Madaxwayne Farmaajo oo Dalacsiiyey Ciidankii Dhirbaaxada ku dhuftay Alshabaab (Sawirro)
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saraakiisha, Saraakiil xigeenka iyo dhammaan askartii ka qeyb qaadatay jabkii xoogaanaa ee dhawaan maleeshiyada Al-Shabaab loogu geystay saldhigyada ciidamada Dowladda ee Aw-dheegle iyo Bariire.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yusuf Raage ayaa ka qeyb galay xafladda dalacsiinta oo Maanta ka dhacday Aw-dheegle , waxaana saraakiisha, saraakiil xigeenka iyo askartii ka qeyb qaadatay dagaalkaas la dalacsiiyey min hal darajo.
Saraakiisha iyo ciidamada la dalacsiiyey ayaa dhammaantood waxay ka kala tirsan yihiin Ciidamada guutada Gor-gor iyo kuwa 14 October.
Kooxda Al-Shabaab ayaa 3-dii Bishaan April waxay dagaal kusoo qaaday saldhigyada ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin Aw-dheegle iyo Bariire, waxaana halkaas kasoo gaaray khasaaro xoog leh.
General Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Al-Shabaab looga dilay dagaalkii Awdheegle oo kaliya wax ka badan 100 askari isla markaasna Shabaab loo dhigay cashir aysan hilmaami doonin, sida uu hadalka u dhigay, inkastoo Shabaabna ay guul ka sheegatay weeraradaas.
Saldhigyada la weeraray ee Awdheegle iyo Bariire ayaa waxaa ku sugan Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, gaar ahaan Guutooyinka Gorgor iyo Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee Ururka 60aad oo horay deegaanadaas loo geeyay.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42133
Misaakiin, raggaan waa in mushaar fiican la siiyo, rafaad iyo gaajo ka muuqato oo Alshabaab dilaan maalin kasta.
Daanyeer Farmaajo hadduu Jubbaland ka daalo misaakiintaan wuxuu u dirin Mudug iyo Puntland.
oo la dilin.
Wadadii ciidan Somaliyeed oo macne leh lagu dhisi lahaa lama hayo.
Somali ilaahay hogaankii ayuu ka inkaaray.😉
Yaab! ma ogeyn in taliyaha guud ciidan Somalia Odawaa, sidaan dhicis u ahaa..kkk
Miskiinkaan may cunto siyaan ayaan islahaa, nin duurka gaajo ku dishay moodayey.. kkkkkk
general Odawaa waaba dhicis..kkkkkkk
weligay asagoo taagan ma arag..kkkk.
Odawaa dhicisnimada waxaa u dheer waa Doqon uu Farmaajo ku shaqaysto !
Sharaftii iyo Karaamadii Ciidanka lahaa bay ku cayaareen markay nin Jab ah Hogaankii u dhiibeen🤣🤣
Aawey uma jeedo Mr Farmaajo
mise wuxuu ka fiirsanhayaa Villa Xoriyo
Ninkii tagiwaayey Studio Eng YARIISOW
Miyaa tagaa Afgooye.
Mentor Abby Ahmed ayaa
ciidamo ii soo wado ayaa laga
Sheegahayey
Jidkii MELES iga dheh
maasha allah ilxumi idinma aragto kuwan markay ciidanka qaranka arkaan ka naxaya ilaahow ishooda idin dhaafi,farmaajo is working dalkaa iyo ciidana sidaa u quruxbadan bay rabeen in la kala diro no way no how shaqadan waa socnaysaa ilaa ciidan dalkan amisom kala wareega la dhiso wixiinaan halkan wax kusoo qoraya xaalkiina waa an ooye albaabka ii xidha halkan ka calaacala ku mashquula sida ilaahay raga u samayey nin nin kale labiskiisa iyo qaabdhismeedka jidhkiisa ku mashquulsan waa dayuuus qooma luuut isla xishooda xoolayow halkan kalshaale ku wareeray,,ninka tuhunsan dowlada somalia tamaryaroow inta anad dhibwayn transan aan talo ku siiye war hooy timir lafba ku jirta…
Hobyo godan
Sxb aniga iyo adiga reer Mudug isla ah oo baqin, Sacad iyo Cumar Maxamud.
👊..kkkkk
Ma ila aragtay in Farmaajo Hawiye bahdil kuwado oo Xamar dhicis warlord ahaa u dhiibay aka Cumar Filish, ma Abgaal ayaa geesi nadiif ah laga waayey…yaab.
Hadda Odawaa oo dhicis yar ah ayuu yiri: Dalka adiga ayaa xoog u ah.. The leader of SNA, Somali national army.
