Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo Khudbad ka jeediyey Furimaha dagaalka “Anagu deegaano iyo Maamulo kale ayaan difaac u nahay”
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta safar kormeer ah ku gaaray difaacyada hore ee Ciidanka Qalabka Sida ee ku sugan deegaanka Sinadhaqo iyo naxaawigiisa ee hoostaga degmada Ceelbuur.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha waxaa Safarka ku wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Galmudug iyo masuuliyiin kale.
Madaxweynaha ayaa goobta kula kulmay Ciidamada Qalabka Sida,
iyo saraakiishooda, halkaas oo uu madaxweynaha socod dheer kusoo kormeeray, asagoona u kuur galay xaaladda ciidanka war bixinna ka dhageystay saraakiisha hoggaamineysa howlgalada lagu baacsanayo kooxda Argagexisada ah oo dhawaan laga xoreeyay deeganadaas.
Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa khudbad guubaabo iyo dhiirogelin iskugu jirta u jeediyay ciidamada geesiyaasha ah ee ku sugan furimaha lagu baacsanayo cadowga, Madaxweynaha ayaa la dardaarmay ciidamada iyo saraakiish goobta ku sugeyneyd, asagoona sheegay in la sii wadi doono howlgalada lagu xoreynayo deeganada Galmudug iyo guud ahaanba Soomaaliya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=42030
Waa ciidamadii xildhibaan Jeesoow sheegayey ee soo qabanaya 90
Jirka Faroole . Mj Somaliya diid ah waa in loola dhaqmo sida snm .
War hooy Galmudug dhulkiina ka xoraysta ciyaalka Jareerta iyo Eelayda oo Xaradheere, Ceeldheer, Ceelbuur, Mareeg etc, caruurta idinka kufsada deriskiina nabadgeliya oo dhista dhulkiina haddii kale waxa laga helo yaan wax la iiga siin.
Farmaajo dhowrtaysan ogaa maba dhalane.
Waxaan arkay kuwo Facebook ka leh, xabadda markay bilaabato Deni edeb yeelan oo Farmaajo sidii Aabe Siyaad gacanta laga dhunkan ama Yemen u cararin ileen Ethiopia uma carari karaane…kkkkkkkkkkk
Aabe Farmaajow soo Deni xir Faroolana dil…kkkkkkkkk
Somali aragtaa belo aragtay…aqli mee? Weli in la isku xoog sheehayo lagama korin.
Yaan lagaa hub badan…ileen aqli kale ma jiree😎
Liqe
Markey CEELBUUR ku kaftamahayaan
DUDUBLE iyo Murusade
Waxay Murusaduhu dhahaa
DUDUBLOW waxaad rag la kaftami
Markaad kaligaa gooni u istaagto
Oo noqoto QOYS MAX’UUD HIRAAB ah
Oo Xornimo ka qaatey HABAR-GIDIR
Hadda Mr LIQE wuxuu kaftanku kuu furanyahey
Markaad noqoto nin Harti ah oo aad ka xorowdo
Habar-Majeerten ama Habar-Jeclo
Xildhibaanada Gobolka Sool uga qeybgali Parliament Xamar waxaa soo xulidoono
GOVERNOR DENI (HIILWALAAL DOORASHO)
Xildhibaanada gobolka Sool ugu jiro hadda
Parliament Somaliland waxaa soo xulay
Madaxweyne Siilaanyo
Kastuumo Habar-Gidir iyo
Kastuumo Habar-Majeerten
Wixii kulmiyaan rabaa
Cali Yare iyo Cabdi Shire Ciyaar-jecel
Wixii kulmiyaan rabaa
Max’ed Siyaad iyo Cali Samatar
Wixii kulmiyaan rabaa
Farmaajo iyo Maamo KHADIIJO
Wixii kulmiyaan rabaa
Sawirkaan Qoorqoor duurka isku sawiray waan ku qoslay…kkkkkk
Farmaajo ayaa ku yiri; Shabaab dagaal kula jiraa dheh ee shirka dib haloo dhigo ama hala isugo si Deni, Madoobe, Madasha musharaxiibta iyo beesha caalamka hurdo u qabo oo iska kala tagaan.
Farmaajo maalintii Bassaporka USA iska celiyey si sharci USA u qaban ayaan ogaaday in geeri iyo Kacaan cusub mid noqoto.
Farmaajo waxa soo wado iyo webiga yaa weyn?😮
Qoor Qoor waa Dhicis ku dhex dhintey
Hooyadiis
Waxaan la yaabi jiray Deni oo bilwalba ciidan cusub tababar usoo xira oo xoogaagii canshuur shacab nolol loogu samayn lahaa ciidan geliya, waxaan oran Deni waa daanyeer aqli xun…yaab
Ileen ninka waxbuu ogaa!
Ayagoon Baraxley gaarin ayey leeyihiin Buurtinle ayaan sii maraynaa..kkkkkk
Alshaabaab hadda ayey dhulbalaarsi iyo in maalinba meel weeraraan.
Farmaajo cadowgiisa waa Jubbaland iyo Puntland tolow maxaa gobolada Daaroodka ku diray…..!
Deni baa yiri: Habaraha nagu leh maxaa wiilka Daarood laga rabaa, waxaa u sheegin arinku maaha arin Daarod, Farmaajona cadaawada u qabo ma aaminsani in Daarood yahay.. Qudbadiisii ku jirtay…..Yaab.
Kkkkkkk.
Dagaal baa isoo uraya….ka jooga
Qoorqoor waa Madaxwaynaha Mustaqbalka.
Aloow guule Qoorqoor.
Dabadhilif oo dhan wakhti ayaa ku socdakkkkkkk
Geesi u soo baxay Somali.
Dalmida
Qoorqoor beenlow kkkkkkk
Kuye Galmudug waa meesha keliya Alshabaab lagaga adkaaday..!
Kuligiin waan wada ognahay in Galmudug tahay gobol keliya oo degmooyin qadiim laga haysto oo xeebihii Xaradheere iyo Ceeldheer tegi Karin, Dhuusamareeb hoobiye ku garaacaan kkkkkk.
Ahmed Madoobe ayaa la qaatay oo Jubbada hoose ka horaystay..
Qoorqoor warkiisa macne malaha ilaa Alshabaab ku qasbo in duurka ku dhuuntaan. Aragaanee.
Waxaa halkaan ka cad
In puntland qayb ka tahay
Operationkaan hadaan gaarigu
Biliqo ahayn waayo tagnikada
Galmudug waxaa laguyaqaan
Colorka dark gray sida kuwa dawlada,
Halka kuwa puntland lagu yaqaan
Color ka gaarigaan ka muqda
Sidoo kale waxaa ka muuqda
Front windshield ka calanka
Puntland…
Dabshid
Markaad isku dhexyaaci jirtay miyaa la Gaadhay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Meel Aad haysatidba garanmaayo. Xataa hadii Ceelbuur la xoreeyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mid Warsangeli ah markuu arkay hadal kii Faroole , wuxuu dhahay Faroole ma hadlin ee wuxuu lahaa Qufacayga share-gareya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Faroole dhuusada iyo qufaca kala jooji , waxaad ku jirta xiligii cibaadada !!!
Waa kaa geesiga galmudug mr qoor qoor
Qoor qoor waa dagaalyahan col.sigane ayuu body guard u ahaa waa nabad iyo nolol ninka ay kuseexato axmed cabdi kaariye qoorta gareen