MUUQAAL: RW. Rooble oo Arin Xasaasi ah ku Amray Ciidamada Amniga ee Somalia
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee dalka uu ku yeeshay Safmarka COVID-19.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Golaha Wasiirada ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo howlgallada socda ka dhageystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga, waxayna tilmaameen in xiligan loo diyaar garoobayo bisha barakaysan ee Ramadaan ay jiraan feejignaan dhinaca amniga ah.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa golaha warbixin ka siisay xaaladihii u danbeeyey ee safmarka COVID-19 uu ku yeeshay dalka, waxayna sheegtay in guud ahaan dalka ay ka soconayaan dadaalada lagu badbaadinayo nafta dadka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday Ganacsatada Soomaaliyeed in qiimaha maciishada hoos loo dhigo bisha Ramadaan, isla markaana bulshadu is caawiso, bacdamaa uu dalka saameyn dhaqaale ku yeeshay Safmarka jira.
Golaha Wasiirrada ayaa ugu danbeyn warbixin ka dhageystay Guddiga abaaraha oo ka hadlay dhibaatooyinka ka dhashay abaarihii ku dhuftay qaar kamid ah deegaannada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Waxuna goluhu ansixiyay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka oo soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42111
Dadka ku shiro Xalane Mr Rooble ayaa ka jiro
Nin aan shaqadiisa aqoon
Shaqada asagaa leh
Dhulka asagaa leh
Ciidanka asagaa leh
Canshuurta asagaa leh
Caasimadda asagaa leh
Markaas ayuu war ka dhageysan
Nin waalan oo Murusade marti u ah.
– Adigoo xoogii Hiraab ah
Inan Layaal HERIDIID hadal ka sug
Soo maahan Ceeb Hiraab dul-saaran.
* Habaar ayaa nagu soo deg degay
Markaan Ciilane Majnuun ah
BUFFALO KA SOO KA XEYNAY
JOINT PRESS STATEMENT
International Partners Urge that Talks Continue
Mogadishu, 8 April 2021 – International partners* are alarmed by public statements made by some officials yesterday suggesting that the closed-door, consultative, ice-breaking meeting of Federal Government and Federal Member State leaders is not making progress. We stress that these talks are central to ensuring implementation of the 17 September electoral model for credible elections, without which the progress of recent years in Somalia’s stability, economic development and institutional reforms will be at risk.
________________________________________________________________
We urge the leaders to return to the talks immediately to reach agreement, through compromise, on remaining issues. We reiterate that partners will not support a parallel process, partial elections, or new initiatives leading to an extension of prior mandates. We urge all Somali leaders to exercise maximum restraint and refrain from any unilateral actions that may cause an escalation of political tensions.
______________________________________________________________
In view of the gravity of the current situation, partners are undertaking urgent consultations with the FGS-FMS meeting participants and other key Somali stakeholders to identify options for quick resolution of this impasse and a rapid return to dialogue.
* African Union Mission in Somalia (AMISOM), Belgium, Canada, Denmark, Djibouti, Egypt, Ethiopia, European Union (EU), Finland, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), , Italy, Japan, Netherlands, Norway, Poland, Qatar, Sweden, Switzerland, Turkey, United Kingdom, United States, and the United Nations.
* * * * *
Dabshid
kkkkkkkkkkkkkkk, walaahi si niyad ah u qoslay..kkkkkkk
Cabaadkii ayaa ka dhamaaday..
Reer Qurac qaarna inta kugu fariisteen ayaad neefsan ladahay, qaarna na caawiya dhahayso. kkkkkk
Hiraab gaardis ku hira horta ma kuu jeedaan… kkkkkkk
Siyaasada Somalia qabiil weligeed ma ahayn, hadana maaha.
Hiraab oo gaardis ku jira 1978 iyo Majeerteen oo damcay in daaqada ka tuuro Kacaankii, ka dib duurka galeen.. SNM iyo USC ka dabatageen.. run
Maanta waa isla sidii……war oohinta iska daa, imisa sano ayaan Bari kaaga soo gurman ilaa SYL…kkkkk
Reer Qurac ayaa yaabay oo Dabshid qoorta uga taagan sidii George Floyd..
kkkkkkkkk😆
Farmaajo libaax uu libaax dhalay waaye, Haddii Kablalax iska daayaan walaahi Somalia in 50 sano soo socota loogu yimaadeen. run.
Laakiin 50 sano ka dib dal burbursan ayaan noqon Somalia.
Dictator never develop a country..waa taariiq la hubo adduunka.
Xukun dictator dhiig ku dambeeyaa.. ayadana waa taariiq la hubo adduunka.
LA HELOW MAXUU YIRI?
Asc
L/puntland.
Maxaad tiri Dictator never develop a country?? Aad iyo asd baad run ugu sheegtay laakiin su’aashan ka jawaab fadlan QABIIL dal ma horumarin karaa? (Tripe can develope a Country)? Jawaab ayasn kaa sugayaa?
kkkkkkkkkkkk
walahay waa qoslay araa xay tiri George Floyd maahmaahuu noqday miyaa!
@horta land of put
habo adiga gabar aa ku qabay ileen nin aad aheed waxa arkay adoo
dhohoyaa ani iyo caruurtayda qurbahan iska joogayna ileen naag baa aheed
taas
wareer way aragtay iyo nin hadalkis marku soo qatimo ku soo jarayaa sidaan
run, sax, ani somali maryoley i yo walax sidaas ah lol
@ dabshid salaan aboowihis
kkkk hadii aad dhabayo ku haysay irmaan banadir anina mareexan baa ku
haynaa kaftan.com
horta mid aan ku saxo Pm Rooble shalay buu yimid marku imadaynay bahasha
xidigaha ayay maraysay inu dhulka soo dhigana waa adkayd laakin
aboowidis
waa darensanahay mesha aad ka imanayso waana sidaa aan jecelnahay
laakin sidaa aad wax u raabto hadii lagu raaco. Nimanka Xalane ku xaraysan ma
raban inay xamar ka baxan ilaa dhiig shumo.
waxa jiraa siyaabo loo saari karo nimaankan xamar martida ku ah laakin sidaas
kuma baxayaan . waxa hawiye ku dul gorgortamayaa waa daarood .mareexan
meshas oo iska dayacan bay arkeen iyo siyaasinta hawiye kala dadsan waa nin
hunguri xumada hawiye galay, mj wuxu wayay tubadi xamarr abgal u suray
intay diidayeen habargidir. marka hawiye manta waa u salaxan tahay laakin
hawiye wuxu doorbiday nimaankan fashilmay ee ku xaraysan xalane war
siyaasad keena ama amuusa
wax ay soo saidinayaan malaha ilaa xamar dhiig shumo marka haa ku noqdan
deegankoda mesha haka keenaan ciidanki iyo dhaqalihi saari laha farmaajo.
iyo fagarihi lagu qaban laha. hadii kale hawiye iyaaga u taal mesha iyo sidaa u
sarayaan ama udhaqanayaan seedigood.
Ixtaf qofan sita u sound like a lady wax dhimatay baa tahay oo ciyaala suuqad ah waa 2021 baa rabtaa inu dhiig ku daato somaliya oo dagaal dib loogu noqdo,noocaga xanuunsan ee u xiisay 1991 wixii dhacay illaahay umada haka qabto hada waxaasi meel nabaday joogta ooy ku raaxaysansysa dadkii iyo dalkii somaliyeedna waxay la rabtaa dagaal iyo qax subxaanalah illaahow kuwan naga qabo adaa awoode