Cunugaan dhiciska ah Odawaa, Alshabaab wayba ku luqluqan…🏃
Farmaajo dalka halaga qabto, daanyeerka Quule cunka badan…kkkkkkk
Taageerayaasha haraaga Jabhadauhu waa dad bilaa damiir ah intooda badan…
Marka qofku uu galo halgan been ah oo lagu danaysto deedna looga tago meel cidla ah waxaa ku dhaca tiih xagga maskaxda ah, wuxuuna garan waayaa jiho uu halgankii u sii wado illeen cidu jooji ma oran, waa un looga baxaye…
Hadda dadkan halkan ka yabqamaya waa wada sida, waa SNM, SSDF USC iyo dhowr SPM ah, oon wali halgankii beenta ahaa ku jira, garanna la` si ay u joojiyaan oo umadda cafis u waydiistaan…
Waxaa soo raac waxoogaa hanti dadoow haysta iyo shabaab..
Iska biqleeya inta la idiin imanayo…
Kalsame
Isha ayaad ka tuurtay. Waa ciyaal suuq dhac, boob iyo kufsi ku soo koray. Awalna ay jabhadihii xaaraanta ahaa ee hablaha kufsan jiray ay xaaraan ku dhaleen. Marka tiihaa ha ku jiraane u daa.
Damiir iyo dadnimo toona maleh, waxaa cawaannimadooda waxay quuri la’yihiin inay wiilashaa naftoodii u huray inay shacabka soomaaliyeed nabad ku ledaan inay ugu yaraan ka aamusaan illeen waa wacallo iyagu oo soomaali ma ahane.
Ninka caayaya, oo wax ka sheegaya askariga soomaaliyeed ee argagixisada ka celinaya dadka iyo dalka soomaaliyeed waa soomaali ma ahan. Nin aan soomaali aaan ahayn laakiin luuqadda uun wax ku qorana macno badam noo samayn mayo.
Hodan
War la fahmi karo qor ama iska aamus, bal waxa adiga qortay adiga aqri bal in fahamto.
Mise waxaa tahay sida Ciyaalkayga qurbaha ku dhashay oo marka afsomali qora iraado isku qalda; asaga iyo ayada… Haddaad milix ii keen tiraado ay biyo kuu keenin..cusbo lee yaqaanaan….kkkkkkk
Aabo milix maxaa lawadaa?? Kkkkkkk👭
Asaasaq ayaad tahaye, noo daa gabdha, neefyohow.
Adigu waa adiga LOP qoranayee, haddii aad Puntland jeceshay maxaad ugu noolaan wayday waa adiga cayrta yar ee Iswiidhan oo aan caalamkaba laga aqoon hoos joogee.
Aqoondaro waa iftiin la’aan,waa askhiriyo ilaysla’aaan.
Adeer Xasan Sheekh Muumin.
Son of Adalian Dinasty.
Somsliya waxaa ka socda kacdoon Somaliyaysan,dhalinyaratsan oo ka dhacaya degaanada Somaliyeed oo dhan.
Aabaha kacdkonkaasi waa Moxamed Formaajo.
Dabadhilif,Alshabaan iyo Mooryaan oo Somaliya laga sifayayo. 3 da isbarkan.
Guul,SNA.
Markii ay gabnoowdee 26 gu’ ee hore,Gufanuhu ku naaxee Inangumeedku rafayay kkkkk
Heestaasi ayaan qaadaynaaa hadaan Nabad iyo Nolol.
26 sano kkkkk,wakhtigii Garoobaha Tegreega kk
.dalmida
Galdogob
Aniga markaan Europe imid Somalia Maxamed Siyaad ayaa xukumey..run
Puntland ma jirin laakiin markaan dhowr mar tagey ayaan jeclaaday dhulkaas iyo dadka dega..
Cayr ma qaato weligayna ma qaadan..run
Suaal: Galdogob magacaas maxaad usoo qaadatay, anoo og in aadan weligaa arag Galdogob xitaa qabiilkaaga degin.
Car qabiilada isla dega Galdogob ii sheeg caawa.!!!!!
War cidda tahay sheego……miskiin.😜
Galdogob
kkkkkkkkkkkkk
LAND of PUNT
maxa tidhi marki aan soo maray dhadhaaab
maxamed siyaad baa
dalka xukumayey
kkkkkkkkkkkkk
waar kalsame
berigi A U N maxamed
siyaad dalka xukumayey
dhadhaaab ma jirtey
waxan moodayey
iney jiren luuq jeelow
iyo jalaqsi
uun ee waa maxay