|

MUUQAAL : Axmed Gacmoyare oo DF Somalia ugu baaqay inay Xidho Siciid Deni iyo Axmed Madoobe

Buuhoodle ( Kalshaale ) Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Maamulkii Khaatumo Axmed Maxamed Xasan (Gacamoyare) ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Shirkii Muqdisho ee Fashilmay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu Fariin adag u diray DF Soomaaliya isagoo ka codsaday inay Tallaabo ka qaado Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo uu sheegay inay Caqabad ku yihiin Soomaaliya, iyagoo ka wakiil ah dalal shisheeye, isagoo xusay imaaraadka Carabta.

Wuxuu sheegay inay wax lagu Qoslo tahay hadalka kasoo yeedhay madaxwaynaha Puntland ee uu kaga hadlay Lebiska Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe.

Axmed Gacmo-yare wuxuu shirkiisa Jaraa’id ee Xafiiska Warbaahinta Kalshaale uu ku Qabtay uga hadlay Arimo kala duwan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42116

Posted by on Apr 8 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

19 Comments for “MUUQAAL : Axmed Gacmoyare oo DF Somalia ugu baaqay inay Xidho Siciid Deni iyo Axmed Madoobe”

  1. Ma wuxuu isleeyahay Guno halagaaga qoro
    Canshuurta Hawiye

    Yaa ogaado Caruurtiisa iyo Middii ilmo Adeeradiis
    Waxay joogaan Garowe , inuu Tuuladiisii siistay
    Garab Ari

    Ciirtaada dhame ayaa Ceydaada yaqaano

    Hadduu Macangag Farmaajo ahaan lahaa
    Hawiye wuxuu dhihilahaa

    SACIID Deni wuxuu u doodahayaa Xaqii Daarood Jaberti

    – Daarood ka midba Midkuu ka sii liito
    Waa ka Qabyaalad badanyahey

    * Car noo soo dhaaf YOOCADA NAQRAACYAHOW

  2. Yuu u waraabaynayaa?
    “Calooshaan dhaamin jirey dhosh bay tidhoo.
    Dharaaro badan wax ma dhadhamin.
    Dhuuntaa i wadoo dhadhama raadis baan ahay”

  3. Beesha caalamka dhibaatada doorashada qayb ayay ka yihiin waliba qaar ayaa khatar ku ah qarannimada somalia. Dawladu waa inay fiiro gaar ah yeelataa sanadkii tagay dhamaadkiisii wadanka centaral Africa doorashadii waxaa diiday xisbiyada mucaaradka kuwa ugu tunka wayn oo yidhi dib haloo dhigo maadaama gobolada qaar jamhado haystaan dawladu way diiday deadtime ayay qabatay waxay tidhi doorashadu way dhacaysaa. Beesha caalamkana faraha kalabaxa ayay tidhi arimaha doorashada waliba dalkaas ciidan ku filan malahan. Doorashadii way dhacday. Iminka dawlada soomaalia doorashada waa inay qabataa puntland iyo jubaland waa in xamar lagu qabtaa doorashadooda waayo waa simple doorasho dadban waa beelo layaqaan xildhibaana dooda.

  4. Dabshid
    Kkkkk
    Ninkaan Gacmayare in caaqil Xaange ka hadlo waa ku ceeb..
    Adiga hawshaan kugu wareejinay.
    Eedo Batuulo in boono loosoo qorto la rabaa.
    Kkkkkk🤭
    Farmaajow soo xir Deni waa ninka Kacaanka cusub naga hortaagane.
    Somalia xagee u socotaa???

  5. Leopon
    Dowladee ka hadlaysaa?
    Ma dowlad ayaa ka jirta maanta Somalia ?

  6. Gacmayarw hala waydiiyo; Where’s Khaatumo?
    Mise meesha ka shidan tahay ayaa Khaatumo ah..
    Ninkaan asagoo carcar qaba ayaa iigu dambaysay 2007…
    Allow dadkaaga aqli sii….
    Cagey ayaa yaabay!!!!!!😆

  7. Gacmayare waxaad tiri: Waan ku faraxsanahay wariyeyaasha caanka ah ee Kalshaale in ku casuumeen, waad ku faraxsan tahay..kkkkkkk
    Kalshaale waxaan ku jiray ilaa 10 sano midna kama aqaan..
    Soo qor magaca wariyeyaasha caanka oo kalshaale qora… kkkkkk
    Daahir Calasow ayaa leh waa maqlay, Axmed Darwiish baa leh waa, Habarjeclo ayaa leh waa maqlay……kkk
    Ahmed Gacmayaoow nala wadaag wariyeyaasha caanka ah ee Kalshaale…😤

  8. Land of Punt
    April 8, 2021 – 5:23 pm

    Ninkii Cajaladaas daawaday, shacabkaas ilaa kofur rajo gashay maanta meeye.
    Somali waa dad ilaahay hogaanka ka habaaray.
    Farmaajo ii geeya!!

    Lop
    Dadka reer puntland %88.8 farmaajay taageersan yihiin siyaasi danlay ah iyo inyar oo taageerayaashooda ah ayaa qaska wada su aal adoo ku hadlaya afka siciid dani ama afka xisbiga KAAH. laba options mid kala doorta in doorasho aad aqbashaan oo farmaajo ku guulaysto inaad diidaan oo farmaajo 2yrs 6 month jug loogu siiyo. One man one vote na loo diyaar garoobo labadaas mid doorta. Hadal lama saraado mida farmaajo aad tidhi dad kii kalsoonidii ayay kala noqdeen maalinkii la doortay maantay ayuu ka ka taageero badan yahay waxaad ogaan lahayd hadii santuukh loo dhigo garoowe vote vote.
    Daawo waa bi kahor beladwayn
    https://m.youtube.com/watch?v=5-3zvdumwYM&feature=youtu.be

  9. 2 wajiilaynta beesha Caalamka iyo tanaasulka iyon dabacsanaanta DF waxay keeni kartaa qatar soo wajahda qarannimada Somalia…

    Shacabka Soomaaliyeed 90% ra`yigaa ah in guddoomiye gobol hadduu amarka dawladda diido la xiro way wada qabaan… Df waa in ay dalka haddii ay xukunto nimankaa iyo beesha caalamkaba tallaabo ka qaaddaa…

  10. Waar ninyahaw Madaxweynaha Ummada Soomaaliyeed mudane Farmaajo waxan uu dhawranayo ayaan garanwaayey.Walee madaxweyne Farmaajow goorta taageeradadaada lixaadkaleh ee ummada soomaaliyeed kuu haysaa hoos udhacaysay way dhawdahay haddii aadan talaabo adag ka qaadin labadan Daaquud/Dabadhilif.Madaxweynaw maanta iyo talaabadaad qaado ayey ku xidhantahay soonoqooshada dawladii Dhexe ee xooga lahayd ee Soomaaliyeed ama in rajadii ummadu halkaas ku soo afmeeranto.

    Waxan kugula talinayaa kaa codsanayaa ku waydiisanayaa inaad labadaas Sac ee warkoodu cad yahay qabato xabsi daain ku xukunto.Waddankan beel caalam wax layidhaahdaa malaha soomaali ayaa iska leh haddii aad talaabadaasa qaado waxa hubaal ah in soomaali gude iyo debad iskaa garabtaagayso oo dhif iyo dheefba kula qaybsanayso waddanka revolution ka bilaamayo(Kacaan Cusub) oo cadawkasta loogu quusgooyo.

    Eegnaa talaabadaad qaado!

  11. LOP

    Mida aad tidhi dawlad majirto waxaad ogtahay ana aan ogahay ilaahna ogyahay in muufadaadu maraqa kuugu jirto oo dal nabada aad joogto sonalia silica iyo saxariirta kajirta aysan dhib kugu hayn. Waxaadna ku fekertahay ninka yidhi taliyaasha ciidanka halakala diro. Dawlad way jirtaa balse way tabar yartahay. Wayse xoogaysan doontaa Dalkana way gaari doontaa insha allaah.

  12. Jareertii Makane oo Bekedweyne iyo dad biyo qabow la siisay iyo waxa ka hadlayo maxaa iska galay……Farmajaaa..Farmaajaa, xitaa magaca Farmaajo karin. kkkkkk
    Dee Baladweyne ha dhisteen ama Farmaajo raaca ama diida, who the fuck cares.
    Nin walba tuuladiisa waa yaqaan……!

  13. Leopon
    -Reer Puntland %88,8 ma raacsana Farmaajo..no!
    – Labo sano in Farmaajo loogu daro, baad ah, no!
    – Doorasho Farmaajo diyaarsaday gobolada oo bug ah; no!
    Whats next?🤧
    Sanboor baabi haya caawa…kkkkkk

  14. Dhab-Hunguri..kkkkk
    Bal noo sheeg caawa haddaad Farmaajo ahaan lahayd tallaabada aad ka qaadi lahayd;; 2;da daaquud, dabadhilif aka Deni iyo Ahmed Madoobe..noo sheeg, awoodii Farmaajo adoo haysta kasoo qaad..Jawaab keen mise dh…….lo ayaa tahay…?
    Dhab-Hunguri kuye, allow aad na cunin..😤 Maxaa ey iska ciya adduunka…!
    Gacmayare ayaa ku dhaaba oo Buudhoole geela lisa, adiga intee joogtaa?

  15. Qofka aqli wuxuu la yaabin, Deni iyo Madoobe xoog haloola tago.
    Hadana wuxuu ku leeyahay Buuhoodle ayaan jooga oo Somaliland ahayn Puntlandna ahayn, tuulo dhexda ugu jirta labada maamul.
    Waa waxa Somali u sheego maalin walba in Somali ka baxday is adoonsi oo tuuladaada cidda rabo Sparada ka qaadin.
    Sidee ku keenay Buuhoodle waa xor oo cidna xoog iiguma talin karto, hadana leeyahay waa in xoog u isticmaalo Farmaajo Garoowe..
    Waa kaas aqliga geelwaska.👎

  16. shacabka xamar waa ku dalleen madax hawiye oo dumisa meqanki xamar iyo

    xamar biile. waxa laga dalay niman dood kaliyay meqaanka muqdisho iyo

    kurasteda sida abgal ogu qanacday inay tuloyin dhabayaco uraran caasimada

    ku qanacsanayeen oo qancay madaxweyne maqarsaar ah

    anina waxan ku qanacnay kalitaliye muqdisho iyo meeqankeda ku amaanan inuu ii jooga markan rabana dhaho sedi waa bixi karta hawshad qabtay allah swt ajar haka siiyo!!!!!!!!!!!!!

  17. Kkkkkk

    Ina farmaajo shalay wuxuu ka soo dhex hadlay JEESOW oo reer hiiraan ah

    Manta wuxuu ka soo dhex hadlay GACMA YARE oo reer buhodle ah tolow beri

    Yuu ka soo dhex hadli doona ?? dorasho diidka hadan dalka laga badbadin haloo

    Diyaar garoobo oday iyo xaskisa laga soo dhex hadlay oo is weraraya

  18. Somali galbeed

    Somalia nin isu keena iyo nin ururiyay u baahantay NOT nin isku dira ama dhiigooda iyo dheecaankooda ka Ganacsada oo quruumo kale ka Gada…

  19. Bal isqabadsiiya hadalka Daanyeer Geelwas Gacmayare.
    Wuxuu yiri: Buuhoodle waa xor oo cidna xoog iiguma talin karto, Somaliland iyo Puntland midna nooma imaan karaan.
    Hadana leeyahay waa in xoog u isticmaalo Farmaajo Garoowe.. You see.

    Weliba waan ogahay in labada maamul lacag ka gurtaan….run
    Dhabayaco goorma ayey aqli yeelan.🤷‍♀️

Leave a Reply to Xaange

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented