Shirka Arimaha Doorashada ee Madaxda DFS iyo Maamulada oo galay Maalintii Labaad
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shir gaar ah oo u dhexeeya madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka socda Teendhada Afisyooni.
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad-joog ka ah warbaahinta, iyada oo ay soo qaban-qaabisay beesha caalamka, si xal looga gaaro is mari-waaga doorashooyinka dalka.
Inta badan waxaa shirkani diirada lagu saarayaa isku dhowaanshaha labada dhinac, iyaga oo shalay dood adag ka yeeshay qodobada qaar ee la’isku hayo.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in kulanka maanta uu ka duwan yahay kii shalay, isla-markaana hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay warbixin ka dhageysan doonaan guddigii farsamada ee ku kulmay Baydhabo, kaas oo dejiyay tallaabooyin looga gudbi karo caqabadaha jira, si dalka ay uga dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo loo dhan yahay.
Wada-hadallada ka billowday Teendhada Afisyooni ayaa horudhac u ah shirka guud ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee heshiiska looga gaarayo doorashada.
Si kastaba Soomaaliya ayaa haatan ku jiro xaalad adag oo kala guur ah, waxaana la’isku hayaa hannaanka loo wajahayo doorashooyinka dalka oo aad dib ugu dhacay.
Shrika waxaa Gudoominaya oo Furay madaxwayne Farmaajo, Waxaan meesha joogin Beesha Caalamka, waxaana taasi ay dhirbaaxo ku noqotay Puntland iyo Jubbaland , Waxayna go’aansadeen inay diidaan in Sawirro laga qaado Madasha Shirka, Waxaana isha lagu hayaa go’aanada kasoo baxa shirkaasi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=41916
Horta shirka yaa gudoominaya, Madaxweyne Farmaajo sow maaha? Kkkkkkk
Maloo diiday thuma walaahay iyo culusow kkkkk
that is end of the debate, no more spoilers and looters.
Kkkkkk
Ina farmaajo waa ku fashilmay shirkii XALANE shalay markii la isku qabtay
Qodobada ajendaha noqonaya kuye cod hala qaado isago isku halaynaya ilma
Gareen iyo rooble waxaa loogu jawabey adeer meesha maha beesolamankii
Sharciyada dejinayey ee waa inan ka hadalna masiir umaded wana in laga hadlaa
Denbiyadii aad gashay 8 February wixii ka danbeyey intuu naxay ayuu istagay oo
Cagad biyo ah istaaga ku cabey ina farmaajo somali oo dhan wuxuu maleyey sida
ilma gareenka Qoriga iyo Qaraxa lala hor tagan yahay kkkkk shalaad barataye
Waala shubi jirey
Labadii jaajuus afkiibaa juuqda gabay ka dib markii laga soo xiray meel walba,hada waxay ka taagan tahay naga keena waraaqaha aan saxiixnee.allaw Yaa mar xamar nabad uga baxa. Intee ka baxnaa meel alla ,intee ka baxnaa meel alla.libaax baa I fuulay mana neefsan been dheh.meesha waa lagu kala vaxay,awood baana laysku sheegtay, wey soo dhamaatay ila meereysadii dabadhifyada,hor fariisanmeyno farmaajo,shirka ma gudoominaayo, haye cabdi xaashi hala keeno, haye Sharif iyo xasan culusaw ka soo qeyb galaan haye ina c/schuur halo waco haye kheyre haka khudbeeyo,haye axmed madoobe shir gudoon ha noqdo haye ay iisho haka buraanburto,haye beesha caalamku goob joog haka noqoto haye kaamarada hanalaka fogeeyo,haye sawir yaan nalaka qaadin haye yaan nala ceebeyn haye hoos baa u saxiixeynaa haye shuruudahaas oo dhan xagee ku danbeeyeen?maxaase is badalay?wallee afkiibaa juuqda gabay. Rag badan halkaan waa laga baafin hadii ilaah idmo.meel ku sheega garqaad.
Waar waxaan u fahmay haddii ay dadkan heshiin waayaan in Barlamaanka 1 iyo 2 sana ugu dari doono Farmaajo iyo iyagaba…..
Wallee Soomaali baanan garan qarannimo iyo dowladnimo
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali Zubeer
Kk Boowe Aala Tahey
Fahad Yasiin oo ICTISAAM ah
Ayaa noo Fadhiyo Qasnadda
Canshuurta Eedo Batuulo
Iga dheh
Macangag Warlord Farmaajo waxaa
u harey waqti yar inuu la sii joogo doono
Seediyaashiis.
Mas Cuqdadeysan ayaan horjooge uga
Dhiganey dhulkeena.
* CADKA kama KACO KACAANKU
inuu cararo MOOYAANE
Dabshid
Horta maxaad ugu hadashasn sidiii rag wax dhisi kara?
Kuye Formaajo waa macangag kkk
Erayadu waaa isku wada mid.
91 aa loo noqon.
Aa saaraa
Thuma walaahi
Aa bixinaa
Xoog aa ku saaraa.
Xilka ha baneeyo.
Meel xun ayaa la aadaa.
Meeshii aa lagu noqonaa.
Meel fog aa la aadi..
Dadkiiba naxdin ayay u dhinteen.
Meel fiican maba taqaanaan miyaa kkkk
Waar dadka u sheega inaad meel fiican u wadaan.
Wadan dhisan ayaad under famine galisee.
– 50 of poverty galiseen..yaa wax idinka sugaya?
Waar soo yaaca bililiqaysta waxab yar ee fib loo dhisay..
Yaa dan ka le?
Qasaare le lagu jiraa kk
Dalmida
Mr BaHal
Kkkk
30 sano ayey nagu qaadatey
Inaan xitaa MAXLAL ku aamino
HARAADIGII XHKS, maxaan ka faa’iidey
Inuu Burburiyo waxaan System iyo
Democracy dib u taagney.
Doqonnimo waan ku ogeyn lkn
Waali ayuu ku darsadey
– Dad kugu Tiirsan markaad horjooge uga
Dhigato Maamulkaada waa xaqiiq
Iney ku JEEBSIIBI.
Waqti yar ayaa ka dhiman inta
Hotels Xamar laga xaaqi
Naqraace iyo Cad kama KACE.
Dabshid
Democracy kkkkkk
Horta beenta iska daaya.
2 nin oo qol madoow wax ku kala iibsaday iyo dad qol lagu xeraysto wax aan ahayn maydaan keenin.
Ka soo biloow Cabdi qaasi ilaa xasan sheekh,waa 16 sano.
Hal guri maydaan daayac tirin.
Hal Askari ooo systeme ku jira oo la yaqaan matirculationkiisa maydaan samayn.
Waar dadka Somaliyeed way idin arkayaan.Nacasnimada 12ka nin ee Muqdisho ka qaylinaya geesinimo u badalimaysaan.
Waaa wiil sidaada caano dhamay kkkk
Nacan,waa nin kaa fiican kkkk
Waar ku yaaca oo wax la dhisay.
Yaab com.
Dalmida
Mr Bahal
Salaan sare,
Ninyahow meel loogu noqdo maleh, maxaad tiri shacab baad tihiine hayska dhigina niman wax dhisi Kara kkkkk
Walaahay waxaan is weydiiyaa ninyahow dadkaan inay hutuuu ahaadaan weligood ilaa xaawiyo aadan maxaa laga got ayaan,
Horta ma ogtahay wakhtigii majeerteenku haystey nimankan inay shaqo kala lahaayeen oo aan isku qabsan jirin shaqooyinkooda. This is facts.
Waan ogoahay inaad magaaladii aqoonta(boorama) kasoo jeedo oo aad xogta hayso,
Dadka biliqo iyo fowdo uun raadinayo si kale waxba loogama qaban karo aan ka ahayn in madaxtinimada laga ilaaliyo sida jameykaanka , sow maaha
Boqor
Waligaa maad aragtay,maqashay Majeerteen kalidii socda oo wax maamulaya?
Talyaani ayay u ahaayeen House Negres.
Waar naga aamus dadkaasi wax ay maamuleen ayaaba iska yar kkkkk
House Negereka miyaad talo u taqaan,?
Mooryaanka ayaaa la qaatay.
Dalmida