|

MUUQAAL: Cumar Filish oo Weerar ku Qaaday Aqalka Sare kana hadlay Fashilka Shirkii Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee 4.5. isla-markaana beelaha qaar la siiyey xubno badan, halka kuwa kalena lagu tuntay xuqooda, isagoo carabka ku dhuftay inay tahay cadaalad darro horey loo sameeyey.

Sidoo kale wuxuu duqa magaalada Muqdisho tilmaamay in dad leh dano gaar ah ay Aqalkani ku dhiseen deg deg iyo boob.

“Waxaay aheyd in wixii la dhisaayo oo awood qeybsi ah in 4.5 lagu qeybsado ama tirada gobolada lagu qeyb sado intaba lama sameyn, beel waxay qaadatay 8 midna 17, taas ayaa horta jirta marka beeshii 17 heysatay waxay rabtaa in ay difaacato oo aan laga qaadin waana cadaalad darro,” ayuu yiri Mudane Cumar Maxamuud Mqaxamed (Filish).

Si kastaba hadalka kasoo yeeray duqa magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya, xilli gobolka Banaadir illaa 13 xubnood laga siiyey xubnaha Golaha Aqalka Sare oo ay u ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Wuxuu Puntland iyo Jubbaland sidoo kale ku eedeeyay Fashilka ku yimid Shirkii Muqdisho, isagoo tilmaamay inay Dawladdu xaq u leedahay inay qabato doorashada, diyaarna u tahay.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42081

Posted by on Apr 8 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

27 Comments for “MUUQAAL: Cumar Filish oo Weerar ku Qaaday Aqalka Sare kana hadlay Fashilka Shirkii Muqdisho”

  1. Cumar Filish waa ninkii Xamar dhulka dhigay gantaalo SNA laga bililiqaystay asagoo wato oo cadowgiisa koowaad Muuse Suudi Yalaxow ahaa..🌚
    Haddana waxaa loo dhiibay magaaladii dumiyey meeshii maxkamad laga saari lahaa, hadda war lagu shubay meesha la fadhiyaa=
    Farmaajo: Adiga Cumar Filish waxaa tahay, Cali Ugaas Cabdulle cusub, waa ogey waagii Cali Ugaas Xamar ka talihaayey 1987 Xamar goof lagama dhicin, waana sababta Xamar kuugu dhiibay…kkkkk
    Adiga Cumar Filish dambi ma gelin; magaaladaada ayaa difaacanaysay dagaalkii sokeeye, Sheekhaal musbaar madaxa looga kaawiyey ayagaa isku keenay, xaa Caydiid dabadhigay..adiga dambi maku lihid.
    Puntland iyo Jubbaland waxay diidan yihiin meekhaamka Banaadir iyo 13 cod heshay, kuwaan Sheik Shariif, Xasan Sheik iyo mucaarad waa dad aqli xun.
    kkkkkkkkkk
    Waxa aan arko yaa ila arka mise aniga jinni arag ah..😷🤧

  2. Daanyeerkaan Cumar Filish; His real home is in prison not the leader of Magadishu, this ancient city aka The white pearl of Indian Ocean.
    Farmaajo maalintii Cumar Filish u magacaabay Duqa Xamar ayaan iri; Waa aflagaado Abgaal ku socoto, wax Cumar Filish dhaama ma hayo🤭
    Somalia waa dal daanyeer xukunto.

  3. Cumar Halyeey diiday in ay Garoowe bulaasho Xamarna dagaal ka qarxo oo laga qaxo… Haddaad Xasan Shiikh iyo Sh Shariif baad ka qaadi jirteen kuna danaysan jirteen waa laga yimid waayahaas… KLa qabsada casriga sinnaanta iyo bilaa musuqa… Dadkii Garoowe 1,2 , 3, iyo 4 loo yeerin jiray waa kuwaa wali idin dab dhahab dhahab leh, iyaga iyo idinkuba la qabsada jawiga iyo nolosha cusub… \Cabaadka yaan la idinka garan Jaalle.

    Wiiiiiiiiiiiiiiii wiiiiii waawareeeeeeeeeeeeey… Msikiin.

  4. Qoorqoor waxaad noqon hadaad ila shaqayso R/wasaaraha dambe

    Finish adna duqa Banaadir oo aan dhicin kugu filan

    Waare iyo Laftuna waa lamid ballan qaadyo ayuu u sameeyay had how ha rumoobaan ama ha uga baxee
    👉Wasiiradu lamid

    👉Taliyayaashu lamid

    Dictator iyo camalkii oo helay rag danaystayaal ah

    Ma halkaasay raggii la maraysaa doorashadii ay Farmaajo doorteen?!!!

  5. Kalsame
    Goorma ayaad aqli yeelan….?
    Somali oo dhan waxay tuseen Farmaajo in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska ahaa oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa wadaa.
    Meeshii wax sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta adiga ku jirto oo la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.🇸🇴
    Maanta Xamar wax idin kama yaalaan, markii caruur iyo hanti idiin taalay waad garan weydeen in odaygaan cimrigiisii dhamaaday aka Allah yaa arxamu, Maxamed Siyaad oran weydeen adeer Somalia waa dumi rabtaa ee talada dhiib anagana iyo Daaroodka kale aan gurigeena nabad ku dhex joogno, cidda xukumaysa ha xukunto.
    Maanta aniga waxaan qabaa Somalia ninka xukumaya shaqo kuma lihi laakiin dal nabad ah oo federal ah oo nabad ah rabaa keliya.
    Somalia nabad iyo sinaan..✌️🇸🇴
    Haddii la diido waydin kaas…

    • stop calacalka cid wax ka dhagaysanaysa ma jirto land of stupid,adigoo oday wayna ah kalshaale calaacal la dhex fadhi somali way aqliyeysatay cid danbe oo lagu awr kacsanaya ma jirto somai way diiday in la isku dul noolado oo reer walba intu xero ooto inyar oo qabiilkiisa ah ku urursado yiraahdo somalida kale ee idinla dagan ku dul noolada no more so called puntland only majeerteenba shita inta kale la dagan way ku dulman yihiin, so called idoorland only idoor bay u shidan tahay qabiilada kale la dagan waxba kuma qaban and so,markaa intiina raba in somalida is adoonsato oo qoloba qolo ku dul noolato waa la diiday somalaiya oo siman ba la rabaa waliginba cabaada somalia somali baa leh xadadkan la dhex dhigay somalia waa in gorgor iyo haram cad qaadan wadanka wadankiisii lagu soo celiyaa….period

  6. Lop
    Horta hantida qaran eed bililiqada ku haysato oo dadkii lahaa ka baahanyihiin adna aad ku naaxday soo celi… Waxa kaa qaylisiinaya waa un intaa, in aan lagaa soo celin THE LOOT-ka aka Bililiqada…

    Teeda stop playing victim dude you been the aggressor 4 30 yrs and above… War caqliga laxaamad lagaa saarye dadka la siman oo wax la qaybso, cidna kama sarrayside oo iimaan isu yeel…

    10 sano ayaad halkan wax Daarood la yiraahdo ka naadinaysay, oo kaarka victimka ku qaraabanaysay, maantana waxaad qiraysaa inuu Daarood sabab u ahaa wixii Soomaaliya ka dhacay… Dhibka jira ayaa ah inaad maalinba geeso cusub la baxdo ood wax ku bililiqaysato iyo shaar cusub…

    Meesha caddaan uma khalwaynaysid, annagu waan is ognahay, waxa aad u diririaysao iyo waxa aad ka diriraysoba waan ognahay…

    Soomaali idin baratay caddaankii xidtaa idin faham hadda…

    By the way Baarlammaanka ayaa go`aankii hawsha doorashada loo gudbiyay, ma maqashay, no more ila meerayso…

  7. Madaxweynihii Hore Jaale Farmaajo iyo ilma Gareen waa isku DNA isma dhaanto Iyo dhashood.

    Soomaaliya nasiib daranaa…… Marwalbo waxaa xukumo oo majaraha u qabta Ninba ninka ugu xun Bulshada dhexdeeda oo ugu beenta badan ugu tuugsan Ugu Munaafaqsan…..!! Wadan kaanoow aaway dadkaagii ?

    Cabdiwali Gaas Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa waxaa laga hayaa inuu hada Kahor yiri :— ( Puntland waa islaan wanaagsan laakiin dhibka jiraa wuxuu yahay Waxay sanad kasta guursataa Aalkoliiste) hada Somalia waa wadan aad u Wanaagsan dhan walba laakiin Dadka hogaanka Qabto waa dad aad u liita umana Qalmaan in loo gacan galiyo Maandeeq..!

  8. madaxwayne ka wanaagsan ka aaminsan ka dulqaad badan somaliya ma so marin this is it farmaajo waa madaxwayne ilaahay somali usoo direy alaah watoo wehel uma baahna in somalia hagaajiyo baa ilaahay u soo direy,,Waa xaal inaga waynoo xaga samada laga qorey,illah soo direy meelna uma socdo ilaa uu somalia somaliyadii ay aheed kusoo celiyo waligiinba cabaada waa minorityga halkan ka cabaada ,, hore loo soconaya waa la soconaya

  9. Kalsame
    Daarood keliya dambi ma gelin, Hawiyena waa galay, marabo in waqti ku dhumiyo, waxaan iyo waxaan ayey sameeyeen, waan sheegaa..run,
    laakiin aniga waxaan rajo ka qabay oo ku farxay markii Farmaajo la doortay in Somali hore u docoto laakiin jaahiliintii Kacaankii daanyeerka ahaa ayaga hor ordayey oo maanta xeryahii qaxooti kasoo baxay ayaa meeshii ka bilaabay, guulwadayn oo ilaaway meeshi dalkaan laga keenay…!!!!!
    geelwas si wax loo fahamsiiyo ma aqaan…Farmasjo na daadihi, 5 sano ka dib yaan arkin Xamar oo gubanaysa oo naagaha iyo caruurta laga cararay oo Mooryaan kufsanayaan rag ka celiya haysan🐥
    Walaahi reerkayga Kalkacyo dega waxaan u sheegaa, deriskiina la heshiiya xitaa haddaad iska celin kartaan, waayo in nolosha qasanto xabad la riday ayaa ku filan, dagaal haba joogee. run
    Allow dadkaaga aqli sii. Aabow na daadihi..

  10. Kalsame
    Daawo sawirkaan Farmaajo oo Puntland yimid markii la doortay oo safiarkiisa ka bilaabay, xitaa ciidankii amniga sugayey ka shexbaxeen.
    Waayo Somali rajo ayaa na gashay in qabiil iyo colaad dhamaatay.
    Farmaajo ii geeya, macal Hargeysa laga dabaaldegey..
    Wuxuu noqday daanyeerkii Somali ugu aqli xumaa..
    Sida Shacabka Puntland farxad la suuxeen ayaan aniga faraxsanaa.
    Watch.
    https://www.youtube.com/watch?v=O40fWSnwR5o

  11. Hodan
    Inta tabartayda ah, waxaan is leeyahay talo sii Somalida aqliga xun oo adiga ku jirto.
    Haddaad caruur leedahay in dal ku noolaadaan oo sharaf leh ayaan u dagaalayaa.
    Free, federal and democratic Somalia.
    Naagaha agoontii Kacaanku ka dhib badan nimaka agoontii Kacaanka..😷

  12. Sorry. kaas waa sawir dambe maaha markii la doortay.
    Watch
    https://www.youtube.com/watch?v=A1qFk3VKua0

  13. Ninkii Cajaladaas daawaday, shacabkaas ilaa kofur rajo gashay maanta meeye.
    Somali waa dad ilaahay hogaanka ka habaaray.
    Farmaajo ii geeya!!

  14. Hodan
    kkkkkkk
    Habar riyo ku jirta ayaa tahay.
    Kute Haramcad..walle istaaga ayaa la isku wasin cidda maanta Somalia sheekadii Kacaanka iyo xoog ula timaada….
    Try in Somalia xoog u isticmaasho habar yahay jeega-wareega ku riyoonaysa.
    Somalia ma maanta ninwalba tuuladiisii joogo dhib iyo dheef ayaa la isku dul noolyahay mise markii Somalia askar iyo guulwadayaashooda caruurta ka kufsanayeen oo adoonsanayeen?
    Wax la waayey geelow ninkii waalan baa u duda😎

  15. Mahiigaa quustaykkkkkkkkkk
    Waar Reer Garoowoow caadi iska dhiga.
    Waa maxay waxan oo oohin ah.

    Aniga Hawiye oo nabad iyo nolol isku raacay ayaaa ii guuul ah kkkk..Tulo xun oo La yidhaa Kismaayo ama Garoowe waxba ii soo kodhinmayso. 30 sano nabad sheeganaysay oo Hooyo Somaliyeed ii caano ii siin wayday ama Wiil Somaliyeed school ii siin wayday.
    Habsaan ka iyo guuuldarada laga dhaxlo Tulo calan lagavtaagay waa tan oo kale.

    Hiraabka israacay miyaad ka bugtaa.
    Waar tulan ba’as ee Garoowe ka soo guura oo Somali wayn iyo guusha dhinac ka raaca.

    Mahiga iyo wixii way sooo dhamaadeen.
    Waar madaxa kor u qaada.

    Dalmida

  16. Mr BaHaL

    Guddoomiayaha Xoogagga waddaniyiinta… Ila meeraysadii way dhamaadtay…

    Waxaa arrintii Doorashada loo celiyay Baarlammaanka… Mar dhow go`aammo wax ku ool ah filo…

  17. Land of Punt

    kkk

    maxaad tidhi;

    Hodan
    kkkkkkk
    “Habar riyo ku jirta ayaa tahay.Kute Haramcad..walle istaaga ayaa la isku wasin”

    Waar daayeer-yahow ma waxaad rabtaa inaad habarta labadeeda naas iska laa-laadiso!kkk kkk kkk

  18. Kalsame
    Kkkk

    Tulo xun oo calan laga taagto ceebtan oo kale ayay leedahay kkkk.
    30 sano ka dib ayay talo kugu cadaataaa kkk
    30 sano ka dib ayuu waagu kugu baryaa lol

    Imisaan lahayn,waar hooy Tulo calan laga taagay ceebbaa looga dhaadhacaa kkkkk

    Imisaan lahayn,waar hooy qoorta kor u qaada,oo rag iska dhiga.
    Burtinle ayaa yaabtay.

    Dalmida

  19. Laalays
    Hodan waxay ku leedahay; Farmaajo waxaan ula jiraa in Iidoor iyo Dhabayaco ay dalkii bar ooteen oo beelaha kale ku adoonsadaan. kkkkkkkk
    Anigana waxaan u sheegay= Somali waa isdishay oo ninwalba asagoo qaxaya ayuu tuuladiisii u noqday oo xaarxaartay.
    Marka ma Hodan ayaa rabta in sidii Kacaanka dalka dhan adoonsadaan mise gobolada ninwalba tuuladiisii jooga ayaa isku dul nool.

    maanta Somali waa tuuladaada quruxso, dadkana nabad geli.
    Walaahi xitaa Majeerteen ayaa nin tuulada degin, Deni u magaabi karin.
    Beel walba dhulkeeda iimaansatay oo maamushaan.
    Jagada ugu saraysa waa wax kale sida Farmaajo, Deni, Muuse Biixi, etc, sida ku imaanayaan waa howl kale, magac madaxweyne qaran, mid gobol…….etc.
    Laakiin beesha qalad iyo cadaalad darro aragta jidka xiran oo la baryin. kkkkkk

    Waa baa jirtay; in Gaani iyo Morgan ay Hargeysa fiidkii seexinayeen.
    Galkacyo kornayl Dhagaweyne oo Isaaq ahaa uu baaraga ka gubay oo sun ugu shubay, gabdhahana ka kufsaday. waa cadayn hayo.
    Taas loo noqon maayo..run
    Marka goorma ayaa la is adoonsan jiray ma maanta mise shalay.

    By the way Habar naaskeed ma rabo, mid cad ayaa i ag jiifa…kkkkkkkkkkk😆

  20. Kalsame
    Aniga waan simaa oo ma aaminsani, qabiil yar iyo mid weyn ama xitaa in dumarka ragga madaxweynenimo uga xaq leeyiihiin, taas waa run.
    Mr Bahal intii Isaaq ka carayey ayuu ilaaway in Borama airport ka dhisto oo iimaan sado dhulkiisa..
    Farmaajow i xoree…kkkkkkk
    Maba oga waxa xorriyadda tahay, inay tahay isku filnow oo cid ha u baahan.
    Deni in Farmaajo miiska u garaaco waxaa keenay..ciidan iyo lacag midna ugama baahna..thats xoriyay.
    Ilma Gareen ayaa yaabay…Farmaajow i biil…kkkkkk🤭

  21. Kalsame
    Maxaa tiri: By the way Baarlammaanka ayaa go`aankii hawsha doorashada loo gudbiyay, ma maqashay, no more ila meerayso…”
    kkkkkkk
    Waxaas waa last move of Farmaajo, dadka ku jaah wareerinayo asaga iyo Parlemanka och midkoodna sharci maaha..War daanyeerkan Eelayga Mursal qoro..yaa ka dhagaysan…😊
    illegitimate President+illegitimate parlemant+illegitimate prime minister and his government=O

  22. land of stupid,,horta aniga xoolahaga la sheekaysanaya ayaa ka walan becouse wax wax fahmaaya ama inun maskax fikiraysa leh baa loo jawaba hadanad calaan aheen xaqiiqda waad og tahay in somalia markii dowladii sharafta laheed ee umada somaliyed burburtay wax ka danbeeya jirin ,xoola tahaye qabiiladan tuulooyina ootay maxay shacabka somaliyed kuso kordhiyen?nothing school free ah ma jiro jid fiican oo dowldii kacaanka ahed dabadeed la dhisay ma jiro caafimaad isaga warkiisaba daaa dekadihii siyaad bare dhisay hada way aasmen jidadkii dowladii siyaad bare dhistay hada way burbureen walia waad isticmaasha xooloyahow aduunka dowlad dhexe baa wax dhista madaxa maamul goboleedka shaqadiisa waa inu la shaqeeyo dowlada dhexe xukun daadajin wixii shacabka maamulkiisa u baahan yahay dowlad kala xaajoodo airportka boorama eed leedahay mr bahal maxaad u dhisan wayday aduunka kale dowladaha dhisa airport yada, aduunyada dowladaha business ka dahxeeya lacago badan laga helo sida xoolaha oo la dhoofiyo, kaluunka iyo muuska ama lacago dayn ah baa lasoo amaahda oo wadanka la galiyaa laguna dhisaa marba inyar la iska bixiyan aduunka dowlada ka shaqeeya ee qabiil meel ootay kama shaqeeyo ee kalshaale waad ku walatee orod shaqo kale raadso adiga wax qoraya adigii baa isku jawaba waa qayb walida ka mida waxaaga ok

  23. Hodan
    Baayo, aniga oo ku ixtiraamaya in fikirkaaga dumar ahaan kugu leexin…run
    Waa inaad wax aan fahmi karno soo qorto.
    Miyaan farta lagu gelin?
    Miyaan lagu barin hadalka qorayso waa in hakad(’) joogsi (.) calaamad suaal (?) etc leeyahay…sow adiga warkii dhan isku taxay..aniga saacad igu qaatatay in fahmo waxa qortay….hadal taruurixis ah..yaab.
    Waa hubaa dadka Kalshaale wax ku qora in markii ku fahmiwaayeen in warkaaga ka boodeen….?
    Suaal ma Xamar ayaad joogtaa mise qurbaha? det

    Hadda ka dib wax aan akhrin karno noo soo qor..Hodan..
    By the way; nin carooday ama caytamay laga badi…kkkkkk
    Vivo: Free, federal and democratic Somalia.
    Geeljir dambe yaa war ka dhagaysan..kkkkkkkk😷

  24. Magac gooni ah ama shaqsi, waa in xaraf weyn ku qorto.
    Tusaale: Siyaad Bare not siyaad bare… farqi ayaa u dhaxeeya marka jamac tahay.
    Warkaaga si u akhrino dadaal….!!!
    xasan shiikh aka Xasan Shiikh ayaa yaabay.
    🖐

  25. Land od idiot gasho muraayda akhriska S oo capital laga dhigaa macnaha ma badalayso markaa i dont want waste my time to write capital laters waxan ku sheegaya in aan somaliya adoo kale oo la arko in aad qaran dumis tahay oo nacaybka farmaajo ka hor marinayso in qarankan dumo ka yeeli mayno in aad wax noo sheegto because waaban aragna in qabiil ka dhex guuxayo kuguna badiso in aad shacabka ku nool puntland container ka kugu jiraan oo cashuurta masakiinta ku dul noolato waa la idinka xoraynaya dhalinta aad mustaqbal tirteen ee aaga ku nool carab maro dheer walee in dalkayga u xidhnaan if you like carabka go to his country oo dabada u dhaq ok

  26. Hodan..
    Okay..as you wish. Shacabka Puntland ayaa container iigu jira..kkkk
    Warkaaga dhan waa hal sentence.. no Joogsi.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented