|

WARAYSI : Siciid Deni oo ka hadlay shirka Fashilmay iyo War kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu ahaa wax horay u diyaarsanaa, isagoo tilmaamay inay cadahay in dowladda aysan rabin shirka looga hadlayo sidii dalka doorasho loo wada dhan yahay loo qaban lahaa

DHEGAYSO WARAYSIGA

“Waxaa layaab leh maanta oo dhan waa shireynay, dhowr maalmood ka horna waa shireynay waxaase cadaatay qoraalka iyo muuqaalka ay sii deysay dowladda uu ahaa mid horay u diyaarsanaa, Wasiirka maanta hadlay dabcan wuu nala joogay maanta dharka uu watay iyo kii codka ku qabtay kii uu watay maaha, wax sii diyaarsanaa oo loogu tala galay in ummadda Soomaaliyeed lagu marin habaabiyo, mas’uuliyadeeda cida howshaas qabatay ayaa qaadi doonta”ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

HALKAN DHEGAYSO WARAYSI

Dhinaca kale War kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay Shirka Doorashada ee Fashilmay.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42066

Posted by on Apr 7 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “WARAYSI : Siciid Deni oo ka hadlay shirka Fashilmay iyo War kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland”

  1. Anigu markaan ninkaas dhinac kasta ka eegay waxaan u arkay inuu hordhac u yahay yeey cusub oo inagu soo wajahan.
    Ninkan waa in god dheer lagu ridaa si loogu quus qaato. Sidaas ayaa xalka dalku ku jiraa boowe.

  2. Madaxwayne Dani is a true statesman hadalkiisa oo qudha ayaad ka garan kartaa inuu hogaamiye yahay unlike mr aarmaajo who can hardly give any meaningful speech.

    Dani can talk the talk and walk the walk

  3. Horaan idinkugu sheegay
    Macangag Farmaajo waa masiibo
    Loo soo direy Somalia
    gaar ahaan Dhulka Hawiye

    Ceeb iyo Taariikh xumadiis adeerkiis
    ayaa asna u dambeyn

    * SAD KAMA KACE

  4. Jid iyo Jiho diidayaal.
    Duf kubaxa waxay ku leeyihiin waxaan u mahad celinatnaa BEESHA CAALAMKA!!!! Soomaalidii kalena way la dagaalamayaan Kenya iyo Emirayes iyo cadow shisheye.

    Aanse mid idiin sheego Dowladda Soomaalia انشاء الله horay bay u soconaysaa loona joojin maayo dabadhilif, qabyaaladiise iyo dhamaan inta sida diciifka ah u fekeraysa sida ((DABSHID)) AKA ciidankii Axadda ee 1991.

    Guulayso Mudane his excellence Mr Farmaajo iyo Mr Rooble iyo Mr Finish iyo 3 mujaahid ee H/shabeele K/Galbeed iyo G/Mudug iyo dhamaan Soomaalida Xalaaaha ah.

  5. Somaliya xalkeedu maanta waa dagaal ooge farmaajo oo xamar iskaga baxa hadii kale waxa iman doonta xabaalo wadareedyo hor leh ilahay waxaan ka baryayaa inaan dagaal danbe dhicine si nabada inagu dhaafiyo ninkan macangega ah

  6. War waa maxay baroortu , calaacal iyo cabaad waxba kuuma keenaan aduun hawli kama dhamaato.waqtigii qaswadayaashu waa soo dhamaaday,xalane I geeya iyo beesha caalamku hana soo faragaliso arimaha doorashadana hala wareegto,gudbe maalnahoodii,waxaa yimid madax adagoo maareenaaya howshoo,aan la moodi karinoo,maamulaya hawlaha,looma meerin karinoo,mayalkoodu adag yahay.

  7. Kkkkkk

    Ina farmaajo waa dikteedar donaya inuu dalkan qabsado lakiin ma awoodo oo waa

    Inan la yaal USC magan u ah wuxuu keliya rabaa inuu damo iftiinka muqdisho ka

    Shidmayey 20 kii sano ee ugu danbeeyey nin ciilan eey dheheen cidaha wardiyeey

  8. Jabhad

    KKK

    Waligaa gacanta makuu soo taagtey
    Saqiir ay Baddii Kismaayo qaadey

    Ar i qabo, i qabo

    Hadda

    War ninka naga qabta
    War ninka naga qabta

    War dadka iyo Dalka badbaadiya
    KABLALAXOW

  9. Kkkkkkk

    Dabshid

    Saqiirkii ina farmaajo ahaa mantu is toogtay markii DUBE dhawaqay muuqal hore

    Loo sii dirayey ayuu soo turay kkkk kuye shirkii waa fashimay caawa isaga iyo

    Ilma gareen waxaa lagu yiri madama kismayo iyo garowe jogan shirka cidii baxda

    Waa QASWADEYAL hada dhawaqi dubaa laga shalayey kkk war wuxu kursi jecla

    Ma uur ku har buu ahaa

  10. Horaan u sheegay in Farmaajo rabin Soomaaliya oo Doorasho ka dhacdo ! Jaale Farmaajo dhaqan uma laha in uu si nabad ah oo Democratic ah Kursiga dhexda Soo dhigo si Doorasho wada ogol ah loo aado.

    Aaqirkiina waxay tagi doontaa in jeegada la qabto sidii Oday Cabdulaahi Yusuf kii Reer Puntland.

    Inta taa ka horaysana sheekadu waa kaalay ila mayrayso Shimbirayahoow Heesa.

  11. Shacabka Xamar,
    labada Parliament ee Xamar
    Madaxweynahii hore ee Somalia
    Rasalwasaarihii hore ee Dowladdii hore ee
    Nabad iyo Nolol

    Waxaa ka Wakiil ah
    Mr Deni iyo Axmed Cadde Garmadoobe

    Sanadkaa ayagaa Somalia ka saari
    Macangag iyo EEYAHA UU WATO EE ILMO GAREEN

    * Taariikhda ayaa xusidoonto
    Mr Deni iyo Mr Axmed Cadde Garmadoobe

    Yes waala arkey nin amaan sameeyo
    Iyo kii loo sameeyey oo hilmaamo

    Lkn Reer Muqdisho waligood ma hilmaaman
    Taariikhaha la soo marey

    Waliba waxaan qireynaa wuxuun kasto
    Oo aan u heysay C/llaahi Yuusuf waxaa
    MEYRAY MR DENI,

    siduu balan qaadey shirkii uu Doorashada
    PUNTLAND ku doonahayey.

    ,* Sadka kama Kace waa Warlord

  12. Xaange
    April 7, 2021 – 7:09 pm

    Governor Gedo wuu sii qorsheeyey shirka inaan lagu heshiin,anigu waan ogaa inuu yahay shirkaasi shimbirayohow heesa.
    Farmajo waa hore ayuu Mursal 12 milyan u dhiibay si 2 sano loogu daro.
    Waxaa laakiin maanta soo dadajiyey fashilka in uu Farmaajo keenay arin fajac ku noqotay 2 Nin ee ay meesha ku garamayeen.
    1- In Gedo ay naoqoto maamul gobaleed cusub oo JL ka madax banaan.
    2- Diidmada ku dhawaaqidda muddo xileedkiisa dhammaaday.
    _______________________________________________________________
    Deni weli wax buu qarinayaa oo ma sheegin in Warlordka soo daahay ee Farmaajo laga fujin waayey arinta Gedo si cadna u sheegay inuu doonayo maamul gooniya oo JL ka madax bannaan.
    Deni wuxuu caddeeyey in xitaa Dhawaaqa Dubbe ee maanta aha mid lasii record gareeyey oo diyaarsanaa.
    “Nin meeli ka caddahay meeli ka madow”

  13. Farmaajo:- Waxaan nahay dal xor ah oo arrimihiisa gudaha, masiirka dalkiisa, iyo aayihiisa isagu u madax bannaan loomana baahna in ay beel caalam iyo cid kale soo fara galiso…

    Dani:- War mayee xor ma nihin, dalka waa nalala leeyahay, waa in ay beesha caalamku talada wax ku yeelataa oo ay go`aammada ugu danbeeya iyadu goysaa!!!.

    Soomaalidu ma indha la`a, ma ahan waagii Radio BBC kaliya warka laga qaadan jiray, Daniyoow wax walba lagugu day lagaana samir, dal bur buraya iyo dib loo noqonayo midna ma jiraan… Adigoo ah Guddoomiye gobol un baa is mooday wax aadan ahayn, waadna ka shallaayi doontaa aakhirka…

    Kursiga uga deg Farmaajoow Xasan shiikh ku lahaa.. War bal waallidan oo kale iyo yaabkan iyo amakaaggan ma aragteen?…

  14. ASC

    HADAY SEEDINIMO DOOR AHAYD DACAY NIJAASEEYE
    HALAYS DILO DAGAAL WAXAAN AHAYN DAAWO LAGU WAAYE Sayid Maxamed

    Maadaama aan la Kala garqqadaneyn, maadaama iska daa kuwa xukunka isku haya e, inteena Kalshaale Ku kaftanta aanan Kala garqadaneyn, arrinku waa Allow ninkii roon reerka u reeb. Halakala waranjiito ninkii cabaad laga maqlana Soomaali kama dhalan.

  15. Dawladu waxay haysataa mandate aan muddo lahayn.
    Parliamentkuna waa la mid.
    Go’aanka u dambeeyana Parliamentka ayaa iskale.
    Deni hayska biqleeyo.

    Waxaa la sheegay in Deni aad uga cadhaysanyahay laba arimood…

    1 Cumar Filish oo ku soo biiray saxeexayaasha doorashada oo Hawiye ka socda,misana wata 13 Xildhibaan.

    2 Maamuladii Hawiye oo diiday inay la saftaan Garoowe.
    Kaaga darane waxay la safteen Baydabo.
    Deni waxaa la safan Axmed Madoobe oo tiisiiba u liita.
    Ragii ma adaa ka hadhay kkkkkk

    Waar yaa Harageedii nagaga caliya.

    Dalmida

  16. Kkkkkkkk

    Ina farmaajo iyo guulwadeyashii oo ku fashilmay inqilaabkii ay domnayeen kkkkkk

    Hadaad isku qalado 1969 wixii dhacay iyo 2021 ceeb ayaa loo taga jajusiintii

    INA DAFLE ku beeray muqdisho oo jilbaha dhulka loo dhigay ninkii sugayoow

    golihii aare waa sara kici waayey

  17. Aniga LOP intaan ku celin ninkii dhasftay.

    Farmaajow cidna kuma necba laakiin dalkaan dhib badan ayuu soo maray Somali badan talo xumo u dhimatay.
    Talo xumo dambe cidna laga yeelimaayo, doorasho qabo xalaal ah, waaba intaas oo aad ku guulaystee. ✌️
    Weliba Somali oo dhan waxay ku tuseen in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa.

    Buffalo ku noqo, daanyeer aqli xun, meeshii sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.🇸🇴

  18. Dabshid
    Hawiye waa isdhiibay oo hub iyo ciidan Farmaajo ula tagaan ma haystaan.
    Wuxuu ka dhigay qaar laaluushay, qaar been u sheegay in Somalia oo dhan Xamar hoos keenin.
    Qaar u hanjabay iyo magaalada lacagta taal idinka ayaa leh oo ilaalashada oo ila shaqeeya.
    Aryaa ninkaan yow dukaanka iyo guriga iga gubin, xaa mahaan Daarood ka yaalo, markay gubatuu boorsadiisa ka qaadan.
    Xoolahay macaansahayaan wawse maanli’i. kkkkkkkk
    Dal aan nidaam iyo sharci kalahaga lahayn, mar ay noqotoba markale waa la isku faagan.
    Belo madax la qabto ayey leedahay ee dabo la qabto malaha.
    Calaashaan ka hortay ee kadabatag malaha.
    Anigu ma fahmin waxa Farmaajo gobolada Daarood burburintooda ka helayo!!!

    Good lucky Maryooley, awalba aniga iyo ciyaalkayga qabowga Europe iskala qabsanay.✌️🇸🇴

  19. SACA GEESAHA WEYN
    Lo’ada ayuu ka saara Harka Geedka

    ” Asna ma harsadee wuxuu ka dabo tagaa”

    Hadda Macangag Farmaajow
    Sharaftii Soomaaliyeed waxaad
    KA SAARTEY VILLA XORIYO

    ” Adiguna kumaadan harine
    waxaad uga dabo tagtey AFISOONI”

    Haddana haka SAARIN Afisooni”

    Oo HA GEYN KAMPALA UGANDA

    – Waxaa dhahey Madaxweynahii
    Doorashada Qabtey Xilkana ku wareejiyey
    DICTATOR SOO DAAHEY.

    * SAD KAMA KACE

  20. Labo Dubbe BURIS oo is ka shifey

    – Dubbihii shirka joogey
    Iyo Video la sii diyaariyey ee DUBBE hii YEERAY

    JEEBSIIB QAAWAN AYAA KU DHACEY
    MAAMULKII BANAADIR STATE OF USC

    * SNM KA RAGSAN USC

  21. Kalsame
    Goorma ayaad aqli yeelan….?
    Somali oo dhan waxay tuseen Farmaajo in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska ahaa oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa wadaa.
    Meeshii wax sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta adiga ku jirto oo la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.🇸🇴
    Maanta Xamar wax idin kama yaalaan, markii caruur iyo hanti idiin taalay waad garan weydeen in odaygaan cimrigiisii dhamaaday aka Allah yaa arxamu, Maxamed Siyaad oran weydeen adeer Somalia waa dumi rabtaa ee talada dhiib anagana iyo Daaroodka kale aan gurigeena nabad ku dhex joogno, cidda xukumaysa ha xukunto.
    Maanta aniga waxaan qabaa Somalia ninka xukumaya shaqo kuma lihi laakiin dal nabad ah oo federal ah oo nabad ah rabaa keliya.
    Somalia nabad iyo sinaan..✌️🇸🇴
    Haddii la diido waydin kaas…daanyeer badow ah.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented