|

DAAWO : Puntland oo Hub Culus kusoo Bandhigtay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Gudigga dib u habaynta Ciidamada Maamulka Puntland ayaa boqday Taliska Ciidamada daraawiishta Xerada Siinay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Gobolka Mudug.

Wasiirka Maaliyadda ahna Guddoomiyaha Gudigga Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Wasaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan, Taliyaha Ciidamada daraawiishta Mudane Gen Yaasiin Cumar dhere ayaa la kulmay Saraakiisha iyo Ciidamada daraawiishta.

Saraakiisha Ciidamada ayaa Gudigga xog- dheeraad ah ka siiyay Ciidamada daraawiishta, baahiyaha ay qabaan iyo sida ay diyaar ugu yihiin in ay difaacaan Dalkooda.

Xerada Siinaay ayaa ah mid ay ilgaar ah ku hayso Dawladda Puntland waana kayddka Madaaficada Hubka waawayn ee dawladda Puntland.

Dawladda Puntland ee uu hoggaaminaayo Madaxwayne Dr Siciid Cabdullaahi Deni waxaa ka go’an dhisada Ciidamo tayo leh iyo horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42057

Posted by on Apr 7 2021. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “DAAWO : Puntland oo Hub Culus kusoo Bandhigtay Gaalkacyo”

  1. Kkkkkkk
    fulaynimo waataas war noocan gor gor dhinacyaday ka dhaafaan.
    Markaasay 6 bil kadib ugu soo noqdaan mise meeshoodiiba kama dhaqaaqin.

  2. Puntland madaxa ayaan ka tumaynaa cidda nabad, walaalnimo iyo Somalinimo wax ka badan noola yimaada.
    Anagoo shacab ah ayaan Kacaankii daanyeerka ahaa awr usoo dhaansanay oo wixii dhiig lahow kaca uga yeersiinay. run
    Puntland Somali oo dhan ayaa ku nool oo cidna laga xigsan.
    Reer Puntland waa dad misaakiin ah oo dowlad adeec ah, canshuur ugu dara dowladda ayagoo ka murmin.
    Somalia ilaa Cabdulaahi Yusuf naf iyo maal geliyey in Xamar dowlad Somaliyeed ka dhalayo, ilaa maanta Deni Xamar u fadhiyaa in dalka doorasho xalaal ah aado oo weliba nin reer Puntland ah sharaxnayn..Dowlad dalka hogaamisa oo xalaal ah rabnaa keliya, shacabka Somali ayaga ayaa shaqaysan hadday nabad helaan.
    Vivo Somalia🇸🇴✌️
    Free, federal and democratic Somalia loo socdaa oo mar dambe xukun isku dilin..
    Calaashaan dhiso tuuladaada oo Somali sharaf leh noqono.
    Vivo Dhul Udug🇸🇱✌️

  3. Sawirkaan ciidanka Puntland oo runtii Xamar ku filan in Amisom laga maarmo.
    Daanyeerta xoog ku hanjaba oo shalay ugu dambaysay daanyeer Jeesow lahaa Garoowe Faroole laga soo qaban oo Buurtinle sii maraynaa…Farmaajo aqli xumaa, bal kuwa adeegsano.kkkkkkkkkk
    Somalia xoog ka dhamaa, waa dastuur iyo sharci, ninka naftiisa nacay sidii Daanyeertii Alshabaabka oo Garacad iyo Garmaal soo weeraray oo la xasuuqay waa meeshiisa.
    Car Baraxley iisoo dhaafa adinka oo nolol rajo ka qaba, haddaad diidan democracy iyo doorasho xalaal ah..kkkkkkkkk
    Najis sayn leh sida daanyeerka.
    Reer Mudug hadday ku yiraadaan; kaas waa mid sayn leh; waxay ka wadaan waa daanyeer..kkkkkkkkk🤭

  4. Sigad
    kollay qof dumar ah ayaa tahay, Puntland waxay ka shaqaynayaa in Somali mar dambe maatada Mooryaan kufsan sharci qaban oo ayeeyo inta la kufsado haddana la dilo oo jidka xornimo ku marayo dambiilihii.
    Nimanka agoonta kacaanka waxaa ka dhib badan naagaha agoonta kacaanka. kkkkkk🤧
    Somalia will never ever go back to dictatorship..yaan tareenka federalka idin ka tegin..🏌️‍♂️
    Sigad, Gorgor inay ciidan fiican noqdaan anaa kaa jecel laakiin sow Awdheegle ilaa Dhuusamareeb la weerarayo…Alshabaab waa in meesha ku jiraan loogu galo sida Balcad ilaa Xaradheere. Afgooye ilaa Jilib, Diinsoor, Buaale ilaa Saakow.
    Puntland sheeg tuulo ka kaystaan, Buuraha la saaray waana dhul le’eg koofur oo dhan, tusaale;
    Galcayo to Mogadishu 721 km.
    Galkacyo to Raascasayr 993 km
    Galkacyo to Bossaso 710 km.
    Gobol canshuurtooda isku dabara?..
    Gorgor, Tuke iyo Haramcad oo rag ah oo Alshaabaab ka adkaada aniga indinka jecel laakiin waa ciyaal Faay Cali Farmaajo Gedo u dirsado.
    Weliba beryahaan ayaga ayaa weerar ah, walaahi Xaradheere soo dhaafe oo Dhuusamareeb in qabsadaan rabaan.😷

  5. Habartan land of punt waa habar 2 bahal ayey wadataa iska jira maxay tidhi, land of punt hada ma magac rag buu idin layahay. Naayaa isku xishood iskuna kalsoonow oo rag ayaad rabtaa in aad isku dirtid oo puntland wax laga sheego, soo qaado magac lagugu garto oo ka baxsan kaad hada wadatid.
    Habaryahay afka nool ka ahi.
    Tan kale
    Waxaan kuu sheegayaa next weeks I would be in garoowe to catch asshole deni.

  6. Ciyaal bac kasii waxay muqsiho iyo tiktok ku dhex hayaan rag waa isku qatalmayaan

  7. Land of Punt

    Farmaajo iska celi kolay ku dayn maayo haduu sii joogee laakiin Xaafadeena Baraxleey hakaa nabad hesho hadii kale Hubkaan aad moodid kii Dagaalkii Labaad Ee Aduunka Wiilashii Faraha Fududaa baa bur burin doona🤣🤣🤣

    Warar ka aan helayno waxay sheegayaan Farmaajo inuu damacsan yahay in MJ Laga soo galo dhanka Galbeedka aka Leel Kase ( Goldogob ) iska ilaali dhanka a🤣🤣

Leave a Reply to Sigad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented