|

Maxaa ka jira In Qiimaha Hubka uu Muqdisho Kor u kacay ? Wasiir Dubbe oo ka Jawaabay, Kana hadlay Dawlad la’aanta

Muqdisho ( Kalshaale ) Todobaadkan dhammaaday waxa warbaahinta qaar la soo geliyey warar been abuur ah oo ku saabsan in Soomaaliya uu qaaliyoobayo hubkii la isku gumaadi jirey. Waxaan is weydiiyey tolow maanta miyuu jiraa qof Soomaali ah oo shacab ah oo baahi u qaba qori, xabbad, dil iyo barakac.

Jawaabtu waa MAYA, laakiin Rabbi Subxanahu watacaalaa wuxu Suuratal Axzaab isaga oo nebigiisa Muxamad (CSW) la hadlaya ku yidhi “Nebi Allow Ilaahay ka cabso”. Culimadu waxay ku fasiraan aayaddaas xusuusin iyo baraarujin. Sidaas oo kale inkasta oo aan aaminsanahay in aanu jirin qof Soomaali ah oo maanta xiise u qaba in uu qori gato! ama ku laabto jidkii dowlad la’aanta, haddana haddiiba uu jiri karo qof ku fikiri kara qori, xabbad, dirir sokeeye iyo dowlad la’aan waxan rabaa in aan u reebo xusuusin iyo baraarujin.

Markii 1991kii dowladnimadeenii weynayd duntay gobolna kama badbaadin qasaarihii dowlad la’aanta. Waxan xog-ogaal u ahay in 18kii Gobol ee dalku lahaa xiligaas dhammaantood uu ka dhacay dagaal sokeeye, dadkii ku noolaa ee shacabka ahaana ay dhibaatoodeen oo qaxeen.

Aniga laftayda ayaa kamid ahaa dadkii ugu yaraan qaxay illaa 5 jeer.

Ogow, fawdada iyo abaabul aan sharci ahayn waa cadawga koowaad ee dowladnimada.

Jidkii dowlad dumintu wuxu ahaa Jid dheer oo mugdi badan, waa jidkii inoo horseeday burburka iyo dowlad la’aanta. In aan jidkaas marno waxa sababay innaga oo aan aqoon marka dowlad la dumiyo waxa ka dhasha.

Maalin ayaa Aniga oo dhiganaya cashar ku saabsan awoodda dowladaha “Why do people accept the authority of the State?” ayaa macalinkii ku dheeraaday sida dowladuhu sharciga lagu heshiiyey u fuliyaan, wiil kursiga iga horreeya fadhiyey oo Ingiriis ah baa ku dooday in aan dowlad loo baahnayn, waxan weydiiyey sababta uu u necbaysanayo jiritaanka dowladda: Kuye “haddii dowladdu meesha ka baxdo sow traffic light ka ama Samaafaraha na dhibay ee annaga oo degdegsan na joojiya laga raysan maayo”. Wiilku wuxu ka tirsanaa koox ama jamaaco ku abtirsata mabaadiida dowlad diidka ah ee loo yaqaan ‘Anarchist’. Waan ku qoslay wiilkii, waxan ku idhi meel aan dowladi jirin korontaba ma jirto, laami iyo baabuur toona la islama helo.

Aniga laftaydu wiilkaas waxba ma dhaamin burburkii kahor. Maan moodi jirin in dowlad la’aantu leedahay cawaaqib ama cidhib dambeed burburkii dowladnimada kahor.

Maan fahansanayn xidhiidhka xisaabeed ee ka dhexeeya nolosha iyo dowladnimada oo haddii dowlad la waayo nolosha oo dhanna la waayayo. Keligay kuma ahayn faham la’aantaas, Soomaali oo dhan xiligaas ma aqoon cawaaqibka ka dhalan kara marka dowlad lagu rido xoog. Waxan xasuustaa rag mushahar badan qaadan jirey haddana ka shaqaynayey nabadgelyo darro, markii dowladdii dhacday ee mushahar la’waayeyna ilmihii caano iyo cunto u waayey, kaddibna ogaaday laantii uu jarayey ba show waxay ahayd tii uu ku fadhiyey. Laakiin waxay ahayd xilli wax kastaa faraha ka bexeen. Nin Reer miyi ah baa waa-hore yidhi; saddex arrimood ba markii aan gaboobay baan bartay:

Awr carraabinteed

Carruur aamusiinteed

Iyo dab shidistiis.

Dowladnimadu waa sida geed damal ah, waxa ay bulshada ugu jirtaa kaalinta hooyadu ugu jirto qoyska, meel aan dowladi jirina nololi ma jirto.

Madaxweynihii 4aad ee Maraykanka James Madison ayaa laga sheegay in uu yidhi; “If men were angels, no government would be necessary” oo la micne ah haddii dadku malaaiig ahaan lahaayeen dowladba looma baahdeen, nuxurku waa dadku malaaiig aan qaldamin maaha sidaa darteed in xukuumadi jirto waa lagama maarmaan. Xikmad kalena waxay ahayd dowladnimada duminteeda waxa ka shaqeeya qofka maanta ladan ee qadada haysta, marka ay duntana waxa ka faaiida oo talada la wareega dadka xabsiyada ku jira oo marka la sii daayo qoryaha qaata. Waxan ogahay dad u badan siyaasiyiin iyo hal abuur oo qori u qaatay si ay dowlad u dumiyaan in xilli dambe ay ka shallaayeen, sababta oo ah markii goobtii dagaalka la tegey waxa taladii kala wareegay wiil gaandheri ah.

Guntii iyo gebegebadii: Soomaalida maanta waxa horyaalla laba dariiq

Jidka dowladnimada iyo qaranimada

Iyo jidka fowdada iyo dowlad la’aanta.

Sida aan kor ku soo xusay waan soo aragnay jidkaas qodxanta badan ee dowlad la’aanta oo xiise uma qabno, weliba tookadan haddii aynu kufno way adkaan doontaa sida aan u kacno ama uba soo kabano mar dambe. Weliba shisheeyihii burburkeena ka faaiidi jireyna weli dunida way joogaan. 

Sidaas darteed dhammaanteen waxa inagu waajib ah in aan doorano jidka sharciga, nabadda iyo dowladnimada.

W/Q : Cismaan Dubbe  Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42165

Posted by on Apr 9 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

30 Comments for “Maxaa ka jira In Qiimaha Hubka uu Muqdisho Kor u kacay ? Wasiir Dubbe oo ka Jawaabay, Kana hadlay Dawlad la’aanta”

  1. Intaa ma fahmi karaan haraadiga Jabhaduhu…

    Bal si fiican u dhuuxa qormadan uu wasiirku idinla wadaagay oo car waa runtiis mar qura ha dhaheen… Lagama yaabo… Waa dad ibliis iyo belaayo ku adeeganayso…

    • Kalsamow walaal, ma fahmi karaan nuxurka iyo hoga-tusaaleynta ay qormadu xambaarsan tahay waayo aadanuhu wuxuu khaladka iyo saxda kala gartaa oo wax fahmaa marka uu maskax ahaan xor yahay. Marka kuwan xattaa caddaaladdii ayaa ka luntay iyo miisaankii garashada.

  2. Daanyeer waaye ninkaan Isaaq ee Xamar u soo shaqo tagay bal waxa daanyeernimadda uu ku hadlaya maqla!

    Nacalad baa kugu taal Dubbed iyo wax lagu dhahabmaadaama aad waxa dowlad burburka Somaliya u keenay uu ahaa Afweeyne oo xukunka inta ku tagrifalay, hadanna fahmi waayay in uu iska yago. Just like ninkaan daanyeerka ah ee Farmaajo oo uu Afweeyne soo tababaray u dhaqmayo. Taas ayaa keentay dowlad burburka, dowlad la aamini waayo, dowlad loo waddo ordo, madaxweeynayaal leadda sheegta iyo wax kasta oo xun oo eey Somalidda ku dhaqantay.

    Haa nijaastii Hawiye oo uu daanyeer Caydiid hohaaminayay waa miss gareeyeen in eey si dhaqsa ah u xakameeyaan cawaantii qortaha si qaldan u isticmaashay.

    Laakiin, hadeer hubka eaa lagadan, oo waliba Somalida hadii sharci loo sameeya hubka, waa qasab in la ogolaado in dadka xaq u leeyahiin “the right to bear arms” in eey hubeeysnaadaan, si daanyeer Farmaajo iyo Afweeyne oo kale eey iskaga dhiciyaan.

    Hadeer nijaaskaan Isaaq waxa uu is leeyahay cawaanta Hawiyaha iyo Somalida kale qalad, oo hubka hala iska dhaafo, si uu Farmaajo sidii Afweeyne oo kale dadka ugu xadgudbo!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  3. ASC

    Bro Cadaado

    Hays daalin, dadkani qaflay Ku jiraan oo wax galaya lama arko. Dawladnimada ma waxaa diidan dadka leh war wixii laysla lahaa miiska hala soo dhigo, hanaga laga wada hadlo ayada oo loo siman yahay mise dadka diidan? Marka arrinku waa HALAYS DILO DAGAAL WAXAAN AHAYN DAAWO LAGU WAAYE

    Dawladnimada iyo qaranimada uu Dubahan neefka ah, meelaha Kala qaylinayo oo uu dadka Ka xigsanayo hanaga maqnaato, waligeedna yaan la arag.

  4. Wcs, walaalkiis Inacolow.
    Dowladdii dhameeyd ayeey ku nacsiinayaan kuwaan guulwadayaasha ah, iyo neefkaan Isaaq ee Dubbe la dhaho.

    Waa nasiib darro in Somalida eey daawanayaan filinkii Afweeyne oo uu rabbo in uu ku celiyo daanyeer Farmaajo waana in aanan laga yeelin sababtoo ah meesha uu dhigay Sonaliya Afweeyne waan wadda ognahay.

    Niman madax ah ayaa Farmaajo ka horeeyay maamulka uu hogaamiya, ciladdo haba iska lahaadaanee, uma eeysan dhaqmeeyn sidda kaligiis taliye, ma eeysan isticmaalin askarta, oo ciidankii intaas oo sanno lasoo dhisayay uma eeysan isticmaalin in eey dadka kasoo horjeeda ku caburriyaan. Daanyeer Farmaajo ciidankk la rabbay in argagaxissada alshabaab lagula dagaalamo, ayuuba u isticmaalay in uu qofkii ka ra’yi duwan u adeegsaddo. Taas oo ah calaamadahii iyo hab dhaqankii Afweeyne.
    Somaliya in eey baaba’do ayaa dhaanta intii uu mid Afweeyne oo kale xukummi lahaa xataa hal sanno.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  5. Qifka bukaa ma cunikaro cunto kasta oo macaan.Wadalkiisu ma dhaafo,iga qaada iyo iga fugeeya.
    Laakiin maalinta uu caafimaado,wuu ku raaxaystaa dookha cuntadiisa.

    Bulshada xumaataa waxay necebtahay wanaaga.Qofka ka hadla wanaagana ma dhegaysan karaan hadsLkiisa e cay ayay kala hor yimaadaan.Waxay ku raaxaystaan hadalada ka baxsan wanaaga:

    Qofka qabaliga ah,ma yaqaan wax aan qabiil ahayn.
    Wuxu maqlikaraa,aaminikaraa,dhegaysankaraa,ka hadlikaraa oo kaliya wax qabiil ku saabsan.

    Waxa Somaliya ka jiraa maaha dhib rabaani ah.
    Waa dhib ay gacantooda ku abuurayaan.Saa uu hayo xanuunada ku dhaca Bulshooyinka.
    Waa Bulsho bugta.

    Dalmida

  6. Dubbe BURIS yeeray

    Hargeysa kuma laaban karoo
    Haraadna way hayaa

    Xoolahaan baylahdaa oo ninkii lahaa
    ka tagey

    Lixibood kuma xaabsan karo
    Ee LABO SANO NOOGU DARA

    * HADDEY GUBATANA MAXAA
    ..IIGA GADHIISHA

  7. War Caydiid Garaad iyo nimankii
    Cadawga naafeeyey
    Hawiye caynshe dhaha
    Waa adoon caadil soo dirayee.

    Cadaado

    Caydiid la’aantii waa lagu guursan lahaa Dameer ! Geesiyada Hawiye Afkaaga Uraya gees uga leexi.
    Long Live Hawiye Warriors…… Soomaali jeestayaasha faraha fudud 🙏🏽

  8. Hobyo Godan
    Horraan adiga iyo umadda kale ee halkaan ku xirran ugu sheegay in aad daanyeer wacal ah tahay. Sidoo kale, daanyeer Caydiid, argagaxiye Xassan Daahir Aweeys iyo dad badan oo aad adiga kujirto waa garacyo kusoo dhex dhuuntay qabiilka aad sheegataan ee Habargidir amaba Hawiye. Waxaad kamid tahiin dadka aan DNA machine ka dartood u keenayo Somaliya, si loo kashiffo wacaladda qabiilo eeysan aheeyn sheegto.

    Midda ah guur, hehehe, waxa la kufsaddo, waxa markii aan Majeerteenka ka kicinaynay Hobyo, naagaha iyo cuntada si qarsoodi ah ugu geeyn jirray waa adinka iyo waxa sheegta Sacad Ogaadeen. Marka waa horre ayaaba Majeerteenku idin guursadeen ragiina iyo naagahiina. Adiguse waad iska dhahee, anniguse taariiq iyo dhaqankiina ayaan sheegi oo tilmaamaya sidda aad dulli caqli xun u tahiin.

    Waan ogahay meesha ku xanuuneeysa matka aan dadka xasuusiyo daanyeernimada iyo doqonnimaddii mooryaan Caydiid ee xabadda beerka uu uga dhuftay mid kale oo wacal ah oo Sacad iyo Habargidir sheeganaya waa mooryaan Cismaan Carter.

    Malabar nin ee sidaas isku galay ayuu qof dhihi karaa waa isla dhasheen amaba waa isku qabiil?

    Facts, ayaan anniga sheegayaa, addiga iyo firkaada caqliga xunna, waad caaytamee (anniga caayda aan idinku sheegaya waa mid xaqiiq ah therefore, waxaa la dhihi karaa caay maaha). Laakiin adigu ninka hooyadaa iyo walaashaa ka dhicin jirray kuwa kubahdilla, ayaad leedahay waa lagu guursan. Waa taas daanyeernimo.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  9. Cadaado

    Maalin kasto meeshaan waxaad lasoo taagan tahay aryaa Sacad Wacal waaye …🤣🤣 ! Maadaama aad ogtahay oo aadan inkiri karin in Sacad iyo Saleebaan isku Bah ahaayeen yacni isku Hooyo marka ma waxaad leedahay Saleebaan ka aad Sheegato Hooyadood Dhilay ahayd? Yaab ..! Bal xagee lagu arkay qof oranaya Hooyadii aan kasoo farcanay waxay ahayd Sharmuuto?

    Horay kaaga amaan heli waayeen Maytadii Dadkii Dhintay caawana ma waxaad Usoo Dhacday waaladiintii dhalay Sacad iyo Saleebaan in aad cayso? Waxaan Hubaa in aad tahay qof inkaar waalid qabo in aad tahay oo runtii xanuunsan Mentally and physically…!!

    Go and seek help.
    Kaniinigii makaa dhamaaday ? Soo liq oo seexo oo hadana liq oo caano cab..!

  10. Hobyo Godan,
    In eey Saleebaan iyo Sacad isku hooyo yahiin iska daayee, walaahi billaahi in eeysan xataa waxba isku aheeyn. Hadii eeyba wax dhillo yahiin adiga iyo faraca Sacad waxa sheegta ayeey sharmuutooyin dhaleen. Cadeeynna waxaa taas u ah, fiiriya sidda kuwiina isa sheegta xata eeysan iskugu naxariisan, amaba xataa eey isku dillaan sidda eey sameeyeen qabqablayaashii dagaal re Caydiid iyo Caato.

    Anniga kaniiniyaa qaadataa, waa lagu inkaaray iyo blah blah iigama kaa dhicineeysee, wax kale ma heeysaa?

    Dadka waalan amaba inkaarta waalidka ku dhacday waxaa kamid ah calaamadaha lagu garto sidda eey u dhaqmeen daanyeer Caydiid, Caato, iyo kuwa badan oo Sacad sheegta.

    Waxyar sugga, DNA machine ayaan keeni doonaa Somaliya mardhow, si loo Kashiffa kuea badan oo garacyo ah oo dad eeysan waxba isku aheeyn kusoo dhex dhuuntay.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  11. Akhiyaarta Salaan marka hore.
    Ramadaan ayaa soo dhow ee wax hala iskula haro.
    Dube waa micraphone, sida Bagdad Bob.
    Waan u wada jeedna in Somalia rajaddii ka lahayn ummad siman oo nidaam iyo dastuur xukunka iskugu wareegiya, ciid lagu shubay.
    Marxalad cusub ayaa Somalia gashay oo u baahan rag aqli leh.
    Waa in dalka la badbaadiyo oo lagu celin godkii kasoo bixi rabay.
    Wixii hore udhacday ka gudba; Maanta in waa ninwalba mowqifka qaado marxaladda jirta.
    Farmaajo iyo guulwadayaasha wato warkooda waa cadaysteen= xukunka dhiibi mayno without a fight, mana ogola doorasho xalaal ah, federalism iyo democracy.

    Shalay sidaan ayaa dhacday iyo is eedayn macne samayn mayso.
    Somalia is on crossraods.
    Allow sahal ammuuraha.🇸🇴✌️

  12. Cadaado

    Sacad Qulatayn ka badan aabahaa ku wasyee Gun yahay guntu dhashay. Ina gumeed laga roone sidii lagu yiqiin baad u hadlaysaa waryaa sidii raga lagu Yiqiin U Hadal Dhilaa ku dhashee !

    Aryaa DNA aa layska qaadaa..! Oo hadii DNA lagaa qaado iyo hadaan lagaa qaadin saw goowso isku riix uun noqon maysid ? Maxaad lacagta isaga qasaarin Dameer Yahoow foosha xun. Masayr aa ku haaya is marji.

    Qoys yar baad ka dhalatay markaas baad rabtaa in aad isku kaaya dhererisid !

    You wish in aad Sacad laandheere ahaan lahayd.

  13. Farmaajo iyo guulwadayaasha wato oo qabiilwalba ku jiro, warkooda waa cadaysteen= xukunka dhiibi mayno without a fight, mana ogola doorasho xalaal ah, federalism iyo democracy.
    What should we do? Whats is the next step? Where should we go from here?
    Ar Farmaajo ii geeya waa la eeday…run🤔

  14. Walle haddaan diin la baran oo ninimo midida daabka la adkaysan, dulli baa lagu socdaa walee labada daarood ( Aduun iyo aakhiro)
    Somali is adoonsata ama isku xoog sheegta in laga gudbay ayaan moodi jiray oo xitaa tuulo beel degto xoog la maquunin karin.. May be I was wrong😮

  15. Hobyo Godan,
    Wax aad sheegto ayaad weeysay. Haye, in aan laga roona ahay soo weeydii dhiladda walaashaa ee aan kala jeexay!

    Faanka yarkaana waa waxa aad kasoo baratay Majeerteenka idin wassi jirray, ee aad adoomada u aheeydeen. Nacalad baa idinku taal, nolol dhan waxaa idinkugu horraysay markaad nagu soo shex dhuumateen.

    Haa Sacad Ogaadeen wuu ka badanyahay waxyar, sababtoo ah wacalladii, doqomadii, xaaraan cunayaashii, midgaantii iyo “all deplorable” waxa la nacay oo dhan ayaa isla wada sheegto, oo soo gala, ileeyn waa ogyahiin waa meel eey dad wacallo ah horray iskugu imaadeen.

    Aryaa arka waa naxsanyahay markaan dhahay machine DNA lagu baaraa ayaan keenayaa. Walaahi machine kaas waa lagu kala baxaa.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  16. Cadaado

    Everyday same shit baad halkaan kusoo qortaa Sacad this Sacad that ! Maxaa kaa Qaldan Dhiladii Quula cunka badnayd ee Qaanjeerta badnayd ee ku dhashay Wasee?

    Orod Quulahaagii iyo Ayaxaagii iska dubo awalba badaw baad ahaydeene go have Some insects 🐜 snacks 🤣🤣🤣

  17. Cadaado
    Kkkkkk
    Sxb Maskiinkaas DNA marka Habargidir ka qaado anaga Hartiga na daymi bal in Majeerteen iyo Dhulbahante wada dhasheen…….kkkkkkkkkkk
    😬
    By way:.Sacad, dhalasho iyo degaan ayaan wadaagnaa oo naga xigaan Hawiye kale ee ha nagu dirin…Galmudug ayagaa aasaay oo u talin jiray.
    Waa niman inay nagu xanaaqaan ka ilaalino, haddii kale deriska ayey layn..kkkkkkkkk

  18. Cadaado iyo Hobyo Godan
    Rag macquul ah oo isku siyaasad ah ayaa tihiin..
    Xinifta jilib hoose legdenka iska daaya..kor u baxa iyo dalka sidee ku badbaadinaa.
    Rag is haya dhex gelimaayo laakiin peace/ Xabad joojin idinka codsan.
    Colaada Somalida waa sidaas; Awal Farmaajo xukumadiisa ayaa xabadda ku ridayseen hadana idinka aya iskula soo jeestay.
    Waxaan xasuustaa Saleebaan iyo Majeerteen ciidankii Kacaanka isku dhinac ka dagaalay markii Xamar la tegey Hawiye iyo Darood ku kala biiray oo Majeerteen Siyaad Bare difaacayeen,…kkkkkkkkkk
    Somali iyo qabyaalad aan jaho layn…
    🖐

  19. Sacadka iyo qaybo ka mid ah zogaadeka la Makashiil,iyo Qaybo ka mid ah Dhuloos waa isku asal.
    Waa Recordka aan hayo ee ku duugan Demographic Ethnivityga Somalida.Waa asal Muuse dhariyo.
    Saleebaan,Cumar Maxamuud iyo Inta badan Majeerteenka ama Habar Gidirta la yidhaa Caydh waa isku asal.
    Waa Madhibaan.
    Madhibaanku waa dad madmadoow,halka uu Muuse dharyo yahay dad cascas ka qurax badan Madhibasnka.

    Tani waa runta laga dhuunto ee layska dafiro.
    Dalmida

  20. Hobyo Godan,
    Mother fucker yahow, dhiladda hooyadaa ee aan istaaga ku wassi jirray soo weeydii in aad wacal kasoo farcannyeen iyo in kale.

    In aad weak ass tahay bitch tahay HobyoGodan watta, in Somalida caqli daanyeer tahay, hadde arka inta qof ee ninkaan wasaqda ah, ee kasoo farcamay dadka xunxun oo aan isagga iyo kuwa eey isku firka yahiin ee qabqablayaashii dagaalka aan ka sheegay runta ka sheego, arka kuwa beenta ku difaacayo ee danaha kala duwan kaleh garacaas iyo waxa ku firka ah! Meeshii la rabbay in eey nala aasaan, oo nala baabi’iyaan ayeeyba ila meereeyso iyo daanyeernimo ku taageeraan. Waa waxa xalka Somalia loo waayay.

    Land of punt, kkkkkkk, maxaad u leedahay rag ma dhex galaayo, sowtaan aad u hiilisay in so many words. No worries, brother, waan ogahay mana idinkaga xummi daanyeertaas aad u hiilisaa. No hard feeling, marba hadii aan ognahay sababta aad I sameeyaan waxa aad sameeysaan.

    Bal sheekadaas blah blah da arka!.
    Anniga the only thing I need to prove ayaa waxeey tahay, in eeysan walaahi bilaahi tollaahi eeysan isku DNA aheeyn dad badan oo sheegta Sacad Ogaadeen iyo Saleebaan. Mana jecli in aan wax superficial amaba trivial maalaayacni aanbka hadli, waxaanse thuma walaahi ku dhaaran in aanan qof color madow ah leh aanan aheeyn, inkastoo middab muhiim uusan iila aheeyn. So, intee qof oo Sacad Ogaadeen sheegta oo midab madow lagu tirriyo ayaad aragteen?
    Ma taas kaliya ayaa Madhibaan iyo midgo dadka ka dhigeeyso? Uma maleeynayo.

    Anniga qof firkiisa eey yahiin dabadhilif sidda lagu arkay Godabiirsiga [fiiriya sidda eey dabadda ugu ruxi jirreen Afweeyne ayeey dabadda ugu ruxayaan daanyeer Farmaajo] kuwaas wax kama dhageeysanayee, machine ka DNA ha ayaan ku qancayaa. Wax yar kabacdi waan keeni doonaa Xamar. Maxaa dad badan oo eey iska cadeeyd in eeysan isku dhaqan aheeyn iyo isku caqli soo bixi doonna!
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  21. Mr Bahal iyo Land Of Punt

    Kkkkkkkk

    Waan ka xumahay in aad qayladeena kusoo baxdeen waana idinka raali galinayaa Hadalada xanafta leh ee qofkan sita magaca Cadaado ee jiran ina dhex maray.

    Waxaan ka kari la’ahay war cayda ka daa dadka dhintay ee Maytida ah ! Waa uun Intaa laakiin asagaa sheekada kasii waalay oo hada waaba soo dhardhigtayoo Wuxuu ku leeyahay DNA waa in laga Qaado Hobyo Godan ????

    Jaale Cadaado

    Walaahi I am Pure Somali dhalad ah …!
    Aduunyadan nin aan wax ahaan jirin magaca doonayo.
    Xagee jirtay Cadaado markii aan halgankii gaalada kula jirnay ? Halays xisaabiyo!

    Markaan Gaalada United Nations aan European kii gumaystayaashii kula doodayey 1950s adiga Cadaado Awoowgaa Godinlabe iyo Gidhays ayuu Qayd xirnaa marka Waa nasiib daro in aad maantay Soomaalinimadayda iyo nasabnimadayda aad Su’aal ka keento adoo og inaan ku xoreeyey.

    DNA bay ku waalatay….🤣🤣🤣. Soomaali Soomaali Soomaali baan ahay.
    Pure 💯 Somali…….🙏🏽

  22. Hobyo Godan,
    Anniga dhaar aad dhaarato kuguma aaminayo, DNA ayaa ku cadeeynaya adiga iyo kuwa kusoo shex dhuunyay qabiilo kale, oo magaca iyo sumcadda uga dheelay. Marka sugga inta aan machine kaas ka keeneeyno oo Lakalla baxayo.

    Midda ah united nation iyo yurupiyaan ayaan la deal gareeyay, waa uun iska sheeko blah blah ah. Waxa aad aheeydeen 1991 kii, iyo eaxa aad tahiin maantay, iyo waxa aad aheeydeen 1960gii waa uun isku mid, oo ah dad aad iyo aad u caqli xun, hadanna wax u sheega caqli xumadooda waayay.

    Ugu dambeeyn, maaniga ayaa dhahay daanyeero Caydiid iyo Caato xabad isla dhaca, maanigaa dhahay sidda mooryaanta u dhaqma? Waa Maya. Waa laga hadlayaa si dadka caqli daanyeernimadooda markale u sameeyn. Somalida intooda badan ee caqliga xun ayaa ku hadla waxa aad ku hadleeyso ee ah yaan daanyeer mujrim ah, mid caqli xun, mid aragagixiye ah yaanan laga hadlin mar hadii uu dhinto! Bal arag oo is dhageeysto daanyeeryahow sidda eey maskaxdaada u shaqeeyso ee doqonimadda ah!

    Dadka waxa fiican sameeyo, iyo dadka waxa xun sameeyo kuligood ka hadalkooda macno ayaa ku jirra, qof walbana waa in la xisaabiyaa.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  23. Cadaado

    Soomaali cid aan is dilin majirto marka adiga maxaa mida Sacad Kaliya ku tusay?
    Why is that you became so obsessed with Sacad and their own family affairs ?
    Why ? What is that got to do with you? My God I am dealing with a sycophant in here !! ( Antisocial Personality Disorder )

    Seek some help …….

  24. Hobyo Godan,
    Matter of fact the armchair psychoanalysis u did on me are invalid, illogical and rubbish. Calling someone u don’t know makes me think u don’t even know the meaning of antisocial. Similarly, I doubt that u even know the true meaning of pschopant! Lols.

    Just throwing some labels around does not make u any smarter. On the contrary, it validates your small 🧠 brain hence I call u and your likes buffoon, daanyeero.

    Your premise that “there are no tribes in Somalia that did not kill each other” therefore, it is normal or the norm to kill each other is another evidence or indicator for that matter of your low intelligent quotient (IQ).

    Ma waxaad u maleeysaa in sidaada oo kale, aan wax iska dhaho? Amaba aanan karrin in aad si madax banaan or critically thinking ah, aan wax u analyze gareeyo?
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  25. Cadaado ( Psychopath )

    Psychopaths like you are straggle to feel empty or remorse they often form deep emotional attachments to certain people or ideas which leads a reckless dangerous behavior !

    Even though I don’t know you but still according your extreme up normal behavior against certain people is telling me that you’re a Psychopath person.

    I don’t have to be a genius to figure out your extreme hateful thoughts ….!

  26. Aha, now u talking about psychopath which is completely different condition than pschopant. Nonetheless, u still don’t know neither of these conditions.

    Before you throw labels around, and diagnose me, try to have some brain activity by using your neurons. Thought process exercises would do u good.

    A mind is a terrible thing to waste. According to evolution theorists, if u don’t use a part of your body including the brain, you lose it.

    Waana dhibka heeysta adiga iyo dad badan oo Somalida. Maadaama eeysan isticmaalin maskaxdii Ilaaheey siiyay, waa eber, oo waa iska socdaan maskax la’aan. Wax eey maqleen, wax eey arkeen, iyo wax qof u sheegay amaba fikir meel uu ka yimaaday la’aqoon saa qabiilka hal unug amaba hal cell ma’ahan oo dad badan isku si umma wadda fikirri karraan without coercion amaba hadii aanan la qasbin, marka idea aanan la imtixaamin, amaba aan la validate gareeyn ayeey iskala ordaan, oo suuqa sii galiyaan, oo kuwa kale oo caqli daanyeer leh sii riixaan.

    Ilama socotid ayaan u maleeyn maskaxdaa yar darteeed lols
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  27. You’re the one who left his brain in Godin labe and Gidhays …! People like you Should be locked up and never be allowed to have a free access to the civil society because mentally retarded with a dangerous illness behaviors.

    A word of advice from me is that…… Please, take care yourself and don’t forget your Medicine to take on time..!!!

  28. Hobyo Godan,
    Daanyeer in aad tahay hadalka kaniini qaado, iyo blah blah waa unoriginal, yacni wax maskaxdaada yar yar ka imaaday maahan. Waxeeyna cadeeyn maskax yaridaada. Hadal aad iska dhahday igama dhigeeyso wax aanan aheeyn. Daanyeer.
    Dalmida.
    God bless Somalia 🇸🇴

  29. Cadaado ( lunatic )

    I am not making up but seriously you’re insane mentally ill dangerous foolish and Unpredictable.It’s the truth and I know it hurts…!!

    Seek help before it gets worse.

Leave a Reply to Mr BaHaL

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented