan qeeyb ka aheeyn.

    Waxaaba edebdaradaas keenay walaahi waa Hawiye qaarmadoobe. In gurigiisa lagula dhuuqa wax walba magac dowlad Somaliya iyadda oo la isticmaalaya.

    Ee hadii, uu dalka Federal yahay, iyo xataa hadii uu any other kind of dowlad uu yahay, waxaa laga rabbay in eey xisaabtamaan. Waana daanyeernimadaas iyo xisaabtan la’aantaas in eey maantay ninkii eey 4 sanno kahor dhahayeenbarreey, aryaa Farmaajo ii geeya, iyo mdigaha iyo tumaasha agoontii kacaanka ee uu dabadda ku watto eey meeshaan iyo meelo badan ka nacnacleeyaan.

    Bal car waakaasee, adinka oo aan ogolaan Hawiye, Somaliya hanoolaato! Caqli daanyeernimo waxaan u aqaan qofka sidda daanyeer Farmaajo iyo taageerayaashiisa ee aanan ujeedin qeeybta eey ku leeyahiin waxa qassan, iyo qalalaasaha dowladnimadda Somaliya lagaliyay.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  18. Cadaado
    Sxb waa sax warkaas in farmaajo la bixiyo oo dagaalka uu socdo
    Dadkoo dhan way rabaan , dakoo dhan yan Dhihin laakiin dadka badankiis.
    Anigu welima arkin dad la leeyahay farmaajo ayaa dulmay AMA dilay saad hadalka u dhigtay
    Laakiin waxaan ogahay in degaano badan oo intii burburkii camiraa hayado joogi jireen nolol ka jirtay ayay hada saqiiri rabaan Yacni xamar looga guurey
    Markii dowladihii shisheeye iyo hayadihii xamar u guureen, arintaas kadib dadkii mahelin waxay ka filayeen dowlad somaliyeed iyo caasimadeed.
    Markaa in square one lagu noqdo hayadaha iyo safaarafuhu nairobi ku noqdaan
    Nin walbana halkaas u arooro dad badan oo Deni kamid yahay ayaa qaba. Waana sax aragtidqyda.
    Markaa waxaan aad u qaadan waayey musharixiintu arinkaas waa ka qayb si dadban, hadana plan B haday arintaasi dhacdo malaha. aan ka ahayn go go
    farmaajo , waxaa a rinkaas la arkay markii bijna hogaamiye kooxeedkii hore beeshoodu meeshuu joogi jirey dhufays ka qotay.
    Parliamnatarian badan ayaa qaba inaan dowladi farmaajo kadambayn hadii xoog iyo fawdo ay noqoto inuu ku baxo , ciidankiina beel u kala guuro.
    Ma hubo inuu jiro siyaasi AMA Oday dhaqmeed xamar jooga oo mustaqbalka noocaas ah diyaar garowgeedii ka shaqaynaya.

    Magaca dowlad a somaliya billions of dollar iyo caawimooyin badan ayaa lagu helaa 1% xamar ma dhaafto
    Si kastaba haku gashee 99% xamarbay gashaa
    Qofka somaliyeed ee gobolada iyo degmooyinka somaliya jooga waxna Kama gaaraan waxna Kama gelin in dowladu dunto iyo lagu kala qaxo xamar
    Marka second round , jabouti Masar, sodare eldoret embaksi jowhar ayay noqonaysa si fiican arimaha hada taagan dib loogu xaliyo.

  19. Soomaaliyeey umadaha kale wey idin yaqaaniin haddana waxaa idin baranaya kuwa idiin hiiliya sidii aad qaran u noqon lahayd een sida Turkiga iyo maraykanka iyo shiinaha

Leave a Reply to Gaafaw

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented