Daawo: Muuse Biixi oo Qaybo kamid ah Sanaag kusoo rogay Xaalad deg deg ah
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel-afwayn iyo Gar-adag oo ka Tirsan Gobolka Sanaag muddo saddex bilood ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wakhtiga ay deegaanadan ka Jirto Xaalada degdeg ah, waxaa halkaas ka shaqeyn doona amarka ciidamada oo kaliya.
Afhayeenka Madawaynaha Somaliland ayaa Warbaahinta u sheegay in magaalooyinka Ceelafwayn, Ceerigaabo iyo Gar-adag, Xaaladaasi kuso rogay , Madaxwaynahu isagoo muujinaya Muhiimada Nabadgelaydda, Wuxuu sheegay inay deegaanadaasi ka jirto Arin halis gelin karta Jirintaanka Somaliland. Islamarkaana ay tahay in la Qaado Tallaabo adag, islamarkaana la badbaadiyo Hantida iyo Shacabka Somaliland.
Arintan ayaa kusoo Beegmaysa iyadoo Habaynkii Xalay Laba Sarkaal oo kasoo jeeda Gobolka Awdal lagu dilay Deegaan u dhow Gar-adag, Sidoo kalana ay dagaal Beeloodyo uga dhaceen Ceel-afwayn iyo deegaano Hoos yimaada.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=4152
Waxey kala dagaalameen iney ku fadhiisan Kursiga sare,
Haddana ma waxey ugu dareen inaan shilin u kordhin, oo dukaan u furnaan, oon ardey wax u baran.
– Sansaan xun ayaa ka hilaacdey North Somalia.
Askari waa uun askari.
Waa arin naxdin leh oo na xasusisay 1969 waloow
Subaxdasi somali oo idil lagu yiri car juuq dhaha
Waxaase ka sii daran in 2019 in beesha garxajis
Lagu soo rogo xalad deg deg ah amarka askeriga
unba ka shaqayn shirqolkii UAE oo hirgalay
Wan soo dhoweynayaa in xalaad military lagusoo rogo goobahan mamadaxweeynahu carabaabay, waa in gacan birr ah lagu qabtaa qofkii nabadgalyada wax u dhimayaa.
Dabshid…
War bal kawaran meeqaamkii BANADAAR STATE. maluguu ogolaaday?!
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Jabhad…
Xaaladan Military ee gobolka sanaag lagaliyay waxay walaac iyo werwer weeyn ku abuurtay maamulkii MADHEERTEENIA soow mahaa?!
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxa hadeer igu maqaalo ah in 13.000 oo ciidamada qaranka Somaliland lagu balaadhiyay dhaamaanba gobolka SANAAG..YUBBE..HADAAFTIMO..ilaa LAASQORAY..
Dhinaca SOOL na ilaa YOOCADA oo Gadhoowe u jirta 3km..waa kaarto cusub oo intaan 18 MAY intaan la gaadhin ugu talo galnay in dhamaan XADUUDKA la sugo.
Kadib markii xarun ganacsiyeedka WAJAALE dhowaan uun lagu qabtay nin rabay inu isku qarxiyo…ninkaas oo markii danbe sheegtay inuu ka yimid GEDO..GARBAHARAAY.
Weldone Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland…Hore Uun Usocda!!
God bless Somaliland!
Hawlgalkii ugu balaadhnaa ee intay abid Jamhuuriyada Somaliland jirtay la qaado baa bilaambay…
Waa the operation of recovery!
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Somaliman
CID walba waa ogayd mamulka hargaysa inuu kala
Dhaqaqayo war moogow askeriga iska qabta intad
Bad qabtan
Jabhad
Wadnahay dhagleh